No video

CHALLENGE HEESO BILAA MUSIC SHAADIYO SHARAF IYO ABDIFITAH YARE & NAJIIB AADAN QOSOLKA ADUUNKA

  Рет қаралды 89,699

Barbaarta Media Show BMS

Barbaarta Media Show BMS

4 жыл бұрын

CHALLENGE HEESO BILAA MUSIC SHAADIYO SHARAF IYO ABDIFITAH YARE & NAJIIB AADAN QOSOLKA ADUUNKA

Пікірлер: 370
@abshirmohaaa6523
@abshirmohaaa6523 4 жыл бұрын
Shaadiyo iyo c/Fataax dil ama dooro soo sameeya inta igu raacsan ismuujiýa
@belosiham4576
@belosiham4576 4 жыл бұрын
Me too
@faisohussen2460
@faisohussen2460 4 жыл бұрын
Haa anibo
@iqraqueen7236
@iqraqueen7236 3 жыл бұрын
Me too
@maaidomaanka5807
@maaidomaanka5807 3 жыл бұрын
Haa aniba
@fatmahonestofficial2879
@fatmahonestofficial2879 4 жыл бұрын
Inta Najib ka heshy love dhac ku siiya😜✌🏼😜✌🏼😜✌🏼😜✌🏼😜✌🏼😜❤❤
@mariocadey518
@mariocadey518 3 жыл бұрын
❤❤❤❤❤
@sacdioxidig9414
@sacdioxidig9414 4 жыл бұрын
Najiiip inta aragty inuu cod macn yahy lake
@ayaanmaxamed6529
@ayaanmaxamed6529 3 жыл бұрын
najiiiib masha Allah hhhh
@saabiriincadey2608
@saabiriincadey2608 4 жыл бұрын
Aniga waxan rabaa part 2 Beeyzani in la sofadhiisiyo🤣🤣🤣🤣🤣
@nimcoyunis7617
@nimcoyunis7617 4 жыл бұрын
Haa soo fadhiisiya 😂😂😂
@saabiriincadey2608
@saabiriincadey2608 4 жыл бұрын
Sas waaye Beeyzani taagero buuxo
@munaabdi1519
@munaabdi1519 4 жыл бұрын
Shadiyo sharaf iyo abdifitah yare challenge dil ama Doro sosubiya noh abayo
@nasranashaadofficial4118
@nasranashaadofficial4118 4 жыл бұрын
Haa wlhi ani xita waa raba
@diiniboyofficial1870
@diiniboyofficial1870 4 жыл бұрын
Wll ilaahay ayaan kugu dhaarshe ha I dhaafin adoon subscibre isaarin😢 ilaahay waalidka iyo adigaba janada haydin geeyo amiin
@xafsaabdirahiim9751
@xafsaabdirahiim9751 4 жыл бұрын
Quruxlowga tik tok. 😂😂😂
@dhaymanluul6723
@dhaymanluul6723 4 жыл бұрын
Wan ku sarey wllo
@heescusub2023
@heescusub2023 4 жыл бұрын
MAANTA WAA ADUUNYO WLL BARINA WAA AKHIRO WALAL OGOW IFKA WAX LAYSKU TARA PLZ IGU CAAWI 1 SUBSCRIBE 🙏 KLIYA WAA 1 SUBSCRIBE 🙏 🙏
@mohamedclwali4376
@mohamedclwali4376 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@libinibrahim4880
@libinibrahim4880 4 жыл бұрын
Shadiyo saxibkaa wuu catobay naka dhis qor dheraa ka soo hartay wlh ayantan ber masiin miyaa huno
@ayaancalinuur5382
@ayaancalinuur5382 4 жыл бұрын
Najiib Adam najiib codmcaan thy aboowe ❤️✨
@kingkhadar3469
@kingkhadar3469 4 жыл бұрын
Najiib sanadguuradi kowad idaacadda goolfm buu ku guuleysty wariyaha ugu codka fcn 2012 ninkan wagas buu farta ka xirnaa✌🏼✌🏼🥰🥰👋legnd
@asmaabdull6573
@asmaabdull6573 4 жыл бұрын
Challenge Quran ayan rabnaa
@N_F_MUZIC_OFFICIAL
@N_F_MUZIC_OFFICIAL 4 жыл бұрын
Walaal Qlli Waan Ogahay Inaydaan Xaasidiin Ahayn Ee Igu Caawi Subscribe Plz
@hamdixarago1579
@hamdixarago1579 4 жыл бұрын
Mohammed mac heleysiyo shaadiyo😍😍
@abdiilkacasechanal8945
@abdiilkacasechanal8945 4 жыл бұрын
Hooyo waa hooyo Shaadiyi waxaa ku maqantahay curadkeeda Mahamed yare Alle ha isku kiin barakeeyo Royal family wada noolada oo nabad Najiib waa waayo arag lkn fanaan ma ahaan
@liibaanxasan2809
@liibaanxasan2809 4 жыл бұрын
abdifitah yare wlh badiisa lama geli karo waa fanaan legend wan ku taganahay najiib wuu noo dhuuntay inuu fanaan yahay shadiyo sharaf abayo cod xareedleey mashallah.
