Cawaanta Dagalka gobolka mudug isku laynaysa fariin iga gaarsiiya?Madaxda labada 29 June 2024

  Рет қаралды 24,580

Halbeg Tv 24

Halbeg Tv 24

Күн бұрын

Пікірлер: 124
@XamzaAhemed
@XamzaAhemed 3 ай бұрын
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@YusufAbdi-y4i
@YusufAbdi-y4i 3 ай бұрын
Beenawaas Munaafaqa, qabiiliista ah. Ninkii lahaa miyaanad ahayn "Tuulooyinka reer hebel gala oo carruuraha iyo dumarka soo laaya" markii Laascaanood dagaalku ka socday. Goormaad qaran Soomaaliyeed ku dagaalamaysay, NAARTA meel aan ahayn oo laguu hayaa ma jirto. Ehlunaar, Ehlunaar Dhalay!!!
@FaisalMohamud-x9p
@FaisalMohamud-x9p 3 ай бұрын
Duulankii bay jeegada kaa soo toogteen tana nugu dar
@Mahadosman-q9s
@Mahadosman-q9s 3 ай бұрын
Kkkkkkk Sirqan gesdir Din iyo Dhaqan ma laha wa qof guri xun kuso koray tug ilmo xaran ah
@Badacaashaqa
@Badacaashaqa 3 ай бұрын
Yaa iska gadeeysaa mise wax un somcad ah raadi baad isleedahay war xaarka cessho
@Badacaashaqa
@Badacaashaqa 3 ай бұрын
Haa ayuub xarif lagaama fileeyn lkn awalba in laguu hiiliyp moyee wax umadan hiilin waryaa madoladan hawiye ee xamar iyo xarardheere isaga soo gurmatay baa beena syaasad bixi xasan iyo geele ee irir samaale been myeey aheey ina gumeed ina gumeed dhalay adeer fulay dib udhageeyso codadkaagii
@farhiyadahir3725
@farhiyadahir3725 3 ай бұрын
Mudug odayaal aan qiimaynaynin dhiiga wiilasha baa jooga sidaas keentay inaan lagu kala adkaan. Laylkase iyagoo soo dajiyey sacad hadana waa laga diiday in si nabad ah looga guuro dhulkooda hada markuu dagaalku dhamaado odayaal leylkasa ah baa ku xumayn usoo dajinaayo iga qor taa cid la xisaab tamaysa majirto reer mudug allaha kala qaboojiyo. Amin amin
@osmanyusuf8236
@osmanyusuf8236 3 ай бұрын
Wuxuu kabaqayaa Sacad War Leylkase cidna gurmad ugama baahna
@omarmohamed5120
@omarmohamed5120 3 ай бұрын
Abtiyow reer mudugu isma aflagadeeyaan isma cayaan si wacan ayeey isugu aqli celiyaan,Ogaden iyo dadkaa kale ayaa afkagadeysaa !!
@MustafeAxmed-x2r
@MustafeAxmed-x2r 3 ай бұрын
Waanu ka xunahay daadasha dhiiga dhalinyarada somaliyed alla ha kala qaboojiyo from burco somaliland
@makehilahmed3695
@makehilahmed3695 3 ай бұрын
Subxana Allaha. Allaha kale qaboojiyo. Umada Somaliyeed ee Islamka ah.
@fxcooking9677
@fxcooking9677 3 ай бұрын
Marka hadii hawiye inta sooduulo maalinkasta dad laynayo ma yaan la iska celin baa leedahay ma nin gurigaaga iyo caruur taada u socda xoolahaaga usocda dhulkaaga usocda
@daus4315
@daus4315 3 ай бұрын
Hhhhhhh laascaanood midnimo hakuu keento xoolow qabiili qabiili dhalay baad tahay.
