No video

Cawale Adan iyo Miss Xiis &Warysi Xiisoleh

  Рет қаралды 642,654

Fadumo Riyaad

Fadumo Riyaad

Күн бұрын

Cawale Adan Iyo Miss Xiis&Waraysi Xiisoleh

Пікірлер: 705
@nasranuur9271
@nasranuur9271 2 жыл бұрын
Fadumo Riyad Naa wll Abdikariin cali shah iyo Nafiisa Soo qabo 🤴👸🏽❤❤🤣🤣
@naimaosman5183
@naimaosman5183 2 жыл бұрын
Xiis waa gii hore ma qosli jirine lol markaad jinkaa hesho waa wada farxad allaha isu kiin daayo♥️😍
@nurreproductions4340
@nurreproductions4340 2 жыл бұрын
Bismillahi raxmaani raxiin❌ Bismillahi raxmaani RaxiiM✔️
@anisamohamd9829
@anisamohamd9829 2 жыл бұрын
Wwww Awaale aadan diheye Waa mid aad U xishoonaya Uuna Ka muuqdo Jacayl waalan oo Farxadiisa io Qanaacadiiza Watta Wuxuuna isoo xasuusiyay Odaygeyga 😢oo mar walpa sidaas Gacmaheyga Ugu Dheelo oo U heysta Allaha ii Daaye 🤲 anyways Farxad io jcl ku DageeYa my fav singer Awaale &his Wife xiis 👏👏❤️💯
@nasroaden2469
@nasroaden2469 2 жыл бұрын
Xiisaha labada bari ah yey ku khaldin
@user-zv2lw8dg5n
@user-zv2lw8dg5n 2 жыл бұрын
@@nasroaden2469 Cawaba Wa Cimri Nolasha geeri unbaa istajin karto Ku kala Imaan hadu cawaale tago
@ifraaxahmedyousuf7254
@ifraaxahmedyousuf7254 2 жыл бұрын
Mashaa Allah tabarakallah
@apdirahman6366
@apdirahman6366 2 жыл бұрын
Ale hakuu dayo
@ismaaciilboss7490
@ismaaciilboss7490 2 жыл бұрын
"Gabay yar aan kasheegaayo.heesta." _Heestu.waa hadala shaydaaneey. _Kuwa hanuunka katay heeso tixaraacay. _Alaah inla xishoodo hadii umada la waayo. _ciqaab. aan hareen ayo alah ku hufaayee. 😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@malaayiinmedia3124
@malaayiinmedia3124 2 жыл бұрын
hhhhhhhhhhhhhhhhh
@kiinabdi680
@kiinabdi680 2 жыл бұрын
Masha Allah wa lamaane qaaliya farxad ku waara, Allaha idiin barakeeyo ❤️❤️
@samiirafaarax5394
@samiirafaarax5394 2 жыл бұрын
M a Beautiful family 💕💕😍
@nasteexoabdi2231
@nasteexoabdi2231 2 жыл бұрын
“Meel night club ah baan isku baranay buu yiri MAASHA ALLAH “ kulahaa tan SUBHANALLAH night club ma masaajid bay u qabtaa jaahiladaan macnaha MAASHA ALLAH ma taqaan baan u gartay
@blueblue5427
@blueblue5427 2 жыл бұрын
😂😂😂
@osmanabukarabdi454
@osmanabukarabdi454 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣 wlh qosol igadhameysi
@qalbiuroonsidahooyadeed2113
@qalbiuroonsidahooyadeed2113 2 жыл бұрын
Cawale waa nin xishood badan. Waa Nin Jacaylkiisa helay. Dumarow Ragga Jacayl siiya.
