Macalin Jamaal Nuur Thanks 🙏🏾 you very intelligent Man🧍♂️
@fadumoa12549 ай бұрын
Calooshaa iga hurray walalkey cimri dheer iyo cafimad inshaa alaah
@Sultann-g7f9 ай бұрын
Jamaal nuur nolow 👍👍
@Wardhere779 ай бұрын
Masha allaah illaahey ha ku xafido jamal nuur" jamalow somalidu asxaan male haday wax gartan wey heshiin lahayee cadow isuma jabiyeen
@dahir46629 ай бұрын
Weriye sare guulayso esh calaa cod
@jamesblack25779 ай бұрын
Hiil Hawiye
@duniyoragecohniijk7539 ай бұрын
Jamal nuur halyeey madaale mahadsanid 💯💯💯💯
@ramsiosman83259 ай бұрын
geesi jamaal iska eeg puntland iyo jubaland bada umay banaanbixin deni iyo ahmed madoobe abi bay taagersanyihin
@mahamudgedi22619 ай бұрын
Jamaal nuur guuleyo ❤❤
@Fuaad-rk2iy9 ай бұрын
Waa Run somaliya waxay kabislaan dadka hawiye
@malaboa5919 ай бұрын
Bisinka Hooyadeey Aabeheey ka fiicneeyd maaba dhihi karaa . Aabaheey Allaha u naxariistee. Hooyadeey iyo Aabaheey waa labadeeyda garbood oo isku si ayaan u jeclahay .
@zakizaki50489 ай бұрын
Noolow mudane jamaal
@yahyeibaar60899 ай бұрын
Kuwaan shalay caawinay baa maanta na barakicinaya
@aminomohamoud44449 ай бұрын
Jamaal.nuur.waa.geesi❤❤❤❤💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪
@Mssholac1239 ай бұрын
Guul insha allah❤
@axmedcaruush29529 ай бұрын
Wcs
@haveaniceday365.9 ай бұрын
1991 waa maalintii guusha lahelay oo Dictiterkii Gaalmadowga ahaa laga xoreeyay dalka. Maanta waa in kuwa Daciifka cuqdada kabuuxdo ee Kuwa dilla ii tarxiila madaxa u laaladiya ka baqaan.
@maryanwarsame88279 ай бұрын
Afkaaga caana lagu qabay jamaal adigaa ka cod wanaagsan kuligod 😂😂😂😂❤❤
@SacdiyoHassan-os7sg9 ай бұрын
Asc jamaal nuur
@FadumoShire-v2c9 ай бұрын
Waa malintii burburka soomaaliya
@abdinoor21949 ай бұрын
Jamaaloow waxa ay su’aal u la yihiin Taariikhyahanada Maxay dadku u Jecel yihiin madaxda laysa
@NimaNUR-eq2hd9 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@hasanhersi79149 ай бұрын
Jamal waaku salamey aad iyo aad ayaa umahadsan tahay marka hore sida aad ukala qeybisey qalbi kahadal iyo caqli kahadal aniga 5sano ayaa kula socdey wixii talo aad Hawiye usoo jeedisey ma qaatan haddii laxusilahaa wixii nasoo maray last 30yrs hore mar weyn ayaa gaari laheyn cid nagu soo deg degi laheyd majiri laheyn lkn Hawiye wax ma xuso horemarka lagaarey bankiyada xawaaladaha iyo intii kale oo lagarey waa from 1991 kahor waxba majirin lkn Hawiye waa brutale waxna ma garto nin reer Bahal hadduu madaxweyne noqdo wuxuu isku dayaa inuu dib noo celiyo war meeshan geesiyaal baa God ugaley sidaas uma oga kuwa maanta jooga haddii Hawiye xisbi ahaan lahaa Jamal waa isaga bixi lahaa lkn waa u dhalasho madaxweyne Hassan sheikh Mohamud inaan taagerno waaku qasban nahay ee jamal hore u wad halganka dad baa fahmidoono wixii lasoo marey ee xus habeenka 26th January Guuleyso jamal.
