Caqlaaniyiinta By Sh. Maxamed Cabdi Umal 13-11-14 Q 2aad

  Рет қаралды 61,186

Salafmedia

Salafmedia

9 жыл бұрын

Plze subscribe to our channel
/ maxamedcabdiumal
Facebook.com/salafmedi

Пікірлер: 38
@qarnicusub5339
@qarnicusub5339 9 ай бұрын
Sheekh cimriga iyo cilmigaba allaha kuu barakeeyo aamiin
@AbdinoorHussein-bs4ki
@AbdinoorHussein-bs4ki 8 ай бұрын
asc
@usaamemahamuud
@usaamemahamuud 4 ай бұрын
جزاك الله خيرا جزاك يا شيخ الله يسعدك ويحفظك
@ahmedabdilahi8529
@ahmedabdilahi8529 8 жыл бұрын
Mansha allah JASAKALAHA sheekh umal illaahy na waxan uuga baryaynaa dadkaasi anbadka ah in rabi soo hanuuniyo.
@timaweynechannel3032
@timaweynechannel3032 8 жыл бұрын
sh. maxamed cabdi umal ilaahey haku barekeeyo cilmigaaga iyo waay aragnimdaada balaaran waxad tahay tiir adag oo dinta rabi ka ilaaliya hororka iyo afkaarta dulaaanku ah wa runta somaliya wali kama sobixin nin qoraa ah o afkaartaan jirran difaaca am wax ka qora balse wax jira arday afkartaan cabsan oo u fuliya afkartaan si toos ah ayaga oo an qorin ama an ku qudbaynin tusaale ahaan siyaasiyiinta hada wadanka haysata kuli waxay cabsanyihiin fikirka calmanaiyada o ah diinta iyo dowlada hala kala fogeeyo dowlada dastuur aya lagu mamulayaa diintana hal wazarad o tacbaan ah oo sonka kaliya ka hadsha aya lagu koobay axkamtii dintanah halmid lagama fuliyo xijabkii xadki ridada xadkii zaaniga iyo tuuga zakada, al amru bil maxruuf wa nahyi canil munkar waxa jira munkarad waaweyn sida beeca qamarada hotelada lagu tunto iyo ribo tira badan o laga soo amaahsado banigiyada calamiga ah e gaalada
@mohammedkorane1317
@mohammedkorane1317 8 жыл бұрын
I love sheekhs 100% love it because its my thing and i love it Qurans are cool because it makes me feel amazing and i love i t because it is good wnd awesome
@mohammedkorane1317
@mohammedkorane1317 8 жыл бұрын
because i love it and makes me feel coold and amazing
@shamsash2772
@shamsash2772 Жыл бұрын
Umo asc shiikh m umal jasakumalah
@naajaxofficialchannel125
@naajaxofficialchannel125 4 жыл бұрын
Jasaaka laahu khayr.....
@llollati
@llollati 9 жыл бұрын
كفيت ووفيت يا شيخنا الفاضل ويا عالمنا الجليل نفع بك الله الاسلام والمسلمين
@xanderskylar4831
@xanderskylar4831 2 жыл бұрын
instaBlaster...
@shamsash2772
@shamsash2772 Жыл бұрын
Asc shiikh mumual
@saalimbadri8817
@saalimbadri8817 8 жыл бұрын
masha'Allah wax badan ayaan ka faa'idnay Sheekha, dariiqa toosan Allaha nagu toosiyo. Allaah waxaan ka baryeeynaa inuu naga xijaabo kuwa Diinteena Islaamka ku haayo dhibaatada iyo Qalooca.
@renardstevy1506
@renardstevy1506 4 жыл бұрын
Manshaalha merci shiiq
@siciidmaxamuud3195
@siciidmaxamuud3195 3 жыл бұрын
Maashaa allaah
@xasancabdalla3042
@xasancabdalla3042 9 жыл бұрын
sheekha umal, dhamaanteen ilaahy xaqa hana fahmsiiyo oo nawaafajiyo! D.R adnaan Ibraahim , ma ahan shiico , ee sheekhow waa fududaaty, caqligana ma ahan sey adiga kula tahy, waxaan dhihi lahaa dhamaanteena ilaahy aan ka cabsano , umadaan hormarkooda iyo mustqbalkooda faraha kala baxa , hadii kale wareer iyo is jii jiid lagama baxaayo!!!
@abuusalmaan9961
@abuusalmaan9961 5 жыл бұрын
