Callagen Quruxda ama Foolxumada Muxuu qabtaa?

  Рет қаралды 125,882

Hussein Alje

Hussein Alje

4 жыл бұрын

Пікірлер: 662
@husseinalje
@husseinalje 4 жыл бұрын
👑Wlalhey igu qali san wad mahadsantihiin 🙏 Instagram:instagram.com/husseinalje1/?hl=nl ila soo xiriira what's up keyga:0031686490498 inta rabto Maclin ama Online Coach discount ama dhimis ayaa jirto hada jir qurux iyo caafimaadka Dunida oo dhan Tani waa shaqadayda lkn Suaalada wa KZbin ina igu soo qortiin idinko raali ah 🙏🙏🙏🤴👸
@Hugaanmedia
@Hugaanmedia 4 жыл бұрын
Qofka hadow ba ogtahay inow wax dadka ufaideynayo sotabinayo maba ubahano inow dhaho sabsikarab isaar wayo dadka ayaga ayaba kuqasban iney saran ey kuxernadan jananka magaratay wallkey
@leyloaragsan3195
@leyloaragsan3195 4 жыл бұрын
Mahad sandahay wllkey
@elizaeliza170
@elizaeliza170 4 жыл бұрын
Walalkey kahadalbo hoyoyinka ilmaha lagu qalay ee 6bil garay mexe misanka iyo calosha kudhiki karan
@abdikadirmohamed8883
@abdikadirmohamed8883 4 жыл бұрын
Hadiii lagulasoo hadlo dad lamahadashit wll
@cudoonbeautychannel2472
@cudoonbeautychannel2472 4 жыл бұрын
Masha allah Collagen+C aniga u bahan in oo qaato nagaha macunikaran waxa jeclahay qurux da ayaa kadambeyaa masha allah pro
@reo9475
@reo9475 4 жыл бұрын
Cuntooyinka qaar ka mid ah ayaa laga helaa Collogenka isda Misirka Kaluunk ama Maleeyga Lowska Ukunta Cadeeda ood wajiga ka ilaalisidi Biyo baddan cab Is fiican u naso oo horey u seexo Qaylada iyo fikirka badan iska ilaali Cunto isku dheeli tiran cun hA diidaa awoodid Salaada badso bc it’s meditation Sokorta iyo bilixdaba iska yarey Caruurta dhashooda kale fugee Skin bleach hays marnin Daalka iska yarey Nafdaad marwalb raali gali Runta isu sheeg Kalsooni la hawo Alhamduliah iyo xidhiidhka Alle badso Walal geeriyi hadey u deyso gaboob baan ku deyney markaa Take care of yourselves after all you only live once’s
@razmi4568
@razmi4568 4 жыл бұрын
Igu haleey intaas insha allaah
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 4 жыл бұрын
Well said sis!👏
@chouaibfadil6633
@chouaibfadil6633 4 жыл бұрын
inteenkahelaa huuno collagenta iyo subarliinka
@amishofficialchannel4079
@amishofficialchannel4079 4 жыл бұрын
MashaAllah
@aminaadan167
@aminaadan167 4 жыл бұрын
Masha allaa
@kungabdhoodkaroon8000
@kungabdhoodkaroon8000 4 жыл бұрын
Masha Allah wllky waa runta wejiga weysada nuurinsa weysada dambibigaa lagu dhaafaa ,waa bela xijaab, waa sumada maalinta qiyaame Nebi muxamad (scw) umadiisa ku aqoonsan doono Allah hanaga dhigo kuwa wesada ilaaliya🤲🤲
