Canada, Arin Xanuun Badan, Xaaskiisa Ayuu Lix Bilood Meel Uu Geeyey, Lama Hayo, Numberkii

  Рет қаралды 61,339

Bilan 24k

Bilan 24k

Күн бұрын

Пікірлер: 238
@abdullahihassan6223
@abdullahihassan6223 10 күн бұрын
Sheydan waye shaqo halaga Qabto shiikhaal na shaqo kuma inta cadawga Allaah sw ah iyo cadawga muminniinta Qabiil shaqa kuma laha ee haleyska kaashado inta Adomada Allaah sw dhibateyso ❤Alxamdullillaah ❤
@shukrishuulaanka8595
@shukrishuulaanka8595 Ай бұрын
Mamada culeyska Allaah ha ka qaado. Malaha reerka dhibka bey ka badisay sida ay u hadleyso baa laga daremi karaa, sodohyasha qaar badan ma xishodan iney caytanto wax wanagsan maahan. Gabadhedana hadu dhib heysto Allaah ha ka qaado aamiin
@SharafDahir-j5p
@SharafDahir-j5p Ай бұрын
Ma gabadheda ine lahadasho udiidi kara
@zahiraahmed5808
@zahiraahmed5808 25 күн бұрын
Abaayo waa runtaa horta, sodoh inay caaytanto waa ceeb. Anba hadalkeeda waxan ka daremay inay reerka culeys badan saaratay, Canada na meel leysku abuse gareyn karo maaha oo aniga Toronto degen. Canada waxan joogaa in ku dhow 34 sanadood ninka ay ka hadleysana waan aqaan oo qaraabaa nahay laakiin wadankaan dadka xiriir fiican ma wada laha sababtoo ah dadka danahoodaa mashquul ka wada dhigay. Laakiin uma maleynayo sida maamada u tilmaantay gabadheda in la abuse gareyn karo sabatoo ah waxay tiri gabadheyda jiljileec kuma ogayn. Islaanta aflagadada ma fiicno in ay caaytanato waa laga fiican yahay.
@ifraxmaxamud9617
@ifraxmaxamud9617 22 күн бұрын
Subxaanalaah waan is iri walaahi sababtoo ah dadkeenu ma oga dhibka yaala wadanmada shisheeye
@hagiohaji7937
@hagiohaji7937 9 күн бұрын
Gabadhaada Allah hakuu soo uruursho
@HawaKinsi
@HawaKinsi Ай бұрын
❤ hooyo laa xawla walaa quwata illaa bilaah aad ubadi
@QadanOsman-j7s
@QadanOsman-j7s Күн бұрын
Alle haku so dhameyo mamo
@batulasmail8261
@batulasmail8261 Ай бұрын
Qofku wuxuu hayo ayuu bixiya Laakiin waa khalad inuu Gabadha Hooyadeed ka gooyo
@bardacad
@bardacad Ай бұрын
ALLAAAHU AKBAR HOOYO IMAHEEDA QOFKII KALA GOOYA WAA SHAYDAAN NAAG AAN HOOYO IYO AABO IYO EHEHLKEED WADAN ILMAHA AY DHASHAA WAXAA AY NOQONAYAN QARAABO GOOY. HOOYO SOMALIWAYN OO DHAN BAA KU GARAB TAAGAN WAANA LA HADLAYALNAA DADKA CANADA DAGAN
@zoyaquruux1466
@zoyaquruux1466 Ай бұрын
Canada anaga joogo wax badan waligay man maqalin qof xoog lugu heysan karo she might have stress african na lacag laa raba 90kaan
@barwaqobahjacooking3263
@barwaqobahjacooking3263 Ай бұрын
No something is wrong. This is her mother if you need
@hunnugumti3281
@hunnugumti3281 Ай бұрын
Wax fiican dheh mase afka iska xiro wll
@samowsamale3490
@samowsamale3490 Ай бұрын
Waxa laga yaabaa in depression ku dhacay sidaa darteedna isma maamuli karto ikhtiyaara ma leh
@Najma-Mohamed
@Najma-Mohamed 28 күн бұрын
Abyo anigaba canada jooga waa sax qof qasab laguma hysan karo lkn there’s something called domestic abuse…He might psychologically and emotionally manipulate her to control her, and make her feel trapped, fearful of harm, or too dependent to leave.
