CEERIGAABO KA MAXAA KA CUSUB CAAWA JAMAAHIIRTA HARTI FAAH FAAHINTA FARIINTAN IIGA GAADHSIIYA HARTI

  Рет қаралды 26,626

Madani Production

Madani Production

Күн бұрын

XABBADA CEERIGAABO KA DHACYSA CAAWA JAMAAHIIRTA HARTI FAAH FAAHINTA FARIINTAN IIGA GAADHSIIYA

Пікірлер: 146
@MadaniProduction734
@MadaniProduction734 4 ай бұрын
Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo Booqatay #Liketa & #Subscribe ka waa xagaaga❤️
@MubarikJamac-d7q
@MubarikJamac-d7q 4 ай бұрын
Cabaaasow sxb iikaalay dee futadadii macankeedaa fiicnaaaydee
@malakaaay
@malakaaay 4 ай бұрын
mar hore ayeey shayaadiinta SNM ee cadowga u adeegaaa ee ceerigaabo ku sugani waxay u diyaar garoobeen balaayo ⚠️ idinka uun baa nabad nabad ku hadaaqa ayagu waa diyaar
@dhuleceeydhuleceey6444
@dhuleceeydhuleceey6444 4 ай бұрын
Harti guul guul
@mohammedpalle5934
@mohammedpalle5934 4 ай бұрын
Ceerigabo waxaa loogu noolaan sida Gaalkacyo 2 maamul ugu nool yihiin
@iwarsame946
@iwarsame946 4 ай бұрын
Guul Harti forever inshallah soon as possible.🎉❤
@malakaaay
@malakaaay 4 ай бұрын
somali muslim ah oo akhlaaq wanaagsan baa ceerigaabo ka talin doonta ✅ insha allah qoomuluud iyo jawaasiis kama talin doonaan
@husseinmiami
@husseinmiami 4 ай бұрын
Ceerigaabo waa in hal maamul ssc waa ineey ka taliso
@madaalekhadar8126
@madaalekhadar8126 4 ай бұрын
Huwaneey hooyadaa ayaan ka talin karin
@fatamaali2033
@fatamaali2033 4 ай бұрын
Ssc baaa ka talinaysaa inshallah hartina waa harti calan kasto uu wato guuul inshallah​@@madaalekhadar8126
@abdifatahhassan168
@abdifatahhassan168 4 ай бұрын
Saaxiib waa laysugu iman hartiga sanaag waa inay xor maamulkooda unoqdaan waanay dhici ilahay idankiis
@SagalMohaned
@SagalMohaned 4 ай бұрын
ABAARSOY AABAHA KATALIN MAAYO​@@madaalekhadar8126
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 4 ай бұрын
War harti uyagaba cerigaabo iskaleh oo ubadane may iskucekiyan 4 idoor ee kuso duuley
@fatimanour9793
@fatimanour9793 4 ай бұрын
Makhir Waligay Mamaqal Ayaguna Maxay Afhayen Maxayse Ugubeen Calanka Puntland
@dr-mahad_rashiid_barre
@dr-mahad_rashiid_barre 4 ай бұрын
Guul maakhir state, SSCKhatumo, puntland,💪🇸🇴
@SharmakeJamac-k7q
@SharmakeJamac-k7q 4 ай бұрын
Cadowga argagixisada SNM idoor wa in laga xaqa WA magalo Harti Adeer
@luxorora5370
@luxorora5370 4 ай бұрын
Harti qalbi jileec baa dilay…..bal idoor baa canshuur ilaa hada ka qaata ceerigaabo markaas bey Hartida nabad ka hadlayaan. Cajeeb
@HusseinMaange
@HusseinMaange 4 ай бұрын
somali diidka ha la cirib tiro daaliimnit ssc khaatumo guul harti guul
@kaltunyasiin4145
@kaltunyasiin4145 4 ай бұрын
Adaa ku xiga
@AbdixamiidMaxamud
@AbdixamiidMaxamud 4 ай бұрын
Hesti GUUUL 💪🦁🦁✌
@fatimanour9793
@fatimanour9793 4 ай бұрын
