No video

CHALLENGE IDIRISKA II TAABO ABAABALA BIG GAME

  Рет қаралды 147,978

Captan baara official

Captan baara official

Жыл бұрын

Пікірлер: 538
@DeeqMaalMedia10
@DeeqMaalMedia10 Жыл бұрын
Hadaa u jeedo magaca Nabigeena Muhammad ❤ﷺ❤ like sara💔🤲
@umusamiir2495
@umusamiir2495 Жыл бұрын
Salalahu caleyhim wasalim ❤❤❤❤
@mahadpio8177
@mahadpio8177 Жыл бұрын
@bisharoabdulahihassen6755
@bisharoabdulahihassen6755 Жыл бұрын
Salallahu Calayhi Wasalam ❤❤❤❤
@maryanhappy5356
@maryanhappy5356 Жыл бұрын
Nabiga ugu danbeyey waa nabi maxamed scw
@cabdisamed47sampa99
@cabdisamed47sampa99 Жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw
@Goat_zaki
@Goat_zaki Жыл бұрын
HadaL AfkaaGa Kaso Baxa Waxa Ugu Wngsn SaLiga RasuulkeNa Muxamed scw ‎ﷺ 💖
@RASHKAVIP
@RASHKAVIP Жыл бұрын
Salalahu calayhi wasalam ❤️
@dheemancabaase4910
@dheemancabaase4910 Жыл бұрын
44
@abdullahicagayare9763
@abdullahicagayare9763 Жыл бұрын
Scw
@cadnaanmarco1086
@cadnaanmarco1086 Жыл бұрын
Scw
@abdirizakqoslaaye6415
@abdirizakqoslaaye6415 Жыл бұрын
😂😂😂 Ninka lagu Faaa iiday KABTAN BAARA dheel lee Alaabala cunayo 😂😂😂 Emotional 😂😂
@abdiwahid997
@abdiwahid997 Жыл бұрын
Kabtan mahadsanid dadki aan codsanay wa noo keentay Adiga iyo baba jey we love you guys from manasota 😍
@hajihassanyassin1653
@hajihassanyassin1653 Жыл бұрын
Idiriska ii taapo waa nin talent leh oo aad u qosol badan keep going 😂
@Jaja-fw8jl
@Jaja-fw8jl Жыл бұрын
Cabtan baara cawa qosolku iga dhameye best comedian😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@GAANI.
@GAANI. Жыл бұрын
The best person ever and the most knowledge able and the most shine all created prophet MOHAMED ❤️SCW( ( صلى الله عليه وسلم
@apdulrasheideid1794
@apdulrasheideid1794 Жыл бұрын
*The best person ever the most knowledgeable and the most shine all Allah created is Prophet* ﷺ ﷺ ❤ ❤ 🕋🕋
@RASHKAVIP
@RASHKAVIP Жыл бұрын
Salalahu calayhi wasalam ❤️
@bisharoabdulahihassen6755
@bisharoabdulahihassen6755 Жыл бұрын
Salallahu Calayhi Wasalam ❤❤❤❤
@dadirabdalla7694
@dadirabdalla7694 Жыл бұрын
😂😂😂😂 baaruud iyo idiriska ii taabo abaabala baabajeey wlhi waanaga qosliseen ilaahey hanii xifdiyo 😂😂
@salmaantaliye8418
@salmaantaliye8418 Жыл бұрын
Bara Wan ku salamay waxan ku ahay tagere waxan ku rajeyna hor Mar wacan the legend
@nawaliita9702
@nawaliita9702 Жыл бұрын
Captanka ciyarta xalwo ka badal ukun ka dhig 5 bisil io 5 cerin ah 😂 dharka ka haley 😮 lcg kama qasarin markas 😢😅😅
@cumarbulshaawi4918
@cumarbulshaawi4918 Жыл бұрын
Captan bara libaax waye xaasidnimo mayaqaano wlhi daacad uciyaatoya😂😂😍
@saciidooww
@saciidooww Жыл бұрын
Nio Abaabala Cuqdad badanaa Aan Arkaba Ficil Uu Ka Hadlaa Kabtan baara Masaakiin ah Wlhi
