waa casharkeni sadxaad ee korsadi CapCut ka wuxu ku saabsanyhy dhaman wixi cod quseeye ee applicationka ku jira marka ku raxeesta casharka hana naga ilaawina subscribe ina page keena so dhahdaan mahdsanidin.
Пікірлер: 179
@maanIsmailrays2 ай бұрын
"Inta aanan u galin video -ga aan ku sallino xabiibkeena" Waa kalmadda ugu wanaagsan ee kaa maqlo. allah ha ku barakeeyo ❤
@HudaPlus2 ай бұрын
Aamiin dhamanteena 😊
@Munasarcilmi42522 күн бұрын
Hora u soco abaayo qaali gabar wngsn aa tahay aad iyo aad abaalkaaga janada ilaaheey ha ka dhigo ❤❤❤❤
@MuxamedWiilkacabdi-rs5yl2 ай бұрын
Wax wanagsan ayaad afkada bartay oo ah aan ku salino nabiga salalahu caleyhi wasalam
@MunasarXasancali-z9p4 күн бұрын
Scw❤❤
@cabdiraxmaanomar53372 ай бұрын
Maclimada malin walpo hal video noso gilo hal maalin hanaga baajinin tank you🙏
@Msssuuro-p6r2 ай бұрын
Only practice lee ii dhiman ciil iyo calool yoow badan ayaad iga duq qaaday ustadii ❤❤
@Ahmed-CabduleАй бұрын
Waxan ka so bilaaabey casharka 1 aad hadana waxan marayaa kan sadexaad ❤❤❤ wll waxan rajeynaa in Malin wax iga faa iido sbtoo ah waxbaan ka faidey abaalkaga ma gudi karno janno firdows alaha ka dhigo abyo course fican wadaa thanks anymore ❤❤
@anaspepka12412 ай бұрын
Masha Allah walaahi waan ku faa iday alx walal saa kuwad Alle haku barakeeyo
@Mcc_Daacad2 ай бұрын
Muqalkan Wax Badan Baan Ka Kororsaday Mahadsanid Boqortooyo 👑🥰
@حكاياتنصرينАй бұрын
Waad mahadsantahay wll aad baan u raadinayey codadkan ❤❤❤❤❤
@JaamacKaamil2 ай бұрын
Farta waawayn Banu wax ku fahanay ha dagded😅
@canabmaxamed6298Ай бұрын
Masha Allah tabarakallah thanks xppti 🥰 hore usoco ❤😊
@HeepolCusmaan2 ай бұрын
MachallaH Inta FidiyowGa Si wanagsan Bay HabaysanYihin Inta Aad Xirfad Nagu Dhanto Noso Gudbi Huda Quruxey👑🫡❤️
@Ibrahim-hapiip_____192 ай бұрын
Sis dad dadkan yay ku wareerin waxaan video waaye way ku soo cesh ceshan karan Every time I say thank you 😊
@HudaPlus2 ай бұрын
@Ibrahim-hapiip_____19 Thank you too wllkey 😇
@KhadarjamacOsmanАй бұрын
Quŕuxeey maalinpa Roma laguma dhisine sidaa nuugu wad guul Gobanimo khyr baan kuu soo rajaynayaa Huda❤
IlaaHay ha kaa apaal mariyo apaayo wx badan baa ka fahmeye only beatku waa maxaynaH?👸💕🥹
@Muslimah-chanalАй бұрын
M.a horey usoco byo👏🥰
@MohamedAgaadeАй бұрын
Asxaabta waan idin soo gaaray
@BlackAwzeedАй бұрын
ما شا ءالله❤
@cabdicasiismohamudsaid68402 ай бұрын
Abayo muqalada aad so dhigto youtube ka ma capcut ayad ku edit garesa
@BushroMuhumed-y7z2 ай бұрын
Abayo wadmahadsantahay sida aad nogu sharaxayso ❤❤ marka waxan dhigataa Premiere Pro Video Editing Course Oo english eh marka wu igu adagyahay Waxan rabnaa in aad noo soo sharaxdo 😢
@apdikadirtahir5981Ай бұрын
Guulayso wllo❤
@MaryanQuruxsan2 ай бұрын
Thanks Princess💓
@Abdi-A7k2 ай бұрын
Thanks sister keep going
@FatmaMohamed-dg5hc2 ай бұрын
Abayo waxaa noosoo sharaxdaa sida fidiyow loo qurxiyo please
@AbriyowАй бұрын
صلي الله عليه وعلي اله وصحبه وسلم أجمعين
@NuurxuseenC2 ай бұрын
Si harag ka.aan ayaa nogu sharaxday mahadsanid wll
@TiktokQayr2 ай бұрын
thanks for you abaayo wankula socda 🎉❤
@HiboabdillahiHiboabdaillahiАй бұрын
Scw scw scw ❤❤
@AmiirHaari2 ай бұрын
Keep going 💪 sister
@Ahmedinho272 ай бұрын
Waa mahadzanthy
@MaderAadan2 ай бұрын
Waad mahadsanty wllo❤
@ZeydMukhtar2 ай бұрын
في ميزان حسناتك أختنا❤🧡
@SahaPoi2 ай бұрын
Keep going my sister 😊
@HassanIbrahim-i2gАй бұрын
Wan ku wata taliso 🎉
@cawil__tiiko__officail79222 ай бұрын
Keep going sister Shaqo wanagsan baad haysa Mar hadii dadka waxd ku dhaanto ugud binayso
@MAANGAADOCO-s6g2 ай бұрын
Mahadsani cashro badan ina noso dhigto rajaynaynah
@cabdiraxmaanomar53372 ай бұрын
M.a abyo wa mahadsanthy saan nogu sharax qol walpo iyo woxo qapto qof saan wax usharxaayo wili ma arkin tankz abyo qaali🙏