canjero iyo suqaar🌙 iyo kosto malinti🥬 shanaad ka faideso 🌙

  Рет қаралды 176,729

shukri masala

shukri masala

Күн бұрын

Shukri Masala

Пікірлер: 265
@hafsaahmed4482
@hafsaahmed4482 3 жыл бұрын
Maashaa Allah habo shukri alle janada ha kugu arsaaaqo aduukana cfmd taaam ah cibaaado wanagsan camal la aqbalo alle hakugu arsaaaqo alle dartiisa kuu jeclhy ❤️
@smfamily3459
@smfamily3459 3 жыл бұрын
Wa bil ramadan ah Allan kugu darshe hai dhafin so walasha maihi subscribe isar 😰🙏
@abdinasirmoalim8568
@abdinasirmoalim8568 3 жыл бұрын
inta jecel canjeerada sideeyda oo kale liketa iisara
@xaliimoxuseen7754
@xaliimoxuseen7754 3 жыл бұрын
ماشاءالله تبارك الله ilahey haku daayo maamo shukri
@umuhamzaofficial2933
@umuhamzaofficial2933 3 жыл бұрын
Mashaa allaah walalshay mcn ilahay haku barakeeyo gacantada ddka halkan ku xiran plz subscribe like isara
@CafimatFican
@CafimatFican 3 жыл бұрын
Ramadan Mubarak 💕💕💕
@shukrimasala
@shukrimasala 3 жыл бұрын
Asc yasmin walashey ramadan mubarak
@zuzuqalbisafiyafamily3831
@zuzuqalbisafiyafamily3831 3 жыл бұрын
Mnsha Allah asxpey isoboqda oo ramadankan meel fiican igarsiiya insha Allah
@shmuxamedmubarak5345
@shmuxamedmubarak5345 3 жыл бұрын
Aniga wilmaha wagabar wllkey aya iisaran magacaygu waa ayaan shugri alaahaa kubarakeyo xasidkana haka amangaliyo wllshey mudobadan ayan kuguxirna wangaran wayay janalkaga hadanhelay abaayo
@amiishacumar7258
@amiishacumar7258 3 жыл бұрын
@@shukrimasala ramadaan kareem hooyo shukri ilaahey haku xafido aduun iyo aaqiro dar alle ayaan kuu jeclahay nolosha kuma xumeyso ❤💋❤
@fariiha..hassan2958
@fariiha..hassan2958 3 жыл бұрын
@@zuzuqalbisafiyafamily3831 .p
@drsnasronalka1367
@drsnasronalka1367 2 жыл бұрын
M.a abyo gcntada alle haku barakeye runtii waxaan ahay tagerahaga alle haku dhoro
@nafisonafta25
@nafisonafta25 3 жыл бұрын
Moos kaa ceyrinka ah amaba moos bokune hadba sidad u garanysed sida lo samayo nosogali hooyo mcny💋💕
@farhiaaden297
@farhiaaden297 3 жыл бұрын
Masha alah abaayo caafimaad ku cuna waan kugu cusbahahay waana ka helay cuntadaada ilxun kuma aragto qaali waana kuu saaray From Farxiyo somali samiday cadey
@axlaamabokorcumar7097
@axlaamabokorcumar7097 3 жыл бұрын
Mansha allaah shukri maamadii ku bar baarisaa gaari ahayd maamadaa alleh ha xiftiyo aakhiro iyo aduunba aamiin
@xalisahalka4688
@xalisahalka4688 3 жыл бұрын
Masha Allah illahey gacanta haku barakeyo Ramadan Kareem ☪️
@FardowsaindhaQalbi
@FardowsaindhaQalbi 3 жыл бұрын
Masha alh mamo qali
@shukrimasala
@shukrimasala 3 жыл бұрын
Masha alah thanks mamo
@halimasharif7889
@halimasharif7889 3 жыл бұрын
ManshAllah ilxun Allahayow kahay gantadha kubarakeeee abyo qAli waxbadhan Ayan Ka faidheee i.a marwalbo Allah xakusiyadhiyo waxad gacanta kusameyse i.a marle inan kulakulmo jeclhy wlhi abyo qAli horey uu socoo I.A Ramadhan Mubarak too ❤️💖💕
@mukhohami7032
@mukhohami7032 3 жыл бұрын
Masha Allaah shukri masala
@saidomohamed3442
@saidomohamed3442 3 жыл бұрын
Mahadsanid gcaliso ellahay ha kuu siyaadiyo
@hindaaminhindaamin3706
@hindaaminhindaamin3706 3 жыл бұрын
Canjeerada.waxaa.kamuhiimsan.cibaado
@halimomataan798
@halimomataan798 3 жыл бұрын
Mansha allah waxaas afur laga dhaha 🙏🙏❤️❤️❤️💕💕💕💕💕💕💕🙌🙌🙌🙌
@cawocabdi7038
@cawocabdi7038 3 жыл бұрын
Mansh allh wlshy ilahay haku sharafo
@hodonalisheikhabdullahi4741
@hodonalisheikhabdullahi4741 Жыл бұрын
Shukriyeey , Illaahay ha Ku barakeeyo.
