Marfish ma kasaayi hadan dhaho ilmihii way qadeen kulaha 😂😂😂😂😂
@FahimaMohamed-qh1eh27 күн бұрын
Wa.sax
@abdiwahid997Ай бұрын
Shuun abdi kkk😂
@adoonalahinaaadan3202Ай бұрын
Mafiiq. Xaaqin
@nimcoqaasaim1434Ай бұрын
Marfashku waa ka tukaanka alaabta lasaaro lkn dadka qubuhuna waxay utaqanan meesha lagu qayilo ee qaadka
@AliAhmed-ft8ldАй бұрын
Si somali u noqotaan si fiican u barta afsomaliga
@amiinsosman8161Ай бұрын
Somalinimada adiga makaa tuugsanayn. 😂
@Hooyomcn123-g8mАй бұрын
Mafiiq waa xaaqin waaye
@BarookhoAbdiqadir21 күн бұрын
Baaquul waaye
@sidrasirad9475Ай бұрын
ANAGABA WA IDINKA WISWISNA MARKAAD TIDHAHDAN NAAGTAY AMA INANTA DHASHEEN KU TIDHAHDAN GABADHAYDA AKHAS CALEEK WA INAN MAHA GABDHADA GABDHADA WA XASKAGAA
@halimasheikh6140Ай бұрын
Xalwo naagriisa magaceeda waaye
@norsh9911Ай бұрын
😂😅😂😂😂😂
@nimcoqaasaim1434Ай бұрын
Qureeca waxad utaqanin bur
@ImraanAbshir-gy4qgАй бұрын
Bur saliid ma I dhahdido maxa ii wareerine🤣🤣🤣
@AbdifatahGuled-b8qАй бұрын
Xaaqin
@aminanuur4946Ай бұрын
😂😂😂😂😂 😂😂😂
@Hodanmoh15Ай бұрын
Iygaba isku reer xamaro is fahmii la anaga maxad naga sugaysiiin barqab bay hda barnayaaaan kkkkk diinta na midaysaaa😂😂😂😂
@nimcoqaasaim1434Ай бұрын
Jabcad weeyi baarqabkuna waa awrka inta aan la xiniinyo siibin hashuna waa dhidiga markaa labku waa awr dhidiguna waa hal
@DeeqsiwanaagsanАй бұрын
Waxan ayaa la leeyahay waa somali Somali maahee waa adoomo Hasha uurka leh maxay u bixiyeen eega Waar waxaa ladhahaa waa rimay Hasha iyo baarqabka dhamaan ayaa ladhaa geel
@AliAhmed-ft8ldАй бұрын
Adinka somali ma tihiin
@fatimaadam5760Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@HamseHamse-s9qАй бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@deqa868Ай бұрын
😂😂😂😂😂😭
@ilmeali9865Ай бұрын
xasha warimintahay aya ladhaxa
@alidahir467Ай бұрын
Xaaqinvlee maahinoo
@Abandz30Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂
@ZeinabIbrahim-v9iАй бұрын
Markey uur qabo rimayo baa ladhahaa
@zahraibrahim8637Ай бұрын
Reer xamaroow shushumooga iyo xawlada u abtirya Iska dhaafa hadalkan kale
Kaan la raran waxa layiraahdaa (baarfuran) baarqabka waa Kan qoodha ah ee geela lagu deysto Hala rarto ama yaan la raran Tusaale hebel wuxu dhalay wiil raarqab ah micnaheeda qoor ah