No video

Ceeb Aa Nagu Dhacday Maalinta Sawirada Arooskeena Sameynay 🫢👀

  Рет қаралды 47,691

Anwar & Hawa’s Family

Anwar & Hawa’s Family

Күн бұрын

asxaabey videoga inuu idin cajabiyo ayaan rajeynaa plz share dhaha like saara Subscribe saar chanelka lana wadaag asxaabtaada love you guys
social mediaha naga so radin kartiin
instagramka anwar| / kinganwarofficial
Instagramkeyga | / queenhawaof. .
Snapchat | Queenhawaadam
Kinganwaroff
Tiktok | vm.tiktok.com/5...

Пікірлер: 119
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its Жыл бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)😥🕋☝️❤️
@iqrofaarax7448
@iqrofaarax7448 Жыл бұрын
صلي الله عليه وسلم
@kiinabubakarhaji7481
@kiinabubakarhaji7481 Жыл бұрын
Qof walibo qofkii uu jeclaado ee ilaahey calaf ugu daro ayaa u qurux badan una fiican adinku dad lagu daydo ayad tihiin allaha Idina xafido inta negative ka ahna dhag ha u dhigin wan Idin jeclahay keep going..❤❤❤❤❤
@shenkeronabdirahman7227
@shenkeronabdirahman7227 Жыл бұрын
Aniga 14 days ayaan ku guursaday is not a bad thing ❤ now 12 years marriage alxamdulilaah
@maxamedaadanxasanmaxamedaa2776
@maxamedaadanxasanmaxamedaa2776 Жыл бұрын
4 years islasoconey xaajigeyga wlh magaceygu waa faadumo nin ha imaleynin abaayo masha alh hadana 5 caruur noojoogto ilaahow nobarakey inta hetsanin rabiyow sii
@aminaahmed1538
@aminaahmed1538 Жыл бұрын
Masha allah, allah kuu barakeeeyo xbbt❤
@maxamedaadanxasanmaxamedaa2776
@maxamedaadanxasanmaxamedaa2776 Жыл бұрын
@@aminaahmed1538 mahadsanid qaali
@suleeqosiman2164
@suleeqosiman2164 Жыл бұрын
Aamiin Aamiin ya Allah ❤
@munizaali248
@munizaali248 Жыл бұрын
Masha allah isku wara 🤲
@hamdakeyf2345
@hamdakeyf2345 Жыл бұрын
Anigu ninkeyga 7days baan isku fahaney waan is guursaney 13malintan xidhiidh sameyneynay baa meherkeenii iyo arooskii dhacay alx maanta family 5ilmo u joogtaan nahay oo 10sano is qaba wax waliba waa siduu rabi kuu qadarey kuugu dhamaanayaan markaa 9maalmood xitaa hadaad isku guursataan wax dhiba ma leh
@umuasma5881
@umuasma5881 Жыл бұрын
15 bari guduhood ba meherkenu ku dhacay alhamdulilah hadana 9 sano ba is qabna 😊
@miskixasan1615
@miskixasan1615 Жыл бұрын
Aniga xajiga 1/7/2019 aya isbaranay 11/7/2019 ayona aroskena aha wllhi markasna kuma qanacsanayn hadana qofa kajeclahay dunida masarno 2caruurna way nojogta alxamdulillah ❤❤
@umumascuud3307
@umumascuud3307 Жыл бұрын
isla socodka muhiim maahan xbbti
@caaishocumar4829
@caaishocumar4829 Жыл бұрын
Waxa idinka codsanayaa inaa ii duceysan 40qof ducadoda wala aqbala wiil aan jclhy waxa la socdaa 5sano walina guri ma wada galin mrka gala is dhahno problems igu dhacaya plz iso duceyaa hawa iyo asxbteda adinko mhdsn😭
@rajadeydawaaguul9687
@rajadeydawaaguul9687 Жыл бұрын
Alle ha isku kiin calfo abayo problemna illaahey Kuma tuso I.a xbbti
@nasramohamed9316
@nasramohamed9316 Жыл бұрын
Hduu kheyr isku kin jiro alle calaf ha isugu kiin daro
@aminaaragan7937
@aminaaragan7937 Жыл бұрын