@hanielmi5683
@hanielmi5683 4 жыл бұрын
4:07 markey najiib mareysay hooyadey xitaa wey qeylisay yaaa ooynooyo 🤣🤣😂😂✌️
@deeqamahamed2956
@deeqamahamed2956 4 жыл бұрын
😀😀😀 wlhi banankisu kudhacay najiib ha xaqirn cdey
@ayanahmedelmi6347
@ayanahmedelmi6347 4 жыл бұрын
Masha allah wllhy abdifatax yare iyo boqorodada shaadiyo sharaaf ano ilawen najib wan idin salaamey run ahanti aad ban idin xiseya ee hore u socda
@daletaalidaleta8838
@daletaalidaleta8838 4 жыл бұрын
1 Nayruus = Sannad Cusub 2 Naawilid = Filasho wax aad rajaynayso malaysanayso 3 Naanaabin = waxay ka timid erayga %D anaanaab oo ruux wareersan waalan doqon 4 Nidar = Ballan / ballan qaad 5 Likaaqo = Hadal xumo hadal aan waxtar ahayn (matag) Xasuuti Haberyar iyo Maxamed Suleiman tubeec Lkn heesta awal waxaa qaaday mandeeq markii ay xanuunsaty ayaa lugu bedaly Magool
@subayrfantastic9068
@subayrfantastic9068 4 жыл бұрын
Shadiyo markee hees qaadaysi ill aa ugaaban inta ila aragtay 🤣🤣🤣
@sacadcishqi1477
@sacadcishqi1477 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣
@fatuushcabdiraxmam604
@fatuushcabdiraxmam604 4 жыл бұрын
Fiirmadheeridss
@subayrfantastic9068
@subayrfantastic9068 4 жыл бұрын
@@fatuushcabdiraxmam604 mxaa ka fiirsanooya hadanan wxa la yabo dadka la wadagi karin
@faizaabdimuse1017
@faizaabdimuse1017 4 жыл бұрын
Shadiya ugu cod macaan m.allh cimamada u tuuray wllshy🥀🌹💓💘💞💚💛💝💯🙏🏻
@shukrihassan332
@shukrihassan332 4 жыл бұрын
kkkkkkkkkk shadiyo qosol miirn masha Allah Allah idin xifdiyo🎸 🎤🎵codkiinh Allah idin barkeyo 👌✌
@ciisexayaata6161
@ciisexayaata6161 4 жыл бұрын
C fitaax iyo shaadiyo sh dil ama dooro soo sameeya
@ikraanifka2647
@ikraanifka2647 4 жыл бұрын
Marwo iYo mudane🙏 Shaadia io Abdifitaah Waxaa niika fadhinaa ✌ Dil Ama Doore🤣
@qaaliqueen2345
@qaaliqueen2345 4 жыл бұрын
M.a allaah insharfo dhamaantin hesta waa kentay aad iyo aad allaah u naxariso mamadena iyo tubec waan in jecelanahay.keep going 😍😍❤❤❤👍
@faraxmohamedmursat6443
@faraxmohamedmursat6443 4 жыл бұрын
Abdifaxa dil ama doro so same inta igu raacsan farda taka 🥰☝️
@khadijashire672
@khadijashire672 4 жыл бұрын
Wuu cod mcnyhy najiib🥰
@hanadyare6202
@hanadyare6202 4 жыл бұрын
Abdifitaah wll ilaah ku desto cod le dahy viva Abdi fitaax
@maryanmaxamed1317