@safiya80169 ай бұрын
💯💯💯
@adamibrahim82639 ай бұрын
Jamaal waa Mashruuc lagu wiiqayo la Dagaalanka Argagixisada Alhabaaw↔️ Xitaa tan waxbaa Ethiopia loo Saxiixay waa Bug. Waa been guur Caalami ah↔️ Hawiye baa looga Sii JEEDINAYAA la Dagaalanka Argagisada Alhabaaw iyo Xoreynta Dhulkooda↔️
@fadumoa12549 ай бұрын
💯💯💯💯💥💥💥💥💥👍👍👍👍
@duniyoragecohniijk7539 ай бұрын
26 January digtatoor laga saaray wadanka caydiid garaad iyo dhalinyarada garabtaagnaa oo dhan Allah unaxariisto geesi buu ahaa
@Maria288329 ай бұрын
WALAL JAMAL CIDAAN HAWIYEH HA ISKU DUUBNADAAN OO HA ISKA DAAYAAN CADAWGOODA SOO SARAYAAN MUQDISHO WAA GURI HAWIYEH QABYALADA BARTA OO KU DHAQMA ARGA QABILADA KALE 2024 BAA LA JOOGA ARGA QABYALADA KU DHAQMAYAAN OO QOF CIILAN ISKA QABTA OO WASHAMSI KU QAADA HAWIYEH
@AbdinasirYusufcise9 ай бұрын
Warninkaad suu uhadlaaya. Waan kasi waayay. Yaa afgaranaaya.
@deqawarsame-nd9yd9 ай бұрын
Wa malin weyn mudan in somali o dhan xusto January 26 1991 mujrimki siyad bare dalka ka saren USC alahu akbar
@abdiaziizahmed78279 ай бұрын
JAMAAL HAWIYE WUXUU BADA SOMALILAND UGA DABO NAAC LEEYAHAY WAA DOQONIIMO IYO LAAB LA KAC AAN LUGO KU TAAGNEYN MA JIRTO BADA SOMALILAND WAX UU HAWIYE IYO XASAN SHEEKH KA QABAN KARAAN CADAAWAD AYUUN BAA NA TUSTEEN WAANA IDIIN HEYNAA
@aminagure85209 ай бұрын
Jamaalow ina Adeer naceyb ka HG ayaa kubatey Calasmeystoonin
@Xuseenaadan-nl7im9 ай бұрын
26 janaayo 1990 waa maalin xusid mudan ee qabyaaladiistihii iska xoreeyney
Jamaal lamaba siin karo waa laga soo celinayaa Ee ha nooga siin?
@FadumoShire-v2c9 ай бұрын
Markaan waa waashay war qabta hadduu Xasan Shiikh ka baxsan waayey
@fawziaalisalad649 ай бұрын
Never Fahad inuu soo galo magaalada muqdisho isagoo gacan ku dhiigle ah xasuuqa uu ka geystay maalinta uu soo galo loogama haraayo isagoo la xiro maahinee weli ma hilmaamin inuu walaashey shirqoolay Isaga iyo xaarmaajo.
@aminagure85209 ай бұрын
Dee waa saneer mals saaran?!
@mohamedfuube9 ай бұрын
tonic ka hadal
@zeinabosman72419 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk000000000000+0
@aminagure85209 ай бұрын
Waxa uu rabaa in uu Habargidir Tirtiro
@143-k1d9 ай бұрын
somalida qabiil aa dilay banooni ee isku mashquuli haa yaan dagaalka ethiopia waala in kiraa, laakiin waa lees bartay dhul daarood oo banaabax laga sameeye ma jiro iyo eelaay , birmade hassan sheekh cid la tartameyso ma jireyso sababtoo ah ethiopian kal kaal doorasho kama gali karo somalia madaxweyne hassan sheekh next 30 sano soo socota asagaa joogaaya insha-allah cadow lama safna laakiin puntland and jubaland and k/g mudaaharaad lagama sameyn macnaheeda waa ethiopia aan la jirnaa cadow nimada waa taas
@Ahmedcismaan-y1i9 ай бұрын
Jamaalow.waxaan ku.mooday nin.soo jeeda lkn waxaa tahay nin horda.dheer ku jira toos baan ku.leeyahay wax somali.la.yidhaa ma jirto waa magac Hawiyaha.lagu khaldo
@Xuseenaadan-nl7im9 ай бұрын
waa waxa uu hada Ka hadlaayo somalinimada leeysku qaldaayo
Asc jamaalow Waxan ku odhan laha farmajo halkii uu kabixiyay dekeddaha badan adiguna maanta kursigaad ku fadhidaaye u haneeya hambalyada somaliland oo caawadaa ku dhawaaq HAWIYOW jiritaanka jamhuriyada barakaysan ee somaliland walaalahana tihiin .
