Thanks ALI HARARE QAYR ALLAHA KU SIIYO UMMMADA SOOMALIA HALDOORKEEDA TAHAY.
@ayaanabdi45042 жыл бұрын
Maashaa Allah jizaakumullah , ummadda soomaaliyeed na Alle ha ku anfaco
@crisaaq38772 жыл бұрын
Asc sheekh alle ha kaa abaal mariyo wanaaga aad noo sheegtay adiga iyo cali harare
@ahashi78282 жыл бұрын
Maasha Allah Sheekh Maxamed Dayib Illaahay Ha ku xafido Aamiin Aamiin
@abdulahiomar54982 жыл бұрын
Ali Harare iyo sh dayib khayr badan alaha idin siiyo waxbadan baad iftiimiseen
@sahalade42452 жыл бұрын
Masha Allah cali iyo sheekha
@saidojama11702 жыл бұрын
Ali Xaraare adiga iyo team somali American TV iyo sheikhaba aad baad u mahadsantihiin Jazakumullahu kheir kalimadan aad noo soo gudbiseen
@dadaalintaaadcaafimaadqabt22052 жыл бұрын
اللهم صل وسلم على سيدنا محمد
@guledsm2 жыл бұрын
Barnamij aad u fiican baad nala wadaagtey. Mahadsanid.
@hassan6852 жыл бұрын
Soomaaliyeey qof wax xun TikTok’a wado ha follow gareenina hana like gareenina. The followers are the problem not only the content creator. Please don’t follow them or courage them
@ibadomohamed19082 жыл бұрын
Thanks cali xaraare walal
@abasmohamud17062 жыл бұрын
shukran cali xarare iyo sheikha
@rahmohajiwarsame9772 жыл бұрын
Wcs ilaahay subxaana watacaal waxaan ka baryeynaa in uu ilaahay naga magangeliyo fidna maanta adduunka ka taagan yaa rabi raxmaan ilaahay ajar ha ka siiyo Sheekha iyo Caliba
@ismahansaid23112 жыл бұрын
Alow na amaanso yaarabi
@yusuufcaqiibo15762 жыл бұрын
Mahadsanid Cali. Arrinkan xooga ha la saaro. Calow cid kaaga habooni ma jirto
Mashallah. Sheekha talo fiican buu soo jeediyay. Dislike halooga saaro meesha dadka wanaagsan marwalbo wey kabadan yihiin kuwa xunxun.Haqasaareen adduun iyo aakhiro ee dislike ku eryada ajarbaad kaheleysaan xataa. Waa jihaad.
@hodanc62552 жыл бұрын
Asiya in la dawado baba khaldan diniyan iyo damir
@asiya_02482 жыл бұрын
@@hodanc6255 waxan kawadaa ha u deynin in dadka xun ey like siiyaan. Adoon daawan meeshaad magaca channelkoida ku aragtid cunaha ka qabo oo dislike kucab. Ama adoon aqoon haddaad kakor dhacdid.
@kkgg97432 жыл бұрын
Waa idinkii markay culimadu ka hadleen Gabadhii lugta qaawisay cayrsanayay ee wax ka gura. Waxaan baa culimada u muuqday.
@maryamali17872 жыл бұрын
Sheikha iyo cali way isku egyehiin 😆
@ismaciilabdi29162 жыл бұрын
Wan kusalami awalan ali harare Ninku sidiisaba ma ahan mid dhameys tiran Xaga maskaxiyqn ah waayo jaduu maskaxleyahay Marnaba kamahadasheen waxab uuman waliba Umada lasohorfadhiito lkn somalida 199 waa dadd Lagu soobarabariyy diinta inata yar ee waxan Fooshaxun
@Tasniim12 жыл бұрын
ادا لم تستحي فصنع ما شئت ٠ Hadaadan xishooneyn waxaad doonto samee.
