CARABI WAA IIGA DHAMAATAY😂 KHALAAS 😂😂 SHAADIYO - IDIRISKA & BAARA AYAAN GARSOORE U NOQDAY😂😂

  Рет қаралды 118,285

Baaquli Boy

Baaquli Boy

Күн бұрын

Madadaalo Wakhtigeeda ku timid - Qosol daf & Miriq ah.

Пікірлер: 247
@canabmaxamed9375
@canabmaxamed9375 Жыл бұрын
Cabtan baara waa faataala caadiya wllhi dhawaqa luu saxaa mooye aayad mhaayo wllhi waa xarfaan😂😂😂😂😂😂
@mohamet35
@mohamet35 Жыл бұрын
Adiga haye isken qofyhy suxulada kusocneysa
@leomessi-lr9xv
@leomessi-lr9xv Жыл бұрын
😂😂😹
@moha_ali_warsame
@moha_ali_warsame Жыл бұрын
aaway dadkii jeclah nabigeen Muhammad salahu caleyhi waslmo ❤🥰
@Zakaria-sh1wl
@Zakaria-sh1wl Жыл бұрын
scw scw scw
@mihaden6981
@mihaden6981 Жыл бұрын
Scw 💕
@axmedcade5068
@axmedcade5068 Жыл бұрын
Scw scw scw ajir Alle haka siiyo wax la is xasuusiyo wa sheyga ugu fiican allh akbr
@rahmamahamed7260
@rahmamahamed7260 Жыл бұрын
Scw scw scw
@AaminaDiamond
@AaminaDiamond 11 ай бұрын
Scw scw scw scw ❤
@abdirahimshireabdi7073
@abdirahimshireabdi7073 Жыл бұрын
Idiriska wali shaadiyo wuu ka xishoono yaa iila Arko🙌😋😉✍️☺️
@Zakaria-sh1wl
@Zakaria-sh1wl Жыл бұрын
Arabka ugambiye siduu uga xishoonayo✌️😀
@mohamedgeseey987
@mohamedgeseey987 Жыл бұрын
Idiriska waa damaa haduu shaadiyo arko. Wlhy
@anigaadiiga1698
@anigaadiiga1698 Жыл бұрын
@@mohamedgeseey987 sida mahan wllo idiriska waa nin caqliga u saxib ah qof adana kaftankisa baran lagu ma dag dago waa sida marka u firso xita barki ay baqul isu cusbayen sas ayu aha
@abdiladhiifabdirizaaq3212
@abdiladhiifabdirizaaq3212 Жыл бұрын
Video gaanaa Hadaa daawatay Aadan Qoslin Walaal Wajiran tahay is Daaweee 🤣🤣🤣🤣🤣 wlhi 🤣
@suheeritamohammed7676
@suheeritamohammed7676 Жыл бұрын
Luqadan carabiga no so badiyaa😆😆😆😆😭✌️
@sahantoosan9083
@sahantoosan9083 Жыл бұрын
Labadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo channel keyga ii soo booqo waa mid diini ah Allaha Ku Siyo kheyr badan ❤❤❤
@qaazimfaud3
@qaazimfaud3 Жыл бұрын
amiin amiin sidoo kale
@Uppdyrihmanahmedali45
@Uppdyrihmanahmedali45 Жыл бұрын
Kaptan baara and idiriska so funny wllhi😂😂😂
@dheemanchannal2788
@dheemanchannal2788 Жыл бұрын
fidiyowgaan in uu kala kacaayo shaki makujiro😂😂😂
@seynabyuusuf9211
@seynabyuusuf9211 Жыл бұрын
fidiyowgaan in uu kala ka caaa yo shaki makujiro🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@suldaanboss5376
@suldaanboss5376 Жыл бұрын
Aaway baabajey wllhi qabyaa tihiin ku celis waayay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@rahiimsomalia4009
