Wa run filmka wayo sxibkay ayey kudhacday kisada cariga
@imranmed71593 ай бұрын
The goat of life 😅😅 fc. King ck
@ifrahali71253 ай бұрын
Waala isku fahmay 😂😂
@kims-s9r3 ай бұрын
😮😂ck wlhi shumis cadi arky🤣
@barlinhashi22543 ай бұрын
Yaa raxmaan yaa Allah yaa awal yaa akhir ❤❤❤❤
@xaawaxaawaxusenmaxamed43663 ай бұрын
Wlhi filmk waa run anaa ku nool Saudi Arabia😢
@AnanKhaaan3 ай бұрын
Daaci. Ck. Waaku salaamay 😅😅😅
@IBRAHIM_APDINOUR3 ай бұрын
Ck reply ❤
@princcessabdi70313 ай бұрын
war carabtu sanka dheer bay iska salaman maaha dhunksho waa dhaqan ay leeyihiin 😂😂😂💔
@Abdihakiim1433 ай бұрын
Asxaabey xageen ka helaa filimkaan
@MAJABE-World233 ай бұрын
Arab xaasidiin waaye, qashaabiirakum 😂😂😂
@اللهملاتجعلهمنافيالدنيا3 ай бұрын
Ck wllky hanagu dirin cida adiga yurub hadaad jogto
@GhGk-r5x3 ай бұрын
Wlh malintu sobaxay ayan dawaday wana oga in uu run yahay wax walbo filinkas kujirana waa dhab waxan way isku difacayan qofka joga Lee fahmi kara runtoda koley aniga ima qaldayan
@Mohamed_5733 ай бұрын
100/100 waa run
@SamiyaHilowle3 ай бұрын
Xagee ka helaa
@Naidar203 ай бұрын
Ck 😂❤.
@FarhiyoElmi-rk6ov3 ай бұрын
Daaci ck waan kaa henaa sheikh😂😂
@aaminasahra18753 ай бұрын
Ck wll taariiqda hindiya muslimka ku dhigeen ,weliba wiil yutouber ah oo soomaali oo maqaayad hindiya wax ka cunaaya timahiisa iyo midabkiisa ku caayayaan weliba si xun ingilish ku hadlaa afganistan xitaa wuu aadey bal daawada ,marka soomaaliyeey qiiro jabanta iska daaya carab iyo hindi shaqo ka bdn idiin taalee horta isjeclaada waa adinka isu uraayee,tiisa daryeelaa tu kale ka dooda,labada dad waa is jecelyhn marka soomaaliyeey horta geed qabsada la idiinku soo hagaago .😢😢😢😢😢
😂😂😂😂😂😂😂CK CAADIDI MA AH WALAAHI WAA 😂😂😂😂😂 CARSB ILAAHEY AY LAGA MAGAN GALAYE WA XAQIIQA 100/10000000 oo jeer waxs wax ku xun beye sameyn dadfiican ma ah intoidad badan , ILAAHEYE UMADA HA KA QABATO KAN SOO DAYO
@amoabdalleh83693 ай бұрын
Ck😂😂😂😂
@SaynabAbdullahi-nt4ic3 ай бұрын
Ck adi singa singa miyaa ku biirtay maxaa weyan shalkaan
@qadroabdullahi71913 ай бұрын
Nin ka kafujiya hayeey
@nanzal45023 ай бұрын
Heestan diin god gel laga daba gel waa jaaasaya ila inta hadalku bilaban markasta jinyo igu só dega diiin god gel 💃🏽💃🏽💃🏽
@yasmiinsalim40963 ай бұрын
Wuxuuba dhibsanayaa habtiisa
@ARTANHaashi-zr9zw3 ай бұрын
Wllkei ck🙏
@فرتونصالح3 ай бұрын
Wll CK been toda wayey wlhi is gaad gaad waye from sacudi beenloshin wye
@khadarogity45883 ай бұрын
Carab anaga wasna
@sirtanolasha95523 ай бұрын
Anmafish katiira 😂😂😂
@ason-tu3kh3 ай бұрын
ادي له😂😂😂😂😂
@متعبالحارثي3 ай бұрын
❤❤❤❤👌👌👌
@AyaanJaamac-c8e3 ай бұрын
Sacuudi wa dadka dunid ugu xaasisan wallahi waxa dhaamo ameerka