@xamdiabdullahi224
@xamdiabdullahi224 Жыл бұрын
Idiriska ii taabo waa qof qalbi fcn maasha allah🥰👌kabtan baara caadi matihid niyoow game aadan ku jirin ma macaano😆😂sida loo dafay oo afka loogu toosiyay😆😆😂
@cadanyare7424
@cadanyare7424 Жыл бұрын
😂😂😂iduriska wllhi funny 😄
@cumaraaxmad474
@cumaraaxmad474 Жыл бұрын
ayyyy se cml heee captain paara hhhhh m.a geeep going my brother's
@saamiyocali2185
@saamiyocali2185 Жыл бұрын
walahi caawa qosola la dhiman gaare keep going kabtan😅😅😅🥰
@mascutt1055
@mascutt1055 Жыл бұрын
This is my fv.challenge Big Fan Taliye Captain BAARA
@Amiir88
@Amiir88 Жыл бұрын
Ciyaarta waxaa qaladka leh baabajey ediriska waa la siiye lkn qaladka waa babajey
@salatabdi1606
@salatabdi1606 Жыл бұрын
Anyway I love your challenge ❤❤❤❤😂😂👍👍👍
@mulkihassan43
@mulkihassan43 Жыл бұрын
1 iyo 2 iyagana eber wye ku laah 😂😂😂😂idiriska lengend
@souhailaelmi3606
@souhailaelmi3606 Жыл бұрын
Walal albab kasta oo xiran Allah ha kukuu furo murugadana farxad haku badalo culeys kasto oo idin heysta alaah idika dulqaado iku caawi Hal subscriber lacag maahan sxb somaali waa soomaali All love❤❤❤
@exfasqari..falaaraha__raac7910
@exfasqari..falaaraha__raac7910 Жыл бұрын
Baaba iyo idriska qalad gasheen iska ilaaliya qaladkaas cml keep going to action bro k paara
@foosiyoahmed7592
@foosiyoahmed7592 Жыл бұрын
Wllhi wayligay saan uma qoslin intaan youtube daawanyey keep going guys wllhi you made my day guys ❤️❤️❤️😂😂😂😂
@feysaldaacad2422
@feysaldaacad2422 Жыл бұрын
hhhhhh
@kaafioffial8252
@kaafioffial8252 Жыл бұрын
Dhinaciisa waaye sarcomas dhigaayo 😄😄
@nasirmuhumed4883
@nasirmuhumed4883 Жыл бұрын
Captain bara wanku wataa sxp 200k soon i. A
@shukrihassan5987
@shukrihassan5987 Жыл бұрын
Aaayay dhareeeraa iga yimid waaalhi hadaaan xalaalka ka dirsaday from Canada 🇨🇦
@cabdalleboss3973
@cabdalleboss3973 Жыл бұрын
Kkkk
@libansharmake1483
@libansharmake1483 Жыл бұрын
Geedaan gacantaa naguu qaboo kulahaaa idiriskaa🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@ahmedabdirahman8444
@ahmedabdirahman8444 Жыл бұрын
Ninka kaliya GAME-ka Dadka ka qosliya Mr II TAABO, ku lahaa Anagu Boombalo Maan Nahay😂
@AbdiwaliMF2024
@AbdiwaliMF2024 Жыл бұрын
Idiriska subag jeclaa bakeeri subaga siiya asaa subag ka ordaahe 😂😂😂
@engrmudey21
@engrmudey21 Жыл бұрын
Funny game ku celiya game kaan🤣🤣
@abdijabar10
@abdijabar10 Жыл бұрын
New score 😅 Captain baara 8 xiriir ah😂
@calicabdinasir9852
@calicabdinasir9852 Жыл бұрын
idiriska wlhi lagan thy abadkaaga farax sanow✌️🤣
@kaafioffial8252
@kaafioffial8252 Жыл бұрын
Hhhhh baaba fany man keep going
@xasanabdirahman7451
@xasanabdirahman7451 Жыл бұрын
Kkkkk Dadaa is Helay Nabee Keep Going Captan baara Legend