@rahiimsomalia4009 Жыл бұрын
saas waaye beercasaad 😂😂😂 baaquli by
@sahromaxamed8771
@sahromaxamed8771 Жыл бұрын
Wall quranka haku jees jeesina alle wuxu dhahay kuwa quranka dheeldheel ka dhiga cadaab daran ayey leeyihin walalayal
@haarapoojo3905
@haarapoojo3905 Жыл бұрын
oo wlhi kaptan paara io zhadio adunka u.jeclhy oo wlhi wn wataa ..💯💯💯💯
@dheereyechannel
@dheereyechannel Жыл бұрын
Four legends always legends keeps goings baquli boy and idirsika itabo and captan baraah and shadiya sharaf another's levels 💪👍💯💯😋
@hoomeeymuslimo6401
@hoomeeymuslimo6401 Жыл бұрын
Cfg
@ramziibrahaz1835
@ramziibrahaz1835 Жыл бұрын
boqortoyo baaquli boy 20m iyo kabadan ay u qalma hal bil gudahoda wana jeclan lah in an ku arko sass somaliye kaca wallken iyo wadaniga an kor u qadno wada jir one love brothe and sistarys
@amiishalove2998
@amiishalove2998 Жыл бұрын
Shadiyo waxaa ka baqaa in ay mar kale baqoli boy kabtan baara idiriska ay wax la soo doopi doonin kkkkkkkkk qosol ayey la oosay wlhi shadiyo qosolkeda ayaa 😁 funny ah
@bileali8846
@bileali8846 Жыл бұрын
Waxa dhan waa somali🤣🤣haadihi unbey kudarayan🤣🤣🙈
@zamzamabdulaahi2857
@zamzamabdulaahi2857 Жыл бұрын
😂😂😂😂 walhi been mhm
@caraayecaadil8693
@caraayecaadil8693 5 ай бұрын
Kkkkkk team baquli boy iyo idirs iitabo iyo kabtan bara marwalbo san hujira wa idiin taa geeraa❤❤❤
@amiishalove2998
@amiishalove2998 Жыл бұрын
Baaquli boy salaan sharaf iiga gaarsiii shaadiyo sharaf waa fanaanada aan jeclhy
@abdullaahicartan902
@abdullaahicartan902 Жыл бұрын
Wraa carabiga waad kuf sateen. Hhh🤣🤣🤣🤣
@qaaliluula5987
@qaaliluula5987 Жыл бұрын
War kuwana sax waye kulaha baquli boy 😂😂😂😂 shadiya ugu fcn xoga 😂😂
@suweysabdullahi8785
@suweysabdullahi8785 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂 sobadi sxp😂
@Farhia_ali
@Farhia_ali Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂SHAADIYO ARKEY MAQUSLIN KAAMAYEELIN😢😢😢😢😢😢
@diirshehassan4669
@diirshehassan4669 Жыл бұрын
Masha Allah 🤣👌👍🤩😍💥👏💟
@CabdulaahiCabdi-uf6uo
@CabdulaahiCabdi-uf6uo Жыл бұрын
Masha Allah 🤩🤣😍💟👏👍👌
@yacquubaxmad2804
@yacquubaxmad2804 Жыл бұрын
WALAXIRAY BAN MAQLAY KASO HADAL MZUL😪
@inacabdilahizaytuni186
@inacabdilahizaytuni186 Жыл бұрын
Alla manoli dhinty qosol badana😁😁😁😁😁
@cabdirixmaanshaafici9301
@cabdirixmaanshaafici9301 Жыл бұрын
war nio ilen meshu waa qashin qub alaab badanaa🤣🤣
@dhereye44
@dhereye44 Жыл бұрын
Shaadiyo qosol badanaa acudiyr 😂
@aaminaxussen8345
