Calaamado lagu garto inuu daciifay iimaanka | khutbah Sh.Maxamed Umal 17-4-15

  Рет қаралды 153,360

Salafmedia

Salafmedia

9 жыл бұрын

✔ Please Subscribe l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Thank You ✔
fadlan Subscribbe Salafmedia / @salafmedia

Пікірлер: 141
@zamzamxajigabadheda7926
@zamzamxajigabadheda7926 2 жыл бұрын
Calaamadaha aad ku garanayso in Imaanku sii daciifayo waa kuwan: 1. Waxa kuu Fudud dunuubta inad ku dhacdo. 2.waxa clayas kugu ah cibaadad 3.waxaad daremaysaaa lab cariiryan 4.ayaadka quraanka iyo balanqaadkoda iyo goodigoda Kuma saamaynayaan 5.waxad ilawaysaa xusidda alle 6.masiibooyinka dulqaadkoda wa kuguyarythy. 7.wxad Leedahay bakhaylnimo 8.ma danaynayso kamana daqmanayso dhibaatoyinka kudhacaaya wllkaaga muslimka ah 9.wxa kugu yaraanaya xishoodka.
@caish3987
@caish3987 3 жыл бұрын
نعود بالله من دنوب الاصغر و الاكبر . شكراً جزيلاً شيخ، جزاك الله خيراً في الدنيا والاخرة .الله يحفظك.حقيق احبك في الله شيخ محمد عبد امل.
@zeynabsheekabdullhiajiriyo9644
@zeynabsheekabdullhiajiriyo9644 8 жыл бұрын
maasha Allaah maashaa Allaaah tabaraka Allaaa alle hanaa gu Aanfaco dhantana sheek Na alle haa xafido Amiiin alow imaan kamilin ah ayen ka barye aniga iyo dhan musliminta
@maryanabduwali4127
@maryanabduwali4127 Жыл бұрын
Ilaahay hakaa abaal mariyo shaykhunaa umal😍😍💯
@fartunahmed8610
@fartunahmed8610 7 жыл бұрын
mansha,allah sheikh Maxmed illahey raali ha,kaa noqdo jannadana alle hanagu kulmiyo
@farhanfarhan6210
@farhanfarhan6210 5 жыл бұрын
Alow-qeer-ku-sii-
@cnncadaalanewnetwork1230
@cnncadaalanewnetwork1230 4 жыл бұрын
Mansha allaah ajir iyo xasanaad aan la soo koobi karin alle sw ha kaa siiyo sh umul
@QueenMuniiza
@QueenMuniiza 4 ай бұрын
اللهم آمين يارب العالمين جزاك الله خيرا ❤
@Abdirasaq01
@Abdirasaq01 4 жыл бұрын
Alle ha inoo xoojiyo iimaanka😊
@lakichannel6859
@lakichannel6859 Жыл бұрын
Illahayow iimaanka noo siyaadi oo noo cusboneysi
@zahramohamed9805
@zahramohamed9805 8 жыл бұрын
Mashaa Allah sheekhuna maxamad cabdi umal Allah noo kaa xifdiyo
@hamdaawil6812
@hamdaawil6812 5 жыл бұрын
Mnzhllh sheekh maxmed cabdi umal wlhh yaa zheelhanaa dar ale kuu jecly ale haku barakeeyo janatul firdawsa rasuulka maciisa wcs aamin
@ibrahimmahamed2090
@ibrahimmahamed2090 5 жыл бұрын
Alle miiisaanka xasanaadka hakuugu daro anagana hanagu anfaco
@najmonajmo3376
@najmonajmo3376 9 жыл бұрын
Maaasha allah allaha ku xifdiyo adiga iyo walalahena islamka ah
@kaptanshaaficialsalafi3655
@kaptanshaaficialsalafi3655 8 жыл бұрын
sh maxamed cabdi umal sheikh geeska africa noolow
@kaptanshaaficialsalafi3655
@kaptanshaaficialsalafi3655 8 жыл бұрын
sheikh maxamed cabdi umal noolow noolow noolow noolow noolow noolow noolow noolow noolow noolow noolow noolow noolow noolow noolow noolow
@gelegedi7230
@gelegedi7230 8 жыл бұрын
kaptan shaafici alsalafi
@kaptanshaaficialsalafi3655
@kaptanshaaficialsalafi3655 8 жыл бұрын
Haa haa bro gedi
@ismahanbiintufarah2067
@ismahanbiintufarah2067 4 жыл бұрын
Haa allah xaftiiyo sh umal
@maxamuudcali1471
@maxamuudcali1471 7 жыл бұрын
Msha Allah Sheikh Alle Ajar iyo xasanaad hakuugu badaLo
@WickedEditz.
