Carab dadkii ugu liitay baa utaliya|| sh XASAAN XUSEEN -xunayn media

  Рет қаралды 38,280

XUNAYN  MEDIA

XUNAYN MEDIA

Күн бұрын

Пікірлер: 64
@kullesheikhmahamed2147
@kullesheikhmahamed2147 8 күн бұрын
لاتقوم الساعة حتي يكون اسعد الناس لكع ابن لكع.صدق رسول الله ص
@KhadijaAbdi-wj1yg
@KhadijaAbdi-wj1yg 16 күн бұрын
Aleylehe waa run illaahayow khaatumada kheyrk ina waafaji ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@YasirElmiAli
@YasirElmiAli 20 күн бұрын
Sheekh Xassaan u Sheega Dadka u Taliya Sacuudiga Carab ma aha, ee Asalkooda waa Yahuud, oo waxay ku Abtitsadaan Nin Yahuudi oo lagu Magacaabo Mardakhaay
@md151000
@md151000 18 күн бұрын
Thank you
@abdillahiosman1770
@abdillahiosman1770 2 күн бұрын
Kheekh xasaan waa sheekha qudha ee aan kahelo.
@BALBALKAPLUS
@BALBALKAPLUS 21 күн бұрын
Mashaalah❤❤❤❤❤
@ubahdahraan4494
@ubahdahraan4494 13 күн бұрын
Waa sheeqa kaliya ee ka Hadley fitanka yaal makaankii ugu sareeyay eey lahaayaan Muslimiinta.
@RoblehEgueh-u1w
@RoblehEgueh-u1w Күн бұрын
❤❤❤❤❤
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 11 күн бұрын
Scw ❤scw ❤scw ❤ ❤ scw ❤ scw ❤ ❤❤
@AbdullahiAlraholi
@AbdullahiAlraholi 27 күн бұрын
Sh xaasaan allh haxafido
@HudiitaHazmar
@HudiitaHazmar 11 күн бұрын
Subhanallah 😢
@aaronmutemi538
@aaronmutemi538 23 күн бұрын
Scw Scw Scw Scw 😢😢❤❤❤❤
@AbdiraxmanHussein-y8o
@AbdiraxmanHussein-y8o 10 күн бұрын
Sax wllahi
@XUNAYNMEDIA
@XUNAYNMEDIA 27 күн бұрын
Fadlan nagu soo biir mhdsnid
@nasruddincadde2110
@nasruddincadde2110 24 күн бұрын
Walaal waxaad soo gudbinoyso iyo dantaada ha is waafaqsanaadaan adigoo mahadsan wacadi adigoo soo gudbinaysid haddana inuu thumbnailkaaga saa uu u ekaado waa laga fiican yahay. Aad baadna u mahadsantahy sida wacan aad inoogu soo gudbisay
@IfrahMYusuf
@IfrahMYusuf 5 күн бұрын
Xajka intaa aado yayna ku daldalin. Runta ma rabaan duliyiinta
@hooyomcn458
@hooyomcn458 20 күн бұрын
Sacuudiga waa isbadalay
@Otaha-zr8sn
@Otaha-zr8sn 15 күн бұрын
Scw scw scw
@sahroyusuf6848
@sahroyusuf6848 12 күн бұрын
Subxaanallaah
@khadija-zy3zc
@khadija-zy3zc 26 күн бұрын
Subxaanallaah, yaarabi muslimiinta badbaadi aamiin aamiin yaarabi
@amalianasrani894
@amalianasrani894 15 күн бұрын
Haajira Adoon ayey ahayd Sarah ayaa sayidadeedii ahayd
@Ayanleh-p8b
@Ayanleh-p8b 21 күн бұрын
ASC ❤
@XUNAYNMEDIA
@XUNAYNMEDIA 20 күн бұрын
Wcs