@deqoali6646
@deqoali6646 3 жыл бұрын
Ramadan Mubarak ☪️ 🤲🏻💕💕💕💕💕💕
@AminaAden-wf5fw
@AminaAden-wf5fw 6 ай бұрын
Wa fisntahai
@kawthershire4782
@kawthershire4782 3 жыл бұрын
Ramadan Mubarak
@MBmubaarig
@MBmubaarig 3 жыл бұрын
walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 🥰💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞
@maidabeuati3524
@maidabeuati3524 3 жыл бұрын
Masha Allah gacmhga wxa.quruxsan nogu so gudbiso alle haku barakeyo adun io aqiro wllshey shukgri
@dfyyrr65e28
@dfyyrr65e28 3 жыл бұрын
Marka kowaad ramadan kareem waxaan rabaa inaan ka dhiibto hal talo si ay noogu fududaato waxa aad samaynaysid shayada noo kormar oo noosheeg inta aadan howsha galin ama noo soo qor waad mahadsantahay
@k.j214
@k.j214 3 жыл бұрын
Masha Allah Ramadan kariim afur wanaagsan Caafimaad ku cuna gacantaada alaha ku barakeeyo
@halimohmohamed420
@halimohmohamed420 3 жыл бұрын
Qaadada tan qoriga ma roonaalaheeynoo
@hindaaminhindaamin3706
@hindaaminhindaamin3706 3 жыл бұрын
Masala
@dr.farhiahassan3789
@dr.farhiahassan3789 3 жыл бұрын
Masha allah mami Ramadan Kareem ❤😘
@QURAN-KAREM01
@QURAN-KAREM01 3 жыл бұрын
Ado iso boqan karo walalal istag hai agmaran ale darte igu saar 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@basracabdi9694
@basracabdi9694 3 жыл бұрын
Masha alaah ramadaan mubaarak
@khadejah1238
@khadejah1238 3 жыл бұрын
Masha allaah walashey wallaahi xasuus igalisay waagaa duwijiray sooxasustay
@rayanabdi8349
@rayanabdi8349 3 жыл бұрын
Cajiin mxaaa kawadaaa from Hargeiza
@xaliimoxajjinuur2331
@xaliimoxajjinuur2331 3 жыл бұрын
Waa ganley shidan
@Sahan12341
@Sahan12341 3 жыл бұрын
Masha allaah Abaayo Allaha ku barakeeyo. Mcnto Qamiirka hore muxuu ahaa aniga waa igu cusub yahay Qamiirkii kuskuuska ahaa ood markii hore ku qastay biyaha Seed usamaysay Abaayo adoo mahadsan 🙏🏽👍
@xaliimoxajjinuur2331
@xaliimoxajjinuur2331 3 жыл бұрын
Abaayo waxaa jirta mashiin cadii ah sida tii Somalia dad aya so shida kuskuskas ayay kadhigan kadibne waxyaro shilomda ku gada mrka wa ganley lashiday saan jeclhy mrka abaayo sas ogaw meshan jogna wax yara laga ibinya sidi Somalia cml mohoo
@Sahan12341
@Sahan12341 3 жыл бұрын
@@xaliimoxajjinuur2331 Abaayo waa aqanaa Qamiirkii somalia oo lasoo shiidi jiray ee waxaan kawadaa waxaan joognaa Qurbo marka walasheena waxay ila tahay in ayqurbo joogto marka dadkeena qorbada joogo waxbay iska macmilaystaan mar hadaanan heleeyn sidii soomalia saasbaan uwaydiiyay. Abaayo Mise kenya waa somalia ookale Warshadii cajiika ayaa taalo masasbaa?masha allaah. Abaayo waad mahadsantahay
@aminaahmed2508
@aminaahmed2508 3 жыл бұрын
Maasha alah shugri qaali ilaahey haku barakeyo caafimad kucuna bi,idnilah waa afur caafimad leh ⚘👍❤😋
@shukrimuuse2063
@shukrimuuse2063 3 жыл бұрын