@abdiahm9184
@abdiahm9184 3 ай бұрын
Fuley fuley dhaley baatahaye goormaad wax iskacelinjirtey
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 3 ай бұрын
Bismillaahi raxmaani raxiim yaarabi waryaarehee anaa kaawan oo kaawaaya arasan
@MaxamedxashiXaashi
@MaxamedxashiXaashi 3 ай бұрын
Ayuubow hbgidir u sheeg warkaas,munafaqa ku dhex Jira baa adiga,maxaad UGA leexanasaa usheeg sacad guriyaha biliqada ku hasta , qabiil nimankii bilabay adigu ahaa , tuugo aruurtay ,
@ashafarah6052
@ashafarah6052 3 ай бұрын
Ayuuboow Runta Kama hadlaysid Maxaa yeelay raga Dagaalka sooqaaday maa ka hadashid iyo dulmiga ay wadaan oo tiraah did Dhulkiina ku noqda mise waxaa wadaa Caydiidna saxsan Alina Sahsan.
@farxiyaali9899
@farxiyaali9899 3 ай бұрын
Qoorqoor dir iyo mareexaan wuu dhexdhigey wuu mahadsanyahay. Majeerteen leelkase nacayb bey udhexgeli waayeen leelkase hubkii soomaaliya baa lagula diriray habargidir oodhan baa kusoo duuley. Runta maadsheegto qolada sooduusjay sheegto. Leelkasow tashada bitlaan katashada walaa lihiin mareexaan iyo idinku tashadada
@Nafteeda
@Nafteeda 3 ай бұрын
Hawsha mr Baan ogahay wali waa loo fadhiyaa waaji badana malaha waa iska sheeko. Meeshi dagaalku ka dhacay mr dhismo ka bilabay dirna sido kale celaal baa xitaa laga qooday. Dir oo hg garaab ka helaysaa hubki dawlada keentay
@AsiyaFarax
@AsiyaFarax 3 ай бұрын
Asc allow noo badbaadi dalka dadka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha Allah aamiin scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@mustafahassan2555
@mustafahassan2555 3 ай бұрын
MUNAAFAQ, MUNAAFAQ DHALAY!!!!.MID SOMALI DAN KALE MA MOODAA????.
@travelandnaturechannel5875
@travelandnaturechannel5875 3 ай бұрын
😂😂😂 wale Hawiye lagabaq
@HassanAli-cs7gz
@HassanAli-cs7gz 3 ай бұрын
Salaama sxb well done bro from Guraceel keep going brother somali nabad iyo guul
@dahirxaajixasan8470
@dahirxaajixasan8470 3 ай бұрын
Kabtan ayuubow ninba yiri ninyow hadii wax laguushegi jiray wax lagu sheeg hadii lagu dili jiray ku dilimayo wayo arag from sacad galmudug gulayso
@ladanesalwe8245
@ladanesalwe8245 3 ай бұрын
Kabtan ayuub inader yaa so Yaa duulay runta sheeg inader leekase dhulkooda loogu yimi xaq sheeg please anigu nin cumar maxamud ban ahay wlh
@makehilahmed3695
@makehilahmed3695 3 ай бұрын
Janarale Ayuub. Allaha ku xafido. Waad wanisay Somali haday wax ka maqlayan
@Jamiilo21
@Jamiilo21 3 ай бұрын
Hhhhh oo dagalkii laascanood muxu saan cml u hadli wayay hada jifadiisa in la dhameeyo ayuu diidanyahay
@mustafahassan2555
@mustafahassan2555 3 ай бұрын
FIDNO AAN DAAROOD AHAYN, SOMALI MA HAYSATO!!!!!.CAR U FIIRSADO, INTA DAGAAL EE AY SOMALI KULA JIRAAN!!!!!!.
@nelmi7496
@nelmi7496 3 ай бұрын
anoo sacad ah oo reer jalaf ah waxaan aad ıyo aad u canbaareeynayaa dagaalka kuwa jahlıga ıyo dıın la aantu saaqday ısku naar mudanayaan meesha saxaraha ah ee umadda dhaga waraaboowdey kunooshagay. Dagaalka eeyda Fadaraalka ıyo doofaar gaboleedku kufıırsaneyso reer mıyıga shaqınka ah oo welıba hubka ıskugu dhııbaya.
