CANAIAN BOY HABADII OO LA WAY DIIYAY SOBOBTA AY U SILICIYEEN YOO YADII IYO ASIGA

  Рет қаралды 17,196

Zir Hassan Officiall

Zir Hassan Officiall

Күн бұрын

Пікірлер: 66
@zirhassanofficiall
@zirhassanofficiall 13 күн бұрын
Muuqaalka like saara la eoco qaybta xigta🙏
@fadumomuse9591
@fadumomuse9591 12 күн бұрын
islaantan warkeeda iska dhaafa
@yasinali-gz5cq
@yasinali-gz5cq 11 күн бұрын
Aj wa nin qalbi wangsan mash allah brother allaha ku xafido 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍
@hooyo-hj6dd
@hooyo-hj6dd 12 күн бұрын
Wiilkaa fidnada hajoojiyo khadro family fiican oo jacel ayey ka dhalatay saan ujeedo walaalaheed way u dadaaleen ee wiil yahow shaqeyso oo meel iska soosaar oo be proud of your familyka reer abtigaa. Qofkasta oo aqlileh wuu fahmi karaa Adna hadalkeeda. joojiya dulmigaan reer social media.
@FartunK
@FartunK 12 күн бұрын
A.J KAN LA DHAHO WAABA GEED DOQON AH SUBXANALAAH
@weightlosssecretstips8605
@weightlosssecretstips8605 12 күн бұрын
Naagtaan beenteed wee cadahay. Habiiba was full carer because the mum was sick and Habiibah abused her authority and that’s why this family suffered 12 years. And Aj waa dulmiile
@sahramohammed9401
@sahramohammed9401 12 күн бұрын
Sharaciga canada baro yaal aad masula ka noqoto wadanka lagalama bixi karo
@abaadirjecliyaa5114
@abaadirjecliyaa5114 12 күн бұрын
Aj family bakhti baad nin gar ama hadal wax ka yaqano ma tihide ninka gabadha wareysanaya u dhaaf mar waliba ha ku so dhex dhicin sidii duqsiga ee ninka wareysiga wado u dhaaf hadalka , tan kale gabadhaan maxamed ilma habreedka yihiin ineey been sheegeeyso hadalkeedaa kashifaaya laakiin markeey dhimato ma habryarteed baa iilka la galeeyso oo xisaabta aakhiro la qeeybsaneeysa ? / yaab , waana yaabka yaabkiis
@Abdidheere-u9h
@Abdidheere-u9h 12 күн бұрын
Waasiir kuu soocoo gaabaadhaa hadaalkeeduu xaabeeb ayuu leeyaahee wali soo faaqfaaq kuu soocoo merci beaucoup djibouti
@maxamedsaid1576
@maxamedsaid1576 12 күн бұрын
Haladabagalo gabadha hadalkeeda waxaa ku jira julaay 2023 iyo mar kale julaay 2024 ayuu hooyadii kasootegey
@Fotballmo
@Fotballmo 13 күн бұрын
Naagtan waa kuwa udoda dulmiga willkan dulmiga logaystay maanta cadan iyo maduwba inata maqashay shekadisa way og'yihin na willkan wad ku rogmandontan
@sahramohammed9401
@sahramohammed9401 12 күн бұрын
Adiga hala dhaga baa wax ka dhagasatay story had too stayd always soomaali dağdag baya ku bayan
@GamalFarah
@GamalFarah 13 күн бұрын
AJ WAA MUNAFAQ HADALKU KUGU XIDHAYA MAXAMED HABO HALA HADLIN QOLKIISA WAKHTIGU KAA RIDAYAA WUXUNA RABAA INAY DASKAAN BEEN KAA SHEEGAAN WAKHTI BADANA WUU SIINAYAA HABO HAKA SOO HADLIN QOLKA AJ
@zirhassanofficiall
@zirhassanofficiall 12 күн бұрын
Waad fahantay
@FartunK
@FartunK 12 күн бұрын