@maryanmaxamed1317 4 жыл бұрын
tim shadiya wankana beysani iyo najib wasalmntahin caleg ❤❤❤❤❤
@drsubah1924
@drsubah1924 4 жыл бұрын
Wlhi najiib fananiinta badan cod mcnyhye masha allah keep going c/fitax cod mcnyhye masha allah
@hodanmaxamedabdullahi256
@hodanmaxamedabdullahi256 4 жыл бұрын
M.a najiib aadan najiib wlhi taaro buuxaan uhy nin aan uxiisay wlhi wuxu isoo xasuusiyay ciyaaraha Fm waaguu joogay noolow ❤️💋👌🌹🙏💯 abid
@N_F_MUZIC_OFFICIAL
@N_F_MUZIC_OFFICIAL 4 жыл бұрын
Ilaah Baan Kugu Dhaarshe Ii Saar Subscribe
@zahrabashir9760
@zahrabashir9760 4 жыл бұрын
Shadiyo wlh ani cml hoyo manta dhan ilamaha firinaa I love hoyo ❤️❤️❤️
@kiinkoos3552
@kiinkoos3552 4 жыл бұрын
masha alaah shadiyo iyo cabdi fitaax waa fanaano lakin najiib waa iska bareejeyay
@bilandahir9854
@bilandahir9854 4 жыл бұрын
Najiib talent ledahy bro ku soco🤣🤣
@bureeqochannel8812
@bureeqochannel8812 4 жыл бұрын
Neyruusku waa aaaa ciid wanagi aduunyadu wa naar galgacalkuye nasiibow waa naar galgacalkuye nafteydow xiskeenu nagaadiyo aaa aaa nimco la arki doone ax ax wllhi heestaas qaadisteeda adban uugu fiicanahy alle ha u naxariisto
@bossladyilwaad182
@bossladyilwaad182 4 жыл бұрын
Yaqaday huuno
@najiibcadceed3652
@najiibcadceed3652 4 жыл бұрын
Najiib lafa hore weeyan zhp nolow hadal noola leedahay tartanka wanagu matasha codkaga hala siiga.
@samiranur5070
@samiranur5070 4 жыл бұрын
😂😂shaadiyo jini wye
@zeynabc.raxmaan5254
@zeynabc.raxmaan5254 4 жыл бұрын
M.a shadiya c.fitx and njib wlhi ma kla yreysn allh idin xfido
@munishaamunishaa425
@munishaamunishaa425 4 жыл бұрын
aad iyo aad 🤣🤣🤣🤣🤣🤣Najiib wan kahrny habuusina yq🙋‍♂️🤣🤣🤣🤣🤣
@som2323
@som2323 4 жыл бұрын
Heesi lagu qayili jiray aa noowadan nio😂😂😂
@Bashane1
@Bashane1 4 жыл бұрын
Ilaahey waxan kabaryaa in aanan xaskeyga baraha bulshada kenin abid
@xilkasaweys2162
@xilkasaweys2162 4 жыл бұрын
Masha allah najib codkiisa fican waaye
@queenhanamohamed7796
@queenhanamohamed7796 4 жыл бұрын
Najiib mesha ugu cod mcn wale fananin majogaaan yaaaa 😂😂😂
@ilwaadhassan7344
@ilwaadhassan7344 4 жыл бұрын
Najiib caadi ma ahan cod mcn leeyahay hore u soco walal najiib
@Nora-ln9yx
@Nora-ln9yx 4 жыл бұрын
Najiib codbaa kugu dhan wlee💯👏👏
@balaaxaji8334
@balaaxaji8334 4 жыл бұрын
