Cali dheere sida uu nolesheyda ubadalay

  Рет қаралды 23,552

Salma Hared

Salma Hared

Күн бұрын

Пікірлер: 108
@AminaAlimohmed
@AminaAlimohmed 3 күн бұрын
Abaayo mcn qof qalbi wanaagsan ayaa tahy lkiin abaayo xijaabkagaa qaado adunkaan inta lajogaayo magaranayno marka quruxey wanku jeclahey ee timahaaga qarso macaanto ❤
@fowziaabdi2107
@fowziaabdi2107 3 күн бұрын
Oh my! That feeling when someone ask u “for real HOW ARE YOU FEELING” then u just cry is relatable. And am glad u mentioned he taught u how to be stable because that’s what most people don’t understand 😢
@G-Musefam
@G-Musefam 3 күн бұрын
Mashallah Salma iyo Cali Dheere iskuwara my friends. Labadinuba nasiib aya ledahin ❤❤❤❤
@Qaali12
@Qaali12 7 сағат бұрын
Masha Allah. Allah ku xamdi oo kusiyay/ nasibka kugu daray qofkas wanagsan
@najmaahmed4145
@najmaahmed4145 3 күн бұрын
Hhhh ilahayow cali dheere janada ku hormari kute hhhh😂 salma wallhi wa funny 😊
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 3 күн бұрын
😢😢mashallah Mashallah 😢 allayow ku barakey yarabi wa qiroday mashallah ♥️ nolasha nolal mahan hadadan heesan farxad waxa thay gabar quruxbadan cali deere wad uqalata catada wad ku qurux badantahay no sheg sida isku catesay xabibti salmo cadey ❤Love you sister walashey
@ZarahAli-s3e
@ZarahAli-s3e 3 күн бұрын
Mashllh salmay wll nimcadad qarso gabdhaha somaliyed nimankii somalida ba dhibaatayay wlhi waaa naxin hadii aad argto gabadhaha somalida dhibtayay ku jiran
@nasemdahry4928
@nasemdahry4928 Күн бұрын
Nasiib xumo waa run
@muwaahibkayse8
@muwaahibkayse8 4 күн бұрын
mcha allaah qlpi wlhi wn farxad ooyay hambalyo alle haysukiin barakeeyo isha nacabku idinka dayran qlpi 🎉🎉🎉❤❤❤😢😢😢
@anisMohammed-c9f
@anisMohammed-c9f 4 күн бұрын
Masha allh walhi aad bad u tihiin family qurux badan lkn is astuur abaayo macaaney . We waxa noo sheegayso oo dhan wan ka aragnaa uma bahna Bevis. ❤❤❤
@hania.1827
@hania.1827 3 күн бұрын
Mashallah, ilahey hakuu daayo Cali dhere
@areyousingl9133
@areyousingl9133 2 күн бұрын
Maansha allaah Ilaahay haysukiin daayo qaaliyeey waan jeclahay dadka jacaylka Isku guursada waan kufahmayaa waayo waxaan ahay naf wax jecel❤
@ifrahahmed4290
@ifrahahmed4290 3 күн бұрын
Abaayo is astur sidaada kale MashaAllah ilahey ninkaga iyo nolashaada hakubarakeeyo
@Ilwaaadcaday
@Ilwaaadcaday 3 күн бұрын
waxan umaleynaya 😂 dhaga hadal waye umad baad ku dhaga hadleysa 😂😂 sheekada anaga noosheegeysa balse dad kala ku garaaaceysa 😂 salma ku so co
@nashaadahmed3779
@nashaadahmed3779 2 күн бұрын
Apyo salma mostly walidintena somalia iyo bulshadena somaliyed ma yaqanan qofka in lafahmo ama laweydiyo sido daremyo iyo sido wax u rabo waa manta mid aan aniga ku sugnhy but الحمدلله for everything
@DeeqsanIbraahim-v5k
@DeeqsanIbraahim-v5k 3 күн бұрын
