CEEB IYO HALIS KAA QARSOON| Adoo qaawan ayuu ku dubayaa

  Рет қаралды 15,510

ISMAIL'S PROGRAM

ISMAIL'S PROGRAM

3 жыл бұрын

#ISMAIL'S PROGRAM
Runtii video waxaan ugu tala galay in aan idin kula wadaago dhibaatada ku qarsoon barnamijka tiktok kasoo dad badan oo somaliyed aysan war u aheen waxoona ubaahan yahay barasho ogow inay jiraan barnamij yo kale kuwaso sido kale lamid ah tiktok markasta taxadar muuji
kusoo dhawaaw channelka ISMAIL'S PROGRAM waxaa ka baran doontaa barnaamijyo xiiso badan kuna saabsan technology waxana kaa saa cidi donaan wax yaabo badan fadlan nagu soo biir si aan ukala faa ideesano
MY CONTACTS:
TELL:619900049
FACEBOOK:Ismail Abdiqaadir Abdi
whatsapp"619900049
shere garee channelka fadlan

Пікірлер: 33
@alixasan5081
@alixasan5081 2 жыл бұрын
Thanks wll maanta ayee iigu dambeeysaa allh iga celiyo
@barreyare7284
@barreyare7284 3 жыл бұрын
Thanks thanks sxb horumar wacan
@queenjiya5856
@queenjiya5856 9 ай бұрын
Waad mahadsanthy pro 🤘
@goolalgoolal
@goolalgoolal Жыл бұрын
M a pro saxib sare adba umadsantahay waxbadan bakafaidnay marka hore ismalehen wax badan ba kafaidnay chanalkan mhsnd nosobadi casharadas noolow sxb sr
@xamdaabdikariin9568
@xamdaabdikariin9568 3 жыл бұрын
Maasha allh waad mahad santahy wallky
@xamdimaxamuud5206
@xamdimaxamuud5206 3 жыл бұрын
M.a mahdsanid wallky
@naemahmohammed8626
@naemahmohammed8626 Жыл бұрын
Masha Allah Allah ku xifdiyo aamiin wan tirirayaa
@qarfaxeeycmc3012
@qarfaxeeycmc3012 Жыл бұрын
Mobile keyga musqul waligey lamaba galin camerada Mobile keygana is kumaso jeediyaba 😂
@fartunmohamefartuun5710
@fartunmohamefartuun5710 3 жыл бұрын
Mahsanid horay usoco
@zklyrics5607
@zklyrics5607 3 жыл бұрын
Cashar aan inbadan sugaayey Thankss bro mar horaanba saree
@abdiqanihazan6739
@abdiqanihazan6739 3 жыл бұрын
Waa dhibaato
@ikraamsheik7249
@ikraamsheik7249 3 жыл бұрын
M.a mhdsnd wll
@qarfaxeeycmc3012
@qarfaxeeycmc3012 Жыл бұрын
intaso bilyano umada tiktok ku jirtee yaa ani I kontorola oo wx igu falayo waqti isaga key lumina 😂
@abdinasirali8867
@abdinasirali8867 2 жыл бұрын
Mahadsanid sxb sare hada ayn arkay video gan aad kol hore duubtay wuu iigu jiray waana tiktok wax ma dhigi jirin lknse wn Iska daawan jiray waana Iska tuuray wallaahi
@abdiqanihazan6739
@abdiqanihazan6739 3 жыл бұрын
Shartisa allah naga ilaaliyo
@sabaaxulkheyrtv517
@sabaaxulkheyrtv517 Жыл бұрын
Saxiiboow ciwaankaaga iisoobaas nincaadiya maihide
@fuadyare1137
@fuadyare1137 2 жыл бұрын
Asc wll arintan igaso xali I.a side tale fonkaga shucaca loga biiya
@farxaanyare3687
@farxaanyare3687 2 жыл бұрын