Dil ama dooro baa laydinka sugaa cbdifatax iyo shadiyo waa codsi guul wacan
@simanqurux3366
@simanqurux3366 4 жыл бұрын
The first comment mnta...keep going shadiyo waax igaqosliyo adaa arkaaay
@Fahmi_Heego
@Fahmi_Heego 4 жыл бұрын
Walaal QlliNagu Soo Piir
@simanqurux3366
@simanqurux3366 4 жыл бұрын
@@Fahmi_Heego OK walal
@ayaanabdi349
@ayaanabdi349 4 жыл бұрын
Shaadiyaan kuhaystaa i love you sister
@balqiisamohamed4647
@balqiisamohamed4647 4 жыл бұрын
Maasha Allah
@xasanmaxamed2220
@xasanmaxamed2220 3 жыл бұрын
Mashaalh m.cn🥰🥰🥰❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@xasanmaxamed2220
@xasanmaxamed2220 3 жыл бұрын
Mashaalh
@jamiilahusseinabuukar7794
@jamiilahusseinabuukar7794 4 жыл бұрын
Fist ahay wlige 2 like magarin 😥
@Fahmi_Heego
@Fahmi_Heego 4 жыл бұрын
Plz Walaal Qlli Nagu Soo Piir
@xafsoabdirahman9164
@xafsoabdirahman9164 4 жыл бұрын
Wooow Najiib Cod macal Laxalan waa Laga wataa😘😘😘
@ifraxdalmar7494
@ifraxdalmar7494 4 жыл бұрын
Mansha Allah walahi gabadhan wey qalbi furante shadiyo sharaf
@gudonmohamed132
@gudonmohamed132 4 жыл бұрын
Idin jecliyaa farxadi aduunka😘😘
@nalkainahajji
@nalkainahajji 4 жыл бұрын
Shadiya waxaa lagu modaa inaa god kaso dhawaqeeso heesaha isaga fariiiso majaaajilada ku nuuresa
@dhaymanluul6723
@dhaymanluul6723 4 жыл бұрын
Masha Allah allaha idin xafido
@sacdiyonuur6881
@sacdiyonuur6881 4 жыл бұрын
Wwww Najib cadi Mahan ❤❤🙏
@marzyhanad3799
@marzyhanad3799 4 жыл бұрын
Shaadiyo najiib igu darsada😅😅😅 MashaAllah cod macn ayuu qaba fanaan badan ka cod mcnyhy wlhi😘😘😘😘😘
@sacdiyonuur6881
@sacdiyonuur6881 4 жыл бұрын
Shaadiyo sharaf wat cod mcn thy ❤❤❤🙏
@hodanmaxamedabdullahi256
@hodanmaxamedabdullahi256 4 жыл бұрын
M.a walaalahayga qaaliga ah ❤️🌹💋 dhamaantiin waad codmacaantihiin allaha idin xafido
@nastehaabdiwarsame5761
@nastehaabdiwarsame5761 4 жыл бұрын
Amazing najib legend is always legend
@abdullaifarah8403
@abdullaifarah8403 3 жыл бұрын
abyo shaadiyo waan kutaageeraa dhabtii waligaana waaku taageersanaana maryo wanaagsan ayaatahay waanakaahelay
@ifraaxgarane8143
@ifraaxgarane8143 4 жыл бұрын
Manshallah najib Adan najib 🥰😍😍😍
@hodangeenyo9081
@hodangeenyo9081 4 жыл бұрын
Shaadiyo iyoc/fataax alle hayskukiin daayo waxaatihiin dadkudayasho mudan shaadiyooy halbaanku odhanlahaa marwosharaflebaatahay amaanmudan naagta iskudayda inaywax xunkugutilmaanto amawaxkaasheegto waamid aananmarnabakugaadhayn