@sundusabdulle5005
@sundusabdulle5005 2 жыл бұрын
Cawale wuu xishoonaya farahii xiis buu ka dhaman layahay😂😂🤣
@cilmiabdi9644
@cilmiabdi9644 2 жыл бұрын
Cwale wa cidiyo gur
@abyancabdullahimaxamed6388
@abyancabdullahimaxamed6388 2 жыл бұрын
Hhhhhhhhhh
@Sacki63
@Sacki63 2 жыл бұрын
Next couples cabdikariin iyO nafiisa 🤣🤣
@khadracabdi6401
@khadracabdi6401 2 жыл бұрын
Wlhie waaH FanYy FadUmoYy zOo qbO NinkaaZ😂
@ciisecolow419
@ciisecolow419 2 жыл бұрын
Cawaale adan iyo miss xiis congratulations labo fanaan jeclahay wareysigiina maxabo iyo jacayl ku bilaway Kuna dhamestay heesaha an idinka jeclaana waa ii qaaden isku waara ubad kher qabo kala hella amiin my favorite singers 🥰
@rahmabashe1683
@rahmabashe1683 2 жыл бұрын
Mchallh cawale waa qof xishood badan alle ha isku kiin daayo adi xaskaaga🔥♥️♥️
@khadraabdirahman7895
@khadraabdirahman7895 2 жыл бұрын
Ma anaa moday mise cawaale faraha xiis uu ku ciyaarin 😂😂ma jacaylkii baa halkaa la galay 😂😂
@dheemantixamar3136
@dheemantixamar3136 2 жыл бұрын
Walahi wa runta anigu yaab mise ma ilay arkay🤣😂🤣
@iphone-kz2ws
@iphone-kz2ws 2 жыл бұрын
Dadka waxan u muuqanayn un baa dumarka u muuqda
@hudadayib1719
@hudadayib1719 2 жыл бұрын
Hhh walhi wad iga qoslisay indho dherida
@kalsoniduwaamuhiim6849
@kalsoniduwaamuhiim6849 2 жыл бұрын
🤣🤣😅al beerka anigub wan arkaa
@zarayou8560
@zarayou8560 2 жыл бұрын
Wuu xiishoonayaa caawale 😁
@somaliyameni202
@somaliyameni202 2 жыл бұрын
M.a waa laamano aad u qurux badan ilhay ha isku daayo amiinta raciyaa ❤🔥🔥
@ubahyaasin9924
@ubahyaasin9924 2 жыл бұрын
Mashaallh
@sacdiyofaarax2055
@sacdiyofaarax2055 2 жыл бұрын
@@ubahyaasin9924 m man
@ragadhexe.5743
@ragadhexe.5743 2 жыл бұрын
Saaxiib aan isku dheertiin Qamar Sugaani iyo nasiim noogu adigaa jacayl nagu bilaabaye . 💙💙
@sihaamqarshe4085
@sihaamqarshe4085 2 жыл бұрын
laamanaha qarniga abdiqani iskufilan iyo ikraan shamakh soo qabo waa iga codsi
@Dhowrsan436
@Dhowrsan436 2 жыл бұрын
Kkkk lamanaha ay waresanee walhi farxadoda waa waxd dhaaf xita in lawaresa waa ilabeen falad badana badkale dhex jibaaxayaan 😂 xisaha idin ka muuqda bal allha idiin xojiyo waxkalo shego ma aqan🙏
@bossladyilwaad182
@bossladyilwaad182 2 жыл бұрын
Masha Allah tabaraka raxman waraysiga inad dhereso bay ahayd❣️❣️❣️❣️❣️
@kinsimaxamed1802
@kinsimaxamed1802 2 жыл бұрын
Nafisa iyo cali shaah ,zoo Qabo
@malyunahmed6647
@malyunahmed6647 2 жыл бұрын
Muxuu Gacmaheeda kadawanayaa🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣kan jacyl walan bahaya🙄
@sundusabdulle5005
@sundusabdulle5005 2 жыл бұрын
😂😂😂😂
@mohamedomar2367
@mohamedomar2367 2 жыл бұрын
Dee marwadisa gacmaheeda ka heela😁
@zilloverhapep1163
@zilloverhapep1163 2 жыл бұрын
QOFKII UGU FIICNA UGUNA KHAYRKA BADANA UGUNA AQOONTA BADNA UGUNA NAXARISTA BADANA UGUNA AKHLAQDA WANAGSANA UGUNA UDGONKA BADANA INATA UU ALLE SAREEYE ABUURAY " NABI MAXAMED " NNKH aYNu KuSaLiNo MaR WaLiBa WaLaLaHaYoW " أللهم صل على سيدنا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم "❣🌸❣
@munamuhiadin4507
@munamuhiadin4507 2 жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤صلى الله عليه وسلم❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@SalmoDaahir-hr6zh
@SalmoDaahir-hr6zh 2 ай бұрын
Scw
@mahdacabdi1274
@mahdacabdi1274 2 жыл бұрын
C/cali shax iyo nafiisa soqaboh wll💖🌹♥️🤗😘
@adnoaadan60
@adnoaadan60 2 жыл бұрын
Lamaane kasta oo faraxsan waan jeclahy waana isugu duceeya mashalh isku cimri dhamaysta🥰
@maizaabdirahman3949
@maizaabdirahman3949 2 жыл бұрын
Dumarku xishoodkay kuqurux badan yihiiN wllhi🥰
@umalkhayrahmed9516
@umalkhayrahmed9516 2 жыл бұрын
Rise your hand if you are fed up with xiis qosolkeeda🤣
@Xo01w
@Xo01w 2 жыл бұрын
ikr her laugh annoys me too!!