Wll wlhi ana kula mid ayaan ahay mar walba problem ayaa dhacaa inchallah kheir
@arrawelaahmed6261
@arrawelaahmed6261 Жыл бұрын
jabka makala yaro qosolka iga dhamaaday from taashka camerada gaariga midba midka kle ka qosol badanyee lkn abayo qosolka ha sii batee gaariga markii xariga lagu jiidaye maxaa uduubi weeesay 😂
@ashabella8422
@ashabella8422 Жыл бұрын
Asc, Xaawo. Hawaryar wax lagu faano ma aha ceeb aa nagu dhacday ama fadeexo. Waa laga duceeystaa inaan ilaahey na ceebeynin. Cinwaan fiican soo qor please
@bilaneachour8135
@bilaneachour8135 Жыл бұрын
Keep going m'y Sister from Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@suadsaleh1055
@suadsaleh1055 Жыл бұрын
Hawooy wlle CODKA ISKA FIIRI HADDA KA DIB KA HOR INTA AADAN SOO DHIGIN MUQAALKA si dhib leh baa ku maqlayay codkaaga qliyay ❤
@neeyruuscadey4248
@neeyruuscadey4248 Жыл бұрын
cilada waa dhankaga xbbty codkeeda xoog aya loo maqlaa waa dheeryahay
@BushraQanii
@BushraQanii Жыл бұрын
Wlhi qosolka iga dhamaysay😂😂😂
@aminaahmed1538
@aminaahmed1538 Жыл бұрын
Hawa iyo anwar 2019 ki baa waxaa idinku arkay macmacaanka madina meel baad tagneeden anwarna mootu ku fadhiyay adi io wiil kalana waad taagneydeen ana privet aa english ka dhigta usi ordaayay galabkaa, adinko english kuwada hadlaayo baa maqlay on damcay inaan idin so dhexgalo oo practice idinla sameyo😂😂😂😂hadaa ogaan lahaa can ina noqonaysan sawira idinla gali lahaa😂😂😂 ashidanti😂😂😂😂😂 anyway alllah idin barakeeyo xbbt love u❤ isku waraaa o amira io alfa Amina kuso dara😂😂😂
@faizamohamed2145
@faizamohamed2145 Жыл бұрын
Sister ma caylind just u are normal
@shokriahasan8316
@shokriahasan8316 Жыл бұрын
Abaayo masha alah rabi haidin barakeyo family quruxbadan ayad tihin
@AmalHajji-df1ch
@AmalHajji-df1ch Жыл бұрын
Jazeera baabur hakaaga halaabo waa xanuun wlhi anaa soo arkay
@ayanisse9198
@ayanisse9198 Жыл бұрын
Adaa ka daran markaa salon ka kaso baxday baaburka aragtay midkle so kireya inaa dhahdo ehed meshana nigu sugaye ama bajaaj raacdan , wx free ma aha ma ogidow
@Farhia_ali
@Farhia_ali Жыл бұрын
MAASHA. ALAAH. XASUUS. FIICAN WAAYE. ISWARA❤❤
@user-ib1jj9oz9i
@user-ib1jj9oz9i Жыл бұрын
Sheeko funny ah waaye😂😂😂
@nimodaud2069
@nimodaud2069 Жыл бұрын
Alla qoslka iga dhmday wlhi 😂😂😂😂😂
@samiyakhalif6171
@samiyakhalif6171 Жыл бұрын
Maalin qosol leh kasheekeynteeda eheed lkn layaableh joogitaankeeda maalintaas 😂😂
@murayomohamud2070
@murayomohamud2070 Жыл бұрын
Walhi waa qurux cabayadaha masha allh inaa hormar ka gaarto aku rajena mustaqbalka 🎉🎉🎉🎉
@fardowzamahamud669
@fardowzamahamud669 Жыл бұрын
ج
@fardowzamahamud669
@fardowzamahamud669 Жыл бұрын
جج
@fardowzamahamud669
@fardowzamahamud669 Жыл бұрын
ججط
@suleeqosiman2164
@suleeqosiman2164 Жыл бұрын
Xawo wlh qosol iga dhameysay ani cmll tahay jab hadu igu dhacay waqtigi laso dhafay saan u qoslayo qof wax ka naxay ku qoslayo ani l3e umalay jiray hada hawo igu so darsanty
@DolaAbdinasir-ot6cx
@DolaAbdinasir-ot6cx Жыл бұрын
M,a abyo farxad kunolatha I,a🌏💯