@fadumaaden6665
@fadumaaden6665 4 жыл бұрын
Aamiin Aamiin yaa allah
@faidam8022
@faidam8022 4 жыл бұрын
Kun gabdhood Karoon Amiin Amiin Amiiin
@jabrilmalow600
@jabrilmalow600 4 жыл бұрын
اللّهُـمَّ صَلِّ عَلـى مُحمَّـد، وَعَلـى آلِ مُحمَّد، كَمـا صَلَّيـتَ عَلـىإبْراهـيمَ وَعَلـى آلِ إبْراهـيم، إِنَّكَ حَمـيدٌ مَجـيد ، اللّهُـمَّ بارِكْ عَلـى مُحمَّـد، وَعَلـى آلِ مُحمَّـد، كَمـا بارِكْتَ عَلـىإبْراهـيمَ وَعَلـى آلِ إبْراهيم، إِنَّكَ حَمـيدٌ مَجـيد
@hibaaqmuuse4151
@hibaaqmuuse4151 4 жыл бұрын
Aamiin
@nimaabdullahi3125
@nimaabdullahi3125 4 жыл бұрын
Amiin yaa rabbi
@miskifarah4082
@miskifarah4082 4 жыл бұрын
Maashaa Allaah waa xaqiiqo salaada wajigeey nuurisaa saxiix Jzkheyr Akhii
@SalmaHaaji-jl6fm
@SalmaHaaji-jl6fm 7 ай бұрын
Jazak allaah khayr
@khadramohamud5569
@khadramohamud5569 2 жыл бұрын
ماشاء الله يا احلي دكتور
@quenkeyf4899
@quenkeyf4899 4 жыл бұрын
ماشاءاللہ wll hormar wacn aya ku rajenya inshllh
@fardowsadahir8143
@fardowsadahir8143 4 жыл бұрын
Shukran walalky jazakallah kheyr waxbadan waa kaa faaiidnay ee noosoobade 👍👍🌹🌹
@sagaliina9952
@sagaliina9952 4 жыл бұрын
Mashallah shukran yaa akhii.
@user-rt1fn3xg2p
@user-rt1fn3xg2p 4 жыл бұрын
ماشاءالله كلام صحيح جزاك الله خيرا
@ubahfarah4511
@ubahfarah4511 4 жыл бұрын
maasha alaah runtaa wasye laakiin dadka kulagiin mawada heli karaan u sheeg qofku waa in uu khudrada aad iyo aad u cunaa iyo vitimiinka iyo biyo cabitaan furuudka oo shiito amba cuno tankqle biyaha cad cabistooda aad iyo aad ha u bad sadeen jirka biyaha waa dhaqaan nafiif ay biyaha kaa dhigaayaan xataa sorta iyo dhiig karka waa kaa caawinayaan nadiif aad noqonay dhiig kar hadaad haysato cananaaska sanjabiisha iyo staroobariga mar markoo canbaha waa kiciyaa I kistoo iska fiiriya liimo dhanaanta xitaa biyaha ku darso dhiigaaga aad u nadiif u noqonaa cabitaanka giriinka caba samayso. biyo cad biyo cad biyo cad caba caba dheh u sheeg ilaahay haku xifdhiyo
@badriaahmed6840
@badriaahmed6840 2 жыл бұрын
شكرا ع نصيحتك اخي🥰🥰
@yasmin-ix2qp
@yasmin-ix2qp 10 ай бұрын
Ilahay waxan kabaarya in walidka hakaa abaal mariyo wanaaga aa muslinkaa uu geleysiid iyo wixi wax kusobaaray kuwenanaa sidaa iyo kaficaan kadhiigo jzk qayeer wilkaygaa ❤❤❤❤
@faatumahassannur108
@faatumahassannur108 4 жыл бұрын
Masha Allah Thanks bro
4 жыл бұрын
💞ماشاء الله جزاك الله خيرا 💞 💞بارك الله فيك إستمر إن شاء الله 💞👍
