casiriyo marti qad buskut ad ujilicsan best ways to make soft cookies

  Рет қаралды 63,704

FARHIA KUSHIN

FARHIA KUSHIN

Күн бұрын

Пікірлер: 72
@farhiakushin
@farhiakushin 2 жыл бұрын
Asc asxabteyda sharafta leh jazakallahu Qeyran ♥️😘😘♥️ thanks for watching
@aishacuud7489
@aishacuud7489 2 жыл бұрын
you too cdyy
@ruqiiyacawiil9116
@ruqiiyacawiil9116 2 жыл бұрын
Masha allaah gacmaha allaah ha ku barakeeyo
@saamialimohamed2513
@saamialimohamed2513 2 жыл бұрын
😍Mshllah apayo illahy jirkaga naarta hka xureyo جزاك اللهُ‎
@rahmaomar3229
@rahmaomar3229 2 жыл бұрын
Masha Allah xabiibti jzk llah geyr
@fatimo1508
@fatimo1508 2 жыл бұрын
Mashlaah ilaahay hakuu barkeeyo gacanta
@umufaizanfardowso1322
@umufaizanfardowso1322 2 жыл бұрын
Msh Allah abyo mcn gacntaada Allah kuu barakeyo walhi wx badn wn ka faaiday shukrn
@luulcaalin5684
@luulcaalin5684 2 жыл бұрын
Mashaa allaah aad baad uuga mahadsantahay sida wanaagsan aad nowgu sharaxday 🌹
@naxwamohamed3928
@naxwamohamed3928 2 жыл бұрын
M.a abayo role model baa ii tahay alle hakuu barakeeyo gacantada
@nuuraaadam1795
@nuuraaadam1795 2 жыл бұрын
Mnsha allah tabarakalaah alle haku barakeeyo gacantad
@safiyaxalane7309
@safiyaxalane7309 2 жыл бұрын
maasha allaah gacantaada barako iyo qeyr allaha ka yeelo
@Abdi123m6
@Abdi123m6 2 жыл бұрын
Mashaa Allah gacanta Allah haku barkeeyo xbbti
@esmehanjed5787
@esmehanjed5787 2 жыл бұрын
Masha Allah bilcfiya ku cun abaayo gacantada Allha ku barkeyo xabibatii
@samsam1calin752
@samsam1calin752 2 жыл бұрын
Maasha allah sharafey gacantaada allah kuu barakeeyo waxaa tahay macalimad cajiiba maasha allah niyada ayaan noo dhistaa jazaakalaah qeyr
@farhiakushin
@farhiakushin 2 жыл бұрын
Amiiiin yarabii walashey ♥️♥️😘
@reemreemo21
@reemreemo21 2 жыл бұрын
ماشالله تبارك الرحمن ريحة البسكوت وصلت لعندي ياغاليه شكرا جزيلا يا غاليتي
@seynab563
@seynab563 2 жыл бұрын
M.a walashey mcn alle ha ku xafido
@farhiyoabdirahman5466
@farhiyoabdirahman5466 2 жыл бұрын
Masha alh
@ayaanhassan2140
@ayaanhassan2140 2 жыл бұрын
Mansha'llah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌺🌺❤
@zamzamsfood5192
@zamzamsfood5192 2 жыл бұрын
Mashaa Allah walaashey qaali horumar wac Inshaa Allaah Waan ku soo booqday Ane Isoo booqo Inshaa Allah👍🥰
@halwahassen4522
@halwahassen4522 2 жыл бұрын
Abyo warqada saxanka aad kaxijisay buskudka inte laga hela magaceedana isheeg mahadsanid macalimadeyda
@nimcoabdi471
@nimcoabdi471 2 жыл бұрын
Asc maanshaa allah abaayo gacantaada allaha kuu barakeeyo abaayo waxan haystaa foornada yar oo turkey ah sida loo istic maalo noosoo gali