Wll salma waxad tahay gabdha fariid aha wad quruxbadan tahay wll qli is astur reerkaga ilahay haku barakeyo adi nin cadan aha ku qabo micnahedu ma aha in la is qawiyo akhira qli losocda farax adigo ilahay rali galinaya gabdhu mel alala meshay ku faraxsan tahay diintedana ku ilashan karto way gursan karta kamana sohorjedo cadanka adu Islam yahay waa cadi lkn qli ilahay ka baq quruxadada ad bananka kenayso walagu cadab gala
@RahmaHussein-z8n
@RahmaHussein-z8n 2 күн бұрын
Zalma love you wlhi you so funny 😂 guul wll
@Raxma-d8e
@Raxma-d8e 3 күн бұрын
Salma waynu is leegnahay qali jiro jog mnsha allah cadi matihid
@fatuushshafeec2536
@fatuushshafeec2536 Күн бұрын
Inaalhi nolal dhalal teed ah o aduun ayad nolal u haysatà nayaa
@mascuudyusuf410
@mascuudyusuf410 3 күн бұрын
Qofkii rabi ku caasiya saasaa u danbyn iska jira hablaha somaliyeed ee sharafta leh shirqoolda noocaan oo kalaa diintina kudhaga iyo dhaqankii inshalh
@Raquel-pm9fc
@Raquel-pm9fc Күн бұрын
Ale ha is ku kiin ba Rakeyo ❤ ku fa ra adeg nin fican
@mandeeqahmed9225
@mandeeqahmed9225 4 күн бұрын
Always laughing nice to see that❤❤
@habonaden2080
@habonaden2080 3 күн бұрын
It is Allah who gives children. I wish you a beautiful child with Ali dheere
@maryanruunmukhtaar3015
@maryanruunmukhtaar3015 3 күн бұрын
Salmaay qof wanaagsan ayaa tahay waxaa kuu harsan in aad xijaab qaadato illah haku waa fajiyo qeerka
@mumtaaskfy9362
@mumtaaskfy9362 6 сағат бұрын
Ninkeda ma galba mise muslim
@Rimj-ur4be
@Rimj-ur4be 2 сағат бұрын
4:01 walaahi tan majecleen balse 😂😂😂😂😂 malmashayka ilaabeen marker dhalatey cusbitaalkii bee baranbur kucamiratey 😂😂
@nadiamohammed5330
@nadiamohammed5330 2 күн бұрын
Ilaahay Faraday ilaahag ha kuugu wado aamiin
@jamillamohamed6145
@jamillamohamed6145 3 күн бұрын
MashaAllah tabarakalah sister your happiness is everything ❤
@IstarIstar-y5v
@IstarIstar-y5v 3 күн бұрын
Abaayo macaan xijaabka qado allaah hakuxafido ❤❤❤🎉🎉
@MadinahmAbubakar
@MadinahmAbubakar 3 күн бұрын
Masha Allah tabarakallah habibte ❤️❤️😍😍🥰🥰😘😘❤️❤️❤️😘😘
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 4 күн бұрын
Mansha Allah salma inaad muslim ka dhigto isku day cali dhere waa nin fican hadi adiga ku fican yahay anagana waa na wanajiyay ❤❤🎉🎉
@Fateema460
@Fateema460 3 күн бұрын
Wa muslim
@amalismail7772
@amalismail7772 2 күн бұрын
Cali dheeri ilaahay ha isku kiin barakeeyo ,❤
@khansaalimohamud1860
@khansaalimohamud1860 Күн бұрын
Abayo hal mid ayaan kugu darsanaya xijabka xiro sbbto ah gabdhaha muslimadka waajib ayuu ku yahy Insha Allah nolashada sa jeceshahy ilahay wu ku yeelaya amarada ilahay kaliya ku dadaal inad sameso wuxu allah naga reebayna aad iska deeso
@rahmahassan8924
@rahmahassan8924 Күн бұрын
Masha alla ❤❤❤❤
@NajaxAli4422
@NajaxAli4422 3 күн бұрын
Mashallaah allaah ha ku daayo mashallaah dheh wlo
@bintialichannel3770
@bintialichannel3770 2 күн бұрын
