CAYDA IYO AMIIRA DOOD WADAG AROOSKA MAXA KA AMINSANTAHAY😳😱……

  Рет қаралды 68,557

Saalax JJ

Saalax JJ

Күн бұрын

Пікірлер: 231
@AzmaladanElmi
@AzmaladanElmi Жыл бұрын
Amiira doodan si waayo aragnimo leh ayey uga hadashey oo xaqiiqa ah mashaAllah🥰👸
@HafsaHafsa-m3l
@HafsaHafsa-m3l Жыл бұрын
M.a❤❤❤ quruxleyda ilhy ha xadido
@Hayaat835
@Hayaat835 Жыл бұрын
Videos kasto amira iyo ceyda ka muuqdaan waa funny 😂
@aadanrahman7911
@aadanrahman7911 Жыл бұрын
xaqiiq Amira waa Gabar Qalbi wangsan wxa qalbigeeda ku jira ayy ka hadashay. Team Qab Qab Waa Wataa❤
@sacdarage
@sacdarage Жыл бұрын
Wa run the huno ❤
@Ruusa-tq4pu
@Ruusa-tq4pu Жыл бұрын
Amira hadalkeda wakuracsanahay masha alleh hadalkeda waa hadlal wanagsan amira waxa kujeclahay hadal wanaga ixtiramka qadarinta amira video waliba kasomuqato waa video kalkacsan 😊😊😊
@kaltunkaafiya
@kaltunkaafiya Жыл бұрын
Welcome back walaal aad ayan oogu faraxsanahay ado caafimaad qabo Ina nosolaabato ALXAMDULILAH. Keep going ❤.
@Uqtimuslimah
@Uqtimuslimah Жыл бұрын
Ceyda mashallah naxaris hooyonimo❤ ayu kuso korey iyo jaceyl waa wiil bariya allaha no daayo hoyoyinken} ❤❤❤
@aaminaindho3742
@aaminaindho3742 Жыл бұрын
Imisa melod ka dawday caawa ceyda amiira ❤😂😂
@AniisaCabdiraxman-ob5rf
@AniisaCabdiraxman-ob5rf Жыл бұрын
Koko cayda amiira salah jj ayanita 5 page walhi😂😂😂😂 qab qab isnot easy❤
@aaminaindho3742
@aaminaindho3742 Жыл бұрын
@@MaariaAbdi haa 😂😂
@maanbatel
@maanbatel Жыл бұрын
From amira qurux sxb horay u soco cafimadka allha ku siyadiyo ❤❤
@xaawoluul265
@xaawoluul265 Жыл бұрын
Ilaahoow ceyda calaf iigu dar nin naxariis bdn🎉😢❤
@CURIYE__CHANEL
@CURIYE__CHANEL Жыл бұрын
Amiira qowlki nabiga waa ben ha oran nabiga wuxuu dhahay gabadha marka ey gaarto qaan gaarka hadii ey nin la imaato oo din leh uguriya oo ha udiidina hadii aad udiidane wixi xuman sameyso adi dusha saaranaa hadii eyna la imaana iguuriya o astura amaanada
@RamiishBintuomar
@RamiishBintuomar Жыл бұрын
Jecelka wax ka wangsn ma jiraan lacag adaa sameysan kro lkn jecel qaf walbo kuma siin kro
@Bellahadid27
@Bellahadid27 Жыл бұрын
Tan yari jecliya omg qoslkeda wx lasiisito la arkin😂
@HhsHsu-l6x
@HhsHsu-l6x Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂
@NajmaAbdikadir-jz1np
@NajmaAbdikadir-jz1np Жыл бұрын
Amiiro wey ila qabta wlhi jclka waa xiiso lee
@SabrinaMuxudiin
@SabrinaMuxudiin Жыл бұрын
Team qabqab is not easy 😊❤😂
@mohamedaddan3046
@mohamedaddan3046 Жыл бұрын
Gudrka waa noolol
@nishabea424
@nishabea424 Жыл бұрын
Welcome back brother salax keep going❤❤big love❤❤❤
@faraxsan8583
@faraxsan8583 Жыл бұрын
Manshaal team qabqab wa isku fikrad😊❤
@macaadmahamed5510
@macaadmahamed5510 Жыл бұрын
The best in the word is prophet is mohamed scw
@BahjaSiyaadmaxamed
@BahjaSiyaadmaxamed 4 ай бұрын
scw
@xamdideeq422
@xamdideeq422 Жыл бұрын
Amiiro iyo ceyda haga soo dagin ee soo badi azxaapta
@shugriali1439
@shugriali1439 Жыл бұрын
Team qabqab cayda and amiira teamkayga salax dadaaal abwe adugana ❤
@iqramahamed2608
@iqramahamed2608 Жыл бұрын
Team qab qab 🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@hanaabdi1611
