I really appreciate your advice wlhi wakhti aan madax xanun badn dareemyay bad igsoo hor baxday jazakumallhu khyr labada daaroodba naxariista alle kuu waydiiday 🥹🫶🏻👏👏👏
@Muna-gml Жыл бұрын
Ilmaha Somalida wax ka dhibadan man arkin wallhi subxana allah illahow Noo daji Ajanibka SaaS mahan
@AyeshAbukar-w3u Жыл бұрын
Wan kula arkey sababta waa marke yaryihiin tax ma dhahno
@qoraxayqabridahar17973 жыл бұрын
Illaahay haku barakeeyo walaal faham kaaga fiicana Illaahay haku siyaadiyo. Waa xigmad faa iido badan laga helayo qofki raba inu wax faa ido
اللهم صل على سيدنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم ❤
@FatmaMohamed-ym1rc Жыл бұрын
Ustaad jazaka Allahu kheyr, dhaqanki an kuso koray o xanaaqa aha iga xoogbadiyey, Marka iso doceeyo walaal insha Allaah in Allaah I hagaajiso awlaada. Ustadow ka waran hadii imuhu kugu afnaqo o kusii darsado in uusan Kala aqoon in ad hadashey iyo in kale, maxa La sameeya o tarbiyo ah ducada kada Kadib.
@engabdulle59223 жыл бұрын
Kheyr Allaha kugu abaal mariyo runtii wax badan ayan ka faa'iiday cashirkan waxaanna rajaynayaa inan dhaqangeliyo.
@sadiamohamedhassan86162 жыл бұрын
Maasha allaah qeyr badan allaah haku siiyo
@saxbaaxxiis88532 жыл бұрын
Alle ha ku barakeeyo
@faadumofelis93713 жыл бұрын
Man sha allh tabarakal allh alle ha ku barakeeyo caqliga
@xasannuur2 жыл бұрын
Ustad mahadsanid
@faatimahilowlelaasqorihilo40833 жыл бұрын
Masha allah ustaadow jazaaka laah
@xaawomaxammed73982 жыл бұрын
Masha alaaha ilaahaya haku barakeyo
@shukrialigamaar77694 жыл бұрын
Waa ku dhaqmeyna insha allah ajar iyo xasanaad aan la so kobi kari alle haidinka siiyo
@seynabhg44152 жыл бұрын
1_Sideen ku dhiira galiyaa ilmahayga inay bartaan quraanka kariimka Si ay uga hormarin caruurta kale ? 2_sideen ugu sameeyaa bajadka macnaha waqti ay ku aqriyaan qur aanka akariimka iyo waqti ay ku dhelan? 3_markasta waxa ay rabaa inay dheelaan anigana waxa aan rabaa inay bartaan quraanka kariim ka Waan isku daalnay sidaan udabajoogay galabkii markay imaadaan waxa aan u aqriyaa casharka kadib maqrib ayay dukanayaan hadana waan u aqriyaa ilaa cishaha kadib waxa an siya casho waan seexinaa hadana subaxii ayan kicinaa way dukanayaan hadana wan uaqrinaa waan daalay hadana sidaan rabo umabartaan waan ku dadaala ee ilatali si aan ubaro quraanka kariim ka midka iigu weyn 9_10 sano 7_8 waana 3 caruur inta ugu dhibka badan hadan ku qaraaco ilmaha dhib miyaa ku so garaa misane aan ku qeyliyo
@luulumucumar46313 жыл бұрын
Manshalah aein f8can bad ka hadaahey lkn noo sio badi topic yada noocaa ah
@warsameabilkadir97043 жыл бұрын
جزاك الله خيرا استاذ
@Hoyoo553 жыл бұрын
Qqßààà
@hafsoyusuf50243 жыл бұрын
sax waye walaal caruyrta lama dilo they need love and took
Walalow cunugteda ada udila wana kashalaya wana cunug dhib bdn maxankayela
@abdiwahabhalane34864 жыл бұрын
Masha Allah ustaad waa Meesha kaliya aan ka liidano Tarbiyada caruurta waxaa jiilka dambe in ay ku baraarugaa moduucaan waxaan kaa codsanaa ustaad xoogaa codka yara ku I qaad
@abdiwahabhalane34864 жыл бұрын
Waxaan u rajaynayaa jiilka soo socda inay ku baraarugaa
@hibocabdi56593 жыл бұрын
Ha dilin abaayo
@muscababuukarcatoosh96623 жыл бұрын
Tala Sheekha ku dhaqan waad ogaan doontaa insha allh
@fadumasheikhabdi617 Жыл бұрын
Gandh max Adag waana dilaa inbadan 8. Sano jir aha maxaa xala
@qadroabdiali88913 жыл бұрын
Wa runtaa
@fartuunhassan87802 жыл бұрын
Igu sodoceya wikeyga ino ilahey idajiyo wlhi woidhiwe san
@munomuxyadiin37793 жыл бұрын
Ilmahaan somalida hadaan la dilin wlhi lama heyn karo
@muscababuukarcatoosh96623 жыл бұрын
Umaddeena ma tihid hhhhhhhhh
@dekobintuyusuf40612 жыл бұрын
maya abaayo waa wax aan anagu aaminay maadama anaga nala dili jiray ilmaha aad dhashay oo laga soo qabtay muxu dil ka ogyahay waxa madax adeyga ukeena ilmaha qaylada iyo hadalka aynu kor iskula hadalno anago ku qaylinayna iyo inagoo aynan laheyn dulqaad oo xanaqena aynu xuki karna marka dilkii ban xal u aragnaa illahay ha inoo dambi dhaafo walahi saqiir aan iska kaa celin karin maaha inan awood usheegano walaahi qof in ladilo jecel inaguma jiro💔💔💔💔💔
@malyuunmanka57323 жыл бұрын
maxa cuno laisla cunaaa walhi horta somali ahaan sas qoysaska nagu maha nolosheeni dhibato iyo dil iyo gubniin ban lasoo kulmay walahi dulmay walhi
@muscababuukarcatoosh96623 жыл бұрын
Adiga wixii aad soo martay meel iska dhig tala shekha bilow maanta wixii ka dambeeya