adeer sh.umal kaagama sheekayn caqliga isaga sidu la yahaye wuxuu kugu akhriyay shareecada siday caqliga u karaamaysay iyo in caqliga xad uusan dhaafi karin uu RABBI u sameeyay haduu dhaafana uu dawakhayo oo anu waxba ka keeni karin ee RABBI-gaa ka cabso oo dadka xaqa wada garab istaag hadii kale dhibtaada ka dayso
@abshirosalah-by6ko
@abshirosalah-by6ko 6 ай бұрын
S❤😅😊
@mohammedkorane1317
@mohammedkorane1317 8 жыл бұрын
mansha allah
@usaamemahamuud
@usaamemahamuud 4 ай бұрын
Aad baad umahadsanthy shiikh run ahaantii dadka waxaa ka hoos baxday in aduunkaan lagu yahay marti oo daarul mamar lagu yahy oo tan danbe loo shaqaysto maadaama ay saa tahay qofka caqliga usaaxiibka ah wax kale ma eeg eego ee waxa uu qaataa kitaabka alle سبحانه وتعالى iyo sunnada nabiga صلى الله عليه وآله وصحبه وسلم si uu ubadbaado aakhiro marka waxaan leeyahy war ilaah aan ilaahay ahayn ma jiree shaydaanka iskala dagaalama ilaahayna waana sheegay in uu cadaw noo yahay marka ama dad ha idion soo maro ama asagu haydiin waswaasiyo Cumaaman hadali waa kuu alle nabiga uso dhiibay ee hala raaco و باالله التوفيق والسلام عليكم ورحمة الله وبركاته
@daahiroabuukar5674
@daahiroabuukar5674 6 ай бұрын
B
@qaroofaxmad9572
@qaroofaxmad9572 Жыл бұрын
!
@nimokhalif6506
@nimokhalif6506 3 жыл бұрын
The
@abdirahmanmahadabshirgurey5724
@abdirahmanmahadabshirgurey5724 4 жыл бұрын
Marabra duco ku anfacaysa babul janah ka daawo
@abdullahimohamed24
@abdullahimohamed24 9 жыл бұрын
fikirka aadan rabinina SALAF MEDIA maxaad u tuurtaan kkkkkkkkkkkkkkkk ogolaada in leydinka fikir duwanaado.
@timaweynechannel3032
@timaweynechannel3032 8 жыл бұрын
+Abdullahi Mohamed caruurta caqlanyiinta miya rabta in lagu daro se rabta ebow kk
@cabdiqanni
@cabdiqanni 9 жыл бұрын
Daqiiqada 1:42:20 sheekhu markuu kabta la dhacayo caqliga oo ah xubinta biniaadamku kaga soocanyahay xawayanka wuxu soo qaatay dood oranaysa: caqliga caabuday lo'ada, ragana yiri is fuula sideebaa loogu kalsoonaaan karaa?. Laakiin wadaadka waxa iskaga khaldan caqliga (reason) iyo hawada. Loda in la caabudaa wax xujo caqli oo ay ku fadhidaa ma jirto, sidoo kale is fuulida jinsiga isku midka ahina la mid. Qofkasta oo caaqili waaa garanaya inaan waxaas caqli shaqo ku lahayn ee ay hawo iyo waxay naftu jeclaysatay uun ay yihiin. Ilaahay xumaaanta wuxu yeelay korkooda ku waan caqligooda adeegsan ويجعل الرجس على الذين لا يعقلون .
@nasirmohamed7628
@nasirmohamed7628 9 жыл бұрын
Caqliga iyo naska"quraanka iyo sunida" kee horeya waye doodu?waxa ladiidanyahay caqliga maha lkn waa in waxyiga lagu saleeyo caqliga
@cabdiqanni
@cabdiqanni 9 жыл бұрын
Kee horeeya miyaad i waydiinay sxb su'aashaasi ma mid ka doodid u baahanbaa? Yaa marka horeba inoo sheegay tusaale ahaan in waxan aynu gacanta ku haynaa yahay ''naqli saxiixa--waxyi iyo sunne''? Sow caqliga maaha? Xoolaha hadaad u geysid Quraan iyo quraafaad ma kuu kala saari karaan? Sow taasi kuma tusayso in caqligu wax kasta ka horeeyo. Ka horeyntaasi dabcan maaha mid xaga fadliga ah laakiin waa mid xaga adeega ah. Maanta hadaad musaajid u socotid xagaad sii dhex martaa? Dabcan wadaad sii martaa amaba suuq iwm. Ma la oran karaa marka wadadu waxay ka fadli badanyahay masaajidka? Dabcan maya. Sidaasay isu yihiin caqliga iyo nasku e waxba sheekhani yuu caqliga quful kaaga xidhin sxb. Aad baan kuu salaamayaa. 
