No video

Riwaayad Reer Jabuuti (1aad)

  Рет қаралды 56,561

MJ Duran

MJ Duran

Күн бұрын

Waa riwaayad reer jabuuti ah majaajilladeed.

Пікірлер: 18
@johnali3040
@johnali3040 12 жыл бұрын
allaaha unaxariisto abwan jigjigaaowi iyo aden diriye dacar ilaahay labadaba janaadi ka waraabsho farduusa
@jannoomer7263
@jannoomer7263 3 жыл бұрын
Ma hooyadaabaa karisay ku yeh Aheey ah Dad waa dadki hore Hadalna waa intuu yidhi😍
@elmiyusuf396
@elmiyusuf396 2 жыл бұрын
kkk ma hooyadaa baa karisay afsoomaali fiican weeyaan
@nabilhoussein5083
@nabilhoussein5083 8 жыл бұрын
abdi hassan maha huryo ee wa jiigjiigawi allaha u naxariisto iyo dhaman dacar and ibrahim gadhleh, xamaqodh allaha u naxariisto
@colmlander3447
@colmlander3447 3 жыл бұрын
Farxaan waa ninkaa habarata matalaya Hobaladii Hargaysa waabari xasuus
@AL_shahada
@AL_shahada 3 жыл бұрын
Buloy bulo buloy gabar baadi baatahay kiijinkey igarebay jeelow jilbahey isku jiday joow dadqal iyo gabar uusoxaday
@zh713
@zh713 5 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkk mah hooyad bah ka riisay
@kimyangsang
@kimyangsang 12 жыл бұрын
ma sha alalh waa in waalidiintu ay ka bartaan abwaan huryo sida loola taliyo caruurta aad dhashay
@kenendidrhubesh3784
@kenendidrhubesh3784 6 жыл бұрын
Huryo ma aha waa Ahmed Xuseen Jigjigaawi aun
@rhubesh
@rhubesh 12 жыл бұрын
Kimyangsang abwaan huryo kuma jiro sxb. waa kooxdi gacan macaan ee jabuuti.
@elmiyusuf396
@elmiyusuf396 2 жыл бұрын
huuryo kuma jiro sxb wa reer Djibouti kooxdan
@waxaro-raacchanale250
@waxaro-raacchanale250 5 жыл бұрын
Dadkii hore dad u waayey hadalkoodana hadal u wayey waxan xasuustaa baadiye walaahay
@abdullahishire6580
@abdullahishire6580 9 жыл бұрын
Sidii subag ii qurqurinmeyside besti ciyar hhh
@cabdikarim44
@cabdikarim44 12 жыл бұрын
waaka afsomaligu
@ahmedabdi9894
@ahmedabdi9894 6 жыл бұрын
Aaaaar riwaayadan magaceeda Iga caawiya nio
@elmiyusuf396
@elmiyusuf396 4 жыл бұрын
waa riwaayadii jacaylkaagu qahira ma qudbi buu ku leeyahay
@elmiyusuf396
@elmiyusuf396 4 жыл бұрын
ereyadii ibrahim gadhle weeyaan sannadkii 1981 ayaa la dhigay
@nuurhaybe1160
@nuurhaybe1160 2 жыл бұрын
Z
Riwaayad Reer Jabuuti (2aad)
27:35
MJ Duran
Рет қаралды 62 М.
Maguuraan 2 (Qaybta 2aad)
15:49
MJ Duran
Рет қаралды 17 М.
Blue Food VS Red Food Emoji Mukbang
00:33
MOOMOO STUDIO [무무 스튜디오]
Рет қаралды 32 МЛН
مسبح السرير #قصير
00:19
سكتشات وحركات
Рет қаралды 11 МЛН
Riwaayad Reer Jabuuti (4aad)
11:42
MJ Duran
Рет қаралды 54 М.
#aqoonsoafrica madaxweynayaashii somalia soo maaray
3:40
HIILLO MEDIA
Рет қаралды 49 М.
RUWAAYADII MASIIBADU ADUUNYADA IYADAA U MACALINA QAYBTII LABAAD
22:54
Hawraar Music Production
Рет қаралды 218 М.
waa muma madaxweynaha somaliya u hanjabay?
3:14
mohamed faanbugaax
Рет қаралды 2,2 М.
Qayb Kale & Riwaayaddii "Godob Jacayl"  2
11:37
Tixraac
Рет қаралды 113 М.
MUJAAJILO=Qarandoon.com
11:52
Abdullahi Hashi
Рет қаралды 226 М.
Riwaayad Reer Jabuuti (5aad)
11:17
MJ Duran
Рет қаралды 61 М.