@hanaabdi1611 Жыл бұрын
Please kuso celi ceyda iyo amira❤❤
@dheereyechannel
@dheereyechannel Жыл бұрын
Three legends always salah jj and king ceyda and amira qurux another's levels program's 100k coming soon insha allah 💯💯⚽️❤⚽️💯💯❤
@Raizaroomar
@Raizaroomar Жыл бұрын
Ceyda wan ku Raaac sanhy ma fiicno ilmahaga inay kala hooyo ama kla Aabo noqdan mida kle Hadii 2bda qof is guursadn ku qanca waqtiigu Allh owlada idin siin laha ma aha inaad dhahdan madhalays wye wa inaa Gabar kle Guursada mids waa Fikrad Aad u xun mida waa Aniga Fikirkyga 😊
@iskeyahmed9967
@iskeyahmed9967 Жыл бұрын
Ceyda sxip adi iyo amiiro waa isku nuuraysiin ee isku yaaca mugoo wllhi waa isfahmesan xitaa qoys wanagsan soo baxayo
@lg4760
@lg4760 Жыл бұрын
war ceyda gabar yar rabaa wah amiiiro groin at ma eabo😢
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 5 ай бұрын
​@@lg4760horta dadkan wllo waaye lkn haday ba dhacdo in guur yimaado Amiira ba gabar yar waaye garoob ne Nabiga oo dadka ugu sharaf badnaa baa guursaday teeda kale Amiiro gabdho badan bay dhaantaa kii helaa nasiib leh
@asaldhalad3089
@asaldhalad3089 Жыл бұрын
Saalax soo dhawaaw alha kucaafiyo abowe
@ciiseqaacow9752
@ciiseqaacow9752 Жыл бұрын
Salax koko iyo cumeer soqawo bless 🙌
@SimratSimratmohamed
@SimratSimratmohamed 9 ай бұрын
Alla ceyda naxariis❤😊
@NasteexoCabdi-qp9vm
@NasteexoCabdi-qp9vm Жыл бұрын
Alxdulilaah aboowe hadii ilahay kusoocafiyay i.a marwalbo wax soogali yuutuubka
@Maskineyyyyy-ed4pj
@Maskineyyyyy-ed4pj Жыл бұрын
Salax legend waa isku balamiyay😂😂😂😂team qalbi to qalbi
@Hareedo
@Hareedo Жыл бұрын
Welcome back Saleh yare
@Barwaaqo114-rz6xp
@Barwaaqo114-rz6xp Жыл бұрын
Ceyda quraxlow masha allah❤❤
@Fartun20225
@Fartun20225 Жыл бұрын
Aniga jclyka lawada dinac guurka kahor Io kadib wn Aminsanahy lknse Kan gurkaa waa isfan iyo isku samar wayo wxn aragnay Boqol isjecel oo nolosha isku Fahmi weyse
@canbelaf8090
@canbelaf8090 Жыл бұрын
allaxmadulilah wllkey saalax waan ku farxasan ahay haddii aad soo labtay
@farhiamounmin623
@farhiamounmin623 Жыл бұрын
Part two keen amiira qurux iyo ceyda ❤
@marwamohamud2028
@marwamohamud2028 Жыл бұрын
😂
@farhiamounmin623
@farhiamounmin623 Жыл бұрын
@@marwamohamud2028 lawada iska jeclhy🤣
@CURIYE__CHANEL
@CURIYE__CHANEL Жыл бұрын
Hada io.🐄🐃 miyaa kuwani
@MUNOMOHUMEDHASSAN
@MUNOMOHUMEDHASSAN Жыл бұрын
Jh see is kuugu dhow yihiin walaahi waxa nag soo dada jiya😢😢😢
@sumayobilan
@sumayobilan Жыл бұрын
Ani waxan ahay gabar 17 sano jirto Alx hurina wuu ii dhisanyahay❤❤❤❤
@noface6981
@noface6981 Жыл бұрын
Gbr cadi waye lkn wil 17 jiro hdo aroso we udhamate😂
@ZACKOZZZ_114
@ZACKOZZZ_114 Жыл бұрын
Soo labasho wcn wllky salax ✨️🔐♥️🫀🫶🏻✨️ Team qab qab meeqa meel ee cawa iga hor imaadeen😂video aad ku jirtaan lamawa ag Mari karo😂🤣
@kaviamohamed236
@kaviamohamed236 Жыл бұрын
Part 2 amira iyo ceyda kuso celi
@HudaMursal
@HudaMursal Жыл бұрын
JJ man keep going 😎✌
@umalmohamed1666
@umalmohamed1666 Жыл бұрын
Amiira Qurux iyo ceyda ku soo celi 😂😂
@habadodarar1813
@habadodarar1813 Жыл бұрын
Hhhhhh
@zamiira.abdi.