@CabdifitaaxMaxamed-v6p
@CabdifitaaxMaxamed-v6p 26 күн бұрын
S C W❤
@nasruddincadde2110
@nasruddincadde2110 24 күн бұрын
Walaal waxaad soo gudbinoyso iyo dantaada ha is waafaqsanaadaan adigoo mahadsan wacadi adigoo soo gudbinaysid haddana inuu thumbnailkaaga saa uu u ekaado waa laga fiican yahay. Aad baadna ugu mahadsanthay sida wacan aad inoogu soo gudbisay
@XUNAYNMEDIA
@XUNAYNMEDIA 24 күн бұрын
@@nasruddincadde2110 mhdsnid wll
@AbdinasirYusufcise
@AbdinasirYusufcise 23 күн бұрын
Maxaa isu keenay. Waxaa soo gudbineysid iyo dantaada. Nooca. Culumada maanta. Ee shiica nagu wareerinaayay. Kama had laan musiibada sacuudiga iyo caraboo dhan ka taagan. Munaafiqiintii. Nagu wareeriyay shiica wey aamusan yihiin axsan caleyg sheeqxasan. Dadka ku xiran sacuudiga inaad eheen yaa iisoo baxday. Hadii ey. Kacbada shiica dhexdeeda ku taal sidaan futada laaguma kala qaadqaadeen. Dhameystirta inta kale. Ma dambaabi kara. Meesha culuma ma joogta ee. Shaqaala sacuudi Birla ayaa islaamka aduunka ku habsaday
@xabiibaxaashi3560
@xabiibaxaashi3560 9 күн бұрын
Mayna ogayn ina salmaan in maraykanku barbaarsadeen oo uu kukoray maraykan dhexdiisa, si fikirka diiniya aanu maskaxdiisa inyar kujirin
@sahimabdirahman8685
@sahimabdirahman8685 11 күн бұрын
Somalida culumdeena xita qabiilba lafaha ka galey adeer ma wax wanaag miyaa shekeysa mise midgaan baad caneysa dadka somaliyeed oo sharfta leh ah u gafin wax aad ka hadleyso dib ugu laabo naftda cidne wlh makale sareyso adunka
@salahdinhire
@salahdinhire 10 күн бұрын
Hadalka meshuu usocdo fhn horta
@abdillahiosman1770
@abdillahiosman1770 2 күн бұрын
Kkkkkkkkkkk
@MaxmedDaahir-y3h
@MaxmedDaahir-y3h 21 күн бұрын
Manta ayay tagan thy dadkii ugu xumaa ayaa madaxda dalka ah mamulgobaled yada ufiirso dadka xakumo wa kuwii ugu liitay dadka
@abdillahiosman1770
@abdillahiosman1770 2 күн бұрын
Doofaardoofaar dhalay baa haystaa gabigeedaba.
@abaydhaxan
@abaydhaxan 19 күн бұрын
In nin ISKA ALLOW-SAHAL ah uu sheegto HOGAANKII geesigii weynaa ee SAYIDKA waa GAR. SABAB: FARICII SAYIDKA ugu dhowaa waxay joogaan QURBAHA halkaas ayaana isirkoodu ku TIRMAYAA!! Marka in SAYIDKA taariikhdiisa la NOOLEEYO sida Axmed Gurey waa mid Soomaalida guud ahaan u TAAL!!
@abdillahiosman1770
@abdillahiosman1770 2 күн бұрын
Axsaabul qirdi iyo Axsaabul doofaarbaa lahaa intaynu jirnay da'deednu.