@Ahmed-ft3bg
@Ahmed-ft3bg 2 жыл бұрын
What are you talking about ( she has nice smile and cute laughter) may be it is annoying to the women but as a men we like her laughter)
@nasrachannel2167
@nasrachannel2167 2 жыл бұрын
Hhhhhh anoo intaa qor isleh unbaa ku arkay hhhh
@xalimox3525
@xalimox3525 2 жыл бұрын
Umal shar, dadka iska da.
@Xo01w
@Xo01w 2 жыл бұрын
@@xalimox3525 inan ka dhiinano rayiga yaga xorban u nahay waayo hadayna na hor iman manan baraneen
@faatimahassnshire897
@faatimahassnshire897 2 жыл бұрын
Masha llh cawaale iyo mss xiis noolaada waayo badan🥰♥️next couples abdikreem iyo nafisa soo qabo riyaadeey🤟👏
@saiyidali4221
@saiyidali4221 2 жыл бұрын
Mzha alh isku waara! Miss xiis wad ku mahadsantahay legendka weyn ee somaliyed inadka farxiso❤
@Unique_girl77
@Unique_girl77 2 жыл бұрын
Xiis wa qof faraxd badan masha allh❤️😂
@Aaron-joseph570
@Aaron-joseph570 2 жыл бұрын
Isku wara inta nolosha idinka dhiman akhirana halkii roon ku kulma aad bn idin jecelhy labdaydii fanan🥺❤️🤲🏻
@leylaaden3452
@leylaaden3452 2 жыл бұрын
Alle haysu kiin barakeeyo cawale adan iyo misxiis ❤🤲 fadumo adna lamane khayr qaba haku siyo wall qali 👑
@ayaan8621
@ayaan8621 2 жыл бұрын
Waa muuqaal qiireysan dadkaan jcyl iyo xiiso ka muuqda isku barakooba idin alle mida kale qosolka iyo heesaha mar eey dhamadeen moogi ninkii Cawaale ahaaa sookan gacanta xiis falaad ka dhigtay 🤣 Allaha isku daaayo lamaane qurux badan♥️♥️♥️♥️♥️
@cawoofficial4416
@cawoofficial4416 2 жыл бұрын
Mchalah LamanaHaygiiH Xiiz ND Cawaale Barkooba Idam alleh wlhi waa idinku fanaa faadumo riyaad waxaan leeyahay keep going zizter💋❤️🥰💯🤩
@nimcoladan9927
@nimcoladan9927 2 жыл бұрын
Xiis wxy qosolkani iska keenkeenka ahi🤣🤣
@raizaali9439
@raizaali9439 2 жыл бұрын
Ma,ila aragtay horta 😆🤣
@fathiahmed9428
@fathiahmed9428 2 жыл бұрын
As c waa ni salamay dhamaantiin wlhi wan isku nuuraysaan siidaa waraysiiga uqaadayso iyo siidaa aay kusiiyeenbaa pls 🙏 noosoo badii waraysiigaan 🥰🥰🥰🥰masha allah family' quruxbadab illahow kuwii isqaabaa kayeel oo fuurniinka kabadnadaa🤲🤲Amiin Amin yaarabii
@mustafefariidle4572
@mustafefariidle4572 2 жыл бұрын
Xishoodkii aduunka..😋😂😂
@abdirahman-24-u6e
