No video

CAWA XAAJIGA AYAAN DHEYLO XAFADA UGU KARIYAY

  Рет қаралды 159,900

Maslaxo saalax

Maslaxo saalax

Күн бұрын

CAWA XAAJIGA AYAAN DHEYLO XAFADA UGU KARIYAY

Пікірлер: 343
@user-pr1yp5ps1y
@user-pr1yp5ps1y 4 ай бұрын
Maslaxo ilahay reerkaga alaha kubarakeyo aamin usodhaha gawadha🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤
@abumaxamed1925
@abumaxamed1925 Жыл бұрын
سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم
@abrarmohammed5043
@abrarmohammed5043 Жыл бұрын
❤❤❤
@mubarakgurey7198
@mubarakgurey7198 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Abdimajid703
@Abdimajid703 Жыл бұрын
​@@mubarakgurey71981
@ruqiyoxuseen9860
@ruqiyoxuseen9860 Жыл бұрын
Allah janada nagu kulmiyo dhamantena amiin yaarabi
@marwo1162
@marwo1162 Жыл бұрын
Aamiin yaarabi
@aliyaemil3527
@aliyaemil3527 Жыл бұрын
Amiin yaarabi 🤲
@user-pr1yp5ps1y
@user-pr1yp5ps1y 4 ай бұрын
Aamin😊😊😊❤❤❤
@karimaaomar
@karimaaomar Жыл бұрын
Walee Naag xun ama fool xun ma jirto Nin wanagsan oo garanya qiimahaga aya lays dheer yahay Maslaxo aya tusale ingu filan, Marwo ninba kaaba waa dhab! Ilaahay dhamanteenba Niman wanagsan hayna siiyo!!!!!!!!! 🙏🏾🥹🤍🙈
@dagan1586
@dagan1586 Жыл бұрын
Ma aragte alle ha isku daayo wiil maskiin ah o jecel heshahay masha allh
@karimaaomar
@karimaaomar Жыл бұрын
@@dagan1586 Ilaahay haw barkeeyo! 🥹
@mustafa5516
@mustafa5516 Жыл бұрын
​@@karimaaomar ana nin bari ah
@degelkhayr
@degelkhayr Жыл бұрын
Awalba way qurux badnayd nina wax ma quruxsan karo ee waa sidaad adigu isku qiimayso
@quruxleyqalanjo5485
@quruxleyqalanjo5485 Жыл бұрын
​@@degelkhayr fariid afkaga caano lagu qabay naagti iska dhadhiciso iney nin xun hadu kuso hagagana xumaneyso nin fican hadu kuso hagagana ficnaneyso wa mid qimaha nafteda garaneynin na alle aya idin abuurtay ama nin lajoga ama hala jogina naftada adiga wanagso unaxariso qurxiso care garee
@user-wx9kx3nh4i
@user-wx9kx3nh4i Жыл бұрын
Caatoosh inuu daawanayo inta ila og like sar😅😅😅
@amranabdiqadir3180
@amranabdiqadir3180 Жыл бұрын
Walee been maad sheegin 😂😂😊
@aminaamish242
@aminaamish242 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@cartancartan8452
@cartancartan8452 Жыл бұрын
Hhh isoogoo walinba calashoo yard taagaya yuuu istaaga ku daawanyaa fadhi kari mayee kkkkk
@khadiijaabdqadir
@khadiijaabdqadir Жыл бұрын
Mucjiso tabay wllhi hhhhh😂😂😂😂😂😂😂😂
@cartancartan8452
@cartancartan8452 Жыл бұрын
@@khadiijaabdqadir maaniga.inder kloy sidaas uun baa sawirtaye ma fadhiisto ma ogtaye lkkkkk
@Deqamohamud-bm2bz
@Deqamohamud-bm2bz Жыл бұрын
Maslaxo ilhy haka dhigo mida gurigeeda ku filnaanta insha allh aqli ley oo gurigeda dhaqato noqo❤
@Caliya7
@Caliya7 Жыл бұрын
Marba hadey social media ka neec leyso nafi kuma jirto nimcadaada iyo nusqaantaadaba waa laqarsadaa, il iyo aanfo darteed, Allaah ha isku dhaqo.
