CASUUMAD UGBAAD ARAGSAY GURIGEEGA KU CASUUMAY & AMIIRA KOKO SUNDUS ATARIISHO BADIYO QOSOLKA ADUNKA 😂

  Рет қаралды 387,635

Adna Channel

Adna Channel

Күн бұрын

Пікірлер: 516
@MiinaApdi
@MiinaApdi 6 ай бұрын
Adna waa hooyada reer Malaysia wlhi noolow habo❤❤
@SamiiraCabdullahi-yz3zu
@SamiiraCabdullahi-yz3zu 6 ай бұрын
Adna cawa gudaheeda labo video tnx❤😊
@ZamzamCabdi-z4o
@ZamzamCabdi-z4o 6 ай бұрын
Casumad hadad rabto Adna lee haku diyaariso wlhi I liked wan kugu daydaa wlhi
@Maxamedmubaarik11
@Maxamedmubaarik11 6 ай бұрын
Illaahay labadaada waalid iyo adigaba janada haku geeyo hadaad booqato janalkayga aamiin yaa rabbi 😢😢😢😢
@abdikhaliqsamatar7889
@abdikhaliqsamatar7889 6 ай бұрын
Reer SOMALILAND KU xaman maayan hortaday wax walba Kaa odhanayan ugbaad waa KU dhamaatay hablihii😂 thanks adna
@khadiijaabdqadir
@khadiijaabdqadir 6 ай бұрын
Tolow maxay tidhi anigu ilama ahaba odhah xun inqy ku hadaqdaye😂😂
@ManaalUpdilaahi
@ManaalUpdilaahi 6 ай бұрын
Wʟʟʜɪ ᴡᴀxᴀᴀɴ ᴋᴜ ǫᴀʙɴᴏ ʜᴏʀᴛɪɪsᴀ ᴋᴀ ᴅʜᴀʜɴᴀᴀ Kᴀ ᴅᴀʙᴀ ʜᴀᴅᴀʟ ᴍᴀ ɴᴀǫᴀᴀɴᴏ ɪɴᴛᴜᴜ ǫᴏғᴋᴜ ɴᴀ ʜᴏʀᴛᴀᴀɢᴀɴʏᴀʏ ᴀʏᴀᴀɴᴜ ɴᴜʀᴀᴀʜɴᴀ ᴡxɴ ᴅʜᴀʜʏɴᴏ 😂
@SumayoMohamed-k3p
@SumayoMohamed-k3p 6 ай бұрын
Adnay gobgobi dhashay guhaad iyo ciil ha midan👸🏻❤️💋
@NajmaMaxamed-bg3fd
@NajmaMaxamed-bg3fd 6 ай бұрын
Masha'allah refer waqooyi dad bilaa cuqdad ugbaadna waa wof qalbi wanagsan❤❤
@Asmosahardidhajj
@Asmosahardidhajj 6 ай бұрын
Markaad marti tahay xishoodku waa mahiim sida qof aan waxba kala garanayn ayey uhadlaysa ugbad waxay isledahahay yaan lagaa hadal badnaan lkn wax wanagsan kuma hadal😢
@Princess_Fartuun
@Princess_Fartuun 6 ай бұрын
just kaftan lee wye 😂😂
@JuweyriyaAhmed-lg7wu
@JuweyriyaAhmed-lg7wu 6 ай бұрын
Waaba yabana mnta dhan gabdhaha cadiye ugashay wlh
@Abdicaziizbadde24
@Abdicaziizbadde24 6 ай бұрын
ku salin nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet muxammed (🕋❤️💯🌎)
@haboonjirde569
@haboonjirde569 6 ай бұрын
Waa qeyrka kuwa daawnyso malin wlb 1m gaadhay waar dhiig yelo ka kac fadhiga 😂😂😂 i
@nimco2
@nimco2 6 ай бұрын
scw
@NadiaNada-gn6ze
@NadiaNada-gn6ze 6 ай бұрын
Scw❤
@xamdaqueen3706
@xamdaqueen3706 6 ай бұрын
scw scw scw ❤❤❤❤
@sagalh6770
@sagalh6770 6 ай бұрын
SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW
@SabriinMohamed-lx9fp
@SabriinMohamed-lx9fp 6 ай бұрын
Omg adna waana waashay caawa 2 vedio❤🫶🏼
@KawsarJama-l5v
@KawsarJama-l5v 6 ай бұрын
Ugbaad say gabdhaha ula hadlayso Uma bogin any way Masha allah reer malisa iyo adno Waa gob Masha allah ❤❤🎉🎉
@alonegirl8
@alonegirl8 6 ай бұрын
Adna darteet inà malesia utaga ka baqa ❤casuumad ayey ku fiican tahay ❤boqorad
@SamiraHirsi-s5i
@SamiraHirsi-s5i 6 ай бұрын