@WickedEditz. 8 жыл бұрын
shukriali sheekh ilaahay Hakaa ajarsiiyo khudbadaada wanaagsan
@sheikhmaahir3024
@sheikhmaahir3024 7 жыл бұрын
shukran sheikh jazak alllahu khyr
@omarmohamedibrahim2463
@omarmohamedibrahim2463 3 жыл бұрын
Mashaa allah jazakallahu khair sheakh umal
@ismahanbiintufarah2067
@ismahanbiintufarah2067 4 жыл бұрын
Masha allah jazka allah kheyer sheikh mohamed cabdii umal alla ku barakeeyo
@QueenMuniiza
@QueenMuniiza 4 ай бұрын
صل الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤❤
@nimofarah8193
@nimofarah8193 5 жыл бұрын
Manshaa allaah shiikh muxamed allaah haku xafido anagana hanagu anfoco aamiin jisaakallaahu khayran ❤💖💝🌹🌹🌹
@qammyali9677
@qammyali9677 8 жыл бұрын
MashaAllah JazakaAllah kheyr Sheikh adina
@nimcoabdullahi3560
@nimcoabdullahi3560 Жыл бұрын
YAA RABI 🤲🤲
@suleekhaomar7608
@suleekhaomar7608 8 жыл бұрын
maasha allaah sheekhunaa faadil jazaakullaah kheer
@engmataan1566
@engmataan1566 4 жыл бұрын
Dirir
@khadiradiamondofficial4221
@khadiradiamondofficial4221 5 жыл бұрын
Ilaahow iimaanka noo kordhi aaamiin yaa rapi 😢😢😢😭😭😭🙈
@queenfatush9901
@queenfatush9901 4 жыл бұрын
Amiiin
@ahmedshiekh8533
@ahmedshiekh8533 4 жыл бұрын
Asc hoyadhe wexanusantahay ihusoduceya Allah hanibarakeyo I.a
@sadiamohamedhassn4124
@sadiamohamedhassn4124 3 жыл бұрын
Allh ku caafiyo Amiin Amiin
@nasroadan1861
@nasroadan1861 5 жыл бұрын
Masha allah sheikh moxamed cabdi umal axsanallahu ileyk barakallahu fiek
@Msa_girly
@Msa_girly 6 жыл бұрын
Jazakallah sheik Allah kheir ha ku siyo
@ilwaadquruxey4093
@ilwaadquruxey4093 7 жыл бұрын
asc salafmedia wllyaal halkeen kahelaaa khudbadaha ooo Arabic ah, thanks.
@abdulhakimhussein2329
@abdulhakimhussein2329 4 жыл бұрын
Sheikh Mohamed abdi umal hafidhahullahu tacala fii dunya wal aakhirah.
@ocroafff5527
@ocroafff5527 4 жыл бұрын
Jazaku allahu kheyran ya sheikh umal ❤❤❤
@saarasaid278
@saarasaid278 2 ай бұрын
اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلبي على دينك
@QueenMuniiza
@QueenMuniiza 4 ай бұрын
الله اكبر ولله الحمد ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@sumayasakiya8245
@sumayasakiya8245 4 жыл бұрын
Jasaakallaah shiikhunaa
@gaagaacabdulaahi4258
@gaagaacabdulaahi4258 2 жыл бұрын
Jasaaka Allah Sheikh Mohammed Cabdi Umal
@sugaaltechnologysolution9962
@sugaaltechnologysolution9962 7 жыл бұрын
Allah kaa xasanaad siiyo shekh adiyo umada islamkaba
@mohammedmohammudsaed8447
@mohammedmohammudsaed8447 7 жыл бұрын
khadar Hassan ameeen ya rabi
@umacllaaahihaji7136
@umacllaaahihaji7136 6 жыл бұрын
masha Allah jazaakumalaahi qayr sheikh mahamed
@hibamsalaad9842
@hibamsalaad9842 8 жыл бұрын
masha Allah sheikh barakaAllah fiik Allah yaxfidka