@zamiira.abdi. Жыл бұрын
cayda qosol miran waye wax walibo way socone u dhahoya 😂😂😂😂
@NawaalOmar-y1g
@NawaalOmar-y1g Жыл бұрын
😂😂😂😂
@umiira.maxmed4984
@umiira.maxmed4984 Жыл бұрын
Cumeer iyo koko noo so qabo
@faraxsan8583
@faraxsan8583 Жыл бұрын
Amiro iyo cayda love you ❤
@nasrasaid4665
@nasrasaid4665 Жыл бұрын
From amiira qurux❤
@Misssaabiii1559
@Misssaabiii1559 2 ай бұрын
Saalax jj 300k coming soon i.n❤
@umalmohamed1666
@umalmohamed1666 Жыл бұрын
Salax Amiira Qurux igu salan Abowe wan tageraa ❤
@zeitunismail5217
@zeitunismail5217 Жыл бұрын
Amira is not easy wa isku dire kulaha😂
@Kowtharkiin
@Kowtharkiin Жыл бұрын
Masha allah cayda iyo amira fikirkoodu aad buu isoo jiitay alle ha daayee❤❤❤
@KAYSEYAYE
@KAYSEYAYE Жыл бұрын
Barti 2 sosame 3 daxdina
@Missubahargsan4308
@Missubahargsan4308 Жыл бұрын
Koko iyo fadiil dum dum parti two ka so dhiig
@Miskicumeer
@Miskicumeer 11 ай бұрын
Ceyda m.a waa wiil xisab tamayo😢😢😢😢😢😢😢allaha kuxafido ceyda
@AmiiraAadan-pm3uu
@AmiiraAadan-pm3uu Жыл бұрын
Team qabqab so dhawaada😂😂❤
@monadeek4233
@monadeek4233 Жыл бұрын
team qab qab hadaa nahay waa joogna anaguna 😂❤
@MaxamedCabdulahi-gl2dw
@MaxamedCabdulahi-gl2dw Жыл бұрын
Team Qab Qab dhip badnidina Wilka kadaya Waa Runtiiz Kartida Uu usogursadey Puu Hdana kuxalsanayee
@Sheekhaawi-
@Sheekhaawi- Жыл бұрын
Saalaxow Raashinka Badso bro 😎 sidaadii hore matihide 😢
@aragsanhazan9464
@aragsanhazan9464 Жыл бұрын
Saalax jj aan kor u qaadno wiilka yar 100k please gaadhsiiya
@Carfooneey
@Carfooneey Жыл бұрын
Welcome broh from team qab qab ❤😂😂
@asmaabdullahi5856
@asmaabdullahi5856 Жыл бұрын
Koko iyo cumeer please part2
@SaidaahmedAhmed-b5r
@SaidaahmedAhmed-b5r Жыл бұрын
I like team qab qab ❤ and I like your video ❤
@KoosMaxamed-w5c
@KoosMaxamed-w5c 4 ай бұрын
haa ceda
@zamiira.abdi.