@zahiraahmed5808
@zahiraahmed5808 25 күн бұрын
Waa waxaan fahmi la’ahay Canada 34 sano ayaan joogaa naag Somaliyed oo lagu abuse gareyn karana ma arag. Islaanta waxaa wanaagsaneyd in si wanaagsan wax u raadiso inay caytanto ama tiraahdo gabadheyda ninka kuma xeranto waa laga fiican yahay.
@wiiloolol5582
@wiiloolol5582 Ай бұрын
Allow qeer sii daahir iyo hanna waa dad u dadaala dadka dhiban ❤
@Limit_Error_Broken
@Limit_Error_Broken Ай бұрын
So sad 😢
@hawoabdinur792
@hawoabdinur792 Ай бұрын
Ilahay hakuso nabad celiyo
@abdnasircuuke6051
@abdnasircuuke6051 23 күн бұрын
Prince Edward Island. Waa Gobol Canada ka mid ah
@Ilhan-s8s
@Ilhan-s8s 22 күн бұрын
Gabdha ama Maska ahan u xanusta una rabin in Somalida ogato Somalida xanuka walida wa qarsadan ma shegan runti ilahaye cafimad hasiyo amiiin
@mounamawell3993
@mounamawell3993 28 күн бұрын
Salam hooyo maxkabada Dahir Alasow aad 🎉
@mayAdam8888
@mayAdam8888 Ай бұрын
PEI waa Prince Edward Island, Canada gabadha hadeey caafimaad qabto laakiin aaysan rabin inay hooyadeed la soo xiriirto lama qasbi karo hadaanay rabin! Police waa inay soo fiiriyaan inay gabadhu aaysan jajuub ku jirin. Afxumada iyo ceeyda waa laga fiican yahay, ninka aad wacalka aadku sheegaysana telephone wuu xiranyaa marka runta laaysu sheego
@Ummusahra123
@Ummusahra123 Ай бұрын
What do you mean hoyadeytha lahadasha rawin ma gawar aya hoyadeytha jarta because of money...
@samowsamale3490
@samowsamale3490 Ай бұрын
@Ummusahra123waxa laga yaabaa in depression ku dhacay sababta awgeed aanay rabin inay cidba la hadasho waan wax dhaca
@Ummusahra123
@Ummusahra123 Ай бұрын
@@samowsamale3490 may be
@zahiraahmed5808
@zahiraahmed5808 25 күн бұрын
Absolutely. Hooyo saan u caaytameyso waxaa dhici karta in ninkaba uusan qaladka laheyn oo gabadha ninkeeda jeceshahay oo hooyadeedoo caaytameysa ay xamili Karin oo iyada ninka kula talisay inuu telka xirto ama block saaro hooyada.
@ifraxmaxamud9617
@ifraxmaxamud9617 22 күн бұрын
Aloow sahal amuuraha
@somcana
@somcana 16 күн бұрын
Shiikhaal is not easy. Gacan adeeg.