Waa mahad san tahay saaxibsare waan isks daleeday waan fiir san jiray ma waxma dhigijirin
@maxamedsamiir3542
@maxamedsamiir3542 Жыл бұрын
Noo soobadi
@user-cy1ey9wx2h
@user-cy1ey9wx2h 2 жыл бұрын
Ma isticmaalo tiktok waligay mana is ticmaali doono nolashayda!
@smilehacker2663
@smilehacker2663 2 жыл бұрын
U share gareeya queen canab 😂
@abdiqanihazan6739
@abdiqanihazan6739 3 жыл бұрын
Waa balaayo qabo
@cabdiqaadircaamir2273
@cabdiqaadircaamir2273 Жыл бұрын
Allaha ku Sharon waxaad tahay wiil d'ayar hadana waxbartay Misna bulshadiisa Xumaha uga digaayo shugran
@ramolmahamuud5868
@ramolmahamuud5868 3 жыл бұрын
Mhd snd wll
@najmanuura4041
@najmanuura4041 Жыл бұрын
wllky alle haku sharfo wlhi Wan iska Delete
@cabdirisaaqmaxamed206
@cabdirisaaqmaxamed206 3 жыл бұрын
Wax ma ku daawan kara tiktok
@ifraaxmahmuud815
@ifraaxmahmuud815 3 жыл бұрын
Abowe ma isticmaalo lkn waan dawdaa wana iska turqa mhd snid wllkey sida aad no garbtagnthy
@niciima1050
@niciima1050 Жыл бұрын
Wll hadii aanad iska duubin oo aad keliya dawato kawaran maviicanyahy markaaas
@ibrahimbahar7365
@ibrahimbahar7365 2 жыл бұрын
Mahad sanid ismaaciil
@aishacuud9223
@aishacuud9223 3 жыл бұрын
tiktok kaliya ma ahan app bdn ayan ku arkay allow dhahayo xata facebook wuxu ku leyahay allow in uu telkada isticmaalo teda kale india waxay iskaga xirtay neh dagaal baa dhex maray ayaga iyo china marka wax sax ah u so gudbi dadka beentana ka daa si kale u wacyi gali gabdhaha tiktok iska duubo🙄🙄🙄
@kobdheere6735
@kobdheere6735 3 жыл бұрын
Asc sxb sare isooqbo wathspp iga sooqabo su.aal ayaa kuweydiinayaa mudane 0616052586 isooqabo sxb sare
@abubakarcabdi5179
@abubakarcabdi5179 Жыл бұрын
Been
Nutella bro sis family Challenge 😋
00:31
Mr. Clabik
Рет қаралды 12 МЛН
孩子多的烦恼?#火影忍者 #家庭 #佐助
00:31
火影忍者一家
Рет қаралды 49 МЛН
Always be more smart #shorts
00:32
Jin and Hattie
Рет қаралды 49 МЛН
Jawaabaha Su'aashaydi Tiktok& Heesta @Salah_sanaag
10:43
Hosow Pro
Рет қаралды 36 М.
Dib uhel dhammaan passwords aad ilowday| adoon fakarin
4:54
ISMAIL'S PROGRAM
Рет қаралды 3,6 М.
Kaftanka Siyaasada 502 oo aad u xiisa badan
34:55
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 53 М.
Kawaran haddii aad ayuuto ku gadato dhul jooga $60k?
5:21
Jimcaale Deals
Рет қаралды 2,6 М.
Clicks чехол-клавиатура для iPhone ⌨️
0:59
WATERPROOF RATED IP-69🌧️#oppo #oppof27pro#oppoindia
0:10
Fivestar Mobile
Рет қаралды 17 МЛН
Красиво, но телефон жаль
0:32
Бесполезные Новости
Рет қаралды 303 М.
OZON РАЗБИЛИ 3 КОМПЬЮТЕРА
0:57
Кинг Комп Shorts
Рет қаралды 1,5 МЛН
После ввода кода - протирайте панель
0:18
Up Your Brains
Рет қаралды 1,2 МЛН
Как слушать музыку с помощью чека?
0:36