Shiine Culay Ba Kadanbeeya In Warsangali Calanka Puntland Gubo shiina Lacag Kuqata
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 4 ай бұрын
Cerigabo.waa in laga xoreya khawarijta Dhiigyacabka,Calanka madow balse magaca Towhiidka lagu so khalday,Adeer Cerigabo Cidda laba xafadda katagan waa in eey laga xoreya,Saldhig Amniga ee dawladii dhexe Xarunta Mamulka waa SSC calankooda laga taaga,Dhalinta waa in xabsiga laga soo furta,
@abobasement346
@abobasement346 4 ай бұрын
war iskah celiyah Argagixisadah snm
@MuhiyadiinOsman
@MuhiyadiinOsman 4 ай бұрын
Halays difaaco hana layska celiyo argagixisada snm
@SacdiyoAden-j3v
@SacdiyoAden-j3v 4 ай бұрын
Hartiyow Ceerogaabo iyo Caaynabo inta Isaaq sheeganyo waxba ma heeysab 💯
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj 4 ай бұрын
Adeer ceergaabo ma taqaanid reer abtigay oo isaaqa baa kataliya anaguna nabad baan kula noolahay dagaal ma rabno from warsangeli
@abdifatahhassan168
@abdifatahhassan168 4 ай бұрын
Reer abtigaa raac anaga harti baanalayiraa
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 4 ай бұрын
Adeer Abass khawarijta waxa eey u dhaqmaan sida Yuhudda,Dhalintas waa in Xabsiga laga soo saara,Sidoo kale Ceynabo illa sarinta waa in SSC laga wada taaga.
@cabdiaxmed3577
@cabdiaxmed3577 4 ай бұрын
Futada ayaan Ka hadashay. Ma. Adaa Ku dhaca. Kolna taagtaa kolna tamartaa. Shalay baad baahi darteed kolba dhinac raacayseen. Sidii siilka dumarka
@FartunYusuf-ll8tg
@FartunYusuf-ll8tg 4 ай бұрын
Maaqirstet guuuuul guuuuuul iyo gobanimo👍♥️♥️♥️♥️♥️❤♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️❤
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u 4 ай бұрын
WAR MAR HADII NINKA CEERIGAABO XUKUUMA YAHAY HABAR AWAL, OGAADA IN AYDAAN NADAN AHAANEYN. KASOO CESHADA WIILASHA INTUU MUSE JUUDAAN U GEYN. WAR WAA LAYDIN UGAARSANAYA. BERINA DAGAAL KA WEYN BAA DHICI
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 4 ай бұрын
ASC Subhanallaha Allahu Akbar 🙏🙏🕋🙏 dadka ku nool cergabo waa dad wadagan kii nabada diday inay Harti laxisabtaman weyaan in my opinion in office enough talada halodhibo Cidanka SSC ayaga fulinaya shaqadas. Guul SSC Khatumo Staat Guul IYO Gobaniimo Insha Allah 🙏👍🐎🙏👍🦁🕊🕋❤🇸🇴🇸🇴 🇨🇦
@malakaaay
@malakaaay 4 ай бұрын
ceerigaabo waa magaala madaxda SSC makhir
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj 4 ай бұрын
War dadka beenta ka daa ceergaabo dagaal kama dhacayo anagoo warsangeli ah ma ogolin in megaalada la qaso
@SukritiXasan
@SukritiXasan 4 ай бұрын
Walee calankii blue ahaa wax dhaama lawaa
@DaalloSurad
@DaalloSurad 4 ай бұрын
Hoormaad ceerigaabo yeelateen riyooda habeenkii oo run mooda
@Burcawi24
@Burcawi24 4 ай бұрын
@Gracias2024niic looma baahna calanka somaliland baa ka babanaya Stop the calaacal😂😂😂😂😂😂😂
@MohamedSaid-tn1px
@MohamedSaid-tn1px 4 ай бұрын
