Рет қаралды 2,214
Dib u Habayn tafsiirkii @Quraanka Sh Cumar Faaruuq (Yarxamullah)
Casharkii 53.2 Tafsiirka Al-Ancam 20-35 Sh. Cumar Faaruuq (AUN)
Tafsiirkan Sh Cumar Faaruuq wuxuu ku duubay Sacuudiga 1989 sida la filayo, Fadlan noo soo ducee, Subscribe us and share the FADLI.
Casharkan mid qalad ah baan soo geliyey, waayo waan daalanaa markii aan ka shaqaynayey. Waxaa ii soo sheegay walaale @cadnaandahir2591 khayr Allah ha siiyo, waan soo saxay,