@zamiira.abdi. Жыл бұрын
Ani hada fikirkayga ka dhiibto horta ilhy 4 gursada waa dhahy lkn shuruudbu hos dhigay wuxuna dhahy hadaad cadaaladoda qiyamaha kaso bixi karto gurso hadi kle 1 gabara guursa sasa idin khar leh ayu dhahy swt marka 4tan aad dhaylsatan afkana ka tirahdan ma fududa xaqiiqdi xisaabtodana mel idin taal 👋 cadi ahaana nolosho 2 qof bas ayay ku nuurtaa sasana ka dhib yar adna kuu fudud guriguna ku xasilanyahy 🙄 caruurta kala bahda ahina nacayb umbay isku qaadan ismana fahman ee suu cayda dhahy caruurta yo qoskba hal hooyo u fiican caqli law waye wlhi raga sas u hadla 😂😂
@abdinajibabukar4118
@abdinajibabukar4118 Жыл бұрын
Hhhh walaley waxas dhan waxa umareysa aan la ila gursan miyaa ar adiyaa😅😅
@saraakeyf
@saraakeyf Жыл бұрын
Part two koko iyo ceyda jamicistayasha soqawo codsi wayy keep going Mr jj🥰🥰🥰🫶
@QueenHayatmoha
@QueenHayatmoha Жыл бұрын
Cumeer iyo koko so qabo part2🥰
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW Жыл бұрын
inta daawneyso ayakoo sariirta saaran waan idin salaamay 🙏🏻❤️👋
@AbdullahiAden15-pb9pu
@AbdullahiAden15-pb9pu Жыл бұрын
Welcome back wll sare 🫡🫡
@haniabdi3866
@haniabdi3866 Жыл бұрын
Horumar wacan allow sahal ammuuraha (Arkaa milkiile)
@shukrimohamed4808
@shukrimohamed4808 Жыл бұрын
Only team qab qab ❤😊
@zuwaydasiman
@zuwaydasiman Жыл бұрын
Anga saalax wuu ila saxsanyahay hadii aay furitaan imatana mida awlada ii heysa ayaan deysan lahaa coz awlada wax kamuhiimsan malahan😢my idea
@ruqiyoabshircumar8922
@ruqiyoabshircumar8922 Жыл бұрын
Saalax I love you me😅😊😢
@HhsHsu-l6x
@HhsHsu-l6x Жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@leylaabdirizak9335
@leylaabdirizak9335 Жыл бұрын
Saalax jj horey usoco
@Zafia6969
@Zafia6969 Жыл бұрын
Ayyyy keep going wllky habeenkasto vedio nooso gali taagero number 1 ❤❤❤
@sowdocudoon7910
@sowdocudoon7910 Жыл бұрын
Masha allah 100k🎉❤ wey so dhawdahy
@MuwahipAbshir
@MuwahipAbshir Жыл бұрын
Wllhi niinka ina rag ugu wanagsan waa ka hal mar ilmihiisa hooyo u sameeya 😊
@BahjaSiyaadmaxamed
@BahjaSiyaadmaxamed 4 ай бұрын
wallhi kaligay ayay hooyaday idhashy abhayna 5 kaluu leeyyy ana kulixa
@cabdullahimaxamedxussen
@cabdullahimaxamedxussen Жыл бұрын
Jacelka amba kugu horeeyay amaba kugu danbeyay lkn jacelka macaankiisa waa guurka kadib sababtoo ah qofkaad jeceshahy markasta jirkiisa ayaa u baahantahy qof aana kula joogin oo aadna qabina baahidaada kuma gudan kartid somhn❤
@AsmaAbdala-r3t
@AsmaAbdala-r3t Жыл бұрын
Jj keep goin
@WllZiizay
@WllZiizay Жыл бұрын
Team qabqab lmaajojiyaaa ❤
@AniisaCabdiraxman-ob5rf
@AniisaCabdiraxman-ob5rf Жыл бұрын
Qab qab yashenih😂❤
@QadiijoxasanAbaayle
@QadiijoxasanAbaayle 3 ай бұрын
Team qab qab is not easy❤pp😂😊
@amaalali3153
@amaalali3153 Жыл бұрын
welcome back my brother
@AYOZA..12
@AYOZA..12 Жыл бұрын
Asad iyo koko ka soo dhiga muuqalka xigo wllo😂
@asaldhalad3089
@asaldhalad3089 Жыл бұрын
Mansha alh saalah abowe horay usoco❤❤❤❤❤❤❤❤
@CiiseMaxamid-r4p
@CiiseMaxamid-r4p Жыл бұрын
Team qab qab🎉🎉🎉🎉
@TahliiLAhmett
@TahliiLAhmett Жыл бұрын
allah is one☝️
@najmocali-ob6ef
@najmocali-ob6ef Жыл бұрын
Team qab qab❤
@CaashoQaasin
@CaashoQaasin Жыл бұрын
Qabqab waxa laga wadaa qalbi tu qalbi anigu ma orn ee bug fn baa yiri😂😂
@qalliguhaad4300
@qalliguhaad4300 Жыл бұрын
Come back saalax ❤
@TayasiirKhaalid
@TayasiirKhaalid 7 ай бұрын
Tadambee wllhi ❤❤❤❤
@AbdalleIbrahiim-ek8mi
@AbdalleIbrahiim-ek8mi Жыл бұрын
Dhankaas
@saharwafa7539
@saharwafa7539 Жыл бұрын
Gabadha kaliya ma aha ma dhaley ninkuba wuu noqon karaa .
