No video

CANADA 🇨🇦 AYAAD WAXBARASHO U IMAAN KARTAA

  Рет қаралды 9,254

shaaciyeone show

shaaciyeone show

Күн бұрын

Join this channel to get access to perks:
/ @shaaciyeoneshow
#shaaciyeoneshow
#dvlottery2021
#dvlottery2023
#dvlottery
#ilhaanomar #maraykanka
#SerbiaiyoSomali

Пікірлер: 47
@gabariwahooyaded6714
@gabariwahooyaded6714 2 жыл бұрын
Shaciyow saan meshada ufiirinayay oo hunguriga iiga so dhacaaye wa dalee mid kheyr qabo meshas igeeya allaha ii sahlo
@diiriemovies9355
@diiriemovies9355 2 жыл бұрын
M.a keep going bro
@abshirsoft4952
@abshirsoft4952 2 жыл бұрын
scholarship sidee looga heli karaana canada masuul
@o.janagalle4651
@o.janagalle4651 2 жыл бұрын
Wll shaaciye Waxan Ku weydiinaya mar kahore barnamijkan Wax la hubo miyaa 100% tan kle qof halkaas jooga ma ii xareen karaa mideesa Fudud africa inan ka xareeyo io in halkaas la iiga Apply greeyo Plase Mahadsanid Nabadoone
@mohiyadinmohamud32
@mohiyadinmohamud32 2 жыл бұрын
shaciye wall walahi wan kulasocday balse like there Moye company kamasobixin jirin wayo mobile 📲 Aya aybad ah bro Canada
@abdiwahabdaahirofficials8615
@abdiwahabdaahirofficials8615 2 жыл бұрын
Waan ku slaamay bro Shaaaciye keep going bro
@cabdicasislibax9685
@cabdicasislibax9685 2 жыл бұрын
shaaciye inta aadan natusin prepare to study the canada maxaa ka horeeyay intee kasoo gashay kow natus.
@mohamedfidse5603
@mohamedfidse5603 2 жыл бұрын
Nio umada ha walin Canada anaga kula jogna sidaa ku imanay Io sida lagu iman karo we know it,,,
@somalione
@somalione 2 жыл бұрын
Mohamed Fidse sidee lagu imankaraa bro
@mohiyadinmohamud32
@mohiyadinmohamud32 2 жыл бұрын
Shaciye kaso hadal itopia qooxontiga xilimo Aya laqadays bro Canada & America
@m.ckalaay1018
@m.ckalaay1018 2 жыл бұрын
Sxb application intee kagalaa linkga inta soo dhig sxb keep going lph
@haniabdi9139
@haniabdi9139 2 жыл бұрын
Asc wll austiralia kasoo hadal
@najmaabdi2631
@najmaabdi2631 Ай бұрын
Hadan rabo inaan is dhibo visa wax barasho miyaan xareysanaya mise visa dalxiis
@mohameddhalahow6825
@mohameddhalahow6825 2 жыл бұрын
Keep going pro
@ahmedjaamac1426
@ahmedjaamac1426 2 жыл бұрын
Shaaciye powe iisoo jawaab qofka kaxaraysta DV lottery afriga isagio jooga iyo qofka looga sooxareeyay maraykan wax farqiya ma udhaxeeyaan miyay kala mudan yihiin mise waa isku mid
@omaradam6924
@omaradam6924 2 жыл бұрын
Waxaab ahay qofka ugu horeeya ee comment soo bixiyo waan ku salamay bro
@kevindeajax1306
@kevindeajax1306 2 жыл бұрын
i’m first today ❤️❤️
@d.c.n.1217
@d.c.n.1217 2 жыл бұрын
Waxan waa ka so daalnay bro. Before 2018 ayay fududeyd hada it's too hard don't West u time
@yasinmohamoud5380
@yasinmohamoud5380 2 жыл бұрын
wll imikan ku hawlanaa ee maxaa qaldan
@mohamedia9848
@mohamedia9848 2 жыл бұрын
shaaciyow sxp Yukon community pilot program mad kasoo hadashid marar badan ayaan kusoo weydiiyey thanks
@shaaciyeoneshow
@shaaciyeoneshow 2 жыл бұрын
Ok
@ummadamedia6785
@ummadamedia6785 2 жыл бұрын
Bro videogaan maad sifiican noogusooduubti Camtasia studio noogusooduub sxb qaali
@kobciyeofficial9517
@kobciyeofficial9517 2 жыл бұрын
Mahadsanid
@ilhaanmohamed9294
@ilhaanmohamed9294 2 жыл бұрын
Wll plz isheeg melan kala so xidhiidho inan wax ka waydiyo rabaa