Mash allh mamii allh haku xafido allh dartiis bn ku jeclhy allh haku xafido umiii
@ishaishaboro349
@ishaishaboro349 3 жыл бұрын
Mashallah 👍❣️❤️
@mahadali769
@mahadali769 3 жыл бұрын
shukri cadey inta nooc cunto an ka bartay ma maleyn kartid wlh masha allah abaalkaga janno allah ka dhigo walashey
@safiyaabdrisaq7522
@safiyaabdrisaq7522 3 жыл бұрын
Shukri masala maamo alle hakuxfidoh 2017 ila hda xfdayada role model aaad cuntada nogu thy
@koritaankacaruurtachannel7329
@koritaankacaruurtachannel7329 3 жыл бұрын
Masha allh mahadsanid abayo RAMADAN Mubarak
@maizahaaji8395
@maizahaaji8395 2 жыл бұрын
Mansha Allah ❤️
@safiyaxassan5593
@safiyaxassan5593 3 жыл бұрын
Mashaa allah xbbti waxaa tahay qotakali aan jeclahay in aan wax kafaa iido ooxitaa codkeeda ogabnen mashaa allah horay usoco waxan rabo in aan kariyo waxan radiyaa shukri masala mashaa allah aad baan kutageraa ❤
@fadumahassan4664
@fadumahassan4664 3 жыл бұрын
Mashaallah Allah Allah hakubarakeyo walaashey macaaney🤲🤲🤲❤❤❤❤❤
@salmaahmed2263
@salmaahmed2263 3 жыл бұрын
MashaAllah. Tabaraka
@nimcorashid7674
@nimcorashid7674 3 жыл бұрын
Mansh Allah shugri
@ruqiyaabdirahman6271
@ruqiyaabdirahman6271 3 жыл бұрын
Masha allah ilahey gacantada hakubarakeyo qaali cabitaankii waxa kasameysay kasugona nosogali next ado mahadsan
@humeyraahmed2187
@humeyraahmed2187 3 жыл бұрын
Maxan layaawaa qof cunto karis dadka baraayo ona Basal qaleyneynin, Basasha qalee brown kadig
@sahroaxmed248
@sahroaxmed248 3 жыл бұрын
Mashalah shukri cadey gacantda ale haku barakeyo qali waxa badan ayaan ka faiday
@pabloromeo27
@pabloromeo27 3 жыл бұрын
maashaa alaah xabiibtey ilaahay haku xafido
@hafsaahmed4482
@hafsaahmed4482 3 жыл бұрын
Habo shukri lambarkaaada rabaaa careem ayn kaa rabaaaye lambarkaaada isoo dir adoo mahadsan
@maryanismaaciil5890
@maryanismaaciil5890 3 жыл бұрын
Masha allh
@daganabdi6856
@daganabdi6856 3 жыл бұрын
Mashaalllh ramadan mubark wa afur qurux badan cafimad ku cuna
@HamdiAbdinoor-k5p
@HamdiAbdinoor-k5p Ай бұрын
Maashaa allaha
@ahmedsmart4253
@ahmedsmart4253 3 жыл бұрын
Waxeba iga hysa daris ina kulaso noqdo .shukri masal wxba lagama qbn kro...lugtda hoor
@queenzahruja8006
@queenzahruja8006 3 жыл бұрын
M.a abyo Allah hagu xafdiyo.wax badan kaa faaidnay horey usoco abyo
@fowsiamusse2628
@fowsiamusse2628 3 жыл бұрын
Maansha Allaah Tabaaraka Habiibti bishafa bi caafiyo macaanto
@ياسمينحسين-ت7م
@ياسمينحسين-ت7م 3 жыл бұрын
Asc Maa shaa Allah Abaayo shukran ❤️❤️❤️❤️❤️💋💋🌹🌹♥️
@Queen-official
@Queen-official 3 жыл бұрын
Mashallah habo gacantaada Allah kuu barakeeyo
@najmaali2210
@najmaali2210 3 жыл бұрын
Nice mcnto keep it up
@xafsocaliciid4527
@xafsocaliciid4527 2 жыл бұрын
Mash alha
@bushramohamed91
@bushramohamed91 3 жыл бұрын