Koko she's so cute and pretty❤❤❤❤
@Missgalmudug
@Missgalmudug 6 ай бұрын
Maasha Allaha waa lakaftamay caawa ree xamar iyo ree waqooyi inkastoo ree waqooyi laga badnaa 😂😂
@hibaturahman2105
@hibaturahman2105 6 ай бұрын
rer xamar iyo rer waqoyi kali niya marka ret putland ma aragti miya 😂
@QueenCawo-b2q
@QueenCawo-b2q 6 ай бұрын
Walaal iska dulqaata gabadhu wey fududahaye 💚🤍❤
@maymunabdisalan
@maymunabdisalan 6 ай бұрын
😂😂😂
@XalimoOsman-hc3jq
@XalimoOsman-hc3jq 6 ай бұрын
Marwo sharaf mudan adana❤🎉
@SahraKiin-hj2xb
@SahraKiin-hj2xb 6 ай бұрын
Haa wll qalpi
@marwamustafe8270
@marwamustafe8270 6 ай бұрын
Adnay wan kaa hayna so dhaweynta ugbaad huno😊❤
@cartancartan8452
@cartancartan8452 6 ай бұрын
Mnsha Allah wlo isku hdal baa comment kus wada qoronyn ismaysyn ogan hh waan ka haynaa illahy ha xafido ee adna
@BULSHOFFICIAL24
@BULSHOFFICIAL24 6 ай бұрын
Masha allah wlhi xaqiq inaa gobtahay sister lesma weydinayo sida sharafta leh guriga igu soo dhaweysay xasusta❤🎉
@NashaadHassan
@NashaadHassan 6 ай бұрын
Adna masha allh hawl kar casuumaada ku fcn😍ugbaad aragsan waa qosol miiraan qof ku ag caajiseysa maleh😄
@zallaama
@zallaama 6 ай бұрын
Hablo plz ugbaad nosoo erya sida ugu dhakhsaha badan hadey idin diidana xadhig ku bakhtiiya waxay naagtan weyba na cebeysee😂😂
@nasrasaid4665
@nasrasaid4665 6 ай бұрын
😂😂
@Ugbaadeysskssisisbs
@Ugbaadeysskssisisbs 6 ай бұрын
Naaa qali inaka mxay inoo ceebayn dadku isku mid maahe iyaday u taal fudaydkeeda😂😂
@LeylaYuusufAli
@LeylaYuusufAli 6 ай бұрын
Cuntada marki lacunayo camerada mala damiyo inan lacunin ugu talagashen Allah rerkan waiga yabiye😂😂
@Khayrwadechannel
@Khayrwadechannel 6 ай бұрын
Masha allah adna wa marwo sharaf leh oo garasha badana alla haku cifdiyo
@hibamohamed1728
@hibamohamed1728 6 ай бұрын
Wllhi ugbaad hadal madhibaayo m.a so funny ❤😂
@SabirinMohamed-e4n
@SabirinMohamed-e4n 6 ай бұрын
Mashallha adno wa qof qalbi wanagsan wlhi o fican o family ficsn kadalati wlhi adno abayo isha biladanka ilahey hakaqabto xapipti wlui dar alleh aya kujaclahay wlhi
@MatAmadesJrOfficial-og4uo
@MatAmadesJrOfficial-og4uo 6 ай бұрын
The legend is back ❤️🥰🙏
@ubaxcali2067
@ubaxcali2067 6 ай бұрын
Alla ugbaad saan mey dadka ujaftaa😂😂😂
@nuura6075
@nuura6075 6 ай бұрын
Ax sorry hadalada qar dadka laguma dhaho sundus side ufaraxsaned marbay nush isku dhahday 😢😢
@halimaadanhalimaadan6515
@halimaadanhalimaadan6515 6 ай бұрын
Sax
@Eragatoo
@Eragatoo 6 ай бұрын
Haa mood key ka qaladey miskinta😢😢
@jasminsalad4484
@jasminsalad4484 6 ай бұрын
Runtii Sundus waa qof ixtiraam badan, oo maskiin ah kana qurux badan iyaga dhan.