@hawoabdinur792
@hawoabdinur792 Ай бұрын
Asaga a allaha so hadeeyo
@naimo133
@naimo133 Ай бұрын
Wey kuu shireen biil ey kuudiidanyihiin adne waa dhibadantahay lacag keen dhib waaye mar maraa lawayn karaa waa helee laakiin waxey kusiiyaan arag ilaahey lee bari
@GasleBahal
@GasleBahal 15 күн бұрын
Alaha usoo dhaweeyo dadka dadkooda baafinaaya
@marftoons5249
@marftoons5249 Ай бұрын
Asc, Tan gabadheeda walaahi waan u furi lahaa 😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@zahiraahmed5808
@zahiraahmed5808 25 күн бұрын
Maamada ma fiicneen inay saan oo dhan u caaytanto sababtoo ah gabadheeda xataa markay aragto videogaan aad ayay uga xumaaneysaa. Ilmahaaga waa la raadiyaa laakiin mala caaytamo
@asmafarax7311
@asmafarax7311 3 күн бұрын
Sheeko Hooyo Warwarsan Ayaa Meesha Ka Muuqata Oo ilmeheedi hadal Kala Adna Sharaf Baad Ka Hadlaysaa
@AdenBidar
@AdenBidar 23 күн бұрын
Alle haku soo aruuriyo
@XamdaAxmed-o1z
@XamdaAxmed-o1z 26 күн бұрын
Alle ha kuu sahlo hooyo
@saadmohamud8787
@saadmohamud8787 19 күн бұрын
Subxanallah, nin awladiisa ayeeyo ay u tahay caayeysaa oo habaraysaa . Gabadhu ciyaalkeeda ayey heysataa ninkeeka ayey lo joogta . Eedo ilmo kaama maqne waa lagaa guursaday, caruur ay kurinaysaa. Haday wax qaldameen u ducee .
@wardaosman1916
@wardaosman1916 19 күн бұрын
Hablaha la dhalay ee la koriyey miya la qarsanayaaaa😂
@saadmohamud8787
@saadmohamud8787 19 күн бұрын
@wardaosman1916 cidina cid ma qarsan karto marka hore, mamada willka inanta ka guursaday waa willkeekii, haddey wax si noqdeen way niqon karaaane samir iyo duco aa muhiim ah. Awlaad aa meesha joogta, somalaay seef la boodnimada iyo fudeyka hanu is ka deyno. Allah og wixi jira. Dumarka ajaanibku abuse ka ku heystaan waynu ka aamusnaa , ninka somaliga ah na iyadoo wax la hubsan aa lagu hoobtaa.
@sucdisiad3316
@sucdisiad3316 Ай бұрын
Gabadha wuu sixray sida ay u badan tahay Canada waa meel sixir badan
@june6206
@june6206 Ай бұрын
Ma Gali maha wa gobol
@Kheerto-un5cy
@Kheerto-un5cy Ай бұрын
​@@june6206waasax wiil ilmaheeda laga gooyay waan arkay
@muhdiina7382
@muhdiina7382 Ай бұрын
Ma sixrin ee wax ay rabto ayuu u hayaa
@UbaxMaxamed-t2f
@UbaxMaxamed-t2f 21 күн бұрын
😢alaah hawsoo dhaweeyo
@hajiahajiali4188
@hajiahajiali4188 19 күн бұрын
استغفرالله العظيم واتوب إليه
@barniabdirahman6475
@barniabdirahman6475 9 күн бұрын
WAABARTAN WAA MOORYANTII EE WAARKEED ISKAA DHAAFA
@akn7640
@akn7640 Ай бұрын
Wan ka xumahay hoyo lkn somali ha aaminin qofkale oo muslim soomaali eheen ayaan la jeclaan lahaa
@JamalIrad-y4f
@JamalIrad-y4f 27 күн бұрын
Charlotte town
@abdnasircuuke6051
@abdnasircuuke6051 23 күн бұрын
P .I stands Prince Edward Island.