Waxaa ka sii Dan beeya gaalada in dadka islaamaka laga ciyaaro dhaqanka xun xun marka hore marka Dan bana sida ay doonayaa gaaladu markaas illaahay laga baqado
@kkgg97432 жыл бұрын
Waliba waxaa filayaa inuu cali xaraare ka mid ahaa dadkii culimada gu eedaynayay arrintaa aan comment-ga hore aan ku sheegay
@nasra95642 жыл бұрын
Nimanka Soomaali iyagaa nasoo qixiyey walina qarax kuwada joojiyo dagaalka hadii kale gaalo badan ayaa imaan
@fosiyamahmed23902 жыл бұрын
Caliyaw waxan ku darsanaya in Somaliya & S/la,aand aad u kkala fogyihiin Xaga baraha bulshada waayo Somaliya intooda badani way immaan layihiin waxayna ku qaataan lacag Faro badan, dabcan kuwa aan iimnka lahayni llacagtaa u daran, S/laand waxay ka koobann yihiin 12beelood way dhaqan fiican yihiin diintoodana aad bay u ilaaliyaan intooda baadani waayo imaankooda ayaa Cellinaya Allaana mahada iska leh, ha loo gurmado Somaalii??⚖️💕💚🙏🕋🚶♀️S/la,aand
@yasinshuceyb3972 жыл бұрын
Xumanta Baraha BULSHADA SOMALI INTA UGU BADAN WAY KAWASA SIMAN YIHIN MA AHAN MEEL GARA AMA SHAQSI GARA ALLAHA NAGA FOGEYO KUWA XUMAHA BAHIYA QOOS IYO QARAWO MA GALO RUUX XUMAANTA U BARERA
@yasinshuceyb3972 жыл бұрын
SCW SCW SCW SCW SCW SCW
@samowsamale34902 жыл бұрын
Dadka xumaanta la soo ban baxay waxaa ka liitay kuwa u jiibiya oo aan caqli iyo damiirka toona lahayn
@maxamedxuseen45162 жыл бұрын
Waar hooy soomaaliyeey xumaanta halaga fogaado alle ha ina xafido dhamaanteen
@zamzamabdi52792 жыл бұрын
Warunta xishood daraadii weey baadateey
@maxamedxuseen45162 жыл бұрын
@@zamzamabdi5279 Haa wll way badatay xishood daradii markaa waa in la dadaalo thanks walshy
@ahmeddaud50752 жыл бұрын
Qof dhaqan iyo islaanimo ku soo koray waa kama hadlo ,diin gaalo mid budiis ,oo ogol in ilmaha hortooda waxay ku hadlayeen ma jirto. ninka gabadha uu furay ka warama magteeda ayaa lagu leeyahay ta caruur kuu dhashayna hadalkeeda ba daa, somaliyi waa kala dhaqan ,waxan oo kalena dhaqan maaha social media hana waa sii kharibay.
@jamamossa4792 жыл бұрын
⁰
@alkenalken94602 жыл бұрын
odeygan garka weyn wajigiisa cabsi cabsi waaye cali qaraare isku qabiil yihiin like ayey meesha ka raadinayaan dhaqamadii naagaha carbeed ayey samalia ku qasbayaan no no no dhaqan carbeed dhaqanka samalmiya ayaan dooneynaa
@abdulbarake59562 жыл бұрын
Alle usoo laabo walaal haddiiba aad rumeysantahay. Mahadsanid.
@yasinshuceyb3972 жыл бұрын
Alle Anu ka Baqno wall Adon Xuman ii arkenin wall
@abdulfatah43592 жыл бұрын
Qof xanuunsan baa tahay oo bilaa akhlaaq ah dhaqan xumadii laga hadlayay. Ayaad meesha la timid. Xushmad malihid.
@yaameen3052 жыл бұрын
Waxaan intaa ku dari lahaa culimada laftoodu markay ka hadlayaan arimaha jinsiga waa inay kalmadaha qaar daboolka saaraan , maadama xiligan baraha bulshada ka jiraan fusuq fara badan Example shalay waxaan Tiktok ku arkay sheekh la yidha maxamed ismaaciil oo kalmadaha uu adeegsanayay aan aad uga argagaxay,balaayo is galaysa iyo wax xille ayuu ku hadlayay, markaasu raaciyay waxa laga yaaba in qaarkiin isleedihiin sheekhii maxaa qaaday , kolay qaar idinka mida waa aragteen Adeer dad baa idin copy garaynaye hadalka astura
@IRIR-SAMAALE_1142 жыл бұрын
Dadka warbaahinta ee xumaanta cadeysta oo isla markaa aan xumaanta ka xishoonin waa labo nooc:- # waa qof ku dhex dhashay lana soo koray dad diinteena islaamka ka araday # ama qof xaaraan lagu soo koriyey...