@abdirahman-24-u6e 2 жыл бұрын
Beatiful couple❤🥰
@fadumoaxmed8661
@fadumoaxmed8661 2 жыл бұрын
Asc
@yusufcaraale8572
@yusufcaraale8572 Жыл бұрын
@@fadumoaxmed8661 rr4
@zaralulu3669
@zaralulu3669 2 жыл бұрын
TRUE Love ❤️ ON AIR I could tell by their eye contact
@narurocali4039
@narurocali4039 2 жыл бұрын
Gabdhan qosolkeda ayaba lala dhegaysan karin hdlka gabdhaha xishodke ku qurux badan yihin
@faarush8157
@faarush8157 2 жыл бұрын
Way qosol dheertahay wlh🤣🤣🤣
@Hanmor3412
@Hanmor3412 2 жыл бұрын
Qosolkeeda waxba kama khaldana
@qaliyeyqalbigahaigasiininq4927
@qaliyeyqalbigahaigasiininq4927 2 жыл бұрын
Saxiix markee qusosho madaxaa ixanuuno kqn qusul mqahin bismilaah
@xogsadeabdi5422
@xogsadeabdi5422 2 жыл бұрын
Cawale adan abahi fanka wakhtigan🇩🇯✌🏾
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 2 жыл бұрын
Abyo bismilaahi raxmaani raxiim weeye Raxiim nuun uguma danbeeyo ee miin baa ugu danbeeya 🥰
@raaqiyomaxamed6600
@raaqiyomaxamed6600 2 жыл бұрын
Fadumo abayo anshax iyo ayaan iso qawo ❤
@hamzikofficial3096
@hamzikofficial3096 2 жыл бұрын
apdikariin and nafis zo qapo🤴👸✔️
@aragsan9200
@aragsan9200 2 жыл бұрын
Cawaale waa fanaan qaaliya oo akhlaaqa badan 🥰🥰🥰🥰
@nolwennmahamoud3714
@nolwennmahamoud3714 2 жыл бұрын
Awaleh très amoureux, et Miss xiss très heureuxse Mash Allah
@farhiohassan1072
@farhiohassan1072 2 жыл бұрын
Waa qoys farxad qosol jaceyl qurux isku darsadey msh allh isku waara from muqdisho
@muunaabdi3885
@muunaabdi3885 2 жыл бұрын
Cawale u xishonyaa😂.mcnha alla isku war lamanhygii 🤤❤🤴👸💯
@hibofaraxhibo9637
@hibofaraxhibo9637 2 жыл бұрын
Nafisa iyo cabdi kariim cali shaah zoo qabo
@abdifatahrashed1624
@abdifatahrashed1624 2 жыл бұрын
Farxada fanankayga cawale waba waalipa Alle haysku kin daayo 🌺❤️
@ziciidpezzaani7169
@ziciidpezzaani7169 2 жыл бұрын
xiisey walee qofta kaa dan baysa ayay kaa jeclan dona cawale tisi horaba wad ogtahay easy come easy go🤚
@ahmedxandule6761
@ahmedxandule6761 2 жыл бұрын
xiis xiis marwo aad iyo aad iigu salaam gurigiina guri kheyr noolaada cawaale saaxiib aad baan kuu taageeraa waan idinku farxay markaan idin arkay. WADAJIREE NABAD GALA WIIL IYO CAANO GABADH IYO CAANO.