@guuleedcabdiciise541
@guuleedcabdiciise541 5 жыл бұрын
Hiba M Salaad
@sihaamclaahicolaadsihaam5832
@sihaamclaahicolaadsihaam5832 5 жыл бұрын
Mash allah sheekh kheer allah ku siiyo
@kadijamuhumed5639
@kadijamuhumed5639 2 жыл бұрын
Allow barakee o ka awaalmari kheirkisa
@hirsi8905
@hirsi8905 9 жыл бұрын
Jazakallaahu khayr sheekhuna faadil
@sarardawa1409
@sarardawa1409 9 жыл бұрын
Khadra mansha allah khadra
@fadumanafta29
@fadumanafta29 8 жыл бұрын
alahu agbar
@abdijamaali5756
@abdijamaali5756 7 жыл бұрын
masha Allah
@hamdinadeer4650
@hamdinadeer4650 7 жыл бұрын
Maashaallah
@hawahassan2983
@hawahassan2983 6 жыл бұрын
Asmaa daahir
@foosiyoarmedxashi2966
@foosiyoarmedxashi2966 3 жыл бұрын
Mansha allah sheekh allaha ku barakeyo
@saprinamaxamad8551
@saprinamaxamad8551 8 жыл бұрын
asc fartun abayo ilahay ka cabso culimada lama mago ilahay ha kubarakeyo
@fadumosaciid5855
@fadumosaciid5855 8 жыл бұрын
Maansha allah jasaka allah khayr
@faadumopro4983
@faadumopro4983 4 жыл бұрын
ALLAH HKU XIFDIO SHEIKH
@sacdiyoadenhassan6636
@sacdiyoadenhassan6636 6 жыл бұрын
Illaahayow cimriga kuu dheeree shyashena
@bandhigajaceylka6821
@bandhigajaceylka6821 7 жыл бұрын
mashaallah جزاه الله الشيخ والناشر خير الجزاء
@abdikadirfarah3032
@abdikadirfarah3032 4 жыл бұрын
M.l
@sarardawa1409
@sarardawa1409 9 жыл бұрын
mansh allah jazakallaahu khayr
@abdirahmanahmed1990
@abdirahmanahmed1990 9 жыл бұрын
Mansha allah jasakumulahu khayr
@nimcoibrahim1460
@nimcoibrahim1460 6 жыл бұрын
sheekh Masha Allah maxamed cabdi umal
@ruweydocaydiid2722
@ruweydocaydiid2722 4 жыл бұрын
Allh Yabaarik shiikhunaa
@abdiibraahim9124
@abdiibraahim9124 5 жыл бұрын
ماشاء اللة الشيخ جزاك لله خيرا محمد عيد أ مل
@Shukriihasan755
@Shukriihasan755 5 жыл бұрын
ilaahay hakaabalmariyo sheekh umal
@bilealio1896
@bilealio1896 8 жыл бұрын
maasha allaah sheequnaa
@haboon1139
@haboon1139 5 жыл бұрын
manshallh sh umal alaha ku xifidiyo
@kkkkmataankaigadhaafciyaar5065
@kkkkmataankaigadhaafciyaar5065 8 жыл бұрын
ilaahay raali hakaa noqdo
@xafsaahmed3764
@xafsaahmed3764 8 жыл бұрын
shiikh umal alaha kaa abal mariya akhiriyo adunkaba
@zaramahamud2056
@zaramahamud2056 6 жыл бұрын
Jazakallaahu Kayr
@nimcoibrahim1460
@nimcoibrahim1460 6 жыл бұрын
sheekh Masha Allah maxamed umal
@qisooyinjeceylofficial9606
@qisooyinjeceylofficial9606 4 жыл бұрын
JASAAKALLAHU KHAYRAA
@umusumayawabari4016
@umusumayawabari4016 5 жыл бұрын
Mansha allah allah imanka hanagu sugo
@abdiazizmohamed7668
@abdiazizmohamed7668 2 жыл бұрын
Masha Allah Allah inoo xafido culumada
@abdiwelimataan3227
@abdiwelimataan3227 4 жыл бұрын
Masha allah sheikh Mohammed
@farhiafilms2723
@farhiafilms2723 6 жыл бұрын
Masha Allah sheikh.