@Safiyo-p3z
@Safiyo-p3z 6 ай бұрын
Sax weye
@FarxiyoShukri-er2ml
@FarxiyoShukri-er2ml 6 ай бұрын
Sundus caawa waa lagu dhamaaday 😂😂
@abdulqanicismaanibrahim2279
@abdulqanicismaanibrahim2279 6 ай бұрын
Nagu qaata gabadhayadu way hadal adagtee saas lee uhadalnaa anagu😂😂
@AmuuniAhmett-cr8wk
@AmuuniAhmett-cr8wk 6 ай бұрын
Xasbunallah kan Hadal maahan walal qarxis weeyaan Bisinka😂😂😅
@NashaadHassan
@NashaadHassan 6 ай бұрын
wax hadal adag oo dhib ah maba eeysa dhihin😄waa kaftan reer xamarkuna kaftanka waa fahmaan videoga edit uu so maray
@Hdiamond118
@Hdiamond118 6 ай бұрын
Dumarkiiba hadal iyo indhaha ayey ku garaaceysaa ugbaad siday dagaal kujirto😂😂
@Qalanjo99
@Qalanjo99 6 ай бұрын
saaid ujaftay gabdhaha kaftanka waa la sarbeebaa fanaanadu si toosee uduqeysay hablaha 🤣
@cartancartan8452
@cartancartan8452 6 ай бұрын
Hhhhhh hhhh meesha kaftan uun baa ila hda socodo arkaaa hh
@nurtaadan-zt3fl
@nurtaadan-zt3fl 6 ай бұрын
Gaari dumar keep going abyo ❤❤🎉Allah hkusharfo xbty ❤❤
@Fatimamohamed-li4cx
@Fatimamohamed-li4cx 6 ай бұрын
Lkn dadku markay cunyaan camerada ka dami adnaay
@maryanCraxamaan
@maryanCraxamaan 6 ай бұрын
Maasha allah adno wlhi waa. Gob intaaso dad isku keentay❤❤❤❤❤
@cartancartan8452
@cartancartan8452 6 ай бұрын
Mnsha Allah casuumad kaftan iyo qoslbaa ka dhacay guulaysta insha Allah adna waxnan leeyahy casuumdda khayrkeeda illahy hakusoiiyo wlo
@cartancartan8452
@cartancartan8452 6 ай бұрын
Mnsha Allah adna waad mahdsnid tahy casuumadda dumashi ka haynaaa from doha qatar wa duriydii guulaysta
@CoffeandTea1
@CoffeandTea1 6 ай бұрын
Adna well done si wanagsan baa martidaada u so dhaweysey❤❤❤❤❤
@NaimaMohamedcabdi-bv8om
@NaimaMohamedcabdi-bv8om 6 ай бұрын
Ugbaad waxay niyada iska leedahay camerada may naga bakhtiiyaan 😀😀😀😀
@hamdamohamed8930
@hamdamohamed8930 6 ай бұрын
Nya koko wajigeeda faraha ka qaad she's beauty only❤😂
@Msssuuro-o2p
@Msssuuro-o2p 6 ай бұрын
Wey folxun tahay koko ma runta lisku naca😂😂
@Safiyo-p3z
@Safiyo-p3z 6 ай бұрын
​@@Msssuuro-o2pwajigey ku cayilantahy moye mafool xun
@YazinAwedZalah
@YazinAwedZalah 6 ай бұрын
Adana waxaad tahay gob gob dhashay waxan ku guugu hambalyeynayaa sida qimaha badan ee aad dadka ugu Soo dhoweyso Malaysia iyo gurigaaga bilen ee boqran waxaad kasoo jedaa family qiimo leh oo xariir ah qurux iyo haybad alle siiyey walal dar alle ayaan kuu tageraa waxan ku faraxsanahay in aan ka mid ahay tolka asiim yare halkaa ayey kanahay xidhiidh family oo weliba aanu ku fanaa in aad awlaad noo haysaan waayo waxaad tihiin dad lagu faano ugu danbeyn waxa isoo jidatay casumaad iyo qalibi furnaanta aad usamaysay ugbaad aragsan walal waxan rajeynayaa casumaadaa qimaha leh mid kawayn in alle xagiisa ka hesho welibana hargeysana waan jeclaa in aad timaadaan massagekayga waan copy yeynayaa si oo waan badinayaa si uu kusoo gaadho❤ gobanimo layskama dhigo ee waa loo dhashaa adnay farxadi korkaaga ha ahaato❤
@mushtqmohamed
@mushtqmohamed 6 ай бұрын
Team walba one like❤😂
@ayaanmoh6846
@ayaanmoh6846 6 ай бұрын
Ala hayaay xidigta kl ayan ku dhex arkay cawa vedowga😮😅
@shadiaabdi4341
@shadiaabdi4341 6 ай бұрын
MashaAllah marwa Adna. inshaAllah malin aan kuu soo marti doona.