@muhsinainshaallah
@muhsinainshaallah 20 күн бұрын
PI stands for Prince Edward Island
@shadowonyt669
@shadowonyt669 20 күн бұрын
Waala sixray ,laakin allaa og
@abdisalamelmi55
@abdisalamelmi55 9 күн бұрын
subxaana laah
@abdinurmahamed3147
@abdinurmahamed3147 27 күн бұрын
Mamadan waay walantahay huunguri ayay raadineysa
@farahmohamed6966
@farahmohamed6966 20 күн бұрын
Vancouver bay u dhawdahay iyo Washington state
@abdiabdi4390
@abdiabdi4390 19 күн бұрын
PAI Prince Edward island
@faysalcabdi2167
@faysalcabdi2167 29 күн бұрын
Mamadu ayduuna wey qaldanty say usiisa qoof Aysan garaanayn inateeda reerkisa mataqaan qof ay wax usuyiin mataqaan wey Qadar waye😢😢😢 all has dhaweyo😢
@barniabdirahman6475
@barniabdirahman6475 9 күн бұрын
Naa haabar taan moore yaantaa kaabax waarkeed reerka inee buuriso ayee raaba
@GUREYHUSSEIN-j3b
@GUREYHUSSEIN-j3b Ай бұрын
War ana aqan rerkan see wax u jiraaan rer Mohammed nuur wa dad 100%100 fican
@zahiraahmed5808
@zahiraahmed5808 25 күн бұрын
Walaal anba waa garanayaa laakiin wiilka aqoon uma lihi laakiin reerka qaraaba nahay. Maamada inay caaytanto waa laga fiican yahay inay ilmaha ayeyda u tahay iyo gabadheeda ku xushmeyso wiilka sodohda u tahay ayey aheyd
@amalianasrani894
@amalianasrani894 20 күн бұрын
Islaantooy gabadhada waalagaa guursaday Ninku caruurtaada ma dhaline Nimankii dhalay ha masruufeen Aabayaadhood uraadi
@Kaafiya_25
@Kaafiya_25 Ай бұрын
Hooyo waa ku dareemi karaa xanuunka gabdhada ayaa ku heysa lakin xoogaa ceyda isla yaree ilmaha ayeeyada u tahay qalbigooda illaali
@WaranA-c7l
@WaranA-c7l 14 күн бұрын
Naagtan waa sixranrahay waxaad u gaysaan rusheye
@zahraabdikadir6941
@zahraabdikadir6941 Ай бұрын
Casumadeesa sharlaton baan last dhahaa❤❤❤❤
@zahiraahmed5808
@zahiraahmed5808 25 күн бұрын
Charlotte Town aa la dhahaa
@abdiabdi4390
@abdiabdi4390 19 күн бұрын
Naaya Covid Maa qabtaa😅
@JamalIrad-y4f
@JamalIrad-y4f 27 күн бұрын
Princess Edward Island
@halimajama1664
@halimajama1664 Ай бұрын
Prince Edward Island
@u.j4515
@u.j4515 Ай бұрын
Prince Edward Island baa ladha haa
@4waabDhoowooy
@4waabDhoowooy Ай бұрын
Ma. Canada. Xoog. La. Isku. Heysan. Karaa. Anigaa. Canada. Joognaa. 30. Sano
@Hana571
@Hana571 Ай бұрын
Ha wayo waxan arkay gabar USA sidaas okale logu hestay waliba telka laga qaday hoyadina wu ugeyay xata guri madajin marki dambe hoyadi aya burisay intey is dagaleen ogabar aya jidka kawaday wlhi marku imaday ayuu boliska wacay o yire ilmaheyga raba xata daganashadi wuka celshay lkn waxey ku badbaday maxkamada wayo waxa lugu qabsaday sababta uguri udajin waye iyo telka uga qaday gabadhas ana indhaheyga ku arkay
@zahiraahmed5808
@zahiraahmed5808 25 күн бұрын