@robleali8710
@robleali8710 2 жыл бұрын
The one an only legendary ♥️💞 💯 awaale adan iyo dumashi allaha iskukiin barakeeyo
@q.nafnaan6280
@q.nafnaan6280 2 жыл бұрын
Best couple❤️❤️
@cumarmaxamed-mf5jf
@cumarmaxamed-mf5jf 2 жыл бұрын
Scw
@cumarmaxamed-mf5jf
@cumarmaxamed-mf5jf 2 жыл бұрын
Sce
@cumarmaxamed-mf5jf
@cumarmaxamed-mf5jf 2 жыл бұрын
Scw
@cumarmaxamed-mf5jf
@cumarmaxamed-mf5jf 2 жыл бұрын
Sce
@cumarmaxamed-mf5jf
@cumarmaxamed-mf5jf 2 жыл бұрын
Scw
@zakariagoh6687
@zakariagoh6687 2 жыл бұрын
7:21 awale: gabadha waxaan isku barany meel Night club ah Faduma riyaad: Masha allah😱😱😅
@rahmohusseinahmed9723
@rahmohusseinahmed9723 2 жыл бұрын
😳😂😂😂 soomlidu wax ma djagysato markii lalahaa mabeen baad moodey
@zakariagoh6687
@zakariagoh6687 2 жыл бұрын
@@rahmohusseinahmed9723 degdeg baynu eedaynaa😀
@rahmohusseinahmed9723
@rahmohusseinahmed9723 2 жыл бұрын
@@zakariagoh6687 wllhy boowe ufiirso soomlidu umad dhuuxda hadalka maahan halmar bay lasoo boodaan waxaan loo dirsan 😂😂
@zakariagoh6687
@zakariagoh6687 2 жыл бұрын
@@rahmohusseinahmed9723 nightclub? Masha allah kkkkk
@saadiaabdillahi9262
@saadiaabdillahi9262 2 жыл бұрын
Très belle interview gyus 🥰😘
@zahraahmed6339
@zahraahmed6339 2 жыл бұрын
Alaah alhamdullilah farxadinu wa farxadenaa wil iyo cano ❤❤ barakalaa 🙏
@tayosiirdaacad3309
@tayosiirdaacad3309 2 жыл бұрын
First one Lamne qaran iyo fadumo Riyaad waaa idin wata
@Nora-ln9yx
@Nora-ln9yx 2 жыл бұрын
Mcha allah wabaad qurux dhaafteene❤🥰
@maryanabdinaasir2905
@maryanabdinaasir2905 2 жыл бұрын
Waa lamaaneh wada farxadah omg mnshllh💖💖😂
@NiciimaMahdi-km5gr
@NiciimaMahdi-km5gr 2 күн бұрын
Hee aduunyo Hada fankiiba wa xidhay awale Xiisna Wykala dhamaDen😢😂
@gobadhashi5221
@gobadhashi5221 2 жыл бұрын
M,a Lamanahygii isku wara Abikiin 🤲❤
@saynabyasin8076
@saynabyasin8076 2 жыл бұрын
Ala heestaa lagu xidhay waan jeclahay faadumo isku dookh ban nahay
@fadumohasaan8517
@fadumohasaan8517 2 жыл бұрын
Mashallaha tabarakallaha qoyasafaraxadabadan
@kariimacawale9913
@kariimacawale9913 2 жыл бұрын
Cabdikarin Cali shaah so Qabo asGa iYo marwadiisa
@ifraaxahmedyousuf7254
@ifraaxahmedyousuf7254 2 жыл бұрын
Mashaa Allah tabarakallah isku wara hesahane ilaheey haniiga madoobeeyo Amiin yarabi dhamaanteen anagane dhagesiga ilaheey hanaga madobeeyo Amiin yarabi
@ubaxiina750
@ubaxiina750 2 жыл бұрын
masha Allah qoys qurux badan Allah ha isu kiin barakeeyo
@safialambert3861
@safialambert3861 2 жыл бұрын
Machaala je vous aime 💜💜💜👍
@UmaAhmedMacan
@UmaAhmedMacan 2 жыл бұрын
Dee Fadumo warayaigan oo kale lama so yareeye waku sidee kkk cawale legend wlhi masha allh isku wara jacayl qurux badan baa ka muqda
@hamdikarshe9822
@hamdikarshe9822 2 жыл бұрын
Awaale waa fanaan dhaba 💯❤️
@mahamedabdi673
@mahamedabdi673 2 жыл бұрын
Xiis qosol badana xisaabta kafadhida yaa ilaahal caalamiin😃
@abdillahiosman269
@abdillahiosman269 2 жыл бұрын
So beautfull ❤️
@bintumohamed8886
@bintumohamed8886 2 жыл бұрын
We love you guys congrats barakoba 👸🏻🥰 king 🤴🏻
@hizamhasa9189
@hizamhasa9189 2 жыл бұрын
3:15 siduu faraheeda udaawanayo igaga daran😂😘😍😍😍🥰
@forexcompany5409
@forexcompany5409 2 жыл бұрын
Waa miskiin alle ha isku daayo
@khadarfaarax6108
@khadarfaarax6108 2 жыл бұрын
mass xiis waa qoloma tii hore vedio ma dawaatay
@rahmohusseinahmed9723
@rahmohusseinahmed9723 2 жыл бұрын
@@khadarfaarax6108 waa soomli😳
@khadarfaarax6108
@khadarfaarax6108 2 жыл бұрын
@@rahmohusseinahmed9723 .ii sheeg wallo
@mohamedabdullahi3187
@mohamedabdullahi3187 2 жыл бұрын
Guurkiina ILAAH ha idiin barakeeyo. Amiin.
