Cawke, cumar dhuule iyo intii dhimateyba allah ha u naxriisto
@kingswagtie61825 жыл бұрын
Cajiib waa isku mid codkiisa normal ka ah iyo marka laraaciyo musicada mnshalah , lama odhan Karo waa fanaaniintan dambe laakiin waa fanaan qaaliya , fuad Omar yare ❤️❤️
@miloreginald20483 жыл бұрын
Sorry to be offtopic but does anyone know a method to get back into an instagram account? I was dumb lost the account password. I love any tips you can offer me.
@aminabdiomar524 жыл бұрын
Alfanaan qaaliya Fu aad Omar alah ha Ku xifdiyo Wariye cawke Allah haku naxaristo kitaabkaaga Allah gacanta midig ha kaa Siyo Insha allah
@khaalidjamaal7054 жыл бұрын
Cawke wuxuu idhi inantaada curad wxn rajaynaya inaan kasoo qayb galo arooskeeda lkn waa mayti caawa allow isaga iyo inti dhimatayba alle haunaxariisto wariye cod macaan oo hibo iyo aftahanimo alle siiyahbu ahaa
@amiinkhaliif93623 жыл бұрын
Ameenn wlll
@nadiimchannel97474 жыл бұрын
Cawke Allaah u naxaristo qabriga Allaah u wasiciyo yaaa rabbi 🤲🏻🤲🏻🤲🏻