Wax kasta run maahan,Anagey naga waalayaan,Acudubilaah minasheydani Rajiim.Bahal waye la so sawirey sidasan umaleyna.Ilaahey ha ka caafiyo intii la xanujnsan xanuunkasta.
@CawoAzyaf6 күн бұрын
Ani guurki io dhoofki bahashasi iga so xidh xidhay 😢
@XafsaMaxamuud-pd3dk21 күн бұрын
Aniga hada ka hor wan lahaa lakiin quraan badan iyo cashar aan cabey baa alle igaga kaxeyay 9sanan guri lahaa hada 2 gabdhood baa ii joogta illheey bey u joogaane marka dhaqtar masri ah baaan hada ka hor u tagey wuxu iso siyey kinin wuxuna igu yiri anagu hada nahy masari umu sabayaanka hoyda ay ku jirto kininkaasan siinaa anigu ma oran way I haysa hadii cilaaj la I geyana way iga qaylin jirtey kininkii wan cuney uur baa alle I siyey hadana wu iga dilbey marka 9sano uur mar mar baan qaadi jirey way iga soo dilmi jireen kadib suratu baqara baaan dhageysigeeda badiyey biyo aaan quraan ku tufeyna waaan joogteyay cabidiisa iyo ku qubeysugeeda wllhey inan dhaqtar u tagun 2da ii jooga illhey baa dhib laan isiyey wanagsane waa illheey❤❤
@SeymabCisman-fe4et21 күн бұрын
مشالله تبارك الله abayo Numberka isheeg halkee ka hela bills way idhitay umu subiyan
@SeymabCisman-fe4et21 күн бұрын
Hafsa maxmud
@abaneymahamuud961520 күн бұрын
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam mashallah shukrn
@mzzAaisha22 күн бұрын
Abayo mesha intee waye aniyaa ku dhiban wllh illahy ha iga dulqado Aamiin yaa rabi
@MariamMohammed-p1k21 күн бұрын
Naa waa sixir
@FardowsoAbdi-d4z20 күн бұрын
Wll is qurami waxas wa qayali
@nyg116221 күн бұрын
Subhana Allah 😱
@habibaadan422221 күн бұрын
Subxan Allah ❤❤❤
@AyFaayow20 күн бұрын
Ilahey haniga dulqado apyoh
@Inasuldan123521 күн бұрын
Waligey wan maqli jirey waa bahal jin ah umul sibyaantu subxanallah Allahuma najeynaa
@Samsamcabdi-g2w21 күн бұрын
Wcs wllo qaali
@MunoAden-p3k19 күн бұрын
Abayo asc Ana rawo halke kahela
@Salmo-bh6dd21 күн бұрын
Yaa bahalku sidee qofka ku galay oo ugu dhexjiray lkn waxaan waa indha sarcaad mana aaminayo ani.
@MariamMohammed-p1k21 күн бұрын
Abayo gabadha farxiyo tawakal ya kashekaysay qisada kuuso hadaa kuqorto wad heli waxay dhahaday baha an Dilnay waaye
@user-yj2ik5wd1c21 күн бұрын
Wllo aniga hooyaday aye xamar lagaga soo Saray waxaas waa indho sarcaad waxaas run maha ninka samaynaya ayay far u labantahay run hadaad rabtan ninka dhakhtar miyaaa mise waa Caligula qayb teedad kale waxan wa jini sidee jini u arki karna anaga?
Gabar aan aqaan baa gurgeeda iyadoo joogto ka soo baxay sido kale maamo aan garanayo buu gurga iyadoo joogto ugu soo baxay
@ZamzamYusufAbdi20 күн бұрын
Umu subyana wax ladhaho majiraan waa cuqud sixir ama xasad ah qofka haweenka uga xirnaa Riximka kadibna illahey kafur ruray sidaas uu kaga yimid dhiigi cadada ee ka qaldanaa oo jinjiro wata marka yaa laydin maarin habaabin waa iga waano iyo inti aa kagaranayo cidna uma danlihi
@hiboali759621 күн бұрын
xasbunallaah wa nicmal wakiil way dhacda dadbdan ayay kasoo dhacda
@MunoAli-sm6cy21 күн бұрын
Salallaahu caleyhi wasalim
@FartuunNuur-u7w20 күн бұрын
Umu sabyaniga hoyadey ayba laga so bixiyey qofka cirbad la duraya kadibna sidi cunug cml ufolana markasu kaso baxa hoyadey inti laga so sarin ka uur mar ay qadey cunug 4 bil kaso dhacey oo madaxa umu sabyaniga ka cuney cunuga hoyo oo kaso dhacey madax aya uuka duleley wax wax cuney cml aha hoyadey ayba lagaso sarey oo lana tusey anga
@user-yj2ik5wd1c21 күн бұрын
Intaas oo quran saar baa jira oo cana wali lama arag wax soo baxaya oo la dilayo