@ubahahmed7300
@ubahahmed7300 2 жыл бұрын
Ooo he’s so shyness wlhi Awale aadam 👍👍🥰
@rahmohusseinahmed9723
@rahmohusseinahmed9723 2 жыл бұрын
Gabar walba oo soomliyeed oo faraxsan ilhy farxada ha usiyaadsho wan jeclhy hablaha farxadoda wax dhiba rabi matuso oo kaburburiya farxadooda saan ujeclhy ,noloshyda iney qurux badnaato saan urabo ayaan gabar walba oo soomliyedna wllhy urabaa iney unoqoto miss xiis farxad baa kamuuqata cawalana xishood badan oo kufarxsanan kamuuqato isku waara boowe iyo baayo 👸🤴
@caaliyafaray8553
@caaliyafaray8553 2 жыл бұрын
Cawaalle faraha xiis bu ka dhamaan wayee🔐❣😂
@lareinedamitie4142
@lareinedamitie4142 2 жыл бұрын
Awaleh je te conseil de ne pas oublié ta femme et tes enfants , je te souhait le bien , ne me comprend pas mal .😊
@Mohamedibrahim-no9xl
@Mohamedibrahim-no9xl 2 жыл бұрын
Hinasa habla layay
@fatumaahmed4947
@fatumaahmed4947 2 жыл бұрын
@@Mohamedibrahim-no9xl 😂😂😂😂😂wrundee yuna ilwin
@mohamedholland7768
@mohamedholland7768 2 жыл бұрын
Miss xiis qosolkeeda mxaa ka khaldan xooga controlka ayaa ka maqan 😅
@ashahaji7968
@ashahaji7968 2 жыл бұрын
Sidi Laraque umada wareysanin fatima wa in boskan laga badala qosol ayd nogu dhameysene isku wara umban lenahy❤👍
@nafisaabdi8708
@nafisaabdi8708 2 жыл бұрын
Legan cawaale and xaskisa mis xiis wada noolada inta ay nololi jirto
@hothen777
@hothen777 2 жыл бұрын
Waaaw siduu cidiyaheda uu u fadhayo ayaan ka helay 😂👍🥰
@jihaanadem8252
@jihaanadem8252 2 жыл бұрын
Cawale iyo miss xis adban ugu farxay midawga noloshoda farxad kuwara kuna dhamaysta nolosha kalgacayl💋💋💋
@erkecamsofficiel1415
@erkecamsofficiel1415 2 жыл бұрын
Que dieu vous protège ❤💯
@aqlimafarxaan3920
@aqlimafarxaan3920 Жыл бұрын
Wah waa Asal
@nimcosaleban2364
@nimcosaleban2364 2 жыл бұрын
Ma la odhan karaa odayga jacalkii wuu walayba akhirkii🤣u fiirso inta ugu danbaysa Love baa naga duldulay
@jasminabdi6457
@jasminabdi6457 2 жыл бұрын
Ma ma jcylbadanbaa ka muuqday wlhy rabi isha bilaadanka hydinka duwo intaan hysana allaah hasiiyo
@khadradhukuro8372
@khadradhukuro8372 2 жыл бұрын
Inanku wuu khajilsanyey inantuna way qoslaysa un 😂❤
@fartunmohamed8253
@fartunmohamed8253 2 жыл бұрын
Faadumooy soo qabo ikraan iyo abdiqani next lamaanaha
@aishaalicia1794
@aishaalicia1794 2 жыл бұрын
mansha allah beautiful family
@TulipE2023
@TulipE2023 2 жыл бұрын
Her makeup is FLAWLESSLY DONE ✔ 😍 everytime I see her Xiiis girl you got the wedding Glow 💑 love ❤ 😍 💖 ❣love you 😍lovely couple khair ayan iidin rajeyneya!