@Deqamohamud-bm2bz
@Deqamohamud-bm2bz Жыл бұрын
@@Caliya7 sax waye lkn social media hadi si nidaam ugu jirto wax wen ma ahan marka tii si wngsn ugu jirto alle haka dhigo labadoodaba mhdsnd🥰
@user-wn3jw4jv4f
@user-wn3jw4jv4f 5 ай бұрын
Weebatehee gabar gurigeeda dhaqabeysa
@bidhaanibrahim98
@bidhaanibrahim98 Жыл бұрын
Fornada hose ado shiday dabka qebta kore ha shidin wa sida ugu fudud uu gasku ku qarxo nolol qurux bdn ayan ku rajeyna insha allah 🥰
@sahromohamed9198
@sahromohamed9198 Жыл бұрын
Yarey baryahaan video maxaa ku heysataa masoo dhigtidee
@sumeyahusseinibrahim4624
@sumeyahusseinibrahim4624 Жыл бұрын
Masallh wlhi Nin uqlmo ayay heshay masallh
@user-wl1su9es4g
@user-wl1su9es4g Жыл бұрын
"Dheylada banaanka looma wareego" waa hadal catoosh kusocda😂😂😂
@kowsaralihassan7674
@kowsaralihassan7674 Жыл бұрын
mansha allah maslaxo naag iyo nus ale haku xafid walasheey ❤
@najmomaxamednuur507
@najmomaxamednuur507 Жыл бұрын
Ala qofan ogahy qac kayertay lkin abyo cadowgaga unolow
@fadumoabdi5595
@fadumoabdi5595 Жыл бұрын
Maslaxo guurkaga Allah ku barakeyo noqda family 👪 wanagsan
@zaytuunmohamed9620
@zaytuunmohamed9620 Жыл бұрын
Wad ka nasatay catoosh afweyne wlhi xbbti nolosha kuma xumeyso🤲🤲🥰💯💋😘
@amrannn819
@amrannn819 Жыл бұрын
Maslaxo maahallah abayo ninqa aroosatay quriah a no qa tay❤
@jaaizaandthehthnow8000
@jaaizaandthehthnow8000 Жыл бұрын
❤ MASHA ALLAAH ABAAYO ALLEY HA KU BARAKIYO QOOSGADA ABAAYO NOO SOO BADI ROTIINKA DUMASHI IKU SALAN ❤
@Hanaan-Wacan
@Hanaan-Wacan Жыл бұрын
Fariid Manshallah allaha ku siyadiyo gari kroep going ❤isku wara waayo badan👌💯💯👍💕💕💕💕
@maandeqcabdullaahicabdi55
@maandeqcabdullaahicabdi55 Жыл бұрын
Nolosha qof kula fahmo marka hesho waa farxad aduun❤ Allah idin barakeyo
@ciisewarsame2448
@ciisewarsame2448 Жыл бұрын
M a hormar wacanaa kuu rajeynaa
@user-wn3jw4jv4f
@user-wn3jw4jv4f 5 ай бұрын
Walaahi catoosh yare waa kareesatay wa alxamdulihah🤲
@fagaxjanaay9514
@fagaxjanaay9514 Жыл бұрын
Qaablay caawa xaajiga ayan dhaylo xaafada ugu kariyay Heer daweeleed
@hamidabintasal4548
@hamidabintasal4548 Жыл бұрын
waaaw masloxo aadbn kugu faraxsnhy hore usoco
@husseinjimale6201
@husseinjimale6201 Жыл бұрын
Maasha alaah
@user-pr1yp5ps1y
@user-pr1yp5ps1y 4 ай бұрын
Mashaalah🎉🎉🎉🎉❤
@mohamed88466
@mohamed88466 Жыл бұрын
Hhhhhh Masha'Allah cuntadii hotel-da waad ka nasatay Walahi waan ku farxay gabadhan nolosheeda cusub
@celpecelpe6121
@celpecelpe6121 Жыл бұрын
Maslaxo saalax sulymaan😂 Nin rageedbaa hely wlhi❤👊
@cartancartan8452
@cartancartan8452 Жыл бұрын
Mnsha Allah wl catoosh waad ka raystay because mnta xaajigga ayaad wax u karinysaaa Lkn shalay iskaga umadda hortoodda somaaliyeed kagama xishoon oo dhalyo kugu cunsiinyay lkn waaxsi wa lasoo dhaafay Xaajigaga hda ilaasho daryeel From somaliland hargeisa duraydii
@Tasmaking
@Tasmaking Жыл бұрын
Farxada Waa Muhiim Wlhi 😊 ❤
@GibrilHussein-zd7nr
@GibrilHussein-zd7nr Жыл бұрын
Keep going masloxo xaji saalax catoosh bubaal kkkk