Cabaas sirta ciidanka meshan hakaga shekayn sxb dagaal wa siyaasad horaan kugu shegay siyaasada ciidanka waxba kama taqanid 0000
@saidali6971
@saidali6971 4 ай бұрын
تنزل على كل أفاكٍ أثيم. Dadka xun iyo dalka xun buu shaydaanku dagaa هذا جزء من آية قرآنية، صحيح؟ من سورة الشعراء، حيث يتحدث الله عن كيفية تنزيل العذاب على الكاذبين. ما الذي جعلك تفكر في هذه الآية اليوم؟ Suurah shucaraa ilahay wuxu inoogu sheegay no can oo kale inay jiraan akhas
@CabdilaahicaliCabdi
@CabdilaahicaliCabdi 4 ай бұрын
WaRu.fadhigakakac
@abdirahman-b9l
@abdirahman-b9l 4 ай бұрын
Dhaqdha ceeri Gaabo Bal uyeedh Faqash oo DHAN Aabahaa usoo aar
@abdifatahhassan168
@abdifatahhassan168 4 ай бұрын
Saaxiib sidii goojacadaa lagaa xoreyn
@elhanweera2435
@elhanweera2435 4 ай бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk beenaale maandhow somaalilaan wa somaalilaan guuuuuuuuuuuuul ciidamada qaranka somaalilaan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤guuuuuuuul
@zakariamohamed5535
@zakariamohamed5535 4 ай бұрын
War ilahay ka baq
@hodanabdi6497
@hodanabdi6497 4 ай бұрын
Muuse jaahwareer buuwadaa. Wuxuurabaa inlagu mashqoolo ceerigaabo yoolkiiso waasool Iyo maxaabiista mujrimiinta kuxidhan laascaano
@abdullahiusmanjama4946
@abdullahiusmanjama4946 4 ай бұрын
GX36 Abaalkoodii ma waxaad ka dhigteen in aad Ceerigaabo ku qabsataan. Ma iloowdeen hiilkii Gudiga GX36 iyo Oofwareen idin siiyeen ee Muuse Biixi dulmigiisii idiinka hiiliyeen?
@amnoali8348
@amnoali8348 4 ай бұрын
stop fake news man 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂stop drama 😂😂😂😂😂😂old video 😂😂😂old video
@lailaismail1317
@lailaismail1317 4 ай бұрын
Mesha snm ba degen oo langab ah inay dadka gumaystana jecel si ay taarikhdoda madow u qariyan oo langab nimada ah marka wa in lo diyaar garoobo rer walbana calankisa ha xusto xitaa 1AUGOS ee puntland ban ka xusaynaa khatumanu ka xusaynaa 1july iyo 26 jun ba laga xusaya wa inay noqotaa meel cid walba xoriyad ugu noolaato mana jirto in cid lagu gumaysto marka edeb darro isaaq joojin maayee ciidan hala geeeyo mesha indhaha ku dhufta haddaysan jooin faragelinta
@w410921
@w410921 4 ай бұрын
Dadkan yaa beenta u sheegay. Ceerigaabo 80% Isaaq baadega. Malaa isku ceerigaabo ayaynaan sheegayn. Buuhoodleba waydinka cayn ula baxay e
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub 4 ай бұрын
Xingalol badhan fiqi fuliye kaliya dagta markasd rag dhulkuda sheegnysa 😂😂😂
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 4 ай бұрын
waxas looma aqbalikaro in snm saas hartiga cerigaabo in saas loo daciifsado war kaca oo iskadhiciya snm
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u 4 ай бұрын
HARTI HADIYAARGAROOBO. WALAAHI WAA DAGAALKA BILOWGIISII. REER CERIGAABO WAA LUGU DHEXJIRAA.