@aminaabdi76959 ай бұрын
calooshaada way xananuunsan tahay oo uqdad soconoysa ayaa tahay dib u socod ayaa tahay
@fawziaalisalad649 ай бұрын
Sax u sheeg dadka laba waJiilaha dadka ku dhex jiro awelbe reer k/g waligood xor ma aheyn madaxa ayaa daarood ka garaaci jirey ee qofna H/g waxba kama qaadayaan ha u bixin jamaal eedo indhahooda oo shan ayaa Ithopia loogu imaanayaa Beydhabo ama putland,S/land.
Reer Bahal inaa tahay oo isku dir waddo waa kuu jeednaa. Hawiye Afweyne iyo Beerlaawe I yo Ethiopian I yo Khawaarij Gaalo 54 dawladood ayay iska xoreeyeen..Caasimaddoda ayaa adinkkk gaajo ah so. Buuxsateen Adigu Ethiopian so galisay Somaliya ceebti kaa raacdey Cabdulàhi Yusuf wadanka iskaga cararey.adigaa Gaalo I yo Khawaarij u dabobdhawo
@حبيبهعلي-م4ف9 ай бұрын
@@Maria28832 Maxey hestan ooy kusarayan
@kismayo6129 ай бұрын
Hawiye inte dawasocdan putland walahi ayaa xormar garenin
@abdinasirmohammed45959 ай бұрын
Anagu alshabaab baan iska horeynayna Somaliland badeeda ha gadato ama ha kirayso iyaday u taal
@kismayo6129 ай бұрын
Horta qarciska isla haawiye ayaa isqrxiyo ee move a round
@malaboa5919 ай бұрын
Aduunka ciyaaraha kooxdii laga raayo waxeey sameeyaan rabshado iyo dagaal oo horaa loo arkay. Beydhabo waxeey sheegaayaan waa beentood oo isha wiilka ayagaa u soo duubay ee hadalkooda ineey been sheegaayaan waa la ogyahay.
@saeddahir76009 ай бұрын
Ninkan IQ waa 200
9 ай бұрын
jamaal xasan shiikh adaa dadka ku diray markaad somali ka xigsatay, adaa yiri baraawe aan qabsana oo madaxweyne aan wadano geysaneynaa, marka ma waxaa rabtaa lafta gareen inuu qoorta soo dhiibto, adaa ku kalifay inuu cadow magansado.