@munajamac1419
@munajamac1419 3 ай бұрын
Cabsi ayaa idin heeysa maxaa yeelay labo frimood ayaad kabaqeysan maxaa yeelay waxaat tihiin dad yar 😅😅😅😅😅😅😅
@osmangiire1349
@osmangiire1349 3 ай бұрын
I think this young man is the smart and reasonable human being. I will never forget what he did his brothers of SSC-Khaatumo but I also will never forget what Dhulbahante did for brother in Gaalkacayo in the 90s. War is Hell!
@ashafarah6052
@ashafarah6052 3 ай бұрын
Ayuuboow Dadkaaga runta kuma noola sababtaas baa Colaadu udhamaanayn hadaadan dhihi karin Dhulkiina ku noqda.Dhulka waa lakala leeyahay Leelkase dhulkiisiii buu joogaa.
@CabdulahicabdiGaradka30
@CabdulahicabdiGaradka30 3 ай бұрын
SSC waa nin Khaalid olyidhaado c/laahi cabdi Cumar jooga jig jiga dagaakuma aha laykase kyo sacad ee ciikii qooqoor iyo Hawiye oodhan kahagal dagaalka
@JuwariyafarahAli
@JuwariyafarahAli 3 ай бұрын
Waxaa kadambeeya xasan sheekh😂😂 dagalda aduun ka ka jiraa ilahyow kala qaboojo dad kan aamiin ilhayow ducadeena aqbal😂
@Suqadara
@Suqadara 2 ай бұрын
War Omar dhaybarow naga aamusa please dabaqayn lookaba Baahne meeshaan iyo fulaynimo
@SacdiaSheik12
@SacdiaSheik12 3 ай бұрын
Ayuub waa runta dagaal wiil kuma dhasho ee wiilbaa ku dhinto Allah qaboojiyo waa walaalo somaliyed
@udgooney
@udgooney 3 ай бұрын
Dhiigyacab qoriga ma gaal baa usidatay Mise umad somaaliyeed oo muslimiin ah dadka qabiilka udagaalamoow kajooga naar baa lagu galaa
@shairabdi
@shairabdi 3 ай бұрын
Laa xawla walaa quwwata alla ninku muxuu yiri 1986 aan dhashay aa! 😂😂😂
@mulkiosman794
@mulkiosman794 3 ай бұрын
Ma hoyadii baad ka umulisay adiga 😅
@abdihakimmohamed3857
@abdihakimmohamed3857 2 ай бұрын
Waryaa waxaa dagaalamaya habar gidir oo sacad hormuud ka yahay hawiyaha kalana ay dabada ka riixayaan. Ayuuboow munaafuq beenaalaa ayaad tagay waadigii lahaa dagaalku waa harti iyo isaaq ee hariyeey dhulbahate hiil waa waayay walaal ma leh waxaad aaminsantahay labada qolaba inay cadaw kugu yihiin baad aaminsantahay oo waxaad leedahay isu daaya ha isku jabeene.
@ummuisra6721
@ummuisra6721 3 ай бұрын
Calool xumo soomaaliyeey qoriga dhiga qalinka qaata beeraha iyo xoolaha iyo baddana tacbada
@SahraQalinle-j3w
@SahraQalinle-j3w 3 ай бұрын
Illaahow collaaddaa dammi oo dadkaa wallaalaha kala qabooji aammiin
@muniraahmed7031
@muniraahmed7031 3 ай бұрын
You’re right, Forget about the people they are dumb. People don’t answer the question of the people.
@samataradde686
@samataradde686 2 ай бұрын
Caqliga alah kuu barakeeyo nin dhalinyaro ah oo wax badan waqti xanuun badan soo taagnaa baa tahay ee nabadaas ugu caqli celi walaalaha is laynaya well done.