Abayo Ilahey hakuso hanuniyo xijabka iyo Dionysos wa muhiim
@saynabsaafi3942
@saynabsaafi3942 3 күн бұрын
Asc salmo abayo is astur balis allaaha haku soo hanuunsho
@qalaanjofy
@qalaanjofy 18 сағат бұрын
MaSha’Allah
@AyanKahiye
@AyanKahiye 15 сағат бұрын
Asc quruxey wa gawr walashaa eh
@mandeeqahmed9225
@mandeeqahmed9225 4 күн бұрын
Mashallah kindness is 1❤❤❤
@AsmaAbees
@AsmaAbees 4 күн бұрын
Masha allah ❤🎉🎉🎉❤❤
@sacdasiman535
@sacdasiman535 Күн бұрын
Allaha idin soo hanuniyo labadiinaba
@MaryanAbdirashid-n1h
@MaryanAbdirashid-n1h 3 күн бұрын
Alle haku soo hanuuniyo
@NaftedaHormariso
@NaftedaHormariso 2 күн бұрын
Dalill igama ahan lkn waa iga wano ee is astur oo walaley garbo saar xiro so gabar muslimada mahid mise wll
@Sumayacabdicali-m4k
@Sumayacabdicali-m4k 3 күн бұрын
Horta kan fooxumaa iyadoo sidas uqux madan ayey ninkas raacday whi marka lagu dhahayo gabdhaha somalida adunka ugu quruxda bdan ala gabdhaha somalida qurux nadanaa❤😢
@mandeeqahmed9225
@mandeeqahmed9225 4 күн бұрын
Mashallah beautiful girl❤❤❤
@alcamaarifardo7334
@alcamaarifardo7334 3 күн бұрын
adiga iyo cali dheere ilaahay haydiin soo hadeeyo
@FarhiaHassan-j6k
@FarhiaHassan-j6k 2 сағат бұрын
wow❤
@habibaali2400
@habibaali2400 4 күн бұрын
Masha Allah my sister Have a baby for him He's gonna be a nice dad.🤲💯👍🫶♥️🫶👑🌹👑🌹👏👏
@anfacdadkaagaofficial6479
@anfacdadkaagaofficial6479 4 күн бұрын
Salmo wl yurub ayan kula joga waxan raba inan sikhasa ku waydiyo Wll mcn please wll
@fathiahussein7135
@fathiahussein7135 3 күн бұрын
Salma yarey allah haku barakeeyo
@hasmaneabdoulrazak5353
@hasmaneabdoulrazak5353 4 күн бұрын
Machallah ❤
@URSADMEDIA
@URSADMEDIA 4 күн бұрын
Wllo halkee kala soo xirira wax ayan kuweydin rabaa
@imanmohamed3526
@imanmohamed3526 3 күн бұрын
Mansha Allaah baraka Allaah
@Layla-nw8nr
@Layla-nw8nr 2 күн бұрын
Mashallah
@Nimco-u8n
@Nimco-u8n 3 күн бұрын
Sawiirka so saartey qof dhiintey ba lo maleyaa cali dheere😂😂😂😂
@zahroyonis
@zahroyonis 3 күн бұрын
Masha Allah dhaho abyo
@halimaaweis
@halimaaweis 3 күн бұрын
Asc salma caday Xabiibti qaali. Qarso nimcadaada. Xabiibti. Walaahi sifiican ayaan kuu jeclahay. Waxaa tahay. Fariid.farxalan . Waad iga qoslisaa walaahi
@Umumaahir-j2h
@Umumaahir-j2h 3 күн бұрын
Apyo ilhy asturada iyo ku dhaqanka diinta Allah idunku hanuuniyo
@Fatma_932
@Fatma_932 3 күн бұрын
Janada ad isku hesheene u shaqaysta wll illahay ha ina wada hanuuniyee
@iqramohamed-n6d
@iqramohamed-n6d 3 күн бұрын
Mxan samyna dee wkaa cli dheere jcyl kugu abure😂😂 Samir io iman anaga
@habonaden2080
@habonaden2080 3 күн бұрын
I have a question for you, did Ali dheere convert for your love or did he convert because he wanted to be a muslim. This is not a judgment, but just to understand. If your husband loves being a muslim, why he doesn't help you to improve your faith to practice your religion?