@hanad6666
@hanad6666 4 ай бұрын
Ceerigabo awalbo waxa khalad ahayd in snm kataliO harti oo tagan awalpo magalo harti bey ahyd martida an edabta lahayn laga sara ceerigabo wa ku marti😡😡😡😡😡
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 4 ай бұрын
uf qabil qaranbaa na deeqa !!!!!!!!!! from saylac dacad baanu qaranka u nahay iyo diffaaca dalka !
@ismailahmed001
@ismailahmed001 4 ай бұрын
Hadaa nabad meel ladhigo ,mesha mamulaka SNM mashaqeyneyso,war waxan mesha kasaara oo baabiiya
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 4 ай бұрын
Nabad baa naas la nuugo leh war laascaanood way ka duwan tahay ceerigaabo. Laascanod dhulbahante madhiban iyo fiqi shini baa dagana. Oo is ogol. Cerigaabo dad is la dag anaa iska gurrsada walaalo ah ayaad tihiin magaalada nabadiinana ilaashada SSC iyo SNM dantiinu ku ma jirto
@abdihassan3836
@abdihassan3836 4 ай бұрын
If Harti are majority in Eregabo, how Isaaq control the town?
@mohamedsaadmuse542
@mohamedsaadmuse542 4 ай бұрын
Ceerigaabo hadaad leedahay miyuu calankaagu kataagnaado yaa khaniis ibnu khaniis
@lailaismail1317
@lailaismail1317 4 ай бұрын
Cabaas waxa tahay qofka an fekerkiisa taageersana lkn niyad jab ban dareemi jirey waxan is oran jiray wa nin waalan oo jacaylkiisa ka hadlay wayo tolkii diyaar uma aha belada dulfadhida inay eryaan lkn way dhacday mana sugayn inay dhacayso way dhacday in la eryo isaaqii danaystaha aha cabaas adiga kicinta sameeyey ilaahey ayaana rumeyey wana guulaysanay guusha harti ku faanayo ee dhulabahnte ku fanayo ee lascanod taal adiga iyo allah ba suurta geliyey ❤alxm tana waxan aaminsanahay hadda u istaagtid inay ku maqli doonan dhalinyartu oo kici doonaan waxna iska dhicin doonaan kawaran isaaqu waxay ku dhawaaqayeen marti edeb leh noqda warsangeli tolkey ceeb bay hagoogteen haddaysan hadalka ka aflcelin iyo faragelinta iyo weerarka
@AniyahAhmed-lg5tt
@AniyahAhmed-lg5tt 4 ай бұрын
Dagaalka iska daaya Harti layne majeerteen Dan nooguma jirto dagaal haina galina Somaliya anagaa soo taabanay Dooni mayno Somali markaa dhiig yuu daadane majeerteenow dhagaha xirta dhaqaalaha dagaalka lagu bixinayo geedo inooga beera zaxara indhaha inaga riday, war Gahayro isaaq hala dagaalamine dhaafa isaaq dhib marabo hadiikalena soo qaxa garoowe inta xaalada dagayso geedo kubeera lacagta dagaalka somali joojin mayso waligeede
@nuradinaahmed5292
@nuradinaahmed5292 4 ай бұрын
Miskiinyiw edeb ku joog ceerigaabo caare sheegay guryaha turkiga oo kale ayaad ku leeday
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 4 ай бұрын