@hajikorneltube5694
@hajikorneltube5694 Жыл бұрын
Kkk part 2 so same intiina lee qosol u dhintay cawa Ababala iyo idiriska ittabo
@nuurlaki2406
@nuurlaki2406 Жыл бұрын
Idiriska itaawo funny weeye wllhi☝
@haashimyare1466
@haashimyare1466 Жыл бұрын
4:24 the mugdi man kulaha 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@abdirahmanmohamed7344
@abdirahmanmohamed7344 Жыл бұрын
Captaan baara walaalkeey sheekada😂 dhaadhan aatuyeelee adiiga baba jeey walaahi waa wadiin❤. Hoori usocda
@ryrichezahmed1948
@ryrichezahmed1948 Жыл бұрын
Idiriska youtube malaha myaa
@munamoher926
@munamoher926 Жыл бұрын
Meshi xalwda lkla dafaayey idiriska sixnigu daafyy isgu 😅😅😅
@shoobare460
@shoobare460 Жыл бұрын
waweynka iskugu imaday wlhi wa idin tagera form germany❤️🇩🇪🇸🇴🙏
@hanadadancibaar6318
@hanadadancibaar6318 Жыл бұрын
Legend idiriska iitabo wa watA
@cumarahmed5098
@cumarahmed5098 Жыл бұрын
Part 5 abaabala vs baabajeey idriiska itaabo vs cabtan baaraa
@salmanbiway685
@salmanbiway685 Жыл бұрын
Sax Waaye Kabtan Baraa 4 iyo 4 Ayay Cuneen
@mustafakosovo5936
@mustafakosovo5936 Жыл бұрын
Kabtan Baaara wlhi Funny weeyaan😅😅😅😅
@HassanHassan-no7iy
@HassanHassan-no7iy Жыл бұрын
Ala jecelyaa MARSHAALE YARE, ABAABALA , IDISKA II TAABO IYO KABTAN BAARA OO HAL VIDEO ISKU HELA 😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@abdikadirugaas7628
@abdikadirugaas7628 Жыл бұрын
Captanka booming up
@naqiilmedia7670
@naqiilmedia7670 Жыл бұрын
Sxp idiriska waan taageersanahy sooceli markale
@omarshariif1342
@omarshariif1342 Жыл бұрын
Abaabala saan iskula jireena hda saan ufiicanthy kulaha😀😀
@lihaancadey1030
@lihaancadey1030 Жыл бұрын
idiiris iyo babajey tuugo waye wax dafow😂😂😂😂
@mohajunior4135
@mohajunior4135 Жыл бұрын
Captan baara bro dar ale iga qoslisa❤ wku wata kusoco sidan update ina ahatana wa wx aan rabno legenow🥰✌️
@raliaabdikontoma9783
@raliaabdikontoma9783 Жыл бұрын
MashaaAllah ❣️ ❣️ ❣️
@waanwiiyare3628
@waanwiiyare3628 Жыл бұрын
Ahey
@jaamici1984
@jaamici1984 Жыл бұрын
Captain Baara the lagend
@muntazissa6837
@muntazissa6837 Жыл бұрын
somalidi caqli caruur bay noqden bal inta feedhah leeg yahay iyo game caruured ciyarayan eega wadankoodiina wa gubana dadkoodi wa gaajoonaya subaxna allah koonfuray quus ba tihin
@ashaabinali2137
@ashaabinali2137 Жыл бұрын
😂😂😂😂 manooli dhulka jiifa please 🙏 saan noogu wada lkn baaba raali galin waa inad bixisaan asaga iyo idiriska anyway waa idin wataa lkn saan noogu wada markale noogu celiya abaabala iyo idirska iyo kabtanka❤❤❤
@drsnafiis8666
@drsnafiis8666 Жыл бұрын
Kaptan iyo ababala waka qaldan tihin sorre 🥺 🫂 kaptan
@sahrahassan7387
@sahrahassan7387 Жыл бұрын