@dhelatira
@dhelatira 6 ай бұрын
Ugbaad istubirad weye bila ixtirmaaa na wax isku faal almiin xoga xata wey hadal adag Tahay in ladhahey iska donesaa fuded badna wax 😂😂😂😂
@queensomali5463
@queensomali5463 6 ай бұрын
😂😂😂wlhi Ana niyada kalahaa
@faysalmaxamedKoosaar
@faysalmaxamedKoosaar 6 ай бұрын
aLba way fududahay ugbaad wloh😊
@Captian_Dool_20_24
@Captian_Dool_20_24 6 ай бұрын
Liin dhanaan mataalo meesha ma hudheel ayay moodaysaa😂
@khadiijaabdqadir
@khadiijaabdqadir 6 ай бұрын
Dee liintu xaafadaba way tala😂
@Captian_Dool_20_24
@Captian_Dool_20_24 6 ай бұрын
@@khadiijaabdqadir oo melaysia waa laga helayaapa
@khadramaxamud1632
@khadramaxamud1632 6 ай бұрын
Amba liin dhanaan waan raadiyaa😂😂😂😂
@Captian_Dool_20_24
@Captian_Dool_20_24 6 ай бұрын
@@khadramaxamud1632 maad ku walac day markaa
@steamfeisal13
@steamfeisal13 6 ай бұрын
Masha aliha ❤
@NasteexoCabdi-f6z
@NasteexoCabdi-f6z 6 ай бұрын
Macha alaah Alaah nii barakeyo
@hoodoahmed5333
@hoodoahmed5333 6 ай бұрын
Ugbaadeey luuqadaada ku hadal indr nagadaa ciyaartoo😂😂😂😂😂
@HamdiAkil727
@HamdiAkil727 6 ай бұрын
Ugbaad aragsan umadeena Maaha Malay xidhay waan saqiiray kulahaa😂😂😂
@Kalthuuma
@Kalthuuma 6 ай бұрын
Masha Allah adna boqorad qalbi ficn ❤❤
@maajidboy7631
@maajidboy7631 6 ай бұрын
waa muuse cidii siiye kulahaa adna😂😂😂😂
@princessbinty499
@princessbinty499 6 ай бұрын
Ugbaad hablihi cawa hoos ka sii bey ku samaYsay 😂 adna karti bdn❤
@LailaLadhan
@LailaLadhan 6 ай бұрын
Koko is pretty in this wold
@SabirinMohamed-e4n
@SabirinMohamed-e4n 6 ай бұрын
Wow Mashallah Team 27 wan uxisey Wlhi Allow Malesiya igeey Kadib Neh Team 27 itusi Amiin 😢😂 Wlhi Xiso Dher Aya uqaba Wajigoda
@SafaAbyan
@SafaAbyan 6 ай бұрын
Same 😂❤
@SabirinMohamed-e4n
@SabirinMohamed-e4n 6 ай бұрын
inshallah wan tagi donna le xapipti Wlhi Anigu San team 27 ubarti Malesiya ayabo kuwalacay Wlhi 😘😘😂😂😂
@SabirinMohamed-e4n
@SabirinMohamed-e4n 6 ай бұрын
😂
@Muniiizah
@Muniiizah 6 ай бұрын
Same😂😢
@bintuAlcmuudi
@bintuAlcmuudi 6 ай бұрын
ماشاء الله تبارك الرحمن ربي يحفظكم ويسعدكم يارب العالمين ❤
@mulkihaji5679
@mulkihaji5679 6 ай бұрын
Adno dadkii dhulka fadhiye maka daba tagtay mana tustay😂😂😂 ugbaad dadka waa jaftay caawa 😂😂😂
@XALIIMOCUSMAANXALIIMO
@XALIIMOCUSMAANXALIIMO 6 ай бұрын
Adan nasba kaamil wayay wlhi❤
@xariifad-magaalo1
@xariifad-magaalo1 6 ай бұрын
Ugbaad ciriiiri Bay dareeentay😂😂😂😂😂😂😂
@kridwaabdikaremuser-wr2es2gp9k
@kridwaabdikaremuser-wr2es2gp9k 6 ай бұрын