@maryanigal3349
@maryanigal3349 3 күн бұрын
Gabadhaada illaali ha ku dayn ha is shibin gabadhaaduu
@hodanmahamed2299
@hodanmahamed2299 2 күн бұрын
Salma Cali dheere magaciisa cadiga no dheeg bal
@haa8793
@haa8793 2 күн бұрын
Salmay niman ilahay kabaqay Jane iney nagu galana jecel ayaa naqbo intuu ilahay ubarakeyey ilahay somaogid inu dhay woman acrada can dikrii fainlahuu macishatan dwankaa qofkii ilahay dikrigisasa katago nolal cariŕi ah ayaa udambeyn ilahay kacabso inyaroo qosol been ah akhiroo farxad waarto ayaa kaga wingsnsn ilahay unoqo wlhi salmay I inanad ogeyn secondka sosocdo inad nolaneyso
@ApdixakiinHassan
@ApdixakiinHassan 3 күн бұрын
Gabadhan waafariid ma sh
@IqraMoalim-s3s
@IqraMoalim-s3s 3 күн бұрын
😂😂😂😂😂 farax
@MohaApdirashiidapdi-q5y
@MohaApdirashiidapdi-q5y 3 күн бұрын
Naa deenti suu kaga bixi ayey noo sheegde salmoyy 😢😂😂
@ciisemuuse1133
@ciisemuuse1133 10 сағат бұрын
Hadhow hanoo soo qeeylin
@RahmaSaed-l7r
@RahmaSaed-l7r 3 күн бұрын
Horta Cali dheeree Muslim miyaa gclo
@shukribare9311
@shukribare9311 3 күн бұрын
Salmoy mad wax udhàshid hade cali dhere
@Farxiyomahamed-v5q
@Farxiyomahamed-v5q 3 күн бұрын
Qof qalbi wanaagsan batahay abaayo lakin sidaan wax kabadel timaha qari
@NadiifoXasan-r1x
@NadiifoXasan-r1x 3 күн бұрын
Qaali gabar yara fariida in aatahay moodidaa waa adoo xijaabto salaad aad ooktid oo dukatid ha
@shukrideria9524
@shukrideria9524 2 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂
@nyg1162
@nyg1162 3 күн бұрын
❤❤
@RumaanG
@RumaanG 3 күн бұрын
Salmooy video yadaan cml dad aan ogahay baa ku xajiimoonayaa lkn qushigood😂😂😂
@suziahmed
@suziahmed 2 күн бұрын
Salmaay cli dhere abalkisa wxa ku gudi krtaa inad aabe ka dhigto abyo wu kusi jeclan iskmana dhmnysan
@yasminc.rahman7055
@yasminc.rahman7055 3 күн бұрын
Dee walalo ninkaa maxaa ubud ugu dhali weyday
@aayahacali5788
@aayahacali5788 3 күн бұрын
Cali dheere maa islaamisid
@BarwakoIsa
@BarwakoIsa 3 күн бұрын
Sidaad deenta ugudeen kasoo sheekee maqal iyo muuqaal
@Ilwaaadcaday
@Ilwaaadcaday 3 күн бұрын
Walal ma doqon ba tahay maxa ka khaldan ninkan ad nagu wereerisey wax kale ma haysid miya abayo. Abayo naga xishood waxas ceeb waye taas waa sirtaada❤
@Lakitaliso-r9k
@Lakitaliso-r9k 3 күн бұрын
Qofba qof buu Illahay u soo diraaa anyway alxmdulilaah inta kuu hadhay Illahay ha ku soo dhameeyo🤲🏻
@fatuushshafeec2536
@fatuushshafeec2536 Күн бұрын
Sheko maxay hada sheegty
@AminaAhmed-dw9on
@AminaAhmed-dw9on 4 күн бұрын
❤🎉
@Larasamira1
@Larasamira1 3 күн бұрын
Masha Allah noloshu wa farxad wanad haysta mcneey alle hakugu wado isha cadowgana ha idinka hayo ♥️♥️♥️♥️
@sumaiyacabdinuur6282
@sumaiyacabdinuur6282 3 күн бұрын
Hada jeceshahay ninkaas ilmo mad u dhashid 😅
@aminaahmed5903
@aminaahmed5903 Күн бұрын
Diinta islamka iyo inad Rabbi cabudan ha ilobina hana kadalina hana kategina tan adunyadu waa laga dhimanayaa salmo iyo caliyow walaalayaal janatu fardowsa sidad ugeli lahayiden sidad ugeli lahayiden jacayilka iyo macanka qoyiskuna idinkusii macanaan lahaa waa inad Rabbigiinii idin abuuray oo idin siiyey waxad haysatan cabudan shirki la aan sidan arkayo diinta islamka waad ka fogaten subxanallah.