@Anfac__anna
@Anfac__anna 4 жыл бұрын
Najiib iyo falastiiin ma iz qabaan 🙄🤔😁
@umuakram4418
@umuakram4418 4 жыл бұрын
May bisinkee Najiib Sucaado gawar la dhahoo Qawaa famil aan jclh iyo gawadhiis Quruxda badan allow idin dhoor❣🌹🙏🙏🌹
@munacabdi5871
@munacabdi5871 4 жыл бұрын
Najiib inta araktay inu cod macaan yahay like ta dhac igu siiya
@shukriabdicumar596
@shukriabdicumar596 4 жыл бұрын
Waaaw shaadiya m.a cod macaan iyo romantic
@ifarahabdirahman2670
@ifarahabdirahman2670 3 жыл бұрын
Mashaalaah mashaalaah keep going guy’s codkiina caadi maha ❤️❤️ mashaalaah najiib cod wuu haaya mashaalaah 💕💕
@mio629
@mio629 4 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkk🤣💖🇸🇴🌷maasha Allaah njip 🌹🌹🥰
@bushraabdi6860
@bushraabdi6860 4 жыл бұрын
Najiib codkisa like waye masha allah
@anifaahmed6683
@anifaahmed6683 4 жыл бұрын
Najib Adan najiib wariya Asal cdkisana top1 Lamanaha apdifatx &shidyo nolol frxd leh
@enjoyacade7167
@enjoyacade7167 4 жыл бұрын
M.a Shadiyo Iyo Xaji Geda Shadiyo Ayaa ku leh ❤️❤️❤️❤️✌️✌️
@shukrimaxamed4618
@shukrimaxamed4618 4 жыл бұрын
Caawale aadan ucod egyahay cabdi fataah
@faraxmohamedmursat6443
@faraxmohamedmursat6443 4 жыл бұрын
masha allh nasiib wuu cod mcnyhy 👍
@farhiyosharifabbe6369
@farhiyosharifabbe6369 4 жыл бұрын
Masha allah
@liilbaliilba2500
@liilbaliilba2500 4 жыл бұрын
Najiib adan najiib waa cod macan thy
@nastehaabukar5246
@nastehaabukar5246 4 жыл бұрын
Masha llah Najib cod ayaa ley dahay
@diamondhassan3508
@diamondhassan3508 4 жыл бұрын
Najib wlhi I liked the best cod ledahy ✌🥰🥰
@atarishomudug9872
@atarishomudug9872 4 жыл бұрын
Wwwwww innaba cadi mahan wlhi aniga najiib ayanba ku heystay wlhi mcn 😘❤️ codkas gabadhi logu heeso walle wey gariri
@queenhanamohamed7796
@queenhanamohamed7796 4 жыл бұрын
Hhhhhhhh shadia fany wlh 🤣🤣
@muzamilabdulle7578
@muzamilabdulle7578 4 жыл бұрын
Thank you Shady exactly you love you love very love too much love activator you thank you daddy thank you a nice voice you are beautiful lady you are the best lady pissed lady thank you sis
@alinuribrahim5215
@alinuribrahim5215 4 жыл бұрын
Walahi najib aad u cod macantahay brother mashallah..