@malyuunmacalin7593
@malyuunmacalin7593 2 жыл бұрын
m.a gacantada allha ku barakeyo abayo wax bdn kaa faiidnaa
@qadiijoshariif9615
@qadiijoshariif9615 2 жыл бұрын
waaw mashaa allah alle aku xafido
@ayanahmed70
@ayanahmed70 Жыл бұрын
Mashaallah mashaallah
@najaxabuker972
@najaxabuker972 2 жыл бұрын
Masha allah abayo macan
@sucdiabdirihmanmohamed5783
@sucdiabdirihmanmohamed5783 Жыл бұрын
Abayo hadan rabo inan samesto 3 kilo qayaasta sokorta iyo saliida iyo baking ka meeqo ayan isticamalaa plzz abayo
@umuahmed4253
@umuahmed4253 2 жыл бұрын
Asc abyo waxaan kuwaydiinayaa paking paperka ma saliid baa kuu marsan
@razamualas7845
@razamualas7845 2 жыл бұрын
MashaAllah sis u are very right coz am a Baker I understand ❤❤❤
@shamsuhuseen8421
@shamsuhuseen8421 2 жыл бұрын
Msha Allah
@abdimalikyare7940
@abdimalikyare7940 8 ай бұрын
Saliid hadaa kushiilo kawaran abayo
@najmamohamedsalat6497
@najmamohamedsalat6497 2 жыл бұрын
Masha Allah sis God bless you ❤️❤️❤️❤️
@asiyoabdi9836
@asiyoabdi9836 9 ай бұрын
What spoon did you use to measure the powdered milk? because that doesn’t look like tbs or tsp.
@farhiakushin
@farhiakushin 9 ай бұрын
Tea spoon 🥄
@ifraxqurux8934
@ifraxqurux8934 2 жыл бұрын
Maaash allh
@zeytunodowa498
@zeytunodowa498 2 жыл бұрын
manshallah jazakallah qer
@doolcaadey5723
@doolcaadey5723 2 жыл бұрын
Masha Allah shukran 👍👍♥️♥️
@aishayussuf9749
@aishayussuf9749 2 жыл бұрын
Maa shaa Allah Allah hakuubarakeeyo, xabibati mandazi forno lagudubaayo inoosogali in shaa Allah
@farhiakushin
@farhiakushin 2 жыл бұрын
Insha Allah wan sogalin
@aalashariifchannel6199
@aalashariifchannel6199 2 жыл бұрын
Masha allah guulayso
@hodanaxmed5836
@hodanaxmed5836 2 жыл бұрын
Mnsha allh
@fahimahajji3544
@fahimahajji3544 8 ай бұрын
What if you dont have milk powder??
@qadrocali9052
@qadrocali9052 2 жыл бұрын
Mashaa allah
@fatmasheikhuna7403
@fatmasheikhuna7403 2 жыл бұрын
Mashallah 🥰
@SabdioTullu
@SabdioTullu Жыл бұрын
Where do we get the equipment for the shape
@fahimahajji3544
@fahimahajji3544 8 ай бұрын
If you don't have powdered milk? Can someone make without milk powder
@laylaxasan706
@laylaxasan706 2 жыл бұрын
Masha âllah
@shukrimaxamuud3877
@shukrimaxamuud3877 2 жыл бұрын
Masha allah
@asmakasim1019
@asmakasim1019 2 жыл бұрын
Wlhi caadi maaha
@munacabdi3746
@munacabdi3746 2 жыл бұрын
Mashallh
@shukraanfari603
@shukraanfari603 2 жыл бұрын
Abayo birta akuwalaqeso makorontu istic mala xagese kaso gaday xbbti