@almas8915
@almas8915 Жыл бұрын
Even u can't married 9 days I don't see problem ❤
@s..5631
@s..5631 Жыл бұрын
Wlhi wxbaa idnka dhcy😂😂❤
@hudaabdullah3447
@hudaabdullah3447 Жыл бұрын
gaal beri waa laiskuguursanikaraa Inta laba qof oo Ajnabi ah iska daba ordi lahaayeen Axsan in eey dhaqsi is guursadaan
@dumarland01
@dumarland01 Жыл бұрын
bayoh microphone so ibso codadka vedio yadada clear maha
@mariacali4998
@mariacali4998 Жыл бұрын
MashaAllha abayo isku waara abid❤ 11:48
@worldssecret7855
@worldssecret7855 Жыл бұрын
imagine ado aroos ah oo gaari la jiidayo saaran😂😂😂😂😂
@SalmaCiise-vk8ne
@SalmaCiise-vk8ne 6 ай бұрын
Wareer wye wlhi😂
@user-ts8yr2ns2g
@user-ts8yr2ns2g Жыл бұрын
MashaAllah Allah blessed ur marriage Is funny🤣but it gave u something to laugh about it May Allah shower u with his blessings ❤
@fatush0249
@fatush0249 Жыл бұрын
Masha allh
@bilancali2011
@bilancali2011 Жыл бұрын
Wax xun ba idinku dhcay lkn si qosol leh bad nogu so gudbisay😂😂😂
@maria-ij1qg
@maria-ij1qg Жыл бұрын
Aniga waxan is baranay 28/10/2017 galab jimce ah is baranay ano form three ah waa is fahanay ka dib labo bilood ka bacdii 27/10/2017 galab jimce ah meher keena dhacay ka dib daruuf darteed waan aqal galiwaynay 4 sano ka bacdiina arooskeena dhacay 15/10/2021 jimco aqal galnay alx
@Meriama-66
@Meriama-66 Жыл бұрын
wow mashallH alhuma brik❤
@Zaynabca
@Zaynabca Жыл бұрын
😂😂😂😂😂 xarig aa naloogu xiray gaariga ku qoslay hh dhibmale waa la sodhafay
@XaawoCllaahi-ou9bl
@XaawoCllaahi-ou9bl Жыл бұрын
Qosol waye sheekadada abayo
@aniiza_cadceed8
@aniiza_cadceed8 Жыл бұрын
😂saan uqoslay lee😂😂
@amranabdi6468
@amranabdi6468 Жыл бұрын
Funny story wye 😂😂😂
@aasiyaosman3012
@aasiyaosman3012 Жыл бұрын
Wow wlee ani waxanaqi laa😂
@hodankeyf3592
@hodankeyf3592 Жыл бұрын
She is funny Haawo 😅😅😅😂😂😂😂
@almas8915
@almas8915 Жыл бұрын
Beautiful pic walahi ❤
@umuahmed4253
@umuahmed4253 Жыл бұрын
9bari waa sharaf waayo gabar iyo wiil dhawrsoon weeye dadka saas samayn kara
@hodanmohamedlifestyle
@hodanmohamedlifestyle Жыл бұрын
Maansha allaah qosol iguma hadhin❤❤❤
@BushraBintZahraa-dr7st
@BushraBintZahraa-dr7st Жыл бұрын
Wiilka sxpkiisa Adiguu kugu haystay Mrka sheekada ku xumayn ka ahayd 😂😂😂
@zeinababdullah7590
@zeinababdullah7590 Жыл бұрын
Na awey waxa shegeysid 😂adunka waxan camal ogunecbahay video lasugayp😂
@nimcaaliwaceys8484
@nimcaaliwaceys8484 Жыл бұрын
Hada imow😂😂😂
@user-ll4rh7xd9u
@user-ll4rh7xd9u Жыл бұрын
Saxiib fiican maehen
@nastehoali6695
@nastehoali6695 Жыл бұрын
Hhhh wlhi fanny wye estory time wye😂😂
@ilhanmohasuleyman4568
@ilhanmohasuleyman4568 Жыл бұрын
masha allah abayo farxada haidin warto.❤❤
@amalamuli376
@amalamuli376 Жыл бұрын
Asc Iso boqo wll qali Ado mahadsan ena igu so bir ❤❤
@ASMReatingfood12
@ASMReatingfood12 Жыл бұрын
صلى الله عليه وسلم❤
@umuxudayfa1945
@umuxudayfa1945 Жыл бұрын
Oo adinkoo ajnabi kala ah see sawiro iskulagasheen
@umumascuud3307
@umumascuud3307 Жыл бұрын
maalinkii arooska waaye so meherkii ma dhicin