@sabariinmohamud9300
@sabariinmohamud9300 4 жыл бұрын
Msha alh alha idn xfido geep going
@luujaancali7553
@luujaancali7553 4 жыл бұрын
Mash allh najib cod mcn aya kedahy keep gowin lkn cawa fitixa ku hesto mesha
@falisabdullahi1824
@falisabdullahi1824 4 жыл бұрын
Shadiyo abdifataax yare tagero idin ahay
@foosh9458
@foosh9458 4 жыл бұрын
caadi maahan najiib ❤noo soo badi hesaha music la aanta ah
@zeemabdi5106
@zeemabdi5106 4 жыл бұрын
Heesaha sidan ah waan jeclahay runtii tartamaddan caynkaan ah badiya Labo fanaan iyo Nin aan ka liidan Najiib
@qaalimaxamed6195
@qaalimaxamed6195 4 жыл бұрын
Wwww najiib keep going bro
@farwadsasaleeban4089
@farwadsasaleeban4089 4 жыл бұрын
Masha Allah najiib illhay codkahakuudaayo besaani wadirtee
@shamzacabaaz2463
@shamzacabaaz2463 4 жыл бұрын
Shadiyo io c.fitax dil io dooro soosameeya 🥰
@ikranaliabdi6608
@ikranaliabdi6608 4 жыл бұрын
Challenge dii ama doro so sameyo
@N_F_MUZIC_OFFICIAL
@N_F_MUZIC_OFFICIAL 4 жыл бұрын
Wax Yar Iga Dhiman Walaal Qlli Please Walaal Qlli Igu Caawi 1k Subscribe
@ardomohamed7564
@ardomohamed7564 4 жыл бұрын
shadiyaa maxamad naa. sotis. 💙💚💝💖💓💓💓💓💛💞👍💟💟💗💗💗🖒
@fardowsoaxmed7921
@fardowsoaxmed7921 4 жыл бұрын
Waw c/fitax cod aa ku dhamaaday heesihi hore so qaad nh c/fitax
@cashacali517
@cashacali517 2 жыл бұрын
Maasha Allah shadiyo
@caaishoisxaaqibrahiim183
@caaishoisxaaqibrahiim183 4 жыл бұрын
Wlh dhamantina wa wada shidantihin ale haidin xafido qasatan shahdideyda an adka ujclhy💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗
@nasraeden2196
@nasraeden2196 4 жыл бұрын
Shaadiyo caawa waxanba is dhihi kartaa magool wad dhaafty
@yuusufhaashi9970
@yuusufhaashi9970 4 жыл бұрын
Najib number 1 shadiyo number 2 abdifitax 3aad nosobadiya
@jaamacwarsamexogiyoxarabo4826
@jaamacwarsamexogiyoxarabo4826 4 жыл бұрын
Faraxad ku nolada
@roodoabdullahi220
@roodoabdullahi220 4 жыл бұрын
Qoslkii aadunka
@Khaalidcade01
@Khaalidcade01 4 жыл бұрын
Zandan bss tagtay shoodhshygi wlhy famil quruxbadan thn farxadiinasn idinku hnblynyas
@mumtazmumtaz4084
@mumtazmumtaz4084 4 жыл бұрын
Shadiyo sharaf inta racsan lof Isar
@Become_Skiller_Technology
@Become_Skiller_Technology 4 жыл бұрын
Inta iga dambeysa oo jecel barashada technologyda kusoo biira channlkeygana kuna baro free
Get 10 Mega Boxes OR 60 Starr Drops!!
01:39
Brawl Stars
Рет қаралды 14 МЛН
路飞太过分了,自己游泳。#海贼王#路飞
00:28
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 43 МЛН
SCHOOLBOY. Последняя часть🤓
00:15
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 11 МЛН
Пройди игру и получи 5 чупа-чупсов (2024)
00:49
Екатерина Ковалева
Рет қаралды 1,5 МЛН
challeng Aad u qosol badan Xasan Tob Iyo Najiib Aadan Najiib iyo Ani
16:56
Captan baara official
Рет қаралды 33 М.
SHAADIYO SHARAF OO NAAG KALE U GUURINAYSA ABDFITAH YARE ARIN LAYAAB LEH QOSOLKA ADUUNKA
16:18
KABTAN BAARA OO KA YAABSADAY ABDIFITAH YARE IYO SHAADIYO SHARAF QARAAXADA ADUUNKA
12:50
SHAADIYO SHARAF BAABA JEY & KABTAN BAARA KAFTAN IYO KARBAASH QOSOLKA ADUUNKA
14:40
Barbaarta Media Show BMS
Рет қаралды 77 М.
ABDIFITAH YARE IYO SHAADIYO SHARAF CHALLENGE HEESO HINDI QOSOLKA ADUUNKA
17:30
Abdifitah Yare Official
Рет қаралды 55 М.
Get 10 Mega Boxes OR 60 Starr Drops!!
01:39
Brawl Stars
Рет қаралды 14 МЛН