@HalimaamohamudHumeyraa
@HalimaamohamudHumeyraa Жыл бұрын
Salah jj welcome back brother ❤
@Subarman32
@Subarman32 Жыл бұрын
Dumarow jacayl iyo lacag isku helimaysaan 😂😂😂😢😢😢
@indho_adayg3268
@indho_adayg3268 Жыл бұрын
Ilhay wa awooda inu nays kugu kaaya daro 😂❤
@Subarman32
@Subarman32 Жыл бұрын
Hhhhh
@QadroCali-n4q
@QadroCali-n4q Жыл бұрын
Welcome back pro ku xiisnay❤
@saharwafa7539
@saharwafa7539 Жыл бұрын
Diintu ma markasta ma baneynin afar ee waa haduu awoodo oo xaqooda simi karo nin Soomaali daacad ma aha.
@GAANI.
@GAANI. Жыл бұрын
Madaxdi ❤
@ajmalexsaas2927
@ajmalexsaas2927 Жыл бұрын
Salax koko iyo cumer sooqabo plz 💕😥😁
@AsmaAbdala-r3t
@AsmaAbdala-r3t Жыл бұрын
Wllhi ceyda beentisa ma ahnamiro marbo mele aade
@AhmedWarsame-c2b
@AhmedWarsame-c2b 11 ай бұрын
Kiin ceeyda halnaag ayaan iska agfdhinyaaaa miyaaaa ileeedhy
@AnwarinaHire-vv1ju
@AnwarinaHire-vv1ju Жыл бұрын
Salax keep going bro ceydana socodkan nagayarey dheh wlhi qosol igu dilay iyada soconeyso uudhahay 😂😂
@nimcomuxumed5530
@nimcomuxumed5530 Жыл бұрын
Salax jj legend 🙌 dood cadi ahayn
AMIRA IYO CAYDA YAA ROMATIGA KUFICAN YAA HOR AROSAYA……😱
12:38
Who is More Stupid? #tiktok #sigmagirl #funny
0:27
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 10 МЛН
УЛИЧНЫЕ МУЗЫКАНТЫ В СОЧИ 🤘🏻
0:33
РОК ЗАВОД
Рет қаралды 7 МЛН
KING CEYDA AMIRA QURUX YES OR NO Adkatay cawa 😂😂
8:18
Zaki Somali
Рет қаралды 112 М.
PRNK AMIR SAYID OOHIN IYO XANAAQ ISKU DARAY IYO HOOYO OO LA YAABTAY
15:56
ASXAABTA AYAAN IS ARAG NAY DHAMANTOD QOSOLKA ADUNKA IYO QARXO🫂🥰
18:51
EVERYTHING YES CUMER IYO CEYDA OO NAFTII IKENAY SHIB ISKA DHEH😁
14:30
AMIIRO WAX WALBO DALBO ADIGO HADLIN QOSOLKA ADUUNKA🤣..?
16:26
King Ceyda
Рет қаралды 157 М.
AROOSKA KOKO IYO AMIIRA QIIMEYN CAAWA OO KALE
16:45
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 931 М.