@aaminaxussen8345 10 ай бұрын
Kaptan baara mesha ugu fiican dhawaqa loo saxaa af carabi mesha ma ku hayo
@abdifatax4235
@abdifatax4235 Жыл бұрын
Sheekadu yayna meel khaldan nila galin
@HOREUSOCO
@HOREUSOCO Жыл бұрын
War Yaa ila arkay shaadiya sharaf oo joogto idiriska asi dhan Pause uku jira soomaliyey maxa ka qaldan wiilka🤣 Ma qoslaayo xitaa
@ismaaciicalicabdi161
@ismaaciicalicabdi161 Жыл бұрын
Shaadiyo gabsarka saan lee kor ugu qaaad🤣🤣
@cabdiraxin6730
@cabdiraxin6730 Жыл бұрын
The legend Baquli boy
@abdiladhiifabdirizaaq3212
@abdiladhiifabdirizaaq3212 Жыл бұрын
50k Coming soon Team Baaquli boy
@salmanhassan1644
@salmanhassan1644 9 ай бұрын
Intaa naqaanay waa dhaaftayy😂😂😂😅
@iskilaji
@iskilaji Жыл бұрын
Walaahi shaadiyo way idin shuday manshallah
@apdallakareeko4946
@apdallakareeko4946 Жыл бұрын
Nio BaabajeY Waa LeGend Wlhi Gameku isagon Ku Jirin Buu QurxeYiYe KeepGoing Baaba
@sacdoyoabdikadir424
@sacdoyoabdikadir424 Жыл бұрын
Ma nooli 😂😂😂
@ZAKARIA-jh4km
@ZAKARIA-jh4km Жыл бұрын
Respect baaquli ❤️
@h.mohammed
@h.mohammed 2 ай бұрын
ماتت اللغة العربية😂😂😂
@JOKERGRAPHIC.
@JOKERGRAPHIC. Жыл бұрын
Markay shaadiya sharaf joogto idiriska no talk walhi 😆😆😆😆😆
@amindahiraxmed9963
@amindahiraxmed9963 Жыл бұрын
From Asad xajio
@sadamahmeddubane9739
@sadamahmeddubane9739 Жыл бұрын
Shadio sharaf noo kena mar waliba 😁😁😁
@khalidbadal5988
@khalidbadal5988 Жыл бұрын
is iLaaLi yaan Lanaga kaadiline meelaHa Xabdu kasocoto❤kafegjinaw Wllhi hadan kuwyno QosoL danbe majireee😢❤
@xasanahmed9375
@xasanahmed9375 Жыл бұрын
ya kaadaa
@Ahmett990
@Ahmett990 Жыл бұрын
Captan garacsana Cod Lee Kusi Saxaa🤣🤣🤣
@Ahmednor7
@Ahmednor7 Жыл бұрын
War p2 please Beley, qosol miidhan weyan🤣
@leylagelle3223
@leylagelle3223 Жыл бұрын
Shaadiyo amaa qosol u dhimata 😂😂
@idrissibrahimhamze7005
@idrissibrahimhamze7005 10 ай бұрын
Shadiyo aan iska raacina anigu 😅😅😅😅
@dedmonuura2430
@dedmonuura2430 10 ай бұрын
TikTok ayaan ka soo arkay kii reaction naga bixin jiray 😂😂😂😂
@zeinabtahlil5457
@zeinabtahlil5457 Жыл бұрын
Keep going Legende maria napoli
@mohamedduale162
@mohamedduale162 Жыл бұрын
Idiriska 🤣🤣🤣
@Sirtta.Qarsoon
@Sirtta.Qarsoon 10 ай бұрын
From ugandia 😂😂
@deeqoolol4351
@deeqoolol4351 Жыл бұрын
Best one caawa wlhi
@wllazmar2599
@wllazmar2599 Жыл бұрын
Baaquli boy waan ku wata
@kiikolyrics143
@kiikolyrics143 Жыл бұрын
Best challenges
@nasiromar1052
@nasiromar1052 Жыл бұрын
He is funny baaqul boy and kabtanka 😂
@تومهفاشن
@تومهفاشن Жыл бұрын