@KhadroAli-fz1jt
@KhadroAli-fz1jt 3 ай бұрын
Aduun iyo aakhiro seeg Markaad curyaantana cidna dibkuufiirin mayso m
@Calicabdimaxamed-g6f
@Calicabdimaxamed-g6f 3 ай бұрын
Waxaa xaqiiqa in aan dagaal laba xafadod meel gaarin waaayo waxan daganahay mudug waxanajira 44 sano walina meel la igama qabsan cidkalana kamaqabsan
@husseinmalinahmed9202
@husseinmalinahmed9202 3 ай бұрын
لا خير في كثير من نجواهم إلا من أمر بصدقة أو معروف أو إصلاح بين الناس.شكرا جنرال أيوب
@ummuisra6721
@ummuisra6721 3 ай бұрын
Kunka reer cali geri ee qabaal kaw iskaga siiyey kasi waayey wuxu waa qabaal waadna kabataane ragoow kibirka waa lagu kufaa kaa hala ogaado
@ubhahmedhalane1764
@ubhahmedhalane1764 3 ай бұрын
Somali dhalin yarooy fakara oo oday cimrigiisii dhamaday yuna idin halagii Qabilkaga hadad u hilinayso nabad u raadi
@lulmusse1224
@lulmusse1224 3 ай бұрын
Alylaheee Ayuub Siyaasi Ru Ah Baad Tahay maanta waa kuu qiray???❤
@Jamiilo21
@Jamiilo21 3 ай бұрын
Hadeer cidaada ayad u danqanee dhulbahante iyo isaaq ine isku dhamaadan wax ka galay maleheen😂
@inabotanbro5496
@inabotanbro5496 3 ай бұрын
Ayuub nabadoon ayaad noqotay. Aad iyo Aad umahadsantahay sida aad wax ugu cawanta isleynaaya!
@nelmi7496
@nelmi7496 3 ай бұрын
Ceel ın meelkasta laga qodo ma aha waayo meel xooluhu daaqaan maleh balse ın la ısdılo ma aha.
@mahadhassan9757
@mahadhassan9757 3 ай бұрын
Waa ruun niin colod yaqane ba nabad yaqan .walhi ruun weye ayube maarqti ban kaga ayahay
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 3 ай бұрын
Wallaahi waayaab war heedhee xagee loosocdaa war soomaaliyeey isdaaya
@ummuisra6721
@ummuisra6721 3 ай бұрын
Ilaahow kala qabooji balse waxaa la yiri xasan baa surre iyo hg hubaynaya ilaahay baa oge
@mahadhassan9757
@mahadhassan9757 3 ай бұрын
Ceelka ma Wada cabaan.reer mudug inkar ba haysta walhi
@abdiladiif1462
@abdiladiif1462 3 ай бұрын
Sax
@Suqadara
@Suqadara 2 ай бұрын
Adeer ragu markuu dagaalamayo Waa inay dumarku kadhexbaxaan &
@Mahadosman-q9s
@Mahadosman-q9s 3 ай бұрын
Benale tug ah o xarami sirqan ah ayad tahay Sirqan ges dir
@SacdiaSheik12
@SacdiaSheik12 3 ай бұрын
Allah kala qaboojiyo beelaha mudug ku dagaalamayo
@mussasheikh143
@mussasheikh143 3 ай бұрын
Dhilo kastaa way isjka hadasha isma difaaci kartid
@Maria28832
@Maria28832 3 ай бұрын
CEELKA BIYAHA WAA SADAQO HA IS DILINEH NABAD KU WADA CUNA CABA
@tartanqaaje8497
@tartanqaaje8497 3 ай бұрын
Hooyadaadii tiibiida kucaan baxday baa cawaana
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 3 ай бұрын
Inaalillaahi wa Inaalillaahi raajicuun
@AbiibXasan-pe2cc
@AbiibXasan-pe2cc 3 ай бұрын