Wlhi challenge jigaan waaba ku heestaa horey usoco walaalkeey kabtan baara 🥰🥰
@cabdirahmaansiciid7723
@cabdirahmaansiciid7723 Жыл бұрын
Wllhi ANOO DAWANINAA. HORAY KOQOSLOOYAAA😂😂😂😂IDIRISKA KABTAN BARA 😁😁😆😆🤣
@deeqmuse136
@deeqmuse136 Жыл бұрын
Kabtan booto ayaa igu disay whi qosol ayaa ka bixiwayey kkkkk ilahay ha idin xafido hore uu soco
@abdirizakqoslaaye6415
@abdirizakqoslaaye6415 Жыл бұрын
😂😂😂😂 Thank you KABTAN BAARA Dadkii xalay kaa dalbaday waad keentay Nio Aan kula kaftamee Ataantaan Update tahay m.a ee Shaftadii KZbin ka maa ku Gaartay 😂😂 IDIRISKA ii TAABO 😂😂😂😂 umadeena ma ahan
@shaa.shaa.632
@shaa.shaa.632 Жыл бұрын
Kaptan baara legend ayaa tahay waaku wataa lpx inkastoo baaba jeey idin dulmiyay abaabala katasho qofkale soo wado sida MURZAL CML ABAABALA XABAD KAAMA RAACO WLLEEE
@gaduudka10
@gaduudka10 Жыл бұрын
Masha Allah
@abdikaafimoxamedabdilahi3330
@abdikaafimoxamedabdilahi3330 Жыл бұрын
Baba rashinkan oo hawen waliba aad baxine ogow aqiro in lagu wey diin dono dad anan bahnen ayad sineysa lkn dad ban gajo kusexanayo 🤲
@cabdalleboss3973
@cabdalleboss3973 Жыл бұрын
Kkk xalwo raashi maahane dadka baahan allaha quudiyo
@inaadarwish206
@inaadarwish206 Жыл бұрын
Omg the guy with the yellow is killing himself with all that sweets
@maslahbille5249
@maslahbille5249 Жыл бұрын
😂😂😂😂ii tabo lee❤
@ahmedyasin6580
@ahmedyasin6580 Жыл бұрын
Ano hurdi raba daawaday wlh sida uqoslayay 😂
@mohamedomar6294
@mohamedomar6294 Жыл бұрын
Fantastic 4🙏
@hodanqaaliquman4711
@hodanqaaliquman4711 Жыл бұрын
Wlhi waan fuuray
@politanodaadir1160
@politanodaadir1160 Жыл бұрын
From abaala😮
@cabdirahmaansiciid7723
@cabdirahmaansiciid7723 Жыл бұрын
Kabtan BARA WAAN KU WATA ADI IDIRISKA IYO BABA JEEY 😆😂😂😂😂🤟🤟🤟
@drsnafiis8666
@drsnafiis8666 Жыл бұрын
Kabtan bara cawa qosolka igadhameysay🥰😅🤣🤣🤣
@bashiircaydiid1711
@bashiircaydiid1711 Жыл бұрын
Kkkk hore u socda waxaa tihiin afar madadaalo miidhana waligiin saad isku jeceshiin isku jeclaada mnsh allaah
@saynabmaxamuud9390
@saynabmaxamuud9390 Жыл бұрын
Keep going awooweyaal
@salaadnuur1478
@salaadnuur1478 Жыл бұрын
Walahi ababala waad iga yaabsateen adiga iyo idriiska
@apdishakuryare3679
@apdishakuryare3679 Жыл бұрын
Saan uqoslaayay ilaahow jiis iga dhig kulaha baabajey🤣
@emwhymaalim5668
@emwhymaalim5668 Жыл бұрын
first comment 🥰🥰 idiriska iitapo🤣🤣
@wadankawaakeeni2415
@wadankawaakeeni2415 Жыл бұрын
Next blz Kabtan waa u bognee isla teamkiina lee insha allah bro
@aminyano5336
@aminyano5336 Жыл бұрын
Markasto kaptanka iyo ababala iyo kusodar
@mobulhanlyrics1720
@mobulhanlyrics1720 Жыл бұрын
Kabtan caawa tan cayaar ma aha waa lagu khiyaanay illahay wajigis kk kk kk
@yussufibrahiimsahiid5618