ع فكره دا مش كلام عربي ولا شيء 😂
@NappaQ
@NappaQ Жыл бұрын
Baquli boy bro nosoceliya fidiogas ookle
@maxmuudmaxmuudkamaalmaxame851
@maxmuudmaxmuudkamaalmaxame851 Жыл бұрын
Haadihii kuntu kulahaa🤣🤣🤣😂😂inta iraacsan ismuujiya
@shoobare460
@shoobare460 Жыл бұрын
Baara lagend waye😂😂😂
@ahmedcadaawe9812
@ahmedcadaawe9812 Жыл бұрын
Walaalayaal luuqada sida ka daaya ciyaarta waa luyqadii you ilaahay ku hadlay quraanka waa tan qiyaamaha lagu hadlayo wllo English u badala 🥺
@ilyasadancali5086
@ilyasadancali5086 Жыл бұрын
Jeelka KZbin wax malga soo dhigi karaa 🤣🤣 waaba raxee
@aqaayare6766
@aqaayare6766 Жыл бұрын
Hhhh War waa soo baxay vidio waregaa Facebook maa aragtay 😂😂😂
@mohamedaliabdiyaraani1537
@mohamedaliabdiyaraani1537 Жыл бұрын
🤣🤣🤣 kuwaan caadiye iga waaleen, waxwalpa waxa aiga daran hadiyada🤣🤣🤣
@xalimoaden203
@xalimoaden203 Жыл бұрын
Shadoyo qof so jabay kkk tahriib aan daremay
@fatimamohamed6928
@fatimamohamed6928 Жыл бұрын
Please soo badiya wllhi wan fuuray sidaan u qoslaaye🤣🤣🤣🤣🤞
@saadaqcalimaxamud2145
@saadaqcalimaxamud2145 Жыл бұрын
Asc walalayal haku ciyarina luqada qur'anka
@shukriita4206
@shukriita4206 Жыл бұрын
Alla qosol malo dhinta waa furay wlh😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@leeylomaxamed3031
@leeylomaxamed3031 Жыл бұрын
Shadiyo sharf madaxeda kugu saaray sabiskarab magaceeda ayaa sooraacay keep goin
@mohazco4150
@mohazco4150 Жыл бұрын
Kaban baara qosol miran waye kkkk
@leyloleylo3755
@leyloleylo3755 Жыл бұрын
ilahey ka baqa quranka ka daya kaftanka
@khaalidahmet9947
@khaalidahmet9947 Жыл бұрын
Ina adeeroow noosoo badi waan kahelnee
@clrashiidqaasin8490
@clrashiidqaasin8490 Жыл бұрын
Waa ku taagera sxb ku soco
@AliHassan-uv9uc
@AliHassan-uv9uc Жыл бұрын
Ar kankuta kuwashay kunta damer gafurka ugeliya markasowshegshegedadhafiye
@libaancali7272
@libaancali7272 Жыл бұрын
Baaquli Boy legend wan ku tageraa
@Bakar_macalin_mohamed
@Bakar_macalin_mohamed Жыл бұрын
Wa lgu xiray maqlee sxbow xaa ka jiro baaquliyow
@Mohamed47734
@Mohamed47734 10 ай бұрын
Hadidhii kuunto😂😂😂😂😂😂😂😂
@shucebabdi2527
@shucebabdi2527 Жыл бұрын
From kabtan baara
@ilkacasepoi4293
@ilkacasepoi4293 Жыл бұрын
Qabyaa tihiin wlh hadaa baba meeshaa ku jirin
@abdirahmansomane4804
@abdirahmansomane4804 10 ай бұрын
Dhalinyarada caasimada ayaad tihiin, indhaha dhalinyaradana waa tihiin lkn iska Yara ilaaliya kaftanka diintiina wax udhibaya sida aayada quraanka aad ku sheegteen goobtaan aan loogu Tala galin MAHADZANIDIIN.🙏