@ayannageye9376
@ayannageye9376 Жыл бұрын
Aad bay u qrx badanthy
@aliyah-rl7pv
@aliyah-rl7pv 11 ай бұрын
Sxp kas lama oran karo 😢 malint qrxda bdnyd niga jiiray😅😅😅 ani naago shuuboyin hoolki xfld isku daye iny fowdeyn lkn wa usuurtobi wayse vedio qrxn m la dubin nago aan labis ficnen isa so buxiye faraxyga mrki hore mesha iga digay inu hallks ficnen nago i amny wrkd raacay tarikh ba se kla kulmy saa cml cajilk mrka dawanayo u qoslaa lkn swro qrxn o ku ilaaway jabkas ba nalaka qaaday
@AliyaMoha12-vc8dc
@AliyaMoha12-vc8dc Жыл бұрын
😄😄😄😄 ᵂᴸᴸᴴᴵ ᶠᵁᴺᴺᵞ ᵂᴬᴬᵞᴱ ᴰᴬᴰᴷᴬᴺ
@muhobaburhan763
@muhobaburhan763 Жыл бұрын
insha alllah khayr 😂😂😂
@Team27.A
@Team27.A Жыл бұрын
hhhhhh wlh isku tasho waaye haddii jaziira aadaysid, bbaabuurka meelwaliba in laga hubiyo waaye haddii kale
@alhamdulilaahalluakbar595
@alhamdulilaahalluakbar595 Жыл бұрын
Ta kale dharkaaga Waa qurux Lkn isga dharkisa suitka in laga dhigo cadaan ayay ahayd madama aad bad joogtaan 😂😂😂
@burekomohamed2211
@burekomohamed2211 Жыл бұрын
Hhhhhh aney sas igu dhacday malinka aroskygi 😂😂😂
@user-zs9fl6vb8v
@user-zs9fl6vb8v Жыл бұрын
Abaayo ayaanta wanila wayay vedio yada nosoobadiya please
@happyofficiall
@happyofficiall Жыл бұрын
@awoayaanawo8486
@awoayaanawo8486 Жыл бұрын
Qosol ha wlhi
@naimofarhan1952
@naimofarhan1952 Жыл бұрын
Xbbti waa shidneed runtii❤❤❤🙌
@ayaanshariif3885
@ayaanshariif3885 Жыл бұрын
Adigaaba daryeel ubaahnaa maxaad baabuur kasheegi daruuf ayaa kaamuqaty
@SehamOmar-ds3ru
@SehamOmar-ds3ru Жыл бұрын
Aqas fero weyn qalpiga ka dilan thy qofkasto cato ah ma darufesanyhy🤮
@ifraaxcismaanshidane6436
@ifraaxcismaanshidane6436 Жыл бұрын
Alla beerka heedhe maxa gari kale u dalba weesey
@user-vc9gb2px5s
@user-vc9gb2px5s Жыл бұрын
Anigaba maalinkaa 7bada ii eheyd ee la raway in shaash leey saaro markii lagaaray fursad yar ayan helay armaajada dharka ayaan galay dhexda kaxertay saa leey raadinaayey oo waqti dhamaaday ayaa Mar dambe ley helay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂 markaa soo xasuusto qosol 😂😂😂😂😂😂😂
@raniyahassen6467
@raniyahassen6467 Жыл бұрын
🎉🎉🎉🎉
@NajahMohamett-bm6yc
@NajahMohamett-bm6yc Жыл бұрын
Barigaaa caato ayaad ahayd😂😂
@SamiraAhmed-gv1bh
@SamiraAhmed-gv1bh Жыл бұрын
Abaayo sunyaha iska hawey kor ay ujeedan
@feeto1118
@feeto1118 Жыл бұрын
😂aba warka lashekaye kuguma soconin miya
@bisharaabdi
@bisharaabdi Жыл бұрын
Maxa daare video yowga
@nimcaaliwaceys8484
@nimcaaliwaceys8484 Жыл бұрын
Hada imow😂😂
@Supr93
@Supr93 Жыл бұрын
Haweeney
@monabeautychannel2931
@monabeautychannel2931 Жыл бұрын
Marka sawirkan galaysay qof kalaad u eekaatay
@marwosabaax7990
@marwosabaax7990 Жыл бұрын
wlhi wy igu dhacday sawiro aad u fool xunba layga qaday 2017 bilagiiso bay ahayd weli markan xasuusto wn murugoodad
@umumascuud3307
@umumascuud3307 Жыл бұрын
2017 bu ahaa aroskeyga hal swir na ma galin xiisa iguma heyso hda ba😂😂😂😂 anaa ba diidaaaye
@muniiraaxmed1090
@muniiraaxmed1090 Жыл бұрын
Scw scw scw Scw scw ❤
@fadumomohamed2407