Wooooow mash Allah habo mcn ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@cabdisalaanbaqays5958
@cabdisalaanbaqays5958 3 жыл бұрын
wamasantahaya waalaloo amir😇😍😻👍👏👈💗💝💘💟
@sacadacumar2315
@sacadacumar2315 3 жыл бұрын
Masha allag
@nuuriyaahmed5290
@nuuriyaahmed5290 3 жыл бұрын
Cajiinku wa maxay
@fadumoabukar2782
@fadumoabukar2782 3 жыл бұрын
Asc asxabt subscribe isar kusali nabigeena muxamid scw allh
@baanabakaribaanabakaari7455
@baanabakaribaanabakaari7455 3 жыл бұрын
Masha allah shukriyey wan ku xiisay
@ayanmohamud3401
@ayanmohamud3401 3 жыл бұрын
Maashaa allaah lekta sharci ayaa ka yaala abaayo shukri caafimaad ku cuna
@jawhirmahamoud7446
@jawhirmahamoud7446 3 жыл бұрын
Thank you, it was a very good recepe
@KA-om7sl
@KA-om7sl 3 жыл бұрын
Cajiinka maxaa kasamaysay
@Qisooyin12797
@Qisooyin12797 3 жыл бұрын
Ilaahow qofkasta oo subscribe isaara muraadkiisa usahal
@asmacarabeto5775
@asmacarabeto5775 3 жыл бұрын
Maha allah hbo shugro gcnta allah ku barakeyo
@hindamaxamuud3768
@hindamaxamuud3768 3 жыл бұрын
Mansha allah gacmaha alle hakuu barakeeyo wll
@doolcaadey5723
@doolcaadey5723 3 жыл бұрын
Masha Allah Ramadan Mubarak
@نورالعينبنتعثمان
@نورالعينبنتعثمان 3 жыл бұрын
أنا أحبك اختي الكريمة
@cashoxasan731
@cashoxasan731 3 жыл бұрын
Mansha allllh shukari waaw mansha alllh
@mahirmohamed9923
@mahirmohamed9923 3 жыл бұрын
Asxabeey iisoo booqda
@zaharaabdi9048
@zaharaabdi9048 3 жыл бұрын
Ramadan karima
@umualisha4012
@umualisha4012 3 жыл бұрын
Masha Allah xabyati illahay gacantada ha ku brake
@mohabofficial6489
@mohabofficial6489 3 жыл бұрын
Masha allaah
@hawomohamed6596
@hawomohamed6596 3 жыл бұрын
Koosto sida loo kariyo saa uraadinayay lee shukran habo mcn waa I anfacay routinekaan
@nimcocraxmaan742
@nimcocraxmaan742 3 жыл бұрын
Masha allah maamo wey Qurux badan tahaye
@nasroaxmed3895
@nasroaxmed3895 3 жыл бұрын
Masha allh allh ku barakeyo
@shukrimohamed6393
@shukrimohamed6393 3 жыл бұрын
Mashalah alabteyda waye mahadsanid walalshey jazaka lah qeer
@cabdisalaanbaqays5958
@cabdisalaanbaqays5958 3 жыл бұрын
waamasantahy amir
@ambaiimaan272
@ambaiimaan272 3 жыл бұрын
abyo wan ku salmy Lambarkaga isii noo❤❤❤
@bashiirxaashi734
@bashiirxaashi734 3 жыл бұрын
Asc abaayo mcnto barbaroniga 3 kalar xaga kaso gadatay
@haajarahaajara6058
@haajarahaajara6058 3 жыл бұрын
MashAllaah shukri Shukran qaali
@meymunnuur3158
@meymunnuur3158 3 жыл бұрын
Mashaa alaah abaayo aad ayaaumahadsantay
@adamissa2349
@adamissa2349 3 жыл бұрын
Shukri qeybta dhan dhanaanka naga soo dhis gaasna waa leeyaha
@shukriibrahim9178
@shukriibrahim9178 3 жыл бұрын
juuliya.kaccmaha.iyo.lukaha.mala.waa.kabar.lukeheeda.ku.socoto.afkiina.bara.edebta.tiktaanik.warkooda.ha.maqlina.waxey.ka.xun.yihiin.kaalada.i.caawineyso.saas.ula.socda.