@mahadsaid55
@mahadsaid55 2 жыл бұрын
@amalyonis2415
@amalyonis2415 2 жыл бұрын
@@mahadsaid55 awaleADen
@Zuldan_Lp_Official
@Zuldan_Lp_Official 2 жыл бұрын
Cawale Aadan Waa fananka kaliye Aan si Dhaba aan u Tagero
@cabdirasaaqmaxamuud9829
@cabdirasaaqmaxamuud9829 2 жыл бұрын
Xataa anigi halkaasuu duul duulka jacaylku igu soo gaadhay. Alle haysukiin barakeeyo.
@idylmohamed2367
@idylmohamed2367 2 жыл бұрын
Masha Allah tabarakallah hambalyo dumashi xiis iyo awaleh aden deheyeh ❤❤❤❤❤⚘⚘⚘⚘🌷🌷🌷🌷❣💖🌹💟💕💓💗🔥 faduma adna salan sare huno lakin wareysiga wad nagu yareysey .
@deeqaluul2009
@deeqaluul2009 2 жыл бұрын
Beautiful couple 💑. Xiis is so pretty 😍
@asmaabdirashid6395
@asmaabdirashid6395 2 жыл бұрын
Fadumo riyaaday habo cawale ma faraha xiis bu ku ciyaraya mize anna is midsiyey jah waxasa jacayla isha xasid idinka Saran🥰🥰🥰
@bustaale6554
@bustaale6554 2 жыл бұрын
Ilaahay caadilsanaa, ninkii yuutubka dunida u soo saaray ee waxan kuwan inay xanuusanayaan moodid ee caruurahoodii la guursanayo umada soo horfadhiisiyay god ha ku rido Shaw qofwaloo waalanba I dhagaystuu odhanayaa
@yaasirahmedtubbe6530
@yaasirahmedtubbe6530 2 жыл бұрын
Maanshalaah Sidii Mahdiya Ha Furin Sxb Waa Gabadh Dheere
@faarush8157
@faarush8157 2 жыл бұрын
Xiisay qosolkaan dheer badal🤣
@Ishqbaaaz335
@Ishqbaaaz335 2 жыл бұрын
Hhhhhh
@Ishqbaaaz335
@Ishqbaaaz335 2 жыл бұрын
😂😂😂
@faraxsan7563
@faraxsan7563 2 жыл бұрын
Wixiiba qosol baad ku dhamayseen dee😂😂😂
@selwa03
@selwa03 2 жыл бұрын
My right AirPod enjoyed this 😂
@amalfarax4770
@amalfarax4770 2 жыл бұрын
I love love this couple wlhi and I kama dalo inaan dawado ninka cawale waaa nin cajiba wlhi the way he love her is everything
AWALE ADAN FT MISS XIIS | QAYRKAY WAAN DHAAFAYA | HABEENKA LAMAANAHA 2022
4:47
Hawraar Music Production
Рет қаралды 915 М.
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 1 Серия
40:47
Inter Production
Рет қаралды 427 М.
❌Разве такое возможно? #story
01:00
Кэри Найс
Рет қаралды 3,9 МЛН
Nurse's Mission: Bringing Joy to Young Lives #shorts
00:17
Fabiosa Stories
Рет қаралды 5 МЛН
Interpretation of a CTG
13:41
Midwifery Plus
Рет қаралды 2
Riyaad Night & Oo Lagu Soo Bandhigay Heeso
18:27
Fadumo Riyaad
Рет қаралды 23 М.
Ciise Habiibi Adaa Afar Iiga Dhigan Arooska Awale Adan Iyo Miss Xiis
7:26
Waqal WStudío
Рет қаралды 2,8 МЛН
Raxama Hassan &Suhayb Yare Kawaramay Jawiga Hargeisa
26:49
Fadumo Riyaad
Рет қаралды 269 М.
AWALE ADEN OO HEES U QAADAY XAASKIISA MISS XIIS I KAAMILA XIISEEY JIGJIGA 2022
4:04
DJ CATOOSH PRODUCTION
Рет қаралды 4,9 МЛН