Xalay wxn ku riyody anigo challeng mulali boyz la zameynayo wlh frxdeydna wxy ahyd mid an la qiyasi karin allow iirumey aminta iiraaciya mulali boyz❤❤❤🌟💋
Wad kumadsan tihin sida aad noola wadaagtan wax yabaha quseeya nolosha dhalin yarada teeda kale in dhalinyarada ay barato wax karin waa muhiim wayo waxa lagu tagaa maalin qoyskaga ad kafogtahy qof dumar ahne idinla joogin masha allh hor mar wacan brothers muniir and lii caato
@hamzydmtjigjigawi12165 жыл бұрын
Inta qurbaha dhibkan kuhesto ani camal farta soo taaga🙋😂😂😂😂😂😚😚😚
Mulali boys 👌🏻💯💯 Keep going inamadena Qurxon🌹 Like you dadkeygi ❤ So sida mahenyn de 😁
@qadroluulinafarax77935 жыл бұрын
Masha alh walalahey wan in salamay dhamantin ani wan inkuxiranahy wana intagera walhi waigaqoslisan horay usocda wlalayal
@mykinghanad60495 жыл бұрын
@@qadroluulinafarax7793 wa sida wllo
@nahofficial68605 жыл бұрын
Wllhi waa sx lli cto wax bdn ba ka taqNaa canjeero dupid sida cjiinka in lagu drro shx kuleel io sdkle cnjeerada kowd ine halaawdo bdnaaa😂😂😂😂
@princissishwetii29174 жыл бұрын
Wllhy liicaato iyo muniir dhalinyaro qalbi wanagsan tihiin ragana iney wx qabsa karan tusaaya dadka part 2 kasoo sameya wx ku soo dartaan faadil yaxye hunter fj wajaale zi together hanad omar cabdi qani cumeer asxptiina allha idin sharfo kuwaas ku soo dara aad baad umahadsantahay dhalinyarada wx qabsa karan somalida tusaaya
@miin.cadah.miincadah49815 жыл бұрын
Ita muniir taakerto like
@luulmohamed30645 жыл бұрын
Hhh muniir qiyaaanada iska daaa lii caaaato kaa guulystay mooot gal pro 😁 mida kle wiilasheena somaliyed wxn aaamisanahy inay wx walba karin karaaan hormar wcn🙏 mulali boys 🙏🙏💥🤩👈 love idiinku ahy
@wllmursi83065 жыл бұрын
haa sas le kuwad wll dhira galinta ku baranena
@marihadraawichanal82185 жыл бұрын
Qiyaaan muniir Lii caato aya badiyay
@sokoreycali72755 жыл бұрын
Muunir & lii cato masha Allah caleykum hori usocdaa ❤❤❤❤❤
@saygasayga4915 жыл бұрын
Muniir bro hawar yartaa shukri masala maaladhahaaye wax kama baran miyaa bro lii caato aa kadiyaar san ee hawar yartaa isoo bar dheh wax kuuma bilaawno aqyarta yaa igu racsan
@hilaalmohamed36835 жыл бұрын
😂😂Www qosol daràwadis sariirta ka soo dhicay walaahi😆😆 darbiga isku garaacay 😅😅wll muniir One is the best kugu tashtah laygama kaa waayo noolw😘😘😘 Lii caatoh mobilka shaashadis isaarantahy Hooyoy warsane ✋✋✋✋👋✌👉👈💛💚Taagera idin Ahay
@feysalahmedgacmadheere38155 жыл бұрын
Qofkii ugu horeyay ayaan mantay ahay inta iga dambeyso like isaara 🤚