@@Hana571abaayo Hana qofna xoog laguma haysan karo Canada aniga 34 sano joogo. Sida America oo kalena Canada sharciga layskama ceshan karo oo mar hadaa wadankaan lugaha soo dhigto qofna kuma celin karto mana loogu hanjabi karo qofna. Laakiin gabadhaa laga yaabaa inay hooyadeed dhibsatay, oo markii gabar ninkeeda isku fiican yihiin ay hooyadeedna caayneyso ninka waxa dhici karto si ay reerkeeda u badbaadsato in hooyada ka gaabsato
@KhadijaIssa-c2y
@KhadijaIssa-c2y Ай бұрын
Waa Prince Edward Island
@wiilocabdul6383
@wiilocabdul6383 Ай бұрын
Sodaha sanadkaan ceebta Kama xishoodaan ninka gabadheeda qaba Oo caruurta u dhashay Ayeey caayeeysaa ma waxay garan la dahay inaan I kana Iyo Gabadha aysan kal goayn waayo awlaad baa ka dhaxaaysa illahoow xishoodka ha naga qaadin
@ashaaidid3331
@ashaaidid3331 Ай бұрын
Adiga gawadhada hadey ahanlehed wacunilehed cayba iskadabaa ee uducey
@fatoumahassan1993
@fatoumahassan1993 Ай бұрын
Waa tuga ega aha sheekhal taa dadka waa siixran baa la dhahy kolay gabdha uu tagay
@fadumonuur7264
@fadumonuur7264 Ай бұрын
Maxaa laga xishoonaa gabar ayaa kamaqan nin iska heestaa waxuu uqalmaa in ladilo afkagado iskadaaye
@FatumaJimale-s7c
@FatumaJimale-s7c Ай бұрын
Dadka caytamaaya allah kama baqayaan hooyadaan gabadheeda waxaa la siiyey isteres kaniini aan u maleynayaa
@zahiraahmed5808
@zahiraahmed5808 25 күн бұрын
@@fatoumahassan1993Sheekhaal wax ma sixran waa dad Diin leh walaal si qaldan ha u hadlin dambi yuu ku raacinee ceebna waaye caayda qabiil dhan in la caayo qof kaliya laga hadlaya meeshan dhabtana siday xaqiiqda tahay lama socono. Hal dhinac kaliyaad maqashay dhinaca gabadha iyo wiilka allow yaa dhageysta.
@marftoons5249
@marftoons5249 Ай бұрын
Iga walee waa rageedii 😂😂😂😂
@roodamahamed6138
@roodamahamed6138 28 күн бұрын
Asc allow dhibka kadulqaad hooyad walhi waa dhib Alle hakucawiyo
@Aaliyah-2t5
@Aaliyah-2t5 Ай бұрын
Bitish clolanbia (Vancouver ) Canada
@ashaomar6719
@ashaomar6719 Ай бұрын
U meant British Columbia 😉 😂
@FarxiyaHasan-h2w
@FarxiyaHasan-h2w 21 күн бұрын
Dadka canada 🇨🇦 wa wada buufis nagta iga furaneysiin bu yiri 😂😂
@faysalcabdi2167
@faysalcabdi2167 29 күн бұрын
Waxa lasmeenkara niinka magaciisa safaradaha lageeya oo labadhoo niimanaka uku yidhii wad iga furasan gabadha hagalan hawshaas wa last qaban karaa wuu draw yay😢😢🎉
@farxiyaali1985
@farxiyaali1985 Ай бұрын
Waleee waxa miski soomane hooyaded ka amusiyay mayara anaga daris ahan jirnay
@XafsoYunis
@XafsoYunis 26 күн бұрын
Waxa laga yaba ino sixray ilahey sida qeyra ha wafajiyo
@zahiraahmed5808
@zahiraahmed5808 25 күн бұрын
@@XafsoYunisSheekhaal sixir ma taqaan abaay afxumada jooji
@sm.5191
@sm.5191 Ай бұрын
mamada xaaq ayeey uleedahay sideey doonto ineey u hadasho beerka aaya duleelo waa hooyo waa in la radiya gabdheeda mana jiifto hooyada🥲🥲allaaha hooyo mcn allaaha sahalo
@quruxleeyqaracantay2580
@quruxleeyqaracantay2580 Ай бұрын
Bismillah
@FatumaJimale-s7c