munafaqa waa qof aqli badan qiimaadba u yeeshay A.J waa doqon aan aqli baxneen maxamed oo afkiisa ka sheegaysid in la dulmay reer abtigiis iyo habaryartiis hal shilin intuu Kenya Ku rafaadsanaa shilin u dirin Canada markuu tagay ka wada dhuuntay dulmigaas umada wada aragto doqoka A.J ma arko waxaan dhihi karnaa waa handicap
@faadumaibrahim3335
@faadumaibrahim3335 12 күн бұрын
Subanallah subanallah subanallah
@FarhanHasen-p5q
@FarhanHasen-p5q 12 күн бұрын
Aje ❤fadoan❤naga ❤Amus walaal
@caishamaxamuud4875
@caishamaxamuud4875 12 күн бұрын
Naagtan bented waaye ilahey kama Cabsanayso🥺🥺🥺ilahey Xaqa ha idin tuso waad dhibten Wilkas ilahey Xaqa ha idin tudo6🥺🥺🥺
@FarxaanaxmeddhuuxDhuux
@FarxaanaxmeddhuuxDhuux 12 күн бұрын
Safiyo wllshy cayayaankaan baraha bulshada ha isku soo dhisin Waa gb Ha is barina Famelkiina xumaan la raadinaayaan
@KoosIlmi
@KoosIlmi 12 күн бұрын
Hada kanada waa joogtaa shaqeyso maxaa ku daba dhigay walidkaa horay u soco
@SagalMohaned
@SagalMohaned 13 күн бұрын
Kkkk naagtaan carur mey ushekeynaysaa. Wey ceboben 2sano eubaryayey maxay udhumatay kaso gudub Marku NAIROBI silcayey maxa codkeda lo maqli waayay kaso gudun maxay u aamusiyeen Daahir calasow O dhaqalo logu biziyay silo dilo
@Wholecarpet
@Wholecarpet 13 күн бұрын
Ama xabsi daain
@haladahir
@haladahir 13 күн бұрын
AJ caawo wa bartay l never like him, waa munafaq. Sheekada xabiibo wadanka majoogin 2012 waa been. Qoftan warqad may aqrinaysay.
@Wholecarpet
@Wholecarpet 13 күн бұрын
@@haladahir Wu kibir hadlaya mowducana wuka baxay isqalajis bu mesha kabilabay iyo Inu handado Abu dujana ayado cadi loga wada dodaya arinti lakin Abu dujana wa qof afgaaban oo maskaxdisa sugan lakin baxar bu kujiraa oo wilkan arintisi asa qeyb weyn kaqatay
@sahramohammed9401
@sahramohammed9401 12 күн бұрын
Maxaa ka galaya sil ciisa waa a la dagashan yahay xabiibo ma dhalin masuulan kama ahan yarakaan duulduulayo oo abala lawah ah
@KoosIlmi
@KoosIlmi 12 күн бұрын
Intad irsaq radsan laheed mediyaha ha ku waalan ilma tahay ka har mediyaha
@SudiJeylani-pr6vd
@SudiJeylani-pr6vd 12 күн бұрын
Waa run wiilka caburina
@hooyo-hj6dd
@hooyo-hj6dd 12 күн бұрын
AJ cunugaan waa jizaar amaalna maleh dadka dulmiga ugu sacabtumaya ayuu run mooday. wiiloow suuqa iska celi dheh. Abaal maleh kan. saacadaan gang ayuu ahaan lahaa anaa canada jooga waxa ka jirana og. reer abti fiican ayuu leeyahay walaahi.
@AishaAli-p5v
@AishaAli-p5v 12 күн бұрын
Dhegeeso warka wiilka ha xanaqain wixi jirin majiran iyo wa run 2badas .
@fardawsa9423
@fardawsa9423 12 күн бұрын
Allaha naagta Ben hadana. Waa loo Jew daa. Hadalkeeda ismahaan haysto
@sumadqaran
@sumadqaran 12 күн бұрын
Qoftaan hadlayo qof balwadleh oo ilko jajaban ayay u egtahay😂😂 wiilka hooyadii markeey canada ku xanuunsan tahay oo caruurta laga qaatay weey iska cadahay ineey reerka celiyeen qof caafimaad qabto hadeey tahay oo ay iyada africa u guurtay dhoowr sano kadib weey iska soo noqon lahayd .