@umuibrahimdiy3600
@umuibrahimdiy3600 2 жыл бұрын
Mashaallah 😍 😋
@fatumomohamed2152
@fatumomohamed2152 2 жыл бұрын
Abyoh kan shaaha ku saran Nairobi inte ka so ibisay
@samaachannel2121
@samaachannel2121 2 жыл бұрын
Shukran walashey
@aishacuud7489
@aishacuud7489 2 жыл бұрын
M.allah queen
@farduusmaxamuud7914
@farduusmaxamuud7914 2 жыл бұрын
waad mahasantahay
@fatxiabdalla4371
@fatxiabdalla4371 2 жыл бұрын
Roodhi wareega ahaa ayaa Hada KZbin ka ka samaynayey si fiican u sameeyay mahadsanid mcntoh 💋🥰 I.a buskudkana waa isku tijaabin I.a Thank you 🥰
@farhiakushin
@farhiakushin 2 жыл бұрын
Masha Allah 🌹😍😍😍♥️
@sumeyaa890
@sumeyaa890 6 ай бұрын
Noken asago ibah ah caga lagu hagajinayo buskutka kanokale
@123ummAmina
@123ummAmina 2 жыл бұрын
Maa shaa Allah, laa quwwata illa billah. 👌🏾
@Fadumobilan790
@Fadumobilan790 2 жыл бұрын
Kilo wa meqa koob abyo
@qadrocali9052
@qadrocali9052 2 жыл бұрын
Midka Ubuntu la aanta ah soogali wallaaley xasaasiyad ayaa qabaa
@qalanjo6730
@qalanjo6730 2 жыл бұрын
Abaayo wa kurt mahadsan tahay wan sameyay dariskayga 2 reero oo afganistan ah wa tusan subscrib wan kaga saray telfonkoda
@farhiakushin
@farhiakushin 2 жыл бұрын
Mahadsanid walashey qer Ale hakusoyo💗😍🥰🥰🥰🥰♥️
@qalanjo6730
@qalanjo6730 2 жыл бұрын
@@farhiakushin Adaa mudan abaayo❤❤❤❤❤
@fadumoabdallah2235
@fadumoabdallah2235 2 жыл бұрын
Abyo fornadu wa noce
@fartunahmed4326
@fartunahmed4326 2 жыл бұрын
Asc abaayo kan inaa dalbado rabaa magaciis
@farhiakushin
@farhiakushin 2 жыл бұрын
Beko
@farhiakushin
@farhiakushin 2 жыл бұрын
Wcs abayo 🌹Plastic Maamoul Mold Cookie
@kahodakane4847
@kahodakane4847 2 жыл бұрын
Intewaye halkad kadabatay
@marwonajah3462
@marwonajah3462 2 жыл бұрын
Pizza noso gali
BUSKUD DHAA DHEER SI FUDUD USAMEYSO 🤍 WELCOME #QAMAR_BINT_AMIIR #QURXINTA
10:18
BUSKUT FUDUD ciida
10:13
Faatma channel
Рет қаралды 36 М.
小丑家的感情危机!#小丑#天使#家庭
00:15
家庭搞笑日记
Рет қаралды 34 МЛН
Это было очень близко...
00:10
Аришнев
Рет қаралды 6 МЛН
НИКИТА ПОДСТАВИЛ ДЖОНИ 😡
01:00
HOOOTDOGS
Рет қаралды 2,8 МЛН
Buskud  jilcan  oo caruurta  cunikarto  ( How  to  make  Cookies)
8:30
sahruuja channel
Рет қаралды 34 М.
dolso ama buskud ad ka ganacsankartid
8:52
Amran cadey channel
Рет қаралды 971
Siide losubiya buskuda SOMALI MACAAN
20:34
Dahabo Xashi
Рет қаралды 18 М.
#biscuit & buskud aad umacan oo  fudud sidan usameyso
7:28
umuQamar channel
Рет қаралды 12 М.
buskud dhadheer fudud 🤤 easy cookies recipe
8:03
FARHIA KUSHIN
Рет қаралды 59 М.
小丑家的感情危机!#小丑#天使#家庭
00:15
家庭搞笑日记
Рет қаралды 34 МЛН