@abdiaziizok8421
@abdiaziizok8421 2 жыл бұрын
Guleyso bro wll qalia
@mohamedabdullahi4532
@mohamedabdullahi4532 2 жыл бұрын
Scholarships oo lacag la’aan mala helikaraa shaaciyow
@omaradam6924
@omaradam6924 2 жыл бұрын
Jamacada privateka ah ayaan rabaa sideen ku lahaa master degree waxaan heysaa bachelor sxbow arinkaas wax igala shaqeyn karo maheysaa
@mrmideeye8409
@mrmideeye8409 2 жыл бұрын
Mrka waxbarashada dhamesato sharci dhalasho iyo degnaan maka helee
@hererimedia9023
@hererimedia9023 2 жыл бұрын
Iam first sxp qali thanks your information pin igu qabo
@Mo_Abdinor
@Mo_Abdinor 2 жыл бұрын
Sxb link noosogeli
@abdiqanixasanmohamed6339
@abdiqanixasanmohamed6339 2 жыл бұрын
Sxb linkiga soo gali
@mousefarah4821
@mousefarah4821 2 жыл бұрын
Link jamacada so raaci Masuul.
@popfirex2059
@popfirex2059 2 жыл бұрын
War nio maraykanka ku soo dar zxp qaab wax barsho loogu iman karo
@khadracumar8976
@khadracumar8976 2 жыл бұрын
Link soo gali
@amiirfitah8864
@amiirfitah8864 2 жыл бұрын
Wll ado mahadsan adigo aplly garenaayo nosoo duub iyo qaabka loo helo aqbalada
@umaymsiciid9615
@umaymsiciid9615 2 жыл бұрын
Lcg la aan miyaa kkkk
@najmaqurux7287
@najmaqurux7287 2 жыл бұрын
Link ga meee
@digitalchannel7651
@digitalchannel7651 2 жыл бұрын
Firt pin igu qabo sxp
@amiirfitah8864
@amiirfitah8864 2 жыл бұрын
Tan kale ma lega rabaa luqada english ina aqaano ama wax cadenaayo shahada
@abdirzakhasen3145
@abdirzakhasen3145 2 жыл бұрын
Kalay adigu marwalbaa waxad dadka kudiri galisa inay qoxoti noqdaan waxyabo badan oo aay dadku dalkoga ku qabsan karan baa jiraa tasi ku dhiri gali somali qoxotnimo xal uma aha
@omaradam6924
@omaradam6924 2 жыл бұрын
Qofka ma shaqeysan karaa asagoo ardey jamacadeed ah bal arinkaas nala wadaag mudane. Hadaad xog ka heysid
@shaaciyeoneshow
@shaaciyeoneshow 2 жыл бұрын
Haaa
@roodinajamac7890
@roodinajamac7890 2 жыл бұрын
Wllo Canada ayn rawa Ina imado maa aqano sida ku Imani lahay marka ika Siid fudug oo an ku Imani. Karo iku cawi wxa walib aniga Aya iska bixinaye
@hassan6692
@hassan6692 2 жыл бұрын
Canada waxbarasho ama layn inaad gadato baad ku imaan kartaa oo keli ah, wixii kaloo la sheego waa been. 2daasna tan danbe baa suuragal ah, tan hore oo waxbarasho da ahi suuragal uma ahan qof somaliya shahaadadiis haysta.
@abdinaazirmaxamednuure4416
@abdinaazirmaxamednuure4416 2 жыл бұрын
Asx
@abibokiehyacin6138
@abibokiehyacin6138 2 жыл бұрын
none sense
CANADA 🇨🇦: Sidaan u xarayso/ Codsi shaqooyinka Canada
9:16
shaaciyeone show
Рет қаралды 9 М.
Whoa
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 24 МЛН
КАКУЮ ДВЕРЬ ВЫБРАТЬ? 😂 #Shorts
00:45
НУБАСТЕР
Рет қаралды 3,4 МЛН
Nolosha dhabta ah ee SHANTA bilood ee ugu horeyso Canada markaad iska dhiibtid
14:35
Sida iPhone ka loogu duubo Youtube video qurux badan - Step by Step
6:45
Abdurahman Yarow
Рет қаралды 3,5 М.
Waxbarasho ku imow Maraykanka( Student visa ) Subscribe @shaaciyeoneshow
15:25
Intaan oo hab ah ayaad CANADA ku tagi kartaa @shaaciyeoneshow
11:17
shaaciyeone show
Рет қаралды 37 М.
Filashada VS Runta taala Canada
12:58
Mathey Malagow
Рет қаралды 105 М.
Waxbarashada Dalka Canada  | BARASHO |
6:12
BARASHO
Рет қаралды 8 М.
Whoa
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 24 МЛН