@amalianasrani894
@amalianasrani894 15 күн бұрын
War Ninkow midgaanka waa magac reero leedihiin Maxaad cay ugu isticmaaliysaa Ninku ma miyir qabaa Kuwo talada laga ilaalin jiray 😂😂 Wax waalan Inta waalan way is aftaqaan
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht 9 күн бұрын
Jilbka asmo yaa ulabtay ayi hoteel sacudi afrikan markii lagala waregay iyana jilibka lolabay itobiyana kuaqon weyday
@abdilatifibrahim7117
@abdilatifibrahim7117 15 күн бұрын
Gesigaan hajka mataga Madama Amirada sacudiga uu dulka lagalayo marwalba
@sahroyusuf6848
@sahroyusuf6848 12 күн бұрын
Maxaa isku xirey maxadaro iyo xaj
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 21 күн бұрын
Awalba soo adigii amaani jiray Sucuudiga iyo wahaabiga mise markii ay runta kuusheegeen baad nacday.
@aliabdulkadir5175
@aliabdulkadir5175 21 күн бұрын
Xaguu ku amaanay link ga soo gali awn kula fiiriner
@XasanSalebaan-x2n
@XasanSalebaan-x2n 23 күн бұрын
Waxan xasuustay mid bari maamule iskuulka nalooga dhigay nagu yidhi waay fii soo xidhayaa macal dhashta ka daawada😂😂
@abasabdulahi7439
@abasabdulahi7439 22 күн бұрын
Yaa kee waaye kaas😂 sxbaw malaha saaxiibkaa oo ku yidhi waayfiiga iskuulka ka dawaayo dhashta baad ku khaldaysaa maamulaha😂😂😂
@amalianasrani894
@amalianasrani894 15 күн бұрын
Ninkow sow adigii yiri dadka hala cuno Adigaaba dad cun ah
@fuadtahlil7644
@fuadtahlil7644 17 күн бұрын
Wadaad dadka aflagadeeyo midgaan waxaas la dhageysanaa
@waliyocadga9985
@waliyocadga9985 26 күн бұрын
Sheikh Hassan aad ayaad u qaldan tahey sida aad isku difaacdana kuguma filna, waayo midgaan midgaan dhaley waxa aad ka wado waa sida ya somaliguba u isticmaasho marka Sheikh in aad mahacaas soo qadato lama rabin ee raaligalin.ka bixi sisax ah
@yaxyemuxamedyaxyemuxamed8749
@yaxyemuxamedyaxyemuxamed8749 23 күн бұрын
Sheikh aafada aad aaminsantihiin kama wado ayuu dhahay ee maadan maqal miyaa kuwaan caalamka islaamka hogaamiyo maanta waa kuwii ugu liitay ee caalamka soo mara midgaana waa yihiin waayo nin walaalkii la dhashay hadana Muslim ah lagu hor gumaadayo ee ka aamusan gobonimo xagey utaalaa wax baqtiyay waayee
@SacdiyaSheikh-os5yd
@SacdiyaSheikh-os5yd 23 күн бұрын
Sax walal
@IsmailMohamed-l8t
@IsmailMohamed-l8t 22 күн бұрын
Midgan Waxa Ah Qofka Jano Laga Waayo War Dhawaqiiiiida Garguurte Hugaminaayo Weyan Waana Garguurte Iyo Kooxdiiiiisa Bari Ka Noqda Ayaga Iyo Asnamtoooda Ilaaa Shareecada Islamka Ka Qaadanayan Waxba Iskuma Darsan Kartaaan Ogaada
@anisamacaneeyabdi5679
@anisamacaneeyabdi5679 6 күн бұрын
Wllaahi waa sax wll
@MuktaarSharif
@MuktaarSharif 20 күн бұрын
Wahabiyada abaheed wayee firii
@madridistahalamadrid9656
@madridistahalamadrid9656 18 күн бұрын
Caqligii mee waxa,laga shekaynaya wa axaadiith adna waxad ka hadlaysa caadifad
@AdenMogueh
@AdenMogueh 22 күн бұрын