Mayla arkaysa😂😂
@Fatuush11
@Fatuush11 6 ай бұрын
Mxy ciriiri dareenta dadkiiba kaftan ku dhameese 😂
@xariifad-magaalo1
@xariifad-magaalo1 6 ай бұрын
@@Fatuush11 kaftanka kaliya aragtaa aduu 😅😅
@kridwaabdikaremuser-wr2es2gp9k
@kridwaabdikaremuser-wr2es2gp9k 6 ай бұрын
@@xariifad-magaalo1 😂😂
@Fatuush11
@Fatuush11 6 ай бұрын
@@xariifad-magaalo1 iyadaaba dadka ciriri galisy 😂😂naagtas legendmed wye
@Prettygirl2175
@Prettygirl2175 6 ай бұрын
Atirisho badiyo quruxley waay maanshaallh❤❤
@haboondiini-fz5fh
@haboondiini-fz5fh 6 ай бұрын
Qoftaan ixtiraam malahn 😮pismillh marti saan eh wligey ma,arag gapdhihii pey cayday
@Hushmo
@Hushmo 6 ай бұрын
Ugbaad waa ajafay sacadaaan awoow awooo Si uxuntahay leeee 😂😂😂
@XaliimoAdan-kr6ix
@XaliimoAdan-kr6ix 6 ай бұрын
Walhi adanaa waa goob mashallahaaa❤ ugabaad. Fananda soomliyeeed❤
@ĤãőÑŰpďị
@ĤãőÑŰpďị 6 ай бұрын
Team koko Queen 👸 ❤
@deqawarsame-ml7fm
@deqawarsame-ml7fm 6 ай бұрын
Mashallah ugbad welcome to miss 1ml adna channel family viva Somaliland❤❤❤❤❤❤❤❤
@Asad_hagio-n9u
@Asad_hagio-n9u 6 ай бұрын
TEAM AMIIRO QURUX ONE LIKE ❤😊
@FardowsaMohamed12
@FardowsaMohamed12 6 ай бұрын
❤❤🥯🍜🏘🏉🎁
@FardowsaMohamed12
@FardowsaMohamed12 6 ай бұрын
😢
@NasliPille
@NasliPille 6 ай бұрын
Team amiira
@UmulJaamac
@UmulJaamac 6 ай бұрын
HJ❤❤❤❤
@LadanSiciid-oi1ml
@LadanSiciid-oi1ml 6 ай бұрын
Teem amiira
@Xaawo_sharaf262
@Xaawo_sharaf262 6 ай бұрын
Mxa waye tan sxbteyd kor lafto hal far dherthy😂😂😂😂😂😂😂
@hoodoahmed5333
@hoodoahmed5333 6 ай бұрын
Nayaaa ugbaaad wlhi waaad edab darantay anagoo reer hargysa ayaa ku canaanayna wxy sidaad hablaha ula dhaqmysaa caadi iska dhig sister Martidu way is uruurisaaye yuu hadal kaatagin dhibicdooda maxaa kaa galaya alla faduuul sanidaaa indr😂😂😂😂
@cartancartan8452
@cartancartan8452 6 ай бұрын
Hhhhhhhhhh
@Xilkas44
@Xilkas44 6 ай бұрын
Adna waa qof qalbi wcn wlh M.a Xafidu laaah❤❤
@Gosha-rercarale
@Gosha-rercarale 6 ай бұрын
Ala manoli ugbadey cimraan mad kaheshy walhi qosol igu dishy funny tahy😂😂😂😂
@haboon6195
@haboon6195 6 ай бұрын
Mashallah walhi adna waa gob gob dhashay ❤❤
@zamzamabdulqadir6467
@zamzamabdulqadir6467 6 ай бұрын
😂😂😂ugbaad waa qof fur furan wlhi💯✌
@Anzal-zy2dq
@Anzal-zy2dq 6 ай бұрын
Ugbaadey mxaa kaa siya naa fudayd badanidaa waa na ceebaysay😂😂😂
@SadiaJam-zk3pk
@SadiaJam-zk3pk 6 ай бұрын
Ayagàa kanixiyee camirada Sanka laiska galinaa😂😂
@ImranBouh
@ImranBouh 6 ай бұрын
Tsam amira 🎉 From canada Ottawa From Djibouti Somalie Mogadiscio ❤