@abdirahmanomar9206
@abdirahmanomar9206 4 жыл бұрын
Maasha Allah ADNA TEAM ayaan kaasoo raacay thanks keep going
@Qamar_Bint_Amiir
@Qamar_Bint_Amiir 4 жыл бұрын
Maasha allaah mahadsanid 🥰
@nasramire7410
@nasramire7410 4 жыл бұрын
masha allaha
@zaydali3984
@zaydali3984 4 жыл бұрын
Mahadsanid♥️♥️♥️♥️♥️
@zaydali3984
@zaydali3984 4 жыл бұрын
Thanks
@munamaxamed4431
@munamaxamed4431 4 жыл бұрын
Masha allah mahadsanid wll qaali
@ilhaansblogs9966
@ilhaansblogs9966 4 жыл бұрын
Masha allah we need someone like you❤️❤️❤️❤️❤️❤️🔥🔥🔥🔥🔥💝🙏🏾🤴
@Ceeblacaabi
@Ceeblacaabi 4 жыл бұрын
Masha allah wllkay Thank You
@hawoabdinor215
@hawoabdinor215 4 жыл бұрын
Masha allh..mahadsanid walal
@user-wy6ui8ji6y
@user-wy6ui8ji6y 4 жыл бұрын
maashaallah mahadsanid walal
@munamohammed579
@munamohammed579 4 жыл бұрын
شكر ‏على النصيحة 🙂👍🏻
@BCRX77
@BCRX77 11 ай бұрын
Shukran wlkena
@moutaindew217
@moutaindew217 3 жыл бұрын
Mashallah jazak Alaah qaayr walal
@yasminmaow8191
@yasminmaow8191 4 жыл бұрын
Maashaa Allaah tabaarikallaah wll jazaakillaahu kheyr
@naimastar9366
@naimastar9366 4 жыл бұрын
Masha allah huuno ilaahay ajir haka siiyo wiil horumar wacan aya tahay ilaahay usoo diray umadisa diinta ku dhiiri gali adigoo mahadsan ana subscribe iisaar igusoo biira
@dr.marianabdirahman7625
@dr.marianabdirahman7625 4 жыл бұрын
Maasha Allah Mahdsnid wllo Waa Xaqiiiq ✅💯✊👌
@ahmedkhalif984
@ahmedkhalif984 3 жыл бұрын
Masha Allah Allah bless you my lovely bro keep going
@yasmin-ix2qp
@yasmin-ix2qp 10 ай бұрын
Masha'Allah Masha'Allah ilahay hakuxafiido jzk qayeer ❤❤❤
@fatimaali6799
@fatimaali6799 4 жыл бұрын
mashAllah Thank you brother 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@maryanl804
@maryanl804 4 жыл бұрын
masha allah wlle waa runtaa waa xaqiiq aaamin aamiin
@ramiizahmed1001
@ramiizahmed1001 4 жыл бұрын
Maasha allah walal allah ku xafido insha allah
@fardowsaabdi334
@fardowsaabdi334 4 жыл бұрын
Maanshaa Allah walaalkey caqli suuban iyo cilmi ayaa ilaahay kusiiyey hore usoco.
@hmo920
@hmo920 4 жыл бұрын
Masha Allah thank you
@intaallejeceljecliyaa3852
@intaallejeceljecliyaa3852 4 жыл бұрын
Maasha Allah tabarakallah waatala wanaagsan waysada ❤️❤️❤️❤️ waad mahadsantahay 🙏🏽
@sahrahared2599
@sahrahared2599 3 жыл бұрын
Masha allah thanks
@fardowsanoor1225
@fardowsanoor1225 4 жыл бұрын
Masha Allah mahadsanid bro thanks Allaha ku dayo
@iskufilanbeauty
@iskufilanbeauty 4 жыл бұрын
MashAllah salada wa nuurka nolosha.