@Ayanba26
@Ayanba26 3 күн бұрын
Lacagtii denta sidu aali dhere kaga bixiyey kaso hdl
@OMARCHANNEL9
@OMARCHANNEL9 3 күн бұрын
Ninka aduunka ugu qeyrka badan weligaa ma u duceysay markii qof gaalah ugu duceyneesid qofka ugu horeeyo jana galo inuu ilaahey ka dhigo
@suadsalaad1418
@suadsalaad1418 3 күн бұрын
Maxey xijaab xiraneysaa ninkuba waa gaal
@ashaahmed1353
@ashaahmed1353 3 күн бұрын
You have to work for your hereafter to get Jannah.
@Maria28832
@Maria28832 4 күн бұрын
ILMO MA RABTIDE MIYAA ILMO U DHAL CALI DHEERE MASE ILMO MA RABO RAGA CADAANKA WAA IS DURAANEH
@ibrahimafousiaibrahima
@ibrahimafousiaibrahima 3 күн бұрын
Ninkaa dhaxab hiisa ee
@NasNasra-vo4ye
@NasNasra-vo4ye 3 күн бұрын
Salma quruxeey xijaabo ninka diinta ku soo dar adiga yuusan kuu jiidan his values by leaving your own core values and beliefs Qof wanaagsan baad tahay nolosha aduunku waa dhamaan walaalo
@fatuushshafeec2536
@fatuushshafeec2536 Күн бұрын
Walid kii ku dhaly baa khasary
@SaabariinAli
@SaabariinAli 3 күн бұрын
Salma Allah ha isku Kiin barakeyo Adigana Allah haku so hadeyo oo xijab ka haku Waa fajiyo 🤲
@Maria28832
@Maria28832 4 күн бұрын
MA BALWAD MIYAA LAHEYDE SALMA
@fatuushshafeec2536
@fatuushshafeec2536 Күн бұрын
Nin gal jano ma galo yahuu
@LuqmanDheere
@LuqmanDheere 2 күн бұрын
Dhaaf beenta tii Ajnabi u tagtaba waa fiican yihiin Runta ka hadal Maalin jasta Ciid Ma aha
@afnaanmohamed9765
@afnaanmohamed9765 3 күн бұрын
salmo in ninkaan muslim tahay waad noo sheegtaye maad is asturtid maxaa dhar gaagaaban uqaadanee
@awalenuro4947
@awalenuro4947 3 күн бұрын
is he wants kids with you?
@DeeqaAbdullahi-n3r
@DeeqaAbdullahi-n3r 2 күн бұрын
Muslim mayahey hadii kale jana arki mayyo
@nimcoibrahim4910
@nimcoibrahim4910 3 күн бұрын
Naa hooyada iyo Cali dheeraba wase dee nagala tag ninkan maxad naga hor wada maxa naga galay anaga wuxu ku qabtay 😂😂
Omg Uur baan leeyahay. sideen cali dheere ugu sheegay?
9:56
Salma Hared
Рет қаралды 9 М.
Jabkii isoo gaaray markii la i furay
11:51
Salma Hared
Рет қаралды 70 М.
It works #beatbox #tiktok
00:34
BeatboxJCOP
Рет қаралды 41 МЛН
Nin swedish oo xanuunsan ban hada kahor shukaansaday
17:51
Salma Hared
Рет қаралды 14 М.
KIISKANI WUKADUWAN YAHAY KUWIHORE LKN SABABTU WAMAXAY?@sawdamqaalib
1:17:14
STORY TIME: I got Married at 18 in Somalia
19:59
Diaryofasinglemother
Рет қаралды 27 М.
Familkii Cali dheere oo na casuumay
5:50
Salma Hared
Рет қаралды 42 М.
QALANJO SOMALI- DADKA CAYIL IGU CAAYAN LAKIN MA OGA XANUNKA DAREMO
1:07:48
KIIS LALA WADA OOYAY CAAWA HOOYADAAN DULMIGA LOO GEESTAY NIN XUN AYAA HELAY MAXKAMADA DAHIR ALASOW
25:55
Maxkamada Official - SOMALI CIVIL COURT
Рет қаралды 5 М.
Dhibaatadii ugu weyneed oo isoo martay 2015kii
19:23
Salma Hared
Рет қаралды 25 М.