@ilmo12349 ай бұрын
Jamaal ma dhohana dantiisa waa yaqaan tariikh dhab ah ayuuna ka hadlayaa laakiin dad ayey dhibeysaa dhab ka hadalka ee adiga qol ifaayo maku jirtaa mida kale dadkoo dhan waa xasuus taan taariikhdii lasoo maray
@landsurveyingandmapping64859 ай бұрын
Waar adigaa ugu danbeeyey hawiye walee waxan meel ku gaadhsin talo hawiye woof
@luulcabdi92799 ай бұрын
Kun marna garoowe ayaa raxanweyn lagu laayay oo lagu yiri alshabaab ayaa tihiin si labaatan labaatan loogu toogto
@kismayo6129 ай бұрын
Xorta korma ayaa kinfur galbrlt laga sordarxilo bosaaso
@kismayo6129 ай бұрын
Hawiyaxa aqligga wuxu kagale dawadodha ee intu aqli dawadin kujiro somalia coormar garimeso ee waqdiga haskaduminin nacalad nigu dacdo uac
@abdirahmangelle34659 ай бұрын
Waxad rabtay somaha in sida puntland iyo kg oo kle an oromo soo dhweeyo oon roog cas u dhigo, sida soomaliland aan bada ethopia free ku siiyo ma hda waxa iga dhaadhicnysa sidaas ba caqli ah hawiye oo somali difaac u ah an waligiis soomalinmda qatar ku noqon in uu wax u qabta mooye fiiri marka 100k oo ethopian ah moqdisho 2malyan oo hawiya ah ku dilayeen ninkii la socday oo ethopia somali in uu gacanta ugaliyo rabay soo c.llaahi yuusaf ma ahan soo farmaajo ma ahyn miya ninka shalay lahaa ethopia waa walaalaheen brother abiya axmed ninka lalahaa soo mahan ninka manta bad iyo dhul soomaaliyed in uu xoog ku qaata raba ma anga caqligayga ku ciyaaraysan waryaaha in aad aamusto oo hawiye mahadsanid dhahdo bay ahyd in aad hadasho maba ahyn qaainul wadan ba thiin hadlna idin ma furna waa ceebowdeen soomali sidan kuma sii wada ahaan karno ama ethopianimdina wad cadysnaysan ama somalimmdna wax ka dhexya lama arko yaa qaainul wadan
Wa runta in uu qori watay 1991 blse qorigiisii wuxuu keenay in maanta hawiye madaxda dalka soo martay kuwa ugu bdn yeesho, moqdisho caasimd somaliyed noqto in hawiye magaalada ugu fcn ugu maalqabeenka bdn ugu saraha dhaadheer ugu ganacsiga bdn ugu dad bdn ugu ilbaxsan ugu qurxda bdn qof walba in uu boos ku yeesho ku haminaayo madaxda soomaaliyeed mid walba ku hamiyo in uu mar un madaxwayne ka noqdo doqonow qiimahas waxa keenay waa AK47 kii uu jaamaal watay iyo guushii USC uu qeybta ka ahaa marka bal qiyaas hadusan qori wadan lahyn intaas ma heli lahaa qoriga wa haybad iyo sharaf ee ceeb mahan
Mid kalena an kugu daro hg ba soo hadal qaaday ma ogthy manta haday hg joogi lahyn Africa oo dhan ba gumeysi ku jiri lahayd somaliyana zenzebar iyo ethopian ba ka talin lahaa aniga waxan wadanka u qabtay hal maalin 100 sano oo hda soo socota uma qaban kartid American ayan ka ceyriyay 100k oo ethopian ah ayan ka ceyriyay moqdisho rajiimkii siyaad bare ayan riday waxas oo guulaha af kuma qaban ee qorigyga an ku qabtay yaa jaahil marka adiga maxa somalinimda kuso kordhisay ii sheeg an ka ahyn daba dhilifnimo iyo in ad shacab soomaaliyeed meel dagan oo soomali kula ah ad barakicso adigo cusuriyaynaya iyo isku dir beelaha soomaliyed iyo shishiiye kalkaalnimo an ka ahyn maalin bad iyo dhul free ku saxiix maalin dakado saxiix maalin ethopian ii soo raac maalin alshabaab taageer maalina daacish igu soo hubee insha allah waxaas oo dhana qorigyga an uga adkaan doona maanta ninka dowlada ka hor imaado waxan u naqaan qaa’inul wadan dowlda wa la dhaliili kara mucaaradnimo way jirta waana loo baahanyhy wadan an mucaarad iyo muxaafad lahyn ma dhismo blse mucaaradnimo ethopian dabada la galayso mucaaradnimo hg iyo halyeeyadii ay ethopianka ka baqaayeen caynaysa mucaaradnimo xasan sheikh oo wadankii cunaqabtaynta hubka ka qaaday oo dayntii somali 60ka sano lagu lahaa suurta galiyay in la cafiyo shabaabka la dagaalamaya midnamda soomaaliyeed ka shaqaynaya madaxda puntland oo kanasarka somaliya ah ka adkaaday caynaysa mucaradnimo hawiye lagu caynaanyo waxaas oo dhan waxan u argnaa af ethopian qofkii intaas lagu arko waa qaa’inul wadan