@hiboabdishakur1547
@hiboabdishakur1547 Жыл бұрын
Catoosh dhelado u wareji jiray gurigeda lokenay masha allah
@fatumaosman3849
@fatumaosman3849 Жыл бұрын
Haa😂😂
@khadiijahassan3940
@khadiijahassan3940 Жыл бұрын
​@@fatumaosman3849hhhhhhhhhhhhh
@HodiitoQalanjo-fw8nk
@HodiitoQalanjo-fw8nk Жыл бұрын
Naa inkaar qabto wlhi 😂😂
@cashomoha-pk1js
@cashomoha-pk1js Жыл бұрын
Maslaxo alle gacntaada ha kuu bara keeyo masha allh
@CaashoNasiibwacana
@CaashoNasiibwacana Жыл бұрын
Maasha allaH❤❤❤❤
@farahmohamud8499
@farahmohamud8499 Жыл бұрын
Maasha Allah allow isku kiinxafid oo xaajiga alle hakuu caafiyo aamiin ❤ hore usoco
@Hibo6875
@Hibo6875 Жыл бұрын
Naya sowta u wareegi jirtay banaanada jisaaryey catoosh hadu banaanka ku keeni laheen miyu ku arki lahaa jojale nahaabyey baahi dileenka ah 🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮
@fadumoabdi5595
@fadumoabdi5595 Жыл бұрын
Mashallah maslaxo haday heshay nin fahmayo oo dhaqan wanagsan oo gargarnayo nolosha
@ifrahhusein1627
@ifrahhusein1627 Жыл бұрын
Mnshaa allh gaaari
@ayaanmohamed1932
@ayaanmohamed1932 Жыл бұрын
Masha allha ❤❤
@SahraCali-gk4pc
@SahraCali-gk4pc Жыл бұрын
Masha alaaah maslox ilaahay isha ha idinka bixiyo
@munayusuf3352
@munayusuf3352 Жыл бұрын
Wlhi qoftan waba jclhy keep going 👑👑👑👑👑♥️♥️
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 Жыл бұрын
Haka waalina miskiinta isha catoosh kasakow isha dadka kale ayaa kudhici maslaxo haday sidan ku sii socoto ❤❤❤
@maryanhappy5356
@maryanhappy5356 Жыл бұрын
Noso baadi routine bdn noso dhig dawaashada waa diyar hore usoco
@ayaanahmed7946
@ayaanahmed7946 Жыл бұрын
Masha Allah❤❤❤❤
@sucdimuse1387
@sucdimuse1387 Жыл бұрын
Sac maslaxa saxankadhaladaah eefoornadaisticmaal
@sucdimuse1387
@sucdimuse1387 Жыл бұрын
Caafimad ahaan buu ufiicanyahay
@bashiirbashka8689
@bashiirbashka8689 Жыл бұрын
M.a
@sumeyahusseinibrahim4624
@sumeyahusseinibrahim4624 Жыл бұрын
Iskuwara lamanhaygii❤❤❤❤
@ladancilmivlogs8440
@ladancilmivlogs8440 Жыл бұрын
Allaha ha ku barakeeyo gurkadan sharafta badannin wanagsana laskuma ogolee iska jir naag gaadaa haso dhawsysan
@hothanabdi1457
@hothanabdi1457 Жыл бұрын
😂❤❤ Qatar masloxoy
@iion6660
@iion6660 Жыл бұрын
Good Girl
@blueblue5427
@blueblue5427 Жыл бұрын
Masha Allah maslaxo haday heshay nin rageed ah
@fathiahmed9428
@fathiahmed9428 Жыл бұрын
Masha allah maslaxo Marwo sharaf leh
@Ummu-ayash
@Ummu-ayash Жыл бұрын
Horta ma shashay uurkaa u leheed catoosh yare
@user-so1pc5zq2g
@user-so1pc5zq2g Жыл бұрын
Maslaxo next time marti hadey my imaaneyso bariska badi dubaashi bilaneey ❤
@samuu7275
@samuu7275 Жыл бұрын
From tiktok😅😅
@maslaxosaalax6819
@maslaxosaalax6819 Жыл бұрын
Ww❤❤
@Farhia_ali
@Farhia_ali Жыл бұрын
Maasha Alaah. Abaayo. Hore. Mar. Wacan
@nafisaahmed8560
@nafisaahmed8560 Жыл бұрын
See u dealer yaa ku gaaray maslaxo macaanto waankusalaamay huno ina eedo masha alaah ilaaheey ha idin barakeeyo caafimaad kucuna
@ayaanabdi7519
@ayaanabdi7519 Жыл бұрын