Arab maxaan Naga Kaley Diinta Aan ilaashano Soomaali waa faduul let you leave you own history just fellow nabiga Muhamed sallaahu caleyhi wasalam Just look what is botter you and your dignity
@abasabdulahi7439
@abasabdulahi7439 22 күн бұрын
Waa runtaa bro lkn waxaad ogataa wadamada carabta waxaa kamid ah sucuudiga oo ah qiblada islaamka oo muslim oo dhan eeganayaan wixii ka dhacaya,
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 22 күн бұрын
Maxaa naga galay iyo hadal raqiis horta maxaad meelaha ula soo istaagtaan idinkoo gar iyo gafuurba leh xagee xajku ku yaal qibaladii islamka aaway aaya masjidkii nabiga scw aaway qiblahadii ugu horeysey ee islamka masjid Al aqsa sow dhul carbeed ilaahay kuma beerin oo maha meesha nabiyada oo dhan dhulka laga soo saarey maxaa naga galay oo raqiis ah hadal caruureed ah umada kala taga oo jahliga iska dhaafa nio umadan waad la yaabeysaa hadii aad muqadasaadkaagii wax khalad ah oo lagu sameynayo oo aad ku aragtey hadii aad ka hadasho waa dhib miyaa cajiib
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 22 күн бұрын
@@abasabdulahi7439waxas miyey garanayaan intaasba qofkii fahmi lahaa sow la iskama rabo
@maden7818
@maden7818 23 күн бұрын
Dadkaas aad u liita ayaa xisaanoow qarax idiin soo dhiibeen si aad u xasuuqdaan dadkiina soomaaliyeed waadna ka yeesheene kawaran sow adna dabaal ma tihid??🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@farxaanfuaad4055
@farxaanfuaad4055 23 күн бұрын
SH SHAYDANAW CID KALIDATA MAJIRATO IF IYO AKHIRABA ILAHAY AKATISA WAXABA KUMA LIHID MARKA NADAL NADAL DHALAY O ADIGA KA SINJIYAD XUNI MAJIRO. Caruuura was
@IbraahimOsmaan-m2t
@IbraahimOsmaan-m2t 21 күн бұрын
Xaywaan bilaa caqli ayaàd tahay Culimada ka leexo Wax Kaa liiito Rabi ma sameen
@AishaAxmed-k5g
@AishaAxmed-k5g 5 күн бұрын
Wuu kuciilay miyaa😂 shuruudu sallad Makasee KZbin kuorod 😂baar
@AmbiaAhmed-w3s
@AmbiaAhmed-w3s 11 күн бұрын
Mashall❤
Xasaan xuseen waa gaal ~على مذهبه||sh shibli@XUNAYNMEDIA
13:03
How Strong Is Tape?
00:24
Stokes Twins
Рет қаралды 61 МЛН
coco在求救? #小丑 #天使 #shorts
00:29
好人小丑
Рет қаралды 114 МЛН
How to treat Acne💉
00:31
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 71 МЛН
War Deg deg Ah
15:35
NABAD NOLOL
Рет қаралды 8
Siduu Sadam Hussein u dilay wiilashii uu sodoga u ahaa & sababta ka dambeeysay
15:15
Tuulada Layaabka |Bashiir Addow
Рет қаралды 48 М.
Burburinta beentii Xasaan uu ku been abuurtay Sheikh Cukaasha
9:22
رياض الصالحين
Рет қаралды 3 М.
Qiso cajiib Ah || Jaabir RA iyo Subanaha Scw Sh Xassaan
22:31
imam shafici media قناة الإمام الشافعي
Рет қаралды 23 М.
SACUUDIGA OO FADEEXO WAJAHAYA & SHEEKH SUDEYSI OO TURKIGA U CARARAY
9:56
Qiso Naxdin Leh || Sh Xassaan
20:10
Daarul Xadiith
Рет қаралды 136 М.
In somalia midowdo yaa diidan || sh XASAAN XUSEEN ||XUNAYN MEDIA
11:18
Dhamaadka Yahuuda iyo Awooda islaamka || Sheekh Mohamed idiris
16:42
How Strong Is Tape?
00:24
Stokes Twins
Рет қаралды 61 МЛН