@NasirNasir-m3d
@NasirNasir-m3d 12 күн бұрын
xasan farey hadal mayaqne hanaga amuso
@NasraAhmed-i6s
@NasraAhmed-i6s 12 күн бұрын
Yahuuu 🇨🇦 👦
@Mudaneey
@Mudaneey 12 күн бұрын
Waa la waydiinaa wax way ka ogtahay waayo waatan difaacaysa famaliga
@FartunK
@FartunK 12 күн бұрын
A.J waa doqon aan aqli badneen maxamed oo afkiisa ka sheegayo in la dulmay reer abtigiis iyo habaryartiis hal shilin intuu Kenya Ku rafaadsanaa shilin u dirin Canada markuu tagay ka wada dhuuntay dulmigaas umada wada aragto doqon A.J ma arko waxaan dhihi ka A .J waa handicap
@CountryCountdown
@CountryCountdown 12 күн бұрын
Habartaan markii Sharciyada la weeydiiyey weeya cabsatey
@faizaaliabdallah5731
@faizaaliabdallah5731 12 күн бұрын
19:24- 19:29 Been khadra waa qof xanuunsan
@fatumamaow5018
@fatumamaow5018 12 күн бұрын
Naag fiican maaha
@shamsoibrahim4431
@shamsoibrahim4431 12 күн бұрын
Adna don’t give a shod this people they’re ignorant
@NasirNasir-m3d
@NasirNasir-m3d 12 күн бұрын
xasan farey is tutusu wada hg ayu ka baqaya uf
@NasirNasir-m3d
@NasirNasir-m3d 12 күн бұрын
war habartn calyada ka da eyso afka wen maxa ka dhageysa neysan
@Mucyadiinbaana
@Mucyadiinbaana 12 күн бұрын
Asc canadian boy iska aamus oo ka dhageyso qofka kale oo raba inuu beenkaa sheego sababtoo ah qof walba waa inuu ka hadlaa qofka kale hadalkiisa si uu waxa laga shergay uu u naqdiyo ama runwaaye u yiraahdo sidaas ayaana wanaagsan
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 12 күн бұрын
Xabiibo waa dulmileey haday kuqornay lacagtoodii ayay qaadan jirtay ayagiina wa kabakhtiyeen ilmihii iskuulkii lama gayn
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 12 күн бұрын
Aj beenloow waataad mamnuucday dadkii wax kaa sheegayay waana adigii ugu hanjabay tiktok inaa kaxiraysid
@CountryCountdown
@CountryCountdown 12 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@sumadqaran
@sumadqaran 12 күн бұрын
Cunugaan ma aqli badna bal mar haduu Canada imaaday maxaa daba dhigay reerka ama muu iska cafiyo ama muu banaanka ka maro sababta loo celiyay waa ineey hooyadii canuunsatay oo mar ilmaha laga qaatay weey iska. Kaliya waxay ahayd ineey ilmaha wax barashadooda si fiican ooga war hayaan oo markuu mid walba high school dhameeyo ay soo celiyaan.