@anfacuk9218
@anfacuk9218 3 жыл бұрын
Allah gacanta hakuu barakeeyo maameh
@fofoomer7557
@fofoomer7557 3 жыл бұрын
MashaAlah xabibti cafimat kuafura
@faadumocaamir8612
@faadumocaamir8612 3 жыл бұрын
Mar horaa igu dambeysay
@naimaahmed533
@naimaahmed533 3 жыл бұрын
Cajinka maxay waye shukri plz so jawasab
@fathiabdulle209
@fathiabdulle209 3 жыл бұрын
Ramadan Karim Masha allah ilaha hani daweyo
@boqoradainaciire7741
@boqoradainaciire7741 3 жыл бұрын
Masha Allah canjeer ficaan waaye
@mohamedabdikadir8510
@mohamedabdikadir8510 3 жыл бұрын
masha allh alha ku xifdiyo
@safiyahussein1238
@safiyahussein1238 3 жыл бұрын
Mhdsanid habo
@ياسمينحسين-ت7م
@ياسمينحسين-ت7م 3 жыл бұрын
Ramadan mubark
@سعديهقاسم-و6ر
@سعديهقاسم-و6ر 3 жыл бұрын
Cajiinku waa maxay
@xaliimoxajjinuur2331
@xaliimoxajjinuur2331 3 жыл бұрын
Qamiir waa
小天使和小丑太会演了!#小丑#天使#家庭#搞笑
00:25
家庭搞笑日记
Рет қаралды 42 МЛН
Man Mocks Wife's Exercise Routine, Faces Embarrassment at Work #shorts
00:32
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 6 МЛН
Incredible: Teacher builds airplane to teach kids behavior! #shorts
00:32
Fabiosa Stories
Рет қаралды 11 МЛН
Good teacher wows kids with practical examples #shorts
00:32
I migliori trucchetti di Fabiosa
Рет қаралды 7 МЛН
Asian kitchen  is live!
35:24
Asian kitchen
Рет қаралды 33
Suqaar iyo basto aan cadi eheen ka faideso
19:54
shukri masala
Рет қаралды 55 М.
Ugaali ama soor iyo maraqeda please subscribe
9:35
Umu Saalixa channel
Рет қаралды 4 М.
canjeero iyo suqaar Afur aad u macaan
10:10
hibaq cooking
Рет қаралды 11 М.
FILM CUSUB DAN IYO DOOKH PART 3
26:30
Sucdi Team 22
Рет қаралды 9 М.
Canjeero Qamadi Lagasameyey oo Nafaqeesan IYO Maraq aad u Macaan😋
8:17
Chef Hussein Officials
Рет қаралды 170 М.
Sabaayad iyo suugo  aad aad umacaan👌👌👌
30:44
IskufilanCooks
Рет қаралды 140 М.
canjelo hada qas hada dub ah 🥰 simple Somali breakfast
7:55
FARHIA CUISINE KUSHIN
Рет қаралды 69 М.
小天使和小丑太会演了!#小丑#天使#家庭#搞笑
00:25
家庭搞笑日记
Рет қаралды 42 МЛН