@sucdisiman2925
@sucdisiman2925 6 ай бұрын
Masha allha abaayo allha nii xafido dhamantiin ❤❤❤❤❤
@QueenSacdiya-x2n
@QueenSacdiya-x2n 6 ай бұрын
Ugbadey wllo bas ka klay malaysia plz inti ka bdnayd wd na ceebayse😂wxay hbalaha sidad uga kla dhig dhigaysa hoogto😂😂😂😂😂
@Misswartsih
@Misswartsih 6 ай бұрын
Ugbaad yaa ainaga so qabta mid walba waxbayyy ka sheegtayyy wa no face caadiya😂😂😂
@raxmamahad2092
@raxmamahad2092 6 ай бұрын
Haa wllhi hablihiiba wey kala falanqaysay😂
@deqawarsame-ml7fm
@deqawarsame-ml7fm 6 ай бұрын
Kafntanka barta
@Qa.70
@Qa.70 6 ай бұрын
​@@deqawarsame-ml7fm kaftan maha hadalka qofka qalbigisa iyi sharaftisa wax yeelaya kaftanku waa kaan qofna durin aby
@Farhia_ali
@Farhia_ali 6 ай бұрын
MAASHA. ALSAH. TABASRAK UGBAAD WELCOME MALESIA. KUSOODHAWOOW DAD KUJECEL🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤
@maxamedkin571
@maxamedkin571 6 ай бұрын
Koko mar dambe mayso laban ugbad aragsan waxbey ridaysa loma fadhiyi karo😂😂
@maidahassancabdulhi635
@maidahassancabdulhi635 6 ай бұрын
Dadkaan Dad Araga ah Maha qiimaheeda Taqaan wallhi m.a
@ubaxcali2067
@ubaxcali2067 6 ай бұрын
Koko caqli leey waaye wllhi anaaba yaaban
@sabnasiman
@sabnasiman 6 ай бұрын
Wajige shuluq ka tahy cml wye ka wada
@Muniiizah
@Muniiizah 6 ай бұрын
Ugbaad fudeed badnaaa naa iga so crar reer xamar rali noqda sas hano malyniba😢😂😂😂
@sabiriinosmaan3923
@sabiriinosmaan3923 6 ай бұрын
Waa sidaa tihiin😂
@Kaled-b8q
@Kaled-b8q 6 ай бұрын
wlshy qali wnkutagera iso duceeey😢
@ilhamsharaf
@ilhamsharaf 6 ай бұрын
congratulations 🎉🎉🎉1m Amira qurux ❤
@khadijsibrahim8111
@khadijsibrahim8111 6 ай бұрын
Ma sha alla Adna wat mahadsanti dhaamaaanti wan idin salamaya ❤❤❤❤👍🌹🌹🌹🌹
@FaadumoCumar-n8n
@FaadumoCumar-n8n 6 ай бұрын
Fananadayda ugbaad argsan meel walba dadku jecelbaa ku jooga iilahy ha ku dhawro wll adana aale ha ku sharfo mss adna
@najaxabdirisaq-w7n
@najaxabdirisaq-w7n 6 ай бұрын
Bisinka naa qofta Mx ka khaldan ❤❤❤❤ naaay dadka haka walin
@farahahmed6556
@farahahmed6556 6 ай бұрын
La isma casiyee adna waa gob inta qof gobsanyey keep going wlzhy❤😊
@Happi-d8v
@Happi-d8v 6 ай бұрын
Guhaad iyo ciil hamudan adna macanto ♥️
@MunoYasiin
@MunoYasiin 6 ай бұрын
Tan makasee😂😂baa kadhacday
@user-jk2qr7qb5xzAmzam
@user-jk2qr7qb5xzAmzam 6 ай бұрын
Yaa la garan wayay
@munocismaan496
@munocismaan496 6 ай бұрын
Adany gobonimo adiga iska leh ❤marwo nagu wayn❤
@shariifabu-qw6vi