huyaantu majidba la duminaya iyo cusbitaalba la weraray ayay amnigii iyo kala danbayntii lascanood ku baabiyeen maantana xassan sheikh waa u cuntami wayday inu tuulada laascanood iskugu aqoonsado dowlad markaa wuxuu u dhiibay homework laba gobol iyo badh inay soo heelaan sidaana kuma joogsanayaan mar ay yidhaahdaan waa lanasoo weerarayaa iyo mar hay nabadgayada sanaag u xaytaan lakin hadii issaq isagu isku jeeddo oo iska hurdaan ama sixran yihiin oo isku laaqayaan cadhada muse iyo ciidda iyo calanka iyo intu xilka hayo ee wali madaxwayne yahay inu karamadii dalka somaliland iyo tii umadaba hayo !!!!!!! cise iyo cusbayahanba calanka horena waa ugu dhinteen maantana waa u diyaar intu mid naga noolyahay qaranka daacad ayaanu u nahay waligayna u ahaanjirnay khayinnimo nalooguma yimaado issaq ayaa nagga maqan maanta Aniga issaq ayaad ii wada tihiin ama isku ura ama akhiro isku dira waa arimihiina gudaha lakin waaxaa inaga dhaxayssa calanka iyo ciidda hooyo kii cadow ku noqda qabiil malaha nin walba cv ayuu leyahay cadaaladu way indho laadahay ilaa lagugu cadeeyo danbiga kolkaasa akhiro loo dirayaa !!!! from saylac
@Burcawi24
@Burcawi24 4 ай бұрын
Sxb ceerigaabo calanka somaliland baa ka babanaya no calaacal period😂😂😂😂😂
@abyanfaraxamaxamed7900
@abyanfaraxamaxamed7900 4 ай бұрын
Inta Uu Aftduubtay.In Le,eg Afduubta.Warku Wuu Cadtahay
@AhmedFarah-l6i
@AhmedFarah-l6i 4 ай бұрын
Hartiyow umadoo dhan baa idin la yaaban nabada aad sheegtan waa maxay in malin walba wiil yar oo idoor ah inuu xabad idinku rido taas miyaa nabad utaaqanan ceerigaabo qori caaradi baa ku joogtan 80 inta maagalada degan oo leh waxa qaldan garan maayo hadii aydan soo qab qaban wiilashii Yara ee idoor ee xabada idin ku riday waa cebeysan tihiin magaca noo dhiga magiicii harti baa ceebeyseen
@muwaahibmaxamed6229
@muwaahibmaxamed6229 4 ай бұрын
Ma ciyaal ayuu u sheekaynàyaa near quutahani mutu dad madaxa isku qalbiyey oo hadalkiisa dad ku queen dadba ku dhibteen
@lailaismail1317
@lailaismail1317 4 ай бұрын
Warsangeliyow abihin wa idinku qasaaray inaad saqiirtaan baa fiicnayd in maalintiinii aad magaladiina ku xusi waydaan dagaal gardaro aflagaado iyo faragelin la idinku sameeyo aydan ka jawaabin waxay ka dhigan tahay inaydan ahayn dad abuuran dhalinyarta isaaq intay18 may si nabada ku xusteen inay maalintina burburiyan weliba aflagaado idiinku daraan oo dhahaan marti edebleh noqday ilahey ban idinku dhaarshe sidee ugu dulqaadanaa waxas ceeb atan hagooganahay ilaa an ka jawaabno magaladeeni ba laynagu sheegtya ya awood u siiyey dad laangaab ah oo mesha kaga badan tihiin inay idinku so dhiiradaan oo af iyo adin idinla so aadaan 😮
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u 4 ай бұрын
MUSE KOOXDIISU DHALINYARADAA AY XIREEN WAXAY RABAAN IN AY KU SHEEGAAN MAXAABIIS. SOCDA OO SOO SIIDAAYA.