@yussufibrahiimsahiid5618 Жыл бұрын
Waliga haka shakinin nin madhow
@omarmohamedabdi7822
@omarmohamedabdi7822 Жыл бұрын
Kkkkkkkk Best game captain HORAY Usoco sxb 👏 Adiga iyo teamkada Caawa Waa Another level 🎚️
@maryanhassan7716
@maryanhassan7716 Жыл бұрын
Kabtan baara masha Allah qosalki qof ah 😂😂😂😂😂😂😂😂
@ruqiyahassan5437
@ruqiyahassan5437 Жыл бұрын
❤baara your legend keep going ❤😂
@dhiirigaliyeofficial1751
@dhiirigaliyeofficial1751 Жыл бұрын
Kaptan bara com son 200k i.a guul mar kisto🥰
@ahmednasir716
@ahmednasir716 Жыл бұрын
Abaabala igaarkey baara baahiya ku dishay kkkkkkk
@Bella-pu3lb
@Bella-pu3lb Жыл бұрын
Baba jey Waad qaldan tahay
@ahmed-sahal7795
@ahmed-sahal7795 Жыл бұрын
Ababala mar waliba ciyaarta kuma fiicno ee boskiisa qof kle ku so badala idiriska waa wasanahee
@abdiwaxidshekhcumar7547
@abdiwaxidshekhcumar7547 Жыл бұрын
Idiriska itaabo wlh waa FUNNY 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@user-fv8wg6fe4q
@user-fv8wg6fe4q Жыл бұрын
Abaalala Xataa Malintii Asi Iyo Mursal Wuu Dafay Pizza Tana Ayadana Sidaas Oo Kale Lee Waye
@naaninaani4652
@naaninaani4652 Жыл бұрын
Baaba jeeey team kaga wuu qaldan yahy zxp
@ismaaciil.mxamedsiidow1611
@ismaaciil.mxamedsiidow1611 Жыл бұрын
Kabtn walaahi waankuugufaanaa
@mahamudmudey657
@mahamudmudey657 Жыл бұрын
Baaba jey iyo idiriska baa idinka saxan walalihin waaye wax ha idin cunan maxa 😂😂😂
@salmanuuraa3654
@salmanuuraa3654 Жыл бұрын
Ayyyy I love you idiriska😂😂😂😂
@abdulrizakomar1031
@abdulrizakomar1031 Жыл бұрын
All best brother you make my days so nice wallahi continue that game
@faizacutie2144
@faizacutie2144 Жыл бұрын
Please afartin le rabna 😂😅😅 cawa zaid u qosley wlh
@caashacuud6769
@caashacuud6769 Жыл бұрын
Keep going wllkey mcn from marko cadey 🥰❤
@Muqtaar867
@Muqtaar867 Жыл бұрын
Wow ❤congratulations brov for 200k subscribers
@abdiwaxidshekhcumar7547
@abdiwaxidshekhcumar7547 Жыл бұрын
Baba jeey iyo idiriska 🚫🚫🚫🚫🚫🚫🚫🚫🚫🚫🚫🚫🚫🚫🚫🚫
GHALLENGE XAlWO BAAQULi  BOY IYO MURSAL IYO BAABA JEY MAXA KALA QABSADAY
14:57
Captan baara official
Рет қаралды 170 М.
IDIRISKA II TAABO IYO KABTAN BAARA BIG GAME BAROOSTA
20:54
Baaba Jeey
Рет қаралды 184 М.
Пройди игру и получи 5 чупа-чупсов (2024)
00:49
Екатерина Ковалева
Рет қаралды 1,7 МЛН
Harley Quinn's revenge plan!!!#Harley Quinn #joker
00:59
Harley Quinn with the Joker
Рет қаралды 7 МЛН
Meet the one boy from the Ronaldo edit in India
00:30
Younes Zarou
Рет қаралды 10 МЛН
女孩妒忌小丑女? #小丑#shorts
00:34
好人小丑
Рет қаралды 20 МЛН
IDIRISKA II TAABO OO KA DHERGAY KABTAN BAARA BIGA GAME
14:27
Captan baara official
Рет қаралды 179 М.
Пройди игру и получи 5 чупа-чупсов (2024)
00:49
Екатерина Ковалева
Рет қаралды 1,7 МЛН