@raxmayacquub2254
@raxmayacquub2254 4 жыл бұрын
Mash allaah wajigeyga wo iqurux yahay mash allaah lakiin kilibkan wa jeclahay ina jiirsado
@hafsayurub9392
@hafsayurub9392 4 жыл бұрын
Aamiin Aamiin Allaah ha inaxiftiyo dhamaanteen
@fatmasharif1791
@fatmasharif1791 4 жыл бұрын
mashallah mahasanid wllkey
@husseinalje-fans
@husseinalje-fans 4 жыл бұрын
masha Allah
@womenpowerfamily1769
@womenpowerfamily1769 4 жыл бұрын
Masha Allah tabarakAllah Nice one br en jazaqallah qhair 😍😍😍🙌🙌
@ridhwanraxo8828
@ridhwanraxo8828 4 жыл бұрын
Mansha allah walalo aad ayad u mahad santahay from adna chanel big respect
@jamilaklant4699
@jamilaklant4699 4 жыл бұрын
Marsha allah
@qadiijoqalanjo4998
@qadiijoqalanjo4998 4 жыл бұрын
Mansha allaah sas waaye allah na xifdiyo kuligeen yaa rabbi
@naimamaxamed6061
@naimamaxamed6061 4 жыл бұрын
Masha alaah wll mhdsanid
@nusiybamohammad4688
@nusiybamohammad4688 4 жыл бұрын
Maansha allah illahay haku xafido waxwanaagsan ayaad noo faidaysay
@maryanmohamed1668
@maryanmohamed1668 4 жыл бұрын
Adunkaan waa latagaa waa in yar illahay towba nasuuxan ha nasiiyo Iyo qaatuma suuban Amiin
@HooyoFartuun
@HooyoFartuun 4 жыл бұрын
Amiin Abayo
@fadumaaden6665
@fadumaaden6665 4 жыл бұрын
Aamiin Aamiin yaa rabi
@dekahaji
@dekahaji 4 жыл бұрын
Aaamiin yaa Rabbi
@hibaaqmuuse4151
@hibaaqmuuse4151 4 жыл бұрын
Aamiin
@safiyamohamed735
@safiyamohamed735 4 жыл бұрын
AMIIN
@hoyoomumtazfamily
@hoyoomumtazfamily 4 жыл бұрын
Mansha Allah mahadsanid
@sadioabdirahman6006
@sadioabdirahman6006 4 жыл бұрын
mashlh walhi ada ufarxay marka dhahde salaada jazaakalh qeyr akhiii
@roodaabdirahmanchannel4210
@roodaabdirahmanchannel4210 3 жыл бұрын
Masha allaah keeb going hor mar wacn guleyso waligaah walal macn
@Fiirii88
@Fiirii88 4 жыл бұрын
Masha Allah 👌🏼👌🏼 ❤️❤️❤️
@umurayaan1268
@umurayaan1268 4 жыл бұрын
masha allah walalkey barnamijkaga wan ka helay waxaan ku leeyahay horay usoco
@xasanyare5160
@xasanyare5160 4 жыл бұрын
Walaalo waad ku mahadsana tahay waxaan rabaa in aan ku wayadiiyo hadaa dawo qaadato sida ta dhiig karka iyo sonkarta ma qaadan karataa nooloow waligaaba
@inamohamed3998
@inamohamed3998 4 жыл бұрын
Oow jazakallaaahu khayran walal waa wada faa ido vidiyahaga Oo dhan guulayso
@curudacidadugsiga852
@curudacidadugsiga852 4 жыл бұрын
Masha allah adna channel ka socdaa hormar wacan
@mariyacdey6015
@mariyacdey6015 4 жыл бұрын
Mnashlh abwe thankz jasakalaah
@sowdoabdiwali6756
@sowdoabdiwali6756 4 жыл бұрын
Masha allaah ilahay haka ajarsiiyo
@sahrageesey7307
@sahrageesey7307 4 жыл бұрын
Wcs masha alaah walaalkey mahadsanid qli
@guudonqali5088
@guudonqali5088 Жыл бұрын
Mansh allah SHukrn wllshay Qiimo badan Alle haku sharfo ❤❤❤❤❤❤❤
@hamdiabdi2098
@hamdiabdi2098 4 жыл бұрын
Masha Allah qurux badna willka allow kubarakey wll adiga cml allow isahal
@jaarxandulejaar9025
@jaarxandulejaar9025 Жыл бұрын
Mashaa Allah hakuxafido adun iyo aakhiro waa sax ❤❤❤❤ hore usoco waall key
@Heyyyyyyyyyyyheyyyyyyyyyyyy
@Heyyyyyyyyyyyheyyyyyyyyyyyy 4 жыл бұрын
Aboowe ficaan...mansha allah ilahaay haku ilaalsado..