@MahamoudIbrahim-k3m
@MahamoudIbrahim-k3m 4 ай бұрын
Asc cabaas ayeydaa waa axmed faarax waa ku siidaynaynaa hadii axmed faarax ku qabto waxaana wacan in aanad yurub kasoo nacnaclayne aad dagaalka tagtid
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub 4 ай бұрын
Sedex tuulo ka dagta sanag markasd ledhy ana u badan kalay adiga u badni haye so soco 😂😂😂
@Abdirizak-nt3tg
@Abdirizak-nt3tg 4 ай бұрын
Magaalo lawada dagan yahay waxay ku fican tahay in cidwalba loodayo waxay rabto hadii kale nabad heli mayaan daka dagan degaan ka ceerigabo waa inay cuqasha cerigabo ay waxka qabtaan dadaka shacabka ee rabashada lagu qabtay lasidaayo si aan dagaal u dhicin hadii kala taas laawaayo ciidanka ssc khaatomo waa inay galaan dagaal laga jawabayo dhacdaas
@waryaaofficialchannel3323
@waryaaofficialchannel3323 4 ай бұрын
Mesha hadaa saas lookala dego maxaa ku dhacay hartiga mesha degan mise waa wada horgal yaal meey xabadeeyaan hubna loogeeyo
@mohamedsaadmuse542
@mohamedsaadmuse542 4 ай бұрын
Ceerigaabo waxa kataagan gus ka isaaq bari oo ilaahay mooye futo harti kusoo dhicin waa walaahi waa bilaahi
@SagalMohaned
@SagalMohaned 4 ай бұрын
INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN ANIGU DHEX DHEXAD KA AHAY COLAADAHAN LAAKIIN WAXAA N HORE UMAQLAY AMA DHAGYSTAY INAY HYOONIS YIDHAAHDEN MAGAALDA WAXKA DHACAYA MALEH E WAALA DEGANAA WAANA LADEGANAAN JIRAY E NABAD HALAGU WADA NOOLAADO CIDA DABKAA SHIDAY EBILAWDAY ILAAHAY HAKA QABTO UMADA AAAAMIIIIN
@AbdiSbeezo
@AbdiSbeezo 4 ай бұрын
Waad iska hadlaysaa adeer ceerigaabo waa dhulkii awawyada ee reer sh.saxaaq
@DaalloSurad
@DaalloSurad 4 ай бұрын
Ma nin magaalada leh ayaa la xidhaa mise martida martidii martidA ahayd miyaad dab sudheen riyaha iyo hartiga ridaa ku sharaf badan walaahi inaanay did dambe aydaan maqaaxi ugu yeelanayn
@SakariyeMaxamad-vp4qb
@SakariyeMaxamad-vp4qb 4 ай бұрын
Ceerigaabo waxey noqoneysaa sidii galkacyo oo kale
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm 4 ай бұрын
soomalilnd is not easy 💚💚💚💚💚💚🤍🤍🤍🤍🤍❤️❤️❤️❤️💪💪💪💪
@khadarawil5512
@khadarawil5512 4 ай бұрын
Cawa ssc wuu ilowboo afka wuu ka ilaalinayaa wuxu ku waregayaa harti
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 4 ай бұрын
Bacaaac ceeri malaha reerkaad shergayso xabad beeeen waynaaa
@abdirahman-b9l
@abdirahman-b9l 4 ай бұрын
Faanbadanaa Waa bilaa dareen Adeer waad riyoonaysaan car balkaalay
@daus4315
@daus4315 4 ай бұрын
Qabsada ceerigaabo hadaad awood u leedihiin huwaneey.
@Burcawi24
@Burcawi24 4 ай бұрын
Marti edeb leh noqda khaatumoy
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 4 ай бұрын
iidoor iska celiya nacalaa idin dhalaye xasvayahay😳
@MubarikJamac-d7q
@MubarikJamac-d7q 4 ай бұрын
Anaaa idinku dhex wasaya cerigaabo
@ahmedyusuf692
@ahmedyusuf692 4 ай бұрын
Waa runtaa Cerigabo laba maamul waa ka xaaraan. Mid uun baa u hadhi doona
@KhadarWarsame-i4e
@KhadarWarsame-i4e 4 ай бұрын
Maskiin iskahadle cabaso ninki abihi kacararay
@DaalloSurad
@DaalloSurad 4 ай бұрын
Horta ceerigaabo aqoon ma u leedahay jahilyahow ceerigaabo marti baad ku tihiine walaahi inaad noqondoonto tani ma ii dambaysay
@abdifatahhassan168
@abdifatahhassan168 4 ай бұрын
Habar maxbuus waa laydin iman hasugi waayin
@w410921
@w410921 4 ай бұрын
Abahaa baad ka carartay maxaad cid kale tari. Orod aabahaa u aar.