Sax band tahay in lakala badbaadiyo ayaa muhiim ah
@farxiyaali9899
@farxiyaali9899 3 ай бұрын
Bawdin come
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg 3 ай бұрын
Markiiba waa kaa isku sii daayey shubankiisii
@mohammadalsomali8500
@mohammadalsomali8500 3 ай бұрын
Waar fulaysanaa.. hawiya power
@fadumo6292
@fadumo6292 3 ай бұрын
Maashallah new kapten ayub❤
@fxcooking9677
@fxcooking9677 3 ай бұрын
Malaga cararin maya waa la iska celin sacad habeen iyo maalin aygaa dhul raadin ayagaa dad soo laaya ayagaa dumi wada iyo dhul balaarsi habarta odaygeedii celin wayday idinkana in ay idin celiso rabta waa doqon
@Abdiazizsalat240gmailcomAhmed
@Abdiazizsalat240gmailcomAhmed 3 ай бұрын
Soon soon delay langan ah
@hassanosman5686
@hassanosman5686 3 ай бұрын
Waa kugu dhimay o kaa dhimay
@MohamedIbrahim-ue6px
@MohamedIbrahim-ue6px 3 ай бұрын
ماشاء الله اليوم نصحت نصيحة عظيمة CAWOO talo iyo nasiixo aad uqiimabadadan ayaad bixisay alle haka ajirsiiyo
@axmedyusuf6259
@axmedyusuf6259 3 ай бұрын
Casad wuu naga adaghy dheh
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 3 ай бұрын
Waa cawaan reer mudugu
@leed.duulaa3794
@leed.duulaa3794 3 ай бұрын
😂😂Aah meel ri daaqdo
@SacdiaSheik12
@SacdiaSheik12 3 ай бұрын
Waan ku tabnay ayuubow
@husseinmalinahmed9202
@husseinmalinahmed9202 3 ай бұрын
Mashallah kabtain la tali walalaha muslimiinta Baraka Allah FIIKA
@mashalaayedablaq5819
@mashalaayedablaq5819 3 ай бұрын
Masha'Allah kabtan siwacan oo maslaxadeysan ayaad uhadashay. wuxuu yiri ninyahow hadii lagu waanin jiray kuwaaniyay hadiise lagu garaaci jiray kugaraaci maayo. hada reer mudug waad lahadashay hadii ay wax kuqaadanayaan hadiise lagaraaci jiray iyaga ayay utaalaaye kuwii waanadaada qaato oo dhiiga bilaa micnaha udaadanaayo inay Kala qaboojiya allaha garan siiyo AmiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiN balse dhibta waxa wada ee dadkan wada dhashay misna duurka iyo dawda wada jooga isku hubeynaayo oo dabka kadhex shidaayo waa Xassan dhiiqo ee umada Allaha kaqabto kaa maxaayeelay markasta oo isaga ay balaayo soo doorataba sidaa ayuu shacabka somaliyeed is kugu hubeeyaa oo isku diraa!
@AyanAbdillahi-w8z
@AyanAbdillahi-w8z 3 ай бұрын
Why are u fear
@abdiqaniosman2891
@abdiqaniosman2891 3 ай бұрын
Legend
@DahaboSheikh-y3d
@DahaboSheikh-y3d 3 ай бұрын
Maashaa'allaah KABTAN AYUUBOW GEESI AAN GABAN
@faisaladam6307
@faisaladam6307 3 ай бұрын
Cawaan ka oogu way D5 Waa adiga. Hg leelkase Indka hortaagnaandoono. Hg socda ilaa burtinle Wuxuu soo sheego aan Aragon. Jaale HG. Kusoo dhawaada Garoowe. Nin leelkase ha xabad kuugumo ridi doono.