@nasirmohamed7628
@nasirmohamed7628 9 жыл бұрын
waxaa horeya naska.Tusale: Haday iska hor imaaday ayad Qu´aan ah iyo caqliga adamaha waxaan lenahay fahamka aadamaha qaldan ee Nusustu ma qaldana.Waxa la diidanyahay maha in caqligu shaqeye ee waa in caqli asal laga dhigo. Oo layiraahdo wuxu aqbala waa sax wuxu didana waa qalad.
@timaweynechannel3032
@timaweynechannel3032 8 жыл бұрын
+Cabdiqani Xasan muxadarada ma aadan daawan hadad daawatayna ma aadan fahmin wax laga hadlaayo caqlaaninimo ayaa ka soo uraysa ee caga dhigo yaanan laga faraxalane naska iyo caqliga waxa horeya naska marki nas saxiix ah helno asaga ayaa gundhig ma qaldame ah noqonaaya. caqligeena xumi wa inaan rog rognaa oo ku fahamna naska. wixi caqliga an marka hore loogu talangalina wa inaan sideeda u rumeynaa sida gaybka wallahu aclam
@jaamackaasimkaasim7696
@jaamackaasimkaasim7696 4 жыл бұрын
Hhhhhhhhhh waxaad saminsantahay in caqliga meel la dhigo ee naska bis la qaato hayhaata taasi waa waxa wahaabiya ku dhuntay umada ku dhumisay
@mustafaawtiriigle6732
@mustafaawtiriigle6732 4 жыл бұрын
sheekhan cid ka nabad gashay weli ma maqasheen?xataa Nebigii ayaa ka magan geli kari waayey,suufiyadu waa gaalo,muctasillin waa gaalo,caqlaani waa gaalo,axmadiyo waa gaalo,shiicadu waa gaalo,calmaani waa gaalo,tabliiqi ka daran,bal idinku waa kaase isagaa haya furaha jannada iyo naarta,99.9% naartuu ku shubay ummaddii ilaahay .
@abuuayaan6956
@abuuayaan6956 3 жыл бұрын
Shiikha cilmi ayuu sheegayaa ee adiga cilmi ma lee tahay ee dadka u sheegta mise jaahil dhago waaweyn inuu waxbartana dooneen. Nacam Caqlaaniya iyo Cilmaaniya waa gaalo. Qulaada suufida iyo qulaada shiicada waa gaalo. Muctazila waa ahlu bidca sida uu sheegay meelal badan.
@abdulkarimmuse4021
@abdulkarimmuse4021 2 жыл бұрын
allaha ku caafiyo
Buuga xadka riddada muxuu xambaarsan yahay ?  Sh.Maxmed Umal Q4aad
1:26:08
THE POLICE TAKES ME! feat @PANDAGIRLOFFICIAL #shorts
00:31
PANDA BOI
Рет қаралды 24 МЛН
LOVE LETTER - POPPY PLAYTIME CHAPTER 3 | GH'S ANIMATION
00:15
Became invisible for one day!  #funny #wednesday #memes
00:25
Watch Me
Рет қаралды 52 МЛН
아이스크림으로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 23 МЛН
Dararka Jannada yaalla ┇► sh Maxamed Cabdi Umal
1:05:10
Salafmedia
Рет қаралды 13 М.
Safarka loogu jiro Aakhiro ۞ Sh Maxamed Cabdi Umal
1:56:05
Tazkiyah Network
Рет қаралды 281 М.
Muxaadaro Cusub -- Caqlaaniyiinta By Sh.M.cabdi Umal  1aad -13-11-14
1:33:45
Q 2aad Muxaadaradii  ll Al-Qowlul Amiin ll Sh Xassaan Xuseen
2:09:27
Qisooyonkii rer banii isra'il  Sh. Maxamed Umal
1:24:02
KaAflax
Рет қаралды 175 М.
Calaamadaha Waaweyn Ee Qiyaamaha Ka Soo Horeeya Sh.Umal
1:18:18
Baraarug Media
Рет қаралды 92 М.
Masiixu Dajaal: Balaayo ka daran lama sugayo - Sheekh Abubakar Xoosh
54:13
Abdirizak Abdullah
Рет қаралды 64 М.
Calaamadaha Qiyaamaha Qaybtii1aad Sh.Maxamed Cabdi Umal
1:23:06
Baraarug Media
Рет қаралды 257 М.
THE POLICE TAKES ME! feat @PANDAGIRLOFFICIAL #shorts
00:31
PANDA BOI
Рет қаралды 24 МЛН