@AbdourahmanAbdi-e3g
@AbdourahmanAbdi-e3g 4 ай бұрын
Harti harti ley qax kuu danbeeya
@shoodheawciise2866
@shoodheawciise2866 4 ай бұрын
Magaca Harti wax ka hooseeyaa ma jiro.
@abdikhadirfarah7415
@abdikhadirfarah7415 4 ай бұрын
Ceela gaabo wadanka aad ku noshahay ee qoxtiga ku tahay bay la mid tahay Hartigan degan dhibaato ha ugu yareej nabad bay ku hastanane Masha maamul iyo kala dabeen baa ka jira
@mohammedpalle5934
@mohammedpalle5934 4 ай бұрын
Ceerigabo waad ka guuri doontaa waa magaalo Harti nacasoow
@soofehirre1380
@soofehirre1380 4 ай бұрын
Away jibraaiil maxaad u iloowday
@solokilimber3818
@solokilimber3818 4 ай бұрын
Guul harti guul darood from ogadan
@farahmfarah4480
@farahmfarah4480 4 ай бұрын
War jeegaanta siday rabaan u soctaa
@AliMohamed-qu5ht
@AliMohamed-qu5ht 4 ай бұрын
Waar hoy kajoga Nabadbaa Caano macaan
@anwarabdullahi4067
@anwarabdullahi4067 4 ай бұрын
Ssc Waa inay gacanta kudhigtaa
@AhmedCabdi-k4d
@AhmedCabdi-k4d 4 ай бұрын
Madaanbadleeday nàcsyahaw
@mussejama311
@mussejama311 4 ай бұрын
Nabad baa dadka islaama deeqda..
@HaboNabilla
@HaboNabilla 4 ай бұрын
Miyaad riyoonaysaa caaqow
@anwarabdullahi4067
@anwarabdullahi4067 4 ай бұрын
Alxaqiiqa 🔥🔥👏👏👏👏👏
@BSK24TV
@BSK24TV 4 ай бұрын
😂😂😂😂😂 faan waynaa
@faizaali2889
@faizaali2889 4 ай бұрын
Bakayle iyo terra 😊 👋
@zamzamnur4281
@zamzamnur4281 4 ай бұрын
Waron walala ❤❤❤❤❤❤
@madaalekhadar8126
@madaalekhadar8126 4 ай бұрын
Marti edeb leh
@Umo580
@Umo580 4 ай бұрын
REER WALIBA HAXUKUMO IN TAUUXAQ ULEYAHAY IDOOR WAXAY ISMODE IN AYQARAN YIHIIN BIIXIYO KUFADHIISO GAMBADH KULE EG❤❤❤✅️✅️✅️👍👍👍💪💪🫶🫶💯💯🥰🥰🥰
@farhiyohussein7338
@farhiyohussein7338 4 ай бұрын
👍👍👍👍👍👍
@BALIALi-b1p
@BALIALi-b1p 4 ай бұрын
👍👍👍👍👍
@qadancali3250
@qadancali3250 4 ай бұрын
😂😂😂😂😂
Help Me Celebrate! 😍🙏
00:35
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 51 МЛН
哈哈大家为了进去也是想尽办法!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:33
Running With Bigger And Bigger Lunchlys
00:18
MrBeast
Рет қаралды 117 МЛН
Life hack 😂 Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:17
Leisi Crazy
Рет қаралды 11 МЛН
BURTA KALAJEXAN NEIGHBORHOOD | HARGEISA SOMALILAND 2024
13:52
The Somaliland Tourists - Samiya Hashi
Рет қаралды 22 М.
Cerigaabo ma waxay kusocota Wadadii Laascaanod maxa se dhacay?
23:31
FILO PART 89
29:06
Abukar Mahdi
Рет қаралды 440 М.
DEG DEG AH.1 October 2024.p.1
15:50
Macalinka lugeeya 1
Рет қаралды 4,1 М.
Help Me Celebrate! 😍🙏
00:35
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 51 МЛН