@fadumomohamed2407 Жыл бұрын
Maxaa dhib ku jira xitaa hadii 9bari aad isku guursatan
@HoodoKaappa-fk2dn
@HoodoKaappa-fk2dn Жыл бұрын
😂😂😂😂😂alla beerka
@dagan5527
@dagan5527 Жыл бұрын
2018 arooskeygi make up kii ley mariyy hada marka arko waa iska maxaa😂😂
@sacdiyamohaeid4267
@sacdiyamohaeid4267 Жыл бұрын
Kkkkkkk
@ayaansuleyman6110
@ayaansuleyman6110 Жыл бұрын
Dharka arooskaaga adi maa tolatay
@Ruweyda_Mohamed
@Ruweyda_Mohamed Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@bintabdalla1727
@bintabdalla1727 Жыл бұрын
😂😂😂
@user-lw4uu7zd9e
@user-lw4uu7zd9e Жыл бұрын
Hhhhhhhh shactiro badanaaa
@fardowsahussainadontialle8036
@fardowsahussainadontialle8036 Жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣
@deqaosman4224
@deqaosman4224 Жыл бұрын
😅😅😅😅😅
@mumtascabdilaahi4382
@mumtascabdilaahi4382 7 ай бұрын
Caasho kuma joogin miya
@nafisamohamed3469
@nafisamohamed3469 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂bisinka
@AishaMohamed-lx5yp
@AishaMohamed-lx5yp Жыл бұрын
nikaaxa kahor sèe sawiro usoo gasheen Adinkoo Ajnabi kala Ah sidee dhabarkiisa ufuushe siduu kuu xambaare
@ashalul6514
@ashalul6514 Жыл бұрын
WA nikaxa Kadib xaflada arooska kahor
@adnaabdii9209
@adnaabdii9209 Жыл бұрын
😂😂 qaraxaa ka dhacdy 😂
@happyofficiall
@happyofficiall Жыл бұрын
@amalosman603
@amalosman603 Жыл бұрын
😂😂😂
@happyofficiall
@happyofficiall Жыл бұрын
@happyofficiall
@happyofficiall Жыл бұрын
@nasiyoabdule7029
@nasiyoabdule7029 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@FartuunhusseinAxmed-kv1dk
@FartuunhusseinAxmed-kv1dk Жыл бұрын
😂😂😂
@aaminoaadan9011
@aaminoaadan9011 Жыл бұрын
😂😂😂😂
@NaciimaAbdishakuur
@NaciimaAbdishakuur Жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@FaizaAbdalle
@FaizaAbdalle Жыл бұрын
😂😂😂😂
MA TAHAY DOOKHAGA YES OR NO
8:45
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 40 М.
🌴Dalxiiskii Balcad / Road Trip With My Husband 🚌
14:42
Anwar & Hawa’s Family
Рет қаралды 33 М.
Oh No! My Doll Fell In The Dirt🤧💩
00:17
ToolTastic
Рет қаралды 13 МЛН
Dad Makes Daughter Clean Up Spilled Chips #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 6 МЛН
He bought this so I can drive too🥹😭 #tiktok #elsarca
00:22
Elsa Arca
Рет қаралды 43 МЛН
MUSASALKA ILMADII QARSOONAYD S2 � XALQADDA 10 AAD
23:04
Xogmaal Media
Рет қаралды 322 М.
FAMILY PHOTOSHOOT 📸IYO SURPRISE YAR ILMAHA USAMEYNAY 🛍️
12:18
Anwar & Hawa’s Family
Рет қаралды 25 М.
Qac kayeeri qumayada 😂                          #funny #comedy #advice
1:01
Anwar & Hawa’s Family
Рет қаралды 3,7 М.
DHOOF PART 28
20:40
Family Sagal Channel
Рет қаралды 3,7 М.
Happy wife, Glowing skin and a Good mood will get you a good life 🫶🥰
0:58
Anwar & Hawa’s Family
Рет қаралды 184 М.
Amira's 4th Birthday Party, 07.18.2024, Princess Barbie Party! Dhalasho Wacaan 🎉
14:18
Morning Routine iyo Hospital Aadow 🫣
9:28
Anwar & Hawa’s Family
Рет қаралды 50 М.
Vlog | Amira soo Challenge Qosol Badan Igu Xeratay
12:02
Anwar & Hawa’s Family
Рет қаралды 25 М.