@MoJa-hw5ww
@MoJa-hw5ww 3 ай бұрын
Mj hadaa nahay h.gidir khaasatan sacad waa qaraabadeen. Dagaalkeenu awalba mid meel.dheer jira ma ahayn, hadana waanu ka ilbaxnay is qab qabsi, iyaga iyo leelkasena anagaa hishiisiinayna insha Allah. Reer mudugnimo
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi 3 ай бұрын
Waa wax laga naxo
@Xasbunalahwanimcawakiilan
@Xasbunalahwanimcawakiilan 3 ай бұрын
Bismillah illahey nabad ha dhexdhigo umaddan nabadoonadda iyo culumadda hakahadlaan iyo weliba dowladu ayadu yeydowlad utahay war dadkan Cawaanta halakslaceliyo maanta diwanaagsana u hadashay sida a wasidaxaqa ❤😂
@m.13mediaproduction
@m.13mediaproduction 3 ай бұрын
Hawiye xabadiisa waad garanaysaa laakiin dhulbahante waad cadasbaysay adna waad rabtaa inaad nabad Ku jirto iya cadasb
@AmranIsmaaciil
@AmranIsmaaciil 3 ай бұрын
😅😅😅😅😅
@YUSSUFSHEIKH-qv6gz
@YUSSUFSHEIKH-qv6gz 3 ай бұрын
Good point legend 🎉
@farxiyaali9899
@farxiyaali9899 3 ай бұрын
Waa wiil iyo abtigiis
@mohamedosman1373
@mohamedosman1373 3 ай бұрын
Ayuub adeer miizaankaaga xasanaadka alah hakuugu daro hadalka aad maanta jeedisay ee fadlan halkaa ku hay.
@AhmedJimale
@AhmedJimale 3 ай бұрын
DALXUREYE WAA CAYHEE SACADNA WAA CABSI CABSI DALXUREYE CAFIS WEYDIISO
@Habiibsharaabi
@Habiibsharaabi 3 ай бұрын
Sxb ayub wankutagira manta laginilawo nin gub batahay sxb nolow
@abdihassan3637
@abdihassan3637 3 ай бұрын
Listen what has change u we’re encouraging war in somailand what is different
@Dad-t3c
@Dad-t3c 3 ай бұрын
Mudug nabada ayee kumacan tahay waa qiso xanuun badan walahi
@AhmedJimale
@AhmedJimale 3 ай бұрын
SARQAAN GEESDIIR RUNTA SHEEG MAJERTEN AAD U CABSOTAY HG SACAD KALIYA
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg 3 ай бұрын
Diyaaradihiii maraykanka duqeeyey sacad
@ummuisra6721
@ummuisra6721 3 ай бұрын
Nin rageed ayuub ❤️❤️❤️❤️
@qaliabdi290
@qaliabdi290 3 ай бұрын
beryahan waa ku mis garaynay Abti
@saidomohamed3442
@saidomohamed3442 3 ай бұрын
Waa tuntaa abti waan joogay
@Dhagay2
@Dhagay2 3 ай бұрын
Waaxa sheegta ruunta sxb
@muniraahmed7031
@muniraahmed7031 3 ай бұрын
Warkudar mageenten
@Abdiazizsalat240gmailcomAhmed
@Abdiazizsalat240gmailcomAhmed 3 ай бұрын
Doqon dondalay laangaab ah
@fadumo6292
@fadumo6292 3 ай бұрын
Maashallah new kaptan ayub Hanb
@SaciidXasan-xh4zz
@SaciidXasan-xh4zz 3 ай бұрын
Masha allah ayub
💩Поу и Поулина ☠️МОЧАТ 😖Хмурых Тварей?!
00:34
Ной Анимация
Рет қаралды 2 МЛН
отомстил?
00:56
История одного вокалиста
Рет қаралды 7 МЛН
Win This Dodgeball Game or DIE…
00:36
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 37 МЛН
SHIRKA GOLAHA WADATASHIGA  30 September 2024
27:02
Halbeg Tv 24
Рет қаралды 6 М.
SHEEGA DEE AMAR ALLE LAAKIIN 30 September 2024
33:52
Halbeg Tv 24
Рет қаралды 8 М.
Dhageyso Dagaalka Dhulbahante Iyo Isaaq Aragtidey Kala Qaban
14:18
Hassan Abdi Aynanshe
Рет қаралды 12 М.