ASC Masha Allah Allhamdulilah Allahu Akbar Allaha xafido Garaad Jama Garaad Ismail iyo inti xalisey dhibatada walalken Mohamed wey ku mahadsentaay SSC Khatumo Staat GUUL Iyo Gobanimo Insha Allah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@firdowsmusay-ze9gsАй бұрын
hader way dhamaateye hore uga socda wiilkuna dhulkisa iyo dadkisu lajoogaye wa qalase
@basraabdi5491Ай бұрын
sax sax raali ahaada❤
@shukrijama5399Ай бұрын
Sorry ❤reer tolkay Mr ❤from 🐎❤
@DulqusleyАй бұрын
Marexan beerka idinka ogsanin ❤
@raandhiisccasiisshdayibАй бұрын
Horta wiilku waa qabiilkee, qadiyada ssc haba aaminsanaadee miyaanu qabiil ka dhalan, ma hawiyaa mise waa dir mise waa jareer
@أحمدعبدجيلىАй бұрын
❤
@abdirizakcumar1272Ай бұрын
Waa wareysi ka horeeyay kii maanta ee innanka lagu soo daayey.
@firdowsmusay-ze9gsАй бұрын
horta wilka reer ssc inu kamidyahay uun bay kaso qaaden tan labaad dee xaq ba lagu yeeshay
@AdamhaglerАй бұрын
War ninku waa reer laascanod ayuu ahaa halkaasu ku barbaaray, gurnad kumuu iman
@awiladen7814Ай бұрын
🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@firdowsmusay-ze9gsАй бұрын
qofka wax kaso duubay ba khaladka lahaa waayo hadu daacadyahay meeshay quseyso ama wax karadku usheegi laha ee inu niyad xun watay ba laga yaaba ama horgal yahay
@abobasement346Ай бұрын
Adeer wax hubsoh markah horeh wilku lasaanod bu ku nolah markisih horeh
@firdowsmusay-ze9gsАй бұрын
codka gorma laduumay ileen wiilka deynti walaga bixiyay wana xor dee dulkisi bu jooga midakale dee adeer meesha sharci ba kajira qofki dembi gala wa laxidhaya
@firdowsmusay-ze9gsАй бұрын
wiilku in kukoray ssc afsoomaaligisay kamuuqata ee koley gedo jooge laakin kumu korin
@safiaelmi2149Ай бұрын
War beenta jooji wiilku waxu aha reer lascanod lkn garbahrwey waye Subxan allah odaygu sheekada wiilka lama socdo miya