Abaaye masha alaah caafimaad ku cuna balse nala soo wadaa madama aad wadankii tagty waxa jira dad aan waligood wadan koodii arkin oo dhibaatada iyo gaajada iyo qaraxa iyo qaxa kaliya la tuso oo niyada ka dhimany wadan koodiina aan raja ka qabin inuu dib u hagaagi doono inta wanagsan ee wadan kii jajirta sida dalxiiska iyo ganacsiga iyo meelaha cawayska badaheena intaa joogto si ay ugu dhiiradan inay sammer time ka ay booqdaan wadan kooda inta ugu raacsan farta soo taaga ☝️☝️☝️☝️☝️☝️👈👈👈👈👈👈👈👈👩👦
@nemomohamed48985 жыл бұрын
qurixi waa fara ku hayn i
@fadumosheikh54505 жыл бұрын
Masha allaha caafimad ku cun abaayo
@xabiibacabdirahman99615 жыл бұрын
qurixi waa fara ku hayn wadanka waan ku dhex dhalanay kunadhalnay wallaahi yurub marekan in eey iga ficanta qurux sodhawada wax walbo waan heysanaa
Waaw masha allah xbbt Qamar bintu Amiira wan jecla ina kula kulmo FB iga aqbal xbbt farxad kunolow sharafey
@prinsessaiman92365 жыл бұрын
" Dhamantin wan idin jeclahay qalbigeyga ku dhexjurtiin " markaad sidaa dhahdo wan jiriricoda wlh. Abaayo Qamar waxa tahay qof qalbi fican l ❤ you Mcnto hore u soco.
@xuriyoshiiq26695 жыл бұрын
Abaayo aaliya waan ku heesta wlh isku dabeecad nahay waayo wax badan jclh inaan kariyo intey yaraan laheed casuumada waanka helaaa wlh masha allah
@amiiramohamed98335 жыл бұрын
Maasha alaah
@amiiramohamed98335 жыл бұрын
Waaaaw
@malyunsheede85815 жыл бұрын
Zandra fhdsf ju jjg
@hafsaidil43085 жыл бұрын
masha allah qamar bintu amir one love xapipti tageero buuxa ku ahay mogadishu aya kula joga degmada wadajir hormar aya ku rajeyna
@dekaali15435 жыл бұрын
Macaanto masha Allah, waa dadaashay waana ka baxsatay alle dartiis ayan ku jeclahay guuleyso markasta xabiibti wan jeclahay Somalia
@umumarwan21625 жыл бұрын
masha Allah sister waa xasuus aa nagalidey aniga 28 sanno ma arag ilaahey nabada allaha u si ayaadiyo Amiin
@najmaabdiaziz42275 жыл бұрын
Qamarey Adigo naaxsan oo cayishay aya xamar laga dira insha'allah 😂😍
Mashllah abyo Allah Kuu dhaafo Famaliy ga Farxadada waan jecelahay Faxad ku noolaw foreve queen💓💖
@zamzamcabdiraxman53515 жыл бұрын
Mashaa Allah TabarakAllah Sixa wa cafiya walalayal Abaayo caaliya wan salaamayaa Mahadsanid quruxey 😍😍😍
@hafsasaid14385 жыл бұрын
Illahay ha idin daweyo mash allah ani muufada kahele iyo bariis surbiyanka abyo qamar mar nosogali sida losameynayo labadaas inta kale waa aqanaa thanks 🙏
@flowerfm4725 жыл бұрын
Qamarey qoladiinu qurux baad ka simantihiin qaalma dhalaybaa qabiilkiina laga baxshaa qayr allahaydin siiye gabdha qaaliyaa tihiin qaraabadaadoo dhan qamareey bal nagu salaan qamar amiireey qadada caafimaad ku cuna amin👍👍👍🍎🍓🍅🌺🍉🍏🍈🍊🍐🍋🍒🍠🍇🍎🍓🍈🍏
Mash allah cadi mahn xbbti cafimd ku cuna allah nokaa daayo my ruuxdeyda ku jecliyaaa mcny ku xisay alpoh qamar bintu amiir ❤❤❤❤💋💋💋😍😍
@munaahmed11425 жыл бұрын
Masha Allah maxaan uxiisay calooleey iyo malaay fireesh ah Allaha idiin daweeyo hiloow aa igalisay xabiibaati ❤❤❤❤
@luulcookingandbuety57465 жыл бұрын
Waaw masha allah casumaad qurux badan waaye alle ha idi barakeeeyo qamar iyo walasheeda😘😘😘😘
@raxiimasharaf86975 жыл бұрын
maasha allah qamar binti amiir welcome to muqdisho
@ifrahzabrie20245 жыл бұрын
maasha Allah abaayo qamar Allaha idiin barakeeyo adi iyo familigaaga caafimaad iigu cuna insha Allah
@umulkheyribrahim8675 жыл бұрын
Mssha allah calosha dubduubka lee isoo niyeso iyo malayga freshka ah
@cadeyawees43265 жыл бұрын
Maasha allah caaliya gacantaada allaha kuu barakeeyo xabiibti
@hindi35225 жыл бұрын
Maanshlh ilaah haidin dhwro Dear sis Qamar and Aaliya😍😍😍😍
@MS-lv8bf5 жыл бұрын
Maanshaa Allah Caafimad ku Cuna. Jzklkheyr. Laakiin Abaayo Walashaa u sheeg Magiga Noocas ma fiicna Abaayo u sheeg Cudurro Ayaa laga Qaadey. Kan Budada Ah sida Sonkorta Ah Ayaa fiican.