@cadceed-wt5
@cadceed-wt5 12 күн бұрын
Maxkamada canada waxan ka helnaa lenahay maxamadow ina adeeer dacwoo waa sabartay lkn malaga xishoon
@caishamaxamuud4875
@caishamaxamuud4875 12 күн бұрын
Aj family maxaa ka galey arintaan nacalad baa kugu taal eey afxun aj🙄
@gfgufbhvyg3813
@gfgufbhvyg3813 13 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@cadceed-wt5
@cadceed-wt5 12 күн бұрын
Cidan sheekadii hg ee khamarjinimada ayey wadan maba oga miyaa in Canada la jogo waryaa waxan waalid ma ahee dacweey
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 12 күн бұрын
Baasabooradooda dad kale maxaa loogu geeyay
@younusmahamoud9784
@younusmahamoud9784 12 күн бұрын
Ma Ninbaa Hadlaya Mise Naag Bisinkoow😂
@shamismohamud4051
@shamismohamud4051 12 күн бұрын
Mohamed Canada jogtaa habo social media iskaga har oo shaqeyso
@cadceed-wt5
@cadceed-wt5 12 күн бұрын
Been badana naagtan shahaado dugsi sare ah oo somaliya ah maxey canada ka goyneysaa
@alidirieduale6365
@alidirieduale6365 12 күн бұрын
Su,aisha aad gabadha weydiineysaa ayada malahan ayada waxaaba laga yaabaa iney yareyd markaas fimilkana ha isku dirina haddaad arinta xalineysaan qoyska toos ula hadla gala r arrnta haddii kalana dowlada ha dhameyso social media arinta uma baahna wiilkaasna ha wareerinina min fadlikum ilaahey ka cabsada meesha maxkamad ma aha
@zirhassanofficiall
@zirhassanofficiall 12 күн бұрын
Waa sidaa
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 12 күн бұрын
War wiilkayar faraha ka qaada fiyuus haku raadina
@shamsoibrahim4431
@shamsoibrahim4431 12 күн бұрын
Wasiir adiga naceebka kaa buuxo eed reerkan u qabto maxad uga qaadi karta nothing zero
@saidahassanfarah8185
@saidahassanfarah8185 12 күн бұрын
Meeqo lacag ayaad soo qadatay dhilo dad la tarxiilay sharciyadii dad ayaa lagu keenay nacaladi idin ku dhacday
@AbdillahiYoussoufAli
@AbdillahiYoussoufAli 13 күн бұрын
Waxani wax aan dhagay san karno maaha waa been
@SagalMohaned
@SagalMohaned 13 күн бұрын
Waa beented daahir laaluushtay siloo dilo wiilka 2sanu baryaayay Allaah fadexadeyo
@hawosaid139
@hawosaid139 12 күн бұрын
Wiilkaan yar dhalinyaranima badan ayaa ka muuqata
@AbdillahiYoussoufAli
@AbdillahiYoussoufAli 13 күн бұрын
Wax ka jira ma jiro
@AyaanDjabuuti-ig2ki
@AyaanDjabuuti-ig2ki 13 күн бұрын
Beenaldan iska dhafa
@AyaanDjabuuti-ig2ki
@AyaanDjabuuti-ig2ki 13 күн бұрын
Beenale iskadhafa
GABAD NAAFO AH AYUU 8000$ DOLLAR KA DHACAY CANUGEDINA GALO KA QADATAY
54:37
WAR FARXADLE CANADIAN BOY HOOYADI IYO WALALIHI FIISIHI LO SAMEYAY
32:20
Zir Hassan Officiall
Рет қаралды 3,7 М.
黑天使被操控了#short #angel #clown
00:40
Super Beauty team
Рет қаралды 61 МЛН
Quando A Diferença De Altura É Muito Grande 😲😂
00:12
Mari Maria
Рет қаралды 45 МЛН
ABUU DUJAANA CANADA MAKU LABAN KARO WALAGA SO SARAY SAX MIYAA SU AALO BADAN
14:41
9 KUN DOLLAR AYAA LAGA QAATAY NAIROBI AYAA LA KEENAY MEESHI SWEDEN LAGA MAXKAMADA DAHIR ALASOW
35:36
Maxkamada Official - SOMALI CIVIL COURT
Рет қаралды 24 М.
CANADA BOY HABARYARTIIS DACWO KU FURAY KADIB MARKII EE DIDAY.
52:59
KIIS ADAG NINKII AYAA RABA INUU GURIGA KA BIXIYO MAXKAMADA DAHIR ALASOW
17:09
Maxkamada Official - SOMALI CIVIL COURT
Рет қаралды 17 М.
KIISKII UGU ADKAA NIN YEMEN AH OO 125 KUN DOLLAR KA DHACAY HOOYO SOOMAALIYEED MAXKAMADA DAHIR ALASOW
1:03:42
Maxkamada Official - SOMALI CIVIL COURT
Рет қаралды 32 М.