@fatuushafufuu759
@fatuushafufuu759 5 жыл бұрын
Jazakalah kheikh
@mohanuur4844
@mohanuur4844 2 жыл бұрын
Sh.number noo soon qor was kujecel nahay
@hodandeeq2137
@hodandeeq2137 4 ай бұрын
anigh wan jirnhy wlle😭
@habeyemaxamedhabeyemaxamed
@habeyemaxamedhabeyemaxamed 3 жыл бұрын
Jazakala khayr
@daarultawba516
@daarultawba516 6 жыл бұрын
Ilaaahey imaan nasiiyo
@aaminaahmed4068
@aaminaahmed4068 2 жыл бұрын
Thanks 😊
@khaalidmohamed2384
@khaalidmohamed2384 7 жыл бұрын
Mansha Allah
@nabilaomar9905
@nabilaomar9905 5 жыл бұрын
Masha allah
@abshirahmed4668
@abshirahmed4668 7 жыл бұрын
Masha-alaah
@engmohamedbaliile7578
@engmohamedbaliile7578 5 жыл бұрын
Masha Allah
@mohanuur4844
@mohanuur4844 2 жыл бұрын
Sh. Qoraalka ayaa khaday
@nuurcabdiraxmansayid7185
@nuurcabdiraxmansayid7185 5 жыл бұрын
Illahow iimanka hanaga qaadin
@aishoabdihareed3876
@aishoabdihareed3876 5 жыл бұрын
masha allah jazakallah
@mamabushra9499
@mamabushra9499 5 жыл бұрын
MashaAllah
@fadumoabokor956
@fadumoabokor956 2 жыл бұрын
Masha alh
@user-cz5eb3tg7v
@user-cz5eb3tg7v 9 ай бұрын
يحفظك الله
@illshooghzzara7926
@illshooghzzara7926 6 жыл бұрын
Yes thanks
@mohamedawalhassanawalhassan
@mohamedawalhassanawalhassan Ай бұрын
Scw scw scw scw
@canabc.llaahibile5184
@canabc.llaahibile5184 6 жыл бұрын
Maashalaa
@ahmednuur7330
@ahmednuur7330 6 жыл бұрын
masha allaah
@ceenkasomali1932
@ceenkasomali1932 3 жыл бұрын
Mashaalah
@qadiijaabdi5676
@qadiijaabdi5676 4 жыл бұрын
Masha allaha
@nastehojamal252
@nastehojamal252 2 жыл бұрын
ما شاءالله
@wllciiltireofficial4718
@wllciiltireofficial4718 3 жыл бұрын
Shiiq ilhy hana so hanuuniyo
@eesedahireesesidi1939
@eesedahireesesidi1939 5 жыл бұрын
Alla haku xafudo
@ahmedbarjawi8597
@ahmedbarjawi8597 6 жыл бұрын
Allow naga yeel الذين يستمعون القول فيتبعون احسن
@dakanenoor7188
@dakanenoor7188 5 жыл бұрын
Sh cali sufi
@ibrahimshidesalat6943
@ibrahimshidesalat6943 6 жыл бұрын
Sheikh moxamed illahow janadha ubishare
@hawohawo1202
@hawohawo1202 6 жыл бұрын
Ibrahim Shide Salat s
@hawohawo1202
@hawohawo1202 6 жыл бұрын
Ibrahim Shide Salat sh
@ahmedcawke5706
@ahmedcawke5706 5 жыл бұрын
Msha allh allh ha ka abal mariyo
@kkkkmataankaigadhaafciyaar5065
@kkkkmataankaigadhaafciyaar5065 8 жыл бұрын
asc sheekh aniga markasta waan fikiraa mana aqaano waxaan ku fikirayo xataa faraxad ma helo ee ila tali
@abaasmoha9717
@abaasmoha9717 8 жыл бұрын
ilen qosolka waxad magac ogadhigaty niyada kudhisan salada badi
@sadishladan4558
@sadishladan4558 8 жыл бұрын
+Cumar Mohamod walal wani haka shifin hadu niyada dhisanayo iska dhaf
@sadishladan4558
@sadishladan4558 8 жыл бұрын
walalky istiqfarta badi iyo tasbixda iyo saliga nabiga scw daiman meel fariso waqti naftada si salada marka tukatid hasibodin xoga fadhiso o tasbixso qalbiga kudagayo walalky quranka badi aqri naftada kulabo ayada wxy kasbatay iyo dambiyada katobad keen wabilahi tawfiiq
@suhurdiamond7319
@suhurdiamond7319 6 жыл бұрын
