Ceeb iyo fadeexad ayoow dhexda ka taaganyahay dadkiina dhagax tuur ayeey ugu dareen asigoo beelo wal

  Рет қаралды 7,529

HANMAAL MEDIA

HANMAAL MEDIA

Күн бұрын

Пікірлер
@KhadiibUstaad
@KhadiibUstaad 2 күн бұрын
Wiilasha ladilay waa ilma adeer Tey dhow lkn Ninkan warkiisu xawaadle ama Cali madax Weyneuma muuqdo waxa umuuqata walaal nimo iyo daris nimo❤❤❤❤
@WardaabdiahmedWardaabdiahmed
@WardaabdiahmedWardaabdiahmed 2 күн бұрын
Wa niyahowni nin ficn ayathy ee khayrkaga Allah badigo wanagad kashaqaysa
@ZahraAhmed-i3j
@ZahraAhmed-i3j 2 күн бұрын
Hala soo xiro Tuug aan ee waxba ha u arkin
@fartunabukar9620
@fartunabukar9620 2 күн бұрын
Abwaan sifiican baad uhadashay maslaxo alaha dhaxdhigo
@NinaSeleh
@NinaSeleh 2 күн бұрын
Ninka dowladi dhexe ujooji wayay maa adiga tagero kaga bahan😂😂 iskahadal badanaa. Ciidamo shisheye xata majogan puntland. Somali oo dhan wa in eykudaysadan oo Ciidamada shisheye oo Dalka dhibatada kuhayo iskabixiyan ey ayaka Abnigoda sugtan sida Puntland. One love Puntland från Hirshabele.
@Deeqa-f9q
@Deeqa-f9q 2 күн бұрын
Waa caade qaate lasodiraay xawaadle maa meteelo Abga iyo xawaadle waa ehel islaa dhashtaay
@Ayuub2025
@Ayuub2025 2 күн бұрын
Somalia maanta ducada na anfaceysaa gees iyo geees😢😢😢😢😢
@Ayuub2025
@Ayuub2025 2 күн бұрын
War nabadda noogu duceeya dano shisheeye naba quseeyaanee😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@hawohusenahmed8058
@hawohusenahmed8058 2 күн бұрын
BALAYO KUGUDHACDAY WA NIN HABARAN ILLAHOW NAGAQABO SHARWADAHAS DAGALKA RABO 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴SHARWADAYASHA ALLAHA QABTO QABYALADA MAYA STOOP QABIIL
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 2 күн бұрын
Agoon yare gaabane
@ashkirohassan9859
@ashkirohassan9859 2 күн бұрын
Abgaal iyi xawaadle wàa isdhaleen ku dar
@mahadsabriye654
@mahadsabriye654 2 күн бұрын
Iyaga asxaan loo sameeyay. 1 askari waxuu qaadanayay$1200 doolar number one Secondly al shabaab si sax ah ma ula dagaaleen Jawabta waa maya. 1400 askari ayaa loo ogolaaday iyagaa diiday ha baxaano Ciidamada qaranka ayaa ewalba ku dhimanaayay nin dalkiisa somaliya lacag u yimid dal kuu xurayn maayaan Ha iska baxaan
@JoobaneKaaro
@JoobaneKaaro 2 күн бұрын
ABWAAN GARAAD AFXAARAAN ADIGA KAA WEYN MIYAA JIRA DAMEER BAA TAHAY DAB SHID AH
@143-k1d
@143-k1d 2 күн бұрын
Burundi Bax Lama Dhihin 1,040 Askari Aaala Siiye Waxee Dhaheen 2,000 Ha Noolaga Dhihgo
@adamosman4185
@adamosman4185 2 күн бұрын
Hala soo xiro fitnaqabaha
@isninoali9533
@isninoali9533 2 күн бұрын
Xxasn tuug dalka Alaah kaqabto maxaayeelay asgaa udhiibay Cawaanta Abgaal
@safiyocismaanyuusuf1898
@safiyocismaanyuusuf1898 2 күн бұрын
Abwaanoow qof xawaadle ah saas umahadlo xawaadle waadad sharaf iyo karaamo leh waana dad qadarta aaminsan waxaasna umabanaana marka waxmagaratada haiska buuqaano warkoodana qof dheg udhigeeyso majirto