@MohaAbdi-bs9fz
@MohaAbdi-bs9fz 6 ай бұрын
Good 👍 👍 👍
@jarohusein2651
@jarohusein2651 10 ай бұрын
Bakoorada ku laha lugtii baabajey kulahaa😂😂😂😂
@jaamacxaaji4059
@jaamacxaaji4059 Жыл бұрын
Again sxb 🤣🤣@baaquli BB I SH WAAN IDIN WATAA PART KALE KASOO SAEMEE AFARTIINA QOSOL KII AHAA WAAN QOSLAY WALEE 🤣🤣🤣👍
@mehruzein3222
@mehruzein3222 Жыл бұрын
Hhhh wlhi markan qosol ubahdo halkan yimada
@حبيبهعمر-ع1ض
@حبيبهعمر-ع1ض Жыл бұрын
ههههههههههههه ههههههههههههه ههههههههههههه ههههههههههههه 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🙈🙈🙈🤣🤣🥀❤💜
@abdiwahabsalah240
@abdiwahabsalah240 Жыл бұрын
Qosol iguma harin walhy kaptan baara carabiga lafaha ka gaaaracdey
@nagiibabdi9290
@nagiibabdi9290 Жыл бұрын
Baquli boy umadeena maha 😂
@muradjcloo4860
@muradjcloo4860 Жыл бұрын
Wllhi afka carabiga waa kufsaden kuwan
@idilabshir1956
@idilabshir1956 Жыл бұрын
😂😂😂😂 shadiya iyo cabtan baro
@abasmohamed6263
@abasmohamed6263 Жыл бұрын
Baquli boy wan taageyraa
@HamzemohamedYousuf
@HamzemohamedYousuf 10 ай бұрын
Keep going asxpta😅😅😅😊
@Koyama548
@Koyama548 Жыл бұрын
Keep going legend 😂😂😂😂😂✌️
@boqortooyo8379
@boqortooyo8379 Жыл бұрын
Qur"aanka ka saara mesha
@muhsinyusuf2689
@muhsinyusuf2689 Жыл бұрын
Bro halashido baaquli asaxaabey
@laahinhoaxmed362
@laahinhoaxmed362 Жыл бұрын
Magaca iga sax shaadiyo baaquli to change Pele😂
@MohamudAadan
@MohamudAadan Жыл бұрын
Walhi pllhi talhi waa dalay saa uqosalyey 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@ahmednuuralasow2388
@ahmednuuralasow2388 Жыл бұрын
QURAAANKA KAFTANKA KADAAAAYA WAA IGA DIGNIIIN
@xamdixiis153
@xamdixiis153 10 ай бұрын
Manooli 😂😂😂😂😂😂😂😂
@JACEYLOW38
@JACEYLOW38 10 ай бұрын
😂😂😂
@kadarkey5204
@kadarkey5204 Жыл бұрын
Kkkkk zxb baaquli nagadaaa wlhi kal iyo laab
@mohamedfaarahalidiiriye
@mohamedfaarahalidiiriye Жыл бұрын
Team baqule boy 💪😂
@yusufhusein5631
@yusufhusein5631 Жыл бұрын
Kabtan baara xaalad kale
@mowliidali9749
@mowliidali9749 Жыл бұрын
chelsea idinku sugoya🤣
CHELLLENEGE IDIRISKA IITAABO IYO BAABA JEEY ALBITARE SHADIYO
14:44
IDIRISKA IITAABO
Рет қаралды 124 М.
إخفاء الطعام سرًا تحت الطاولة للتناول لاحقًا 😏🍽️
00:28
حرف إبداعية للمنزل في 5 دقائق
Рет қаралды 52 МЛН
Как подписать? 😂 #shorts
00:10
Денис Кукояка
Рет қаралды 8 МЛН
Hooyo4kids🤰timo subis iyo baris biryani chicken 🥹🫶🏽
14:37
The Muse family
Рет қаралды 9 М.
إخفاء الطعام سرًا تحت الطاولة للتناول لاحقًا 😏🍽️
00:28
حرف إبداعية للمنزل في 5 دقائق
Рет қаралды 52 МЛН