Cawayska Culimada kulanka 1-aad: Arimaha Qoyska. Sh. Cismaan Cali xuseen

  Рет қаралды 7,939

Kujoog Production

Kujoog Production

Күн бұрын

Пікірлер: 19
@khadarismail3658
@khadarismail3658 5 жыл бұрын
maansha allah sheikh osman ali hussein wa shekhaygi ilaahay ha xafide wa qof astaamo badan ku sifoobay oo ay Mutadawacnimo u wayntahay
@MADBACADDAGORGOR
@MADBACADDAGORGOR 5 жыл бұрын
بارك الله فيكما الشيخ عثمان والأخ حمزة أخي حمزة كان الأحري ان تجعل ترجمة العلماء صوتيا
@haqabtire5823
@haqabtire5823 5 жыл бұрын
Manzha allah SH. CISMAAN CALI XUSEEN ALLE cimriga iyo caafimaad kaba ha ku barakeeyo
@inaclaahi3526
@inaclaahi3526 3 жыл бұрын
Sheekha ilaahay ha inoo xifdiyo
@abu.cubaydclaahi3717
@abu.cubaydclaahi3717 5 жыл бұрын
Wll adigoo mhdsn waxay ahayd inaad sheekha noo waydiiso halka uu wax kusoo barty iyo maraaxishiisii cilmi barashada iyo inta meelood ee uu u rixlaystay si aanu ugu dayan karno
@nouradiinwarsame1155
@nouradiinwarsame1155 5 жыл бұрын
Haye sheekh waanu guursanayna, waa talo aanu kaa qaadanay. Alle haku barakeeyo sheekh.
@sareedomohamed9965
@sareedomohamed9965 5 жыл бұрын
Sheekh cismaan Cali xuseen cimriga rabi Ku barkee.. Janadu avaalkaga noqtay
@cm4221
@cm4221 4 жыл бұрын
Jazaakumu allaahu khayran allow dhammaantaya noogu khatim :(laa ilaaha illa allaahu muxammadun rasuulu allaahi salla allaahu calayhi wasallam) Sheikh cusmaan cali xusayn waxaan kadhagaysan jiray tafsiirka qur,aanka kariimka ah ''maashaa a allaahu wuxuu aad ubaraarujiyaa caqiidada islaamka ( in allaah kaligii lacaabudo laguna caabudo shariicada islaamka) naxwahana wuubaraarujiyaa ,waxaan kaloo kadhagaystay muxaadaro kahadlaysa tawakulka( التّوكل على الله).
@yuusufyare8962
@yuusufyare8962 5 жыл бұрын
Masha'allaah waa barnaamij dhiira galin u baahan oo qiimo badan
@hamdaapdilahi2125
@hamdaapdilahi2125 3 жыл бұрын
Jasaakallahu khyr sheikh ♥️
@al-ihsanacademytv8076
@al-ihsanacademytv8076 5 жыл бұрын
wll xamzoow ka daa taariikhda qoraal ahaanta cod ka dhig khayr alle ha ku siiyee
@جناتيويو
@جناتيويو 4 жыл бұрын
Allow ku daa shekh osman abahy labaad allow. Cimri dheer adeer 😍
@ashkuroumumascuudmohamoud7958
@ashkuroumumascuudmohamoud7958 5 жыл бұрын
Masha Allah Sheekh Cismaan Cali Xuseen Rabi haku xafido
@shucaybhassan3874
@shucaybhassan3874 5 жыл бұрын
masha allah sheikh cismaan ilahay habarakeeyo
@HAhmed-no3vv
@HAhmed-no3vv 5 жыл бұрын
Waa barnaamij fican , ma sha Allah.
@abdijaliilabdullahi223
@abdijaliilabdullahi223 5 жыл бұрын
SHeikh allah kheyr ha siiyo . waxaan kaloo dhihi barnaamijkaan waxaa ka horeeyay barnaamij kale oo ay iskugmagac yihiin marka in sanad la raaciyo ayaa fiican si ay u fududaato marka la raadinayo. mahadsanadiin
@nimofarah8193
@nimofarah8193 5 жыл бұрын
Wacaleykuma salaam waraxmatullaahi wabarakaatu
@osmanahmed2384
@osmanahmed2384 5 жыл бұрын
Waxaa ka fiicnaa markaad taariikhda culumada aad afka sheegi jirteen. Dad badan oo waayeelku ka mid yahay ayaan waxba akhriyin. Mahadsanidiin
@adnafayssl1536
@adnafayssl1536 5 жыл бұрын
Sidii loobaahnaa sheekha umuu waraysan , maxaad sheekh caalimka ah ugu koobtay arimaha qoysak oo keliya , maxaad u waydiin wayday taariikhdiisii iyo hayaan kiisii barashada cilmiga sharciga ah , dacwada islaamka iyo doorkii layaabka lahaa ee uu sheekho ka sooqaatay
Kuma ayuu ahaa Sh. Cumar Faaruuq | Kulanka 8aad | Cawayska Culimada 2023
50:35
Mom Hack for Cooking Solo with a Little One! 🍳👶
00:15
5-Minute Crafts HOUSE
Рет қаралды 23 МЛН
When you have a very capricious child 😂😘👍
00:16
Like Asiya
Рет қаралды 18 МЛН
Enceinte et en Bazard: Les Chroniques du Nettoyage ! 🚽✨
00:21
Two More French
Рет қаралды 42 МЛН
Kuma ayuu ahaa Sh. Cali Jowhar? | Kulanka 2aad | Cawayska Culimada 2023
33:43
Mom Hack for Cooking Solo with a Little One! 🍳👶
00:15
5-Minute Crafts HOUSE
Рет қаралды 23 МЛН