@ifrahy3108
@ifrahy3108 4 жыл бұрын
Mshallah Allah ha ku xafido
@zoyaquruux1466
@zoyaquruux1466 4 жыл бұрын
Masha allaah Waan kugu cusbahay new subscriber waarynta qofka iallahay kuxiran wuu nuura
@xayatiqalbi4660
@xayatiqalbi4660 4 жыл бұрын
Mansha allha wllo thanks
@ukchannel3795
@ukchannel3795 4 жыл бұрын
Masha allah allah hakuhifdiyo walal
@nasrimagan8441
@nasrimagan8441 3 жыл бұрын
Wcs masha Allah jazaakalaahu kheyr
@umusuhaib4666
@umusuhaib4666 4 жыл бұрын
Aniga waa kucusubahay channel kaan mashallah waxwalboo faidana hahelay jazakallahu kheer walaalkeey
@fadumosuleman9654
@fadumosuleman9654 4 жыл бұрын
جزاك اللة كل خير
@user-zv6ct8jz6o
@user-zv6ct8jz6o 4 жыл бұрын
ماشاءالله تبارك الرحمن ❤️❤️❤️❤️😍😍
@aminasheikh2481
@aminasheikh2481 4 жыл бұрын
Maashaa allaah illaahay hakuxifdiyo
@habibaali9801
@habibaali9801 4 жыл бұрын
Masha Allah my brother💯✔👍👍👌👌👏👏
@nasraabassnasraabass1888
@nasraabassnasraabass1888 4 жыл бұрын
Masha Allah bro
@samiirasancaanibeauty
@samiirasancaanibeauty 4 жыл бұрын
Mash’Allah 👏🏾👏🏾
@nafisaabdulkadir5902
@nafisaabdulkadir5902 4 жыл бұрын
Oh thnks.... wan cusbahy 😍😍
@fadumoaxmad8578
@fadumoaxmad8578 4 жыл бұрын
Masha allah jazakalaah qeer wllkey ✋👍
@abdiabdi287
@abdiabdi287 4 жыл бұрын
Nubaraha wajiga raga iyo madmadowa sideeh loo baabi iyaa ustaad
@fatmaabdulkadir9797
@fatmaabdulkadir9797 3 жыл бұрын
Good job Masha ala
@farhanmire3465
@farhanmire3465 4 жыл бұрын
Mansha allah ilaah hakubarakeyo huuno
@sagalali5983
@sagalali5983 4 жыл бұрын
Shukran walalo👍
@umuibqaalaumuumuibqaalumu6706
@umuibqaalaumuumuibqaalumu6706 4 жыл бұрын
Masha allaha
@faatmachannel7717
@faatmachannel7717 4 жыл бұрын
Mash allah allah ku xafido
@abdihassan9997
@abdihassan9997 3 жыл бұрын
nin wanaagsan ayaa tahey Alle yaqaano ,salaada waa muhiim waa nuur dhinac walbo ah jazaakallah ..
@umuayuub3932
@umuayuub3932 4 жыл бұрын
Mansha allaah wax fican ayad ka hadashe horay u soco
@ruqiyoese9522
@ruqiyoese9522 3 жыл бұрын
Mahadsanid
@ShukriShalaqbeen-yc7xt
@ShukriShalaqbeen-yc7xt 4 ай бұрын
Mnsha allah ilahay ha kug barakeyo
@cabdulqadircalitaneeti5565
@cabdulqadircalitaneeti5565 3 жыл бұрын
Hussein alje waxan ku waydiin toonta wax tarkeeda iyo dhibaatada ay leedahy wax ma iga sheegi karaa
@istahilbashi7865
@istahilbashi7865 4 жыл бұрын
Kkkkk mansha allah walakey husen hore usoco xuba adaba naga jaraya subaga aniga ma burni lakin jirka iska dhisa raba
@yassminsalah8406
@yassminsalah8406 4 жыл бұрын
Masha Allah aqii shukran
@queenqueen5947
@queenqueen5947 4 жыл бұрын
Super collagen +c waan isticmaalaa waan ku faaidey waana iibiyaa kenya iyo somalia uganda waan geeyaa
@brenaan1
@brenaan1 4 жыл бұрын
Maashaa allaah wax badan ayaan kaa faaiidnay