Wallal saliga nabiga badi iyo istiqfaarta salaatu layka inshaa allh in ilaahay shaydaanka ku quusgalinaya allh kaa fujiyo oo uu iimaan kuugu badalo ayaan kaga rajaynayaa wabilaahi tawfiiq
@nasriabdalla5584
@nasriabdalla5584 6 жыл бұрын
Kkkk Mataanka Iga Dhaaf Ciyaarta asc walaal illahay hakula garab galo waxaan kula talin lahaa salaada inaad hagaajiso oo aad kuda daasho siiba salaaada subax inaad jamaacada kutugato istiqfaartana badsato iyo alla bariga quraankana aqriso salliga nabigana aqriso (SCW) illahayna waxaan kaaga baryayaaa inuu kaadulqaado
@wahaliye4850
@wahaliye4850 6 жыл бұрын
good
@ibrahimqoriyow9230
@ibrahimqoriyow9230 6 жыл бұрын
Maasha allah
@yusraubax971
@yusraubax971 5 жыл бұрын
Jazaka lah shiiq
@abdeqabdihashi9658
@abdeqabdihashi9658 9 жыл бұрын
abdeeq
@abdirahmanahmedabdirahman2920
@abdirahmanahmedabdirahman2920 6 жыл бұрын
Maxay kawadaan kuwaan Dislike gareeyay wanaaga Xaqa allahaydin garansiyo insha allah jazakallah kheyr seekhunaa
@adoontialle8718
@adoontialle8718 5 жыл бұрын
Inaysan kala aqoon ayaa laga yaabaa
@farhiaibrahimali9507
@farhiaibrahimali9507 4 жыл бұрын
In
@fathiaroblehkhaireh1023
@fathiaroblehkhaireh1023 Жыл бұрын
N ka6
@fartunomar7655
@fartunomar7655 8 жыл бұрын
I imaan aaa ma nin nibgeena cayay miyaa imaan leh
@abdikafi44
@abdikafi44 8 жыл бұрын
abayo shiikha haku dimbaawin nabiga muu cayinee
@ibadasaid6477
@ibadasaid6477 8 жыл бұрын
abaayo danbigiisa Alla og ee hau gafin adga abyo
@yusufmahamud1711
@yusufmahamud1711 7 жыл бұрын
wax waalan
@suhurdiamond7319
@suhurdiamond7319 6 жыл бұрын
Wllaley ha ugafin sheikha nabiga muuna caayin ilaahay kacabso
@vlogs4youlike
@vlogs4youlike 6 жыл бұрын
ilaahay kabaq naag wayn baa teh isku xishood oo qalbigaaga xumaanta kasaaar qof muslinoo lagu been abuurto mafiicnee culimada ka xishood xishoodkaa kugu yaree iimankaaga alla hakuu siyaadiyo
@fadumoabokor5820
@fadumoabokor5820 3 жыл бұрын
Masha alh
@demohazo6853
@demohazo6853 3 жыл бұрын
Masha Allah jazakallah
마시멜로우로 체감되는 요즘 물가
00:20
진영민yeongmin
Рет қаралды 31 МЛН
Heartwarming moment as priest rescues ceremony with kindness #shorts
00:33
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 37 МЛН
아이스크림으로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 59 МЛН
SIDEE U XOOJIYA IIMAANKAYGA? - Sh Cabdirisaaq Xaashi
21:41
SOMALI YT
Рет қаралды 15 М.
SU'AALO IYO JAWAABO QIIMO BADAN || Sh Maxamed Cabdi Umal
33:22
Sualo diini ah sh umal
16:20
English Quiz Mastery (EQM)
Рет қаралды 620
Munaafiq Calaamadaha Lagu Garto Waxaa Ka mid ah || Sh Maxmad Umal
17:03
Sheikh Omar Salat official
Рет қаралды 7 М.
Sidee Naftaada kudhisi kartaa || Sh Maxamed Cabdi Umal
46:27
Salafmedia
Рет қаралды 318 М.
Maxaa lagu daaweeyaa iimaanka Daciifay
10:43
مسجد الصحابة Masjid Assaxaabah
Рет қаралды 26 М.
XUKUNKA DHAGEYSIGA HEESAHA - SH MAXAMED CABDI UMAL
32:24
Abdirizak Abdullah
Рет қаралды 18 М.
마시멜로우로 체감되는 요즘 물가
00:20
진영민yeongmin
Рет қаралды 31 МЛН