@FatumaJimale-s7c Ай бұрын
Biritash colonbia
@ashaaidid3331
@ashaaidid3331 Ай бұрын
Waxa laga ogankara magacisaa iyo gawadhaa magaceda oo askartaa loshego loshego inu gawadhaa dhibkuhayo ladacweyo walasohelaa
@Mahadosman-q9s
@Mahadosman-q9s Ай бұрын
Shekhal dhaqan ma laha wa dad xun
@june6206
@june6206 Ай бұрын
Kkkk isagaba soomali ugu roon
@naxwohabi3415
@naxwohabi3415 Ай бұрын
Hoyodaa iyo abhagi dhaqan xumada kugu soo tarabiyeyay baa dhaqan iyo tarabiyo iyo diin tona lahayn qaniisad yahay isku furan
@Kheerto-un5cy
@Kheerto-un5cy Ай бұрын
Shiiqaal wanaag badan aanku. Hubaa llaakiin dad xun qabiil mallaha
@zahiraahmed5808
@zahiraahmed5808 25 күн бұрын
Walaal waa ceeb inaad qabiil dhan u aflagadeyso dhaqan hal qof oo shaqsi gaar ah uu la yimid. Sheekhaal ma wada xuma sida aanay qabiil walba u wada xumayn.
@fadumonuur7264
@fadumonuur7264 Ай бұрын
Bisinka alle hakasoo badbadiyo gabadha
@aliliibiya1663
@aliliibiya1663 23 күн бұрын
Canada 🇨🇦 qaboow ka jira ayadan ogeeyn xasaaska wa leyska furtaa in ow la dhuunto wu ku qasban yahay
@sbofficial3140
@sbofficial3140 Ай бұрын
Hada amuu Asagu xataa jiran yahey.
@SacdiyoHassan-os7sg
@SacdiyoHassan-os7sg Ай бұрын
Asc qof dhahaa diini xasan weligaay ma maqal nin aan dhul marin dhaaya ma leh
@zahiraahmed5808
@zahiraahmed5808 25 күн бұрын
Waa la yaqaan abaayo. Diini Xassan waa Tolweyne Loobage ama Mahadale Loobage. Anay Sheekhaal I dhaleen oo kala garanaayo.
@Suleeqoa
@Suleeqoa Ай бұрын
Harta shiqasha maxay nagahey gursadan u silciyan boqolal ka cabaneysan arka maxa qadan
@zahiraahmed5808
@zahiraahmed5808 25 күн бұрын
Sheekhaal ma xuma ee shaqsi gaar ah oo xun ayaad aragtay
@MaryamHussein-d3m
@MaryamHussein-d3m Ай бұрын
Ilahow u sahal hooyada
@halimasheikh6140
@halimasheikh6140 28 күн бұрын
Jaad waa laga helaa canada
@marftoons5249
@marftoons5249 Ай бұрын
Iimaanka lagaa qaad ee reerka ka har !!😂😂😂😂
@fartuunhassan6528
@fartuunhassan6528 Ай бұрын
Hannah paranta waa naag labo waji leh soomaalidana naag wanagsan iskaga dhigto marka kalana balwad iyo isqaawin kunool. Waa naag sheekh cumar faaruuq ikaaray. Dadka wax usheegtaa layaabaa.
@zahiraahmed5808
@zahiraahmed5808 25 күн бұрын
Hada ka hor ayaan maqlay inay tiri gabadh ingiriiska joogto aabaheed aa fara xumeeyey oo hadana la soo ogaaday inay been tahay reerkaas dhibaatey u geysatay laakiin ilaahaa ka goynaayo iyadana dhib malaha
@muhimcadeymahamed2387
@muhimcadeymahamed2387 Ай бұрын
Waxa yaab ah nin an wax heysan hadey kensato hada siyo lakin dadkisa qof an anonin side u sinkar
@shamsoibrahim4431
@shamsoibrahim4431 Ай бұрын
war jahiliin yahay carurtaas gacanta cadow ha u gelinina Subxanallaah lacaga lo diriwayay galada carurteda u dhiiba na nagta rerkeda uga har. Allah ka baq nabiga csw waxu yiri nagta xaqqa kobad ninkeda ku leh.