@zamiyamohamed4232
@zamiyamohamed4232 4 жыл бұрын
ManzhaAllaha wiilku qurux badana WAA marki igu horeyse aan soo boqdo channel ka Thnkz wlo
@umuriham25
@umuriham25 4 жыл бұрын
Mashallh dheh ha qumayeysaninee
@Honey_iyo_chocolate
@Honey_iyo_chocolate 4 жыл бұрын
@@umuriham25 ma sha Allah wey dhahday ee ufiirso Hadaa adiga qumayo tahay datkoo dhan sidaado kale hamoodin
@zamiyamohamed4232
@zamiyamohamed4232 4 жыл бұрын
@@umuriham25 marka hore qorolka sida loo akhriyo baro somaligana soo baro yareey ha iska soo ciyine manzhaAllaha inan dhaho waba dhaqankyga Iyo edabta laygu soo barbariyay hadal daydy😂😂😂😂
@faisadahir4686
@faisadahir4686 4 жыл бұрын
Soomali qumayo ayaa kadhuntay hubsiimo halbaa lasiista qofka leyskagama boodo
@Maryamaky
@Maryamaky 4 жыл бұрын
Walaalkey #Hussein waan ku salamaay salaan kadib aad baa ogu mahadsantahay waxyaabaha fiican aad nalawadaaktid marka waxaan kaa codsanaynaa inaad ka soo hadashid gabdhaha #skinny ga aha sidee jirkooda u quxin lahaayeen / u cayilin lahaayeen #Mahdsanid wllkey ❤️❤️❤️❤️❤️🙏🏻
@istarhassan1126
@istarhassan1126 4 жыл бұрын
Manshaa allaah thanks so much i like walaahi waan uu mahanahate
@ifkanolashawaahooyo6287
@ifkanolashawaahooyo6287 4 жыл бұрын
Istar Hassan ister intee gashay abaayo waan kuwaayay telegramka maxaaa ku nacday
@fadumosadaq9920
@fadumosadaq9920 4 жыл бұрын
Masha allh wll qaali
@noloshamaanta
@noloshamaanta 4 жыл бұрын
Mashallah hore u soco bro team Hussein ha lay soo booqdo
@fatmaosman8616
@fatmaosman8616 3 жыл бұрын
Waxan jiraa 24 sano collagen peptide powder ma cabi kara madama timuhu iga daatan cidiyuhu iga jaban sidoo kle maqaarka wajigeyga cadcedu wax yeshay oo laablab soo galay
@fadumoabdulaahi3215
@fadumoabdulaahi3215 4 жыл бұрын
Masha allaah mahadsanid amiin kuligeen illaah hana xifdiyo
Mama vs Son vs Daddy 😭🤣
00:13
DADDYSON SHOW
Рет қаралды 48 МЛН
Как бесплатно замутить iphone 15 pro max
00:59
ЖЕЛЕЗНЫЙ КОРОЛЬ
Рет қаралды 8 МЛН
Best Toilet Gadgets and #Hacks you must try!!💩💩
00:49
Poly Holy Yow
Рет қаралды 22 МЛН
الدكتور محمد فائد || الكولاجين وأهميته
15:11
DARYEELKA NAFTA & DUKAAMAYSIGA CASRIGA AH. Vital Proteins
12:15
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 16 М.
كيف تنجح العلاقات مع ياسر الحزيمي | بودكاست فنجان
3:03:09
MUXUU COLLAGEN NOLOLSHAYDA KUSOO KORDHIYEY? UPDATE.
11:27
AJ & Fadna
Рет қаралды 66 М.
3 sheey hadii Aad dhaafto waad catoobeysa
8:38
Hamdibatraanshopp
Рет қаралды 201 М.
CIRIBTIRKA CIRADA WAAD KA MAARMI DOONTAA MADOOBEYSO DAMBE
8:39
Kulanle Bidaar caawiye
Рет қаралды 14 М.
Сын Роналду чуть не облысел 🤯
0:28
Спортивные Моменты
Рет қаралды 975 М.
Футбол - командная игра!
0:51
Виталий Андреев
Рет қаралды 2,5 МЛН