Mansha allah jiko qurux badan haysata ❤❤
@Fatma_932
@Fatma_932 Жыл бұрын
Routin nadafada guriga noso same hana cajisin horey usoco
@queenfatima8019
@queenfatima8019 Жыл бұрын
Masha alh
@nasracali5596
@nasracali5596 Жыл бұрын
Mansha allaha maslaxoo horey u soco mcnto malin wlpo noo soo duub routine kga❤🎉
@dagan1586
@dagan1586 Жыл бұрын
Abayo hooyada mar hore noogu dambeyse kawaran nolosha ma idiin hagaagte xuman igama ahan lkn ayada murugsan ogeyn
@sumayamaxamed8610
@sumayamaxamed8610 Жыл бұрын
Saaa ujeediin waa walaaaqi rabaa ma no kenten hdana reer youtuboow😅😅
@SacdiyomohaAbdirizak-bu9xd
@SacdiyomohaAbdirizak-bu9xd Жыл бұрын
Masha Allah masha Allah
@Zurich527
@Zurich527 Жыл бұрын
Shaaftadii maqaayaďaha islaaneed baad ka reysatay
@haniabdullahi4
@haniabdullahi4 Жыл бұрын
Masha Allah walashay qaali gulayso isku waaro ❤❤❤❤❤❤❤
@AwooweMursaladan-hu1qc
@AwooweMursaladan-hu1qc Жыл бұрын
ilhy haniga dhigo kuwii isku waaray m.a
@axlam84
@axlam84 Жыл бұрын
M.a
@barlinhashi2254
@barlinhashi2254 Жыл бұрын
Maasha alaah ❤❤❤
@buraale134
@buraale134 Жыл бұрын
Mashallah wll weliga naag is cadaysa hala saxiibin you're beautiful
@saidyussuf4063
@saidyussuf4063 Жыл бұрын
M.a❤❤❤❤
@ismahanchannal8766
@ismahanchannal8766 Жыл бұрын
Masha allha wa gawar reer shabeelaeh
@ATiix2023
@ATiix2023 Жыл бұрын
Mashalaah xajika noolee
@shukriabdikariin6362
@shukriabdikariin6362 Жыл бұрын
My queen 😢❤❤❤❤❤ nolow farxad igu nolow nh
@blueblue5427
@blueblue5427 Жыл бұрын
Walahi wan farxay masha Allah
@fardosaabdi4975
@fardosaabdi4975 Жыл бұрын
Fariid sida kuwad youtubka nosogeli waxyabaha cunto kariska . Alle ha iskukiin barakeeyo noqda kuwi iskuwaara
@user-pg5ie8wb5h
@user-pg5ie8wb5h Жыл бұрын
Please hooyada wxy kaqadnthy ha cunin Please pyo meshi ay kujirty ha ku ilaawin
@raxmonuur4574
@raxmonuur4574 Жыл бұрын
Wwwwwww Dumaashi bilaney
@worldssecret7855
@worldssecret7855 Жыл бұрын
Dhaylaha igama hara taagan tahy qofyhy😂😂
@Afnaan181
@Afnaan181 Жыл бұрын
Masha Allah tabarakallah maslaxo caddey ❤❤❤
@user-rw6kl2bi4z
@user-rw6kl2bi4z Жыл бұрын
Inta catoosh kusoo dhacay markey dhaylo tiri😂😂
@sacdiyamaxamed794
@sacdiyamaxamed794 Жыл бұрын
❤maslaxooy catoosh dhaylo bisil ayuuu ku siin jiray laakiin ninkaaga cusubi waxa kuyidhi isoo kari dhaylo😂😂😂😂😂😂😂
@nasriina12345
@nasriina12345 Жыл бұрын
Nin gurugeda ku asturey ayey Hershey ilahey ha u barkeeyo laakiin Catoosh isaga banana Keeney nagtisa meel kasta wareejiin jirey taas waa laga ficnaa
@gamer5Real
@gamer5Real Жыл бұрын
Masha Allah ❤❤❤❤
@ummu3342
@ummu3342 Жыл бұрын
Maslaxo kistas baris iyo dumasjiyala isoo socdan see cml😂😂😂
@Shamsocayni1667
@Shamsocayni1667 Жыл бұрын
Asc Maslaxo hada kadib hilibka biya haku karin ee yaanyo barbarooni kabsar iyo toon isku jiid sacfaraan ku darsa liin ku miir ee hilibka wada mari hilibka midindi ku jeex jeex oo gudaha ka geli kadib foornada geli sidaas u korso hilibka hadii biya lagu kariya dhecaankii maraq buu noqday midka biyaha lagu karin baa ka macaan tijaabi