@shariifabu-qw6vi 6 ай бұрын
M.a welcome ugbaad
@leylaaaa780
@leylaaaa780 6 ай бұрын
Ugbadey se wax u jaftay kaftan xita lama dhihi karo😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@Amiiro_Ahmes_27
@Amiiro_Ahmes_27 6 ай бұрын
M.a dad nasaba waa adna iyo xajigeda🎉❤😊
@SahraElmiKhalif
@SahraElmiKhalif 6 ай бұрын
Adna caawa 2 fiidyow thanks Albi ❤
@HudaFaaraxcali
@HudaFaaraxcali 6 ай бұрын
Dadka inay cayayso la mooda ugabadey plz soo carar wlleyy hana ceebyne😂
@Özge_BalaM
@Özge_BalaM 6 ай бұрын
Meshaa Ku yapaaa fadhiyaaa amantiina saas miyaana Bisinkee😂😂😂❤
@kridwaabdikaremuser-wr2es2gp9k
@kridwaabdikaremuser-wr2es2gp9k 6 ай бұрын
Ugbaad caadibey ino ceebeynaysa hady sii joogto alla Ugbaadaa😂😂
@AbdiqafarMohamettAbdi
@AbdiqafarMohamettAbdi 6 ай бұрын
Ugaabad aragsan maamo welcome amiiro qurux ihshimih pills ❤❤❤❤ wllhy amiro Wan jeclhy❤❤❤❤
@Iqro-ibrahin219
@Iqro-ibrahin219 6 ай бұрын
Abagleey ahy maa maqalay mise waa dhagaheygi hablo😂❤😢
@Xayaa-k7l
@Xayaa-k7l 6 ай бұрын
Amiiro qurux ❤❤❤ one like
@FatuushRage
@FatuushRage 6 ай бұрын
Masha allah Hambalyo abayo ❤
@abdirisakfrance1605
@abdirisakfrance1605 6 ай бұрын
Walee mamada team 27 caadi maaha walee gob ayaa tihiin wasoo socda casumadiina iyo soo dhaweyn tiina fananada washideen thank you ispicial gabdhaha reer malesia ❤❤❤
@rahma11115
@rahma11115 6 ай бұрын
Yaa kucasumaayo hee adi caan matihide😂
@Ayan-th5qz
@Ayan-th5qz 6 ай бұрын
Adna goob batahaay ❤️❤️❤️✍🏾✍🏾👑👑👑
@nasteexoxasan5436
@nasteexoxasan5436 6 ай бұрын
Marwo gaariyad ah❤Genya dumar ❤
@HassanBashir-fr6rn
@HassanBashir-fr6rn 6 ай бұрын
Adana gurigeeda wa guri aad iyo aad uween yahay m,a waahadaa maqashiin بوفي مفتوح waxaa ilafahmikaro dad reer sacuudiag bas❤❤
@fadxiyacisman2958
@fadxiyacisman2958 6 ай бұрын
Amiiro sundus koko
@somaliangwal5169
@somaliangwal5169 6 ай бұрын
Ugbaad aragsan rer Malaysia way xun yihiin maa kadadacsan sibay difaac ugu jirtabee bisinka
Cat mode and a glass of water #family #humor #fun
00:22
Kotiki_Z
Рет қаралды 42 МЛН
Sigma Kid Mistake #funny #sigma
00:17
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 30 МЛН
XAFLADII SOMALILAND IYO UGBAAD ARAGSAN OO WACDARO KA DHIGTAY
20:06
Cumeer BigFan
Рет қаралды 217 М.
NASRA ABTI DOON TARTAN CUNTO KARIN QOFTII CUNTO MACAAN SII 50DOLLAR
20:50
QARAAXO IYO SAMEYNTA HEESTA CUSUB EE UGBAAD ARAGSAN
10:18
ArimaHeena
Рет қаралды 232 М.
PRANK || NAHIDA IYO NADIA OO IGU XANAAGAY || 😂
8:41
Adna Henna
Рет қаралды 226 М.