@Ummusahra123
@Ummusahra123 Ай бұрын
Mucjiso
@Happygirl53778
@Happygirl53778 Ай бұрын
@Ummusahra123 waalidkane aaway xaqiiisa hooyada baari u noqoshaheeda ayaa janada lagu galaa
@shamsoibrahim4431
@shamsoibrahim4431 Ай бұрын
@@Happygirl53778 wll nacam walid xaqu weyn bu leyahay laakin sifoyin iyo darajad ba jira nabigena csw waxu yiri cid an Allaah ehen hadi lo sajudi laha naagtan dhihi laha ninkaga u sajuud heerkasu tagan yahay, balse wiilka xaqqa kobad waalidka ku leh mesha gabadha xaqa kobad ninkeda ku leyahay.
@HassanAbdulle-l9d
@HassanAbdulle-l9d 26 күн бұрын
Magaca si fiican u weydii PA waa america
@zahiraahmed5808
@zahiraahmed5808 25 күн бұрын
PEI waa Canada saxib waa Prince Edward Island it’s Eastern Canada
@minamoha6505
@minamoha6505 Ай бұрын
Yaab horta somalidan konfur degta mxa ka siya gabadhedii bay ledahay ninka qaba reerkisa ma aqaan waana wada sidaas
@fariidoxaaji8738
@fariidoxaaji8738 Ай бұрын
Maamada ceyda meey iska deeyso afxumo wax u tari meeyso
@zahiraahmed5808
@zahiraahmed5808 25 күн бұрын
Waa waxaan la yaabanahay maamo weyn waa ceeb inay caayso ilmaha ayeeyda u tahay aabahoo. Sideeda banaanba qof weyn inuu caaytamo waa laga fiican yahay
@mohamedmohaa6844
@mohamedmohaa6844 Ай бұрын
P I waxaan laga gaabshay PRINCE Edward Island waaa gobol fog oo xeebta sanran
@GUREYHUSSEIN-j3b
@GUREYHUSSEIN-j3b Ай бұрын
Wan aqana maxa ka rabta
@MaryamHussein-d3m
@MaryamHussein-d3m Ай бұрын
Subnallah
@quruxleeyqaracantay2580
@quruxleeyqaracantay2580 Ай бұрын
British iland
@ekramabdirahman3746
@ekramabdirahman3746 Ай бұрын
Prince Edward Island waa gobal
@aminaosman4842
@aminaosman4842 Ай бұрын
Aniga aqaano edadey dhashay
@kadroismail5891
@kadroismail5891 Ай бұрын
Habarta say u caytamayso caadi ma ahan
@zahiraahmed5808
@zahiraahmed5808 25 күн бұрын
Waan yaabanahay
@UbaxMaxamed-t2f
@UbaxMaxamed-t2f 21 күн бұрын
Maamada
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey 28 күн бұрын
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw
@marftoons5249
@marftoons5249 Ай бұрын
Asc, xoog laguma haystee iyada ayaa laga qabi la yahay !!! Maxay ka cayrsan waa laga guursaday e ????😂😂😂
@muhdiina7382
@muhdiina7382 Ай бұрын
Ninkan waa naqanaa waa nin sharafleh, mamada iyo isaga khilaaf ayaa udhexeyo gabadheedana wa jogta kkk canada xoog la iskuma haysto😅😅
@zahiraahmed5808
@zahiraahmed5808 25 күн бұрын
Anba waan aqaana ninka oo qaraabaa nahay laakiin aqoon weyn uma lihi. Laakiin waa runtaa qof bani Adam ah oo xoog lagu haysto Canada weli ma arag
@kadroismail5891
@kadroismail5891 Ай бұрын
Hanaay adiga laftirkaag qabrigaaga u turo
@abdikarimjama6265
@abdikarimjama6265 Ай бұрын
Xishood sodoh bad tahaye
@idiriswarsamexirey9886
@idiriswarsamexirey9886 Ай бұрын
Xaqa ba soqabanayaa inshlh.