@ubahahmed71665 жыл бұрын
Waaw maashalaah caadi ma ahan hamarweeyne iyaa aad joogtaa ilaah ha idin ku aamino xabiibtii qof wanaagsan ayaa tahay walaahi caloolayda is soo xasuusisay aniga waxaa moogahay xamar cadeey 2sano ingiriiska aan ku noolahay hada adi markii ku arkay waxaa I qabtay inaan soo baxo haye badeena liido ma tagtay maashalaah caafimaad ku cuna inshallah
@naemasaid54905 жыл бұрын
maashaa allaa tabarkalaah sister Allah ku barakeeyo gacaanta thnkas walasheey xamar kusalaam waan kuxiisay
@fadumoali3735 жыл бұрын
Masha allaah illaah ha idiin barakeeyo markan firsado videoyada aad kasoodubto somalia wadankii ayaan usiixisaa iyo cuntada fireeshka ah
@salwahassan53405 жыл бұрын
Mashallaaha illaahay haku daaweeyo xabibtii
@raageahmedmoussa2745 жыл бұрын
Video qurux Badan Qamar Allaaah haku sharfo
@kadraali91805 жыл бұрын
gacmahiina allah idin barakeyo . cafimaad ku cuna qamar iyo caaliya
@nastehonaruuro10795 жыл бұрын
Waaaaw mansha allah qamarey Cafimad ku cuna wan u xisnay cuntada wadankena Mansha Allah
@nihaalaxmed7855 жыл бұрын
mashaallh abayo qamar bint amiir👑👑 iyo abayo caaliya wan idin salaamay allaha idin daaweeyo ❤
Masha Allah abaayo hor u soco..lekker Qaali hadi Holland ku sonaqatit aniga waan ku martiqadaa 🤣🤣🤣🤣
@shukriqaalihaaji39905 жыл бұрын
Waaaaw maashaa allaah, allaha idiin siyaadiyo, lkni ani ma joogi hee taas ciil igu dilooso, qamareey hunguri juq juq ha igu rine, caafimaad iigu cuna dhaatiina, ani malaaga iga agraadi
@qalbidejiye78655 жыл бұрын
Ik heb gelijke met jou hani heel lekker
@hanilifestyle5265 жыл бұрын
Ja hee😂😂
@F135005 жыл бұрын
Cunto macaan Somalia wey taala lkn ani dag dag ugu cayilaa hada cuno 😢
@aishaaminamahmud19695 жыл бұрын
Mashaa allah nagu Salaam abaay Caaliya👍ilahey heydin xefdiyo
@deeqayuuyo60495 жыл бұрын
Abaayo hadalka wanagsan wa sadaqo sad uhadasha cajaiib aah illaah haku xafidooo
@anisacabdicali73985 жыл бұрын
waaw masha allah caadi maaha qamarey illaahey ha idin barakeeyo aamiin.
@Dhamestiran5 жыл бұрын
Msha allah xafidullah my Queen's abay qamar iyo abay alia farxad igu nolada
@ruunbbe45215 жыл бұрын
Qamar sida wax usoo duubto waan jeclahay
@adoontiiallaahbintuqadiija40275 жыл бұрын
Maansha Allaah caafimaad ku cuna xabiibti abaayo caaliyana waan salaaamay
@sahruja57775 жыл бұрын
Maasha Allah Qamarcadey waakusalaamay adiga iyo abaay Caaliyo.
Masha allaah tabarakallaah adiga iyo abaayo caaliya ilaahy ha idin xifdiyo Ani walashay nasib Uma yelan life inan arko ama gurigeeda ka cunteeyo wan kala dhernahy mudo 28sano waligiina sidan iyo sikadaran isku jeclaada cadowgina allaha idinka qabto waku jeclahay Wan jeclaan laha inan kula kulmo Lakin xoga Kala dhernahay hadan calaf uyeesho inan is aragno Wan is arkayna insha allaah
@flowerfm4725 жыл бұрын
Macaaney qamarey muqdishow bal igu salaan hawlwadaag igu.salaan hoygi aan jeclaa bakaaraha igu salaan baari gacalisoy howlwadaag sare skoolkaygi igu salaan wakaaladi biyaha shaqadaydi igu salaam allaha nabadeeye muqdishoo dhan igu salaan🍆🍆🍆🍆🍆🍆🍆🍆🍆🍆🍆🍆🍆🍆🍆🍆🍆🍆🍆🍆🍆🍆🍆🍆🍆🍆🍆🍆🍆🍆
@AslahAbaSafi5 жыл бұрын
Afkeeyna dhareer baad ka keentay sixa wal caafiya
@yywvy70255 жыл бұрын
Akhii waa ku salamay baranamijaa soo desaa aan jeclaa mashaa Allah alle ha ku xafido walal
@amiirahabdi25655 жыл бұрын
Mashallah qamarey aragtidaada waa u ciil qabaa allah iikaa xafido😍😘😍😍
@dhoolwaaberi39925 жыл бұрын
cazumaad fiican caaliya kuu sameysay illaahay ha isku kiin daayo ha idin xifdiyo