@اممحمد-ج8ط6ظ
@اممحمد-ج8ط6ظ 2 күн бұрын
KANI WAA ALSHABAB WAA IN DFS KA JAWAABTO SI DEGDEG AH LOONA DIRO SAFAARADA DALKA MARKAA UU JOGO INTER POL HAKA SOO QABATO HADUU DALKA JOOGANA DFS &NISSA HASOO QABTAAN DABUU SII SHIDAYAA KANIYE SAAS XAL LAGUMA GAARO😮
@barsaqanbarwaaqo4110
@barsaqanbarwaaqo4110 2 күн бұрын
DHIIGAAGA WAXAA LAGA DHIGAA (OO ) KITAABKA ILAAHEY OO AAD BEENTA KU MARTEYNA TALAABAA LAGAA QAADAA WELIBA REER XAWAADLE IYO QAAS AHAAN AVOON YAR GAABANE
@SurprisedDalmatian-es3xo
@SurprisedDalmatian-es3xo 2 күн бұрын
doqon aan diin laawe ah
@hooyomcn2420
@hooyomcn2420 2 күн бұрын
Ninkaan iyo kuwa lamidka ah halaqabto waa fidnawadayaal waana cadow rabo in wiilasheena dagaal ku dhamaado Allaha naga qabto shartooda
@ahmedhazzaa3676
@ahmedhazzaa3676 2 күн бұрын
Waxaaba Qalad Ah in Aad Bulshada Lawadaagto Qof Sidaas Uhadlaaya Waayo Wxa Uu Kuhadlaayo Waa Kicin Bulsho Iyo Iska Horkeen Lawada Beelood Ah Marka Bariiskaan Aad Qaabdarada Ku Raadineyso Iska Daa
@khadijoosman9618
@khadijoosman9618 2 күн бұрын
Amaankaagama baahnee adeerkaa maxuu ajaaniib usoo baryahayaa ciidankooda
@mohamedjimale9959
@mohamedjimale9959 2 күн бұрын
War miyaadsn diin iyo iimaan lahey waa maxay waxa afkaaga kabaxaya
@yusufjimale8959
@yusufjimale8959 2 күн бұрын
Deni show yaa ii sheegi karo goorta uu samaynayo lacagtii majeerteen money hadana dagaal ayaan ku jiraa ayuu inoo sheegayaa cajiiiiiiiib
@SalaxHaaray
@SalaxHaaray 2 күн бұрын
Saqiirku Iyo agoyar dhamantod maxay kaabiyeen wax mataraa tahaye umada Haysku dirin xawaadlena Adiga ma matashide ina hordhaaf
@abaadirjecliyaa5114
@abaadirjecliyaa5114 2 күн бұрын
Ninkaan afka xawaadlle kuma hadli Karo anigaana taas idiin sheegaya ninkaan oo kalena qabiil kastaa laga heli karaa xitaa wallaalaheen abgaal waxaa laga heli karaa oon indhaheena shalay aan ku aragnay sidii ninkii waber baan ahay dhahaayey oo iimaamkii duubka abgaal ugu sareeyey mediaha ku dhaliilayey isagoo lahaa iimaamka anaga uma dirsanin belledwewyne 😂😂😂 mise abwaan garaadoow waberkaas waxaad isla tihiin warsangali ? 😂😂😂 billaa caleeyk abwaan garaadoow masaajidka ciyaarta ka daay oo cid walboo nabada ka soo horjeeda ka hadal oo kanaa ila qabiil ah sideedaba meesha ka saar wallaalkeeyoow / wscww
@barsaqanbarwaaqo4110
@barsaqanbarwaaqo4110 2 күн бұрын
BEENTA DENI PUTLAND DAACISH IYO SHABAAB KUMA SOO DHIIRAN KARAANE NAGA JOOJI FILINKA DENI JILAYO J
VIP ACCESS
00:47
Natan por Aí
Рет қаралды 30 МЛН
The Best Band 😅 #toshleh #viralshort
00:11
Toshleh
Рет қаралды 22 МЛН
IL'HAN - Qalqam | Official Music Video
03:17
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 700 М.
Caawa war farxadleh oo kasoo yeeray xagga  khawaariijta
8:06
HANMAAL MEDIA
Рет қаралды 7 М.
اليمن السعيد و العنيد و المجيد
19:20
Tounis Lina
Рет қаралды 4,7 М.
January 4, 2025
12:44
SOMALI TV
Рет қаралды 1,3 М.
VIP ACCESS
00:47
Natan por Aí
Рет қаралды 30 МЛН