@fadumoguure3989
@fadumoguure3989 Ай бұрын
Hg o shikhal melku xirataye wa yab
@zahiraahmed5808
@zahiraahmed5808 25 күн бұрын
Waaba yaabanahay,
@naimowarsame7551
@naimowarsame7551 19 күн бұрын
Nin aaysan cidiisi aqoon miyay Gabar ku darsatay yaaab
@farhiyakahib4435
@farhiyakahib4435 Ай бұрын
Niin balwad lehe ayu uu egyahay
@sundusmohamed3151
@sundusmohamed3151 Ай бұрын
Naaag xoolo miyaaa waaba naag laqabeee ku noool qurbo see hooyadeeyd looga jaraa gabadja ayaa raali ka ah
@june6206
@june6206 Ай бұрын
P E I prince Edward Island baa la yidha lkn cid cid khas ku haysan karta iyo qof18 jir jawab qof wax ka wadi Kara ma jirto Canada hooyada halugoynina qabiil iyo cal goose dad la jooga wax at Wanamaker ku doona mooge hooyo dahir iyo dalimadani wey Kasi fogaynuun maha magalo wa gobal
@kadroismail5891
@kadroismail5891 Ай бұрын
Maxaad ka wacaysaa ma aduu ku qabaa
@abdirahman-b9l
@abdirahman-b9l Ай бұрын
Waayo maxaad uleedahay Sow Hooyadeed ma aha Ceeb Sidaas ha ihadlin
@KhadijaIssa-c2y
@KhadijaIssa-c2y Ай бұрын
Nayaa asmus wiil iyo waalid ayuu kala goosey muxuu ugu diida hooyadeed iyadaa dhashey Weligaa wax ma dhashey adiga markaas ayaa fahmi kartaa maamadan dhibta heysato .
@sbofficial3140
@sbofficial3140 Ай бұрын
Asc.Inta xaaladu inii hagaagso.Dhaartu xaalada waji kale bey u geelan kartaa.
@halimajama1664
@halimajama1664 Ай бұрын
Habar gidir ninku afduubtay kafantiisuu iibsadat
@naneyhaile7341
@naneyhaile7341 26 күн бұрын
Eedo waa laguu soo helayaa haduu yahay shiikhaal telephone soo qora
@ashasalah2835
@ashasalah2835 Ай бұрын
SAWIRKA SI FIICAN U SOO MUUJI
@barniabdirahman6475
@barniabdirahman6475 9 күн бұрын
Waa beenteed waaxeey raabtaa inee gaabadh maaskaad kaa gaash oo soodir kuu heeso ee
SAFARKAYGA MALAYSIA ILAA SOMALIA EMOTIONAL
11:35
KOKO BULLE
Рет қаралды 13 М.
TATA WA SSEGIRINYA ATABUKIDE M7. YEGWE EYASSE OMWANA WANGE. WAMUWA OBUTWA
10:39
요즘유행 찍는법
0:34
오마이비키 OMV
Рет қаралды 12 МЛН
-5+3은 뭔가요? 📚 #shorts
0:19
5 분 Tricks
Рет қаралды 13 МЛН
Ful Video ☝🏻☝🏻☝🏻
1:01
Arkeolog
Рет қаралды 14 МЛН
CABDULLAHI MAXAMED NUUR: WAREYSI BUUXA  SHIRQOONKI SHAQADA
3:47:53
HANOOLAATO
Рет қаралды 1,2 МЛН
4 WIIL OO WALALA AH TIJABIYAY JECELKODA CABSI CABSI
26:24
Ridhwan Issack
Рет қаралды 164 М.