@ayannamohamed402
@ayannamohamed402 Жыл бұрын
Wll allh rer kaga hakubarakeyo🎉🎉❤❤❤
@naimaabdullealasow4360
@naimaabdullealasow4360 Жыл бұрын
Camerada iga an jafee marke dhahday xasuusa galay alx calaakuli xaal
@hodanabdile7586
@hodanabdile7586 Жыл бұрын
Mnshallah
@farhiyakahib4435
@farhiyakahib4435 Жыл бұрын
Naa Nolashada Media ha soo dhigin
@umumunawar4442
@umumunawar4442 Жыл бұрын
Gas cooker ka kuyaalo xita Happy umayaalo😂😂
@anzalhussein4384
@anzalhussein4384 Жыл бұрын
exactly
@mulkiabdullahi8367
@mulkiabdullahi8367 Жыл бұрын
😂😂😂
@halimoab1221
@halimoab1221 Жыл бұрын
54k v 28k subscribe gabadha usaara xasidiinyhy
@aliyamustafa8466
@aliyamustafa8466 Жыл бұрын
Mashaa Allah ❤❤❤❤❤
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 Жыл бұрын
Manshalah😍Aluminium dheh ❤❤❤
@issaamouni1415
@issaamouni1415 Жыл бұрын
Basasha iska caase
@sahrachannel7287
@sahrachannel7287 Жыл бұрын
Maslaxo masha alaah hooyo ka waran
@nimcosidowmashallaah1196
@nimcosidowmashallaah1196 Жыл бұрын
Masha allah ❤❤❤❤❤
@suhayraali1099
@suhayraali1099 Жыл бұрын
Manshaallah
@hazbevibing3066
@hazbevibing3066 Жыл бұрын
Maasha allaha 👍❤️❤️🤲
@hasanhabane8315
@hasanhabane8315 Жыл бұрын
Wll dhamaan walalaha chanalka waxaan halkan kasalaamayaa walashen maslaxo iyo saygeeda ilahay haisukiinbarakeeyo salankadib maslaxo waxaan kulatalinayaa inayna mardanbe kasoomuuqanin mediaha sababtoo ah caan waadnoqotay intaakabadan maya reerkaaga kufaraadayg wll asc
@xasnahassan4332
@xasnahassan4332 Жыл бұрын
Suuraha naga yare iyo ciyaalnimada catoosh ayaa ku tabaray😮😮😮😮
@rowdoahmed4486
@rowdoahmed4486 Жыл бұрын
Masha Allah
@libaanhassan8068
@libaanhassan8068 Жыл бұрын
Maasha Allah
@user-ii2zt4iv8b
@user-ii2zt4iv8b Жыл бұрын
Msha allh byoh mcn
@nimcomuuse7195
@nimcomuuse7195 Жыл бұрын
Waa waree maslxo way waynaatay😂😍
@nafizaadan6668
@nafizaadan6668 Жыл бұрын
Is daji bal wllo maxad la xiiqsantahy sida kle waa masha allh 😊
My Cheetos🍕PIZZA #cooking #shorts
00:43
BANKII
Рет қаралды 28 МЛН
а ты любишь париться?
00:41
KATYA KLON LIFE
Рет қаралды 3,6 МЛН
What will he say ? 😱 #smarthome #cleaning #homecleaning #gadgets
01:00
Parenting hacks and gadgets against mosquitoes 🦟👶
00:21
Let's GLOW!
Рет қаралды 13 МЛН
PRANK! DAGAAL ISKU BADALAY MASLAXO IYO RITAASH😭
12:07
Maslaxo saalax
Рет қаралды 60 М.
CASHADII UGU DAMBAYSAY EENU ISLA CASHAYNO (BYE)
13:36
Dirisle Abdi
Рет қаралды 170 М.
MALYUUN MAANKA HEES KALA KACSAN UQAADAY BOQORADA STYLKA IYO HAKUUL | MUSIC VIDEO 202
4:41
Maslaxo oo qalbada jebisay Catoosh waa qacdii ugu xumayd abid
8:50
Shiine Culay
Рет қаралды 121 М.
Sida iskugu sodaro burka canjerada valog iyo adeeg
4:01
🔥iLaDhaDhami
Рет қаралды 9 М.
Unique Dish of Azerbaijani Cuisine - Shakh Pilaf
28:10
Cooking In The Wild
Рет қаралды 733 М.
Arooskii ugu quruxda badnaa ee aan ka qaybgalo waligay
20:01
Dhakhtarrr
Рет қаралды 911 М.
My Cheetos🍕PIZZA #cooking #shorts
00:43
BANKII
Рет қаралды 28 МЛН