No video

CHALLENGE KII UGU ADKAA BARA IYO BAABA….?

  Рет қаралды 277,883

Baaba Jeey

Baaba Jeey

Жыл бұрын

Пікірлер: 1 800
@ASAD.HAJIO27
@ASAD.HAJIO27 Жыл бұрын
Wax.walba waxaa ka macaan Qur.aanka Aleh yaa igu raacsan 🖐 ❤️ 💖 💓 💕 ♥️
@hudachanel2495
@hudachanel2495 Жыл бұрын
Wllo subscribe isar please
@ishosidoecabdallasidowcabd8074
@ishosidoecabdallasidowcabd8074 Жыл бұрын
Xaa aniga 😍 aya kugu racsan wanna run
@mohamedibraahim6013
@mohamedibraahim6013 Жыл бұрын
Ani
@ifraxfaraxcabdi1438
@ifraxfaraxcabdi1438 Жыл бұрын
Anaa kugu racsan
@user-np3nq7hs3c
@user-np3nq7hs3c Жыл бұрын
@@ifraxfaraxcabdi1438 the
@camir__DI
@camir__DI Жыл бұрын
Jeekey ino casuum, inta igu raacsan 🌍 ismuujiya😁😁😁
@abdinuurhasan8870
@abdinuurhasan8870 Жыл бұрын
Inyow
@dhehabeautychannel1103
@dhehabeautychannel1103 Жыл бұрын
Yees jekey blmi
@zamzamsfood5192
@zamzamsfood5192 Жыл бұрын
Asc walalhey chanelkeen Soo booqda Kheyr Aduun Iyo Mid Aaqiro Allah Idinsiiyo Insha Allaah💜🥰🤲
@aswaannalka2166
@aswaannalka2166 Жыл бұрын
Plz part 2😂 Qosol from Belgium😂
@apdulrasheideid1794
@apdulrasheideid1794 Жыл бұрын
Ku Sali Nabigena *The best person ever the most knowledgeable and the most shine all Allah created is Prophet Muhammad* *ﷺ ﷺ ﷺ* ❤ ❤ ❤ ❤
@xawochannel2020
@xawochannel2020 Жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw
@fadumosharif2909
@fadumosharif2909 Жыл бұрын
Scw scw,scw
@ayanabuukar4776
@ayanabuukar4776 Жыл бұрын
Scw
@cumeerfans941
@cumeerfans941 Жыл бұрын
The best person and the most knowledgeable and the most shy all allah created is our prophet Muhammad 😍😍❤❤صلي الله عليه وسلم
@arkeofficialpro2722
@arkeofficialpro2722 Жыл бұрын
Scw scw scw
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 Жыл бұрын
Sallalaahu caleyhi wasalam
@ayanabuukar4776
@ayanabuukar4776 Жыл бұрын
Scw
@daacad-shariif
@daacad-shariif Жыл бұрын
Scw
@bisharoabdulahihassen6755
@bisharoabdulahihassen6755 Жыл бұрын
Salallahu Calayhi Wasalam ❤️
@amiinmadaaz6500
@amiinmadaaz6500 Жыл бұрын
Never give up babajey dadaalkaga laba jibaar 🇸🇴🥰❤️
@cabdixakiim718
@cabdixakiim718 Жыл бұрын
😅 Wax aan xaajo rag wax ka aqoon baa ku helay. Waxa roonayd labadii u dambeeyey markuu ku guulaystay, inuu mid ahaan kuugu cumaamado.
@fuadfarhan1160
@fuadfarhan1160 Жыл бұрын
Fartuun balbalaarka u balami😂😂😂
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its Жыл бұрын
Nabigii ugu dulqadka badna ugu khayrka badna ugu naxariista badna intu ilahay aburay oo dhan waa nabi Muhammad Sallallahu Calayhi wasallam (SCW) igula salliya subanah🥰💞🕋
@kingcj555
@kingcj555 Жыл бұрын
scw scw scw
@cumarmaxamed-mf5jf
@cumarmaxamed-mf5jf Жыл бұрын
Scw
@cumarmaxamed-mf5jf
@cumarmaxamed-mf5jf Жыл бұрын
Scw
@cumarmaxamed-mf5jf
@cumarmaxamed-mf5jf Жыл бұрын
Scw
@runbadanchannel5987
@runbadanchannel5987 Жыл бұрын
Abyo you tubka subscribe iso saar illahey dartii
@aligogeesade2878
@aligogeesade2878 Жыл бұрын
😁😁😁 Bara illaahoow kuudaaweey wlhi iimaanka ayuu iga soo riday kkkkk
@fardowsafarah
@fardowsafarah Жыл бұрын
Masha allah this so funny keep going I like the challenge❤️❤️❤️❤️👍👍
@zamiiradagan5968
@zamiiradagan5968 Жыл бұрын
The best person and the most knowledgeable and most shy all allh created is our prophet mohamed scw صلي الله عليه وسلم
@abdilahiyusuf5779
@abdilahiyusuf5779 Жыл бұрын
Yackoo Iyo Kabtanka Soo fadhiisi Habeen Danbe 🤣🤣
@guledabshir2916
@guledabshir2916 Жыл бұрын
Bring on shaadiyo sharaf next. Greetings from Berlin Germany.
@wlaldeco27___28
@wlaldeco27___28 Жыл бұрын
Part two challenge qorsal badan from Holland 🇳🇱
@moha_ali_warsame
@moha_ali_warsame Жыл бұрын
Hadaad Muslim Dhaba TahaY Kusali Rasuulka Walal Scw Scw Scw Scw Scw Scw❤😢😢
@fasuuminsaha7918
@fasuuminsaha7918 Жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw ❤️❤️❤️❤️❤️
@runbadanchannel5987
@runbadanchannel5987 Жыл бұрын
Wll you tubka subscribe iso saar illahey dartii
@sacdiyociribey1450
@sacdiyociribey1450 Жыл бұрын
Salalhu caleyhi wasalam
@fadumosharif2909
@fadumosharif2909 Жыл бұрын
Scw scw scw scw
@fadumosharif2909
@fadumosharif2909 Жыл бұрын
Scw scw scw scw
@ibrahimhassan3534
@ibrahimhassan3534 Жыл бұрын
Fartun Balbalarka ubalami. Ciyartas wey adhkaneysaa 😂😂😂😂
@zakiraaso4301
@zakiraaso4301 Жыл бұрын
Alah haku siiyo iimaankii nabi ibraahin shafeecadi nabi muxamad quruxdii nabi yuusuf maalkii nabi sulaymaan xigmadii luqmaan dulqaadkii nabi daa uud xoogii nabi muuse xishoodkii cismaan binu cafaan geesinimadii khaalid binu walid hadal yaridii ibnu cabaas cilmigii bukhaari waa duco aad umihiima walaal In shaaa Allah intaasba Allah nagu deeqa Amiin Yaaa Allah
@sabrinhaji6479
@sabrinhaji6479 Жыл бұрын
Shaadiyo sharaf aa sugyna part two🤣🤣
@abubokorbile9818
@abubokorbile9818 Жыл бұрын
Ciyaar waa galin danbe, baba jeey inuu dhareer kaa imaado baa ka danbeesey 🤣🤣🤣🤣
@boqordaqruxda3390
@boqordaqruxda3390 Жыл бұрын
War naga daaya challenge-kaan dhuun yuq yuq nagu dilee 🤣🤣
@usaame.1m384
@usaame.1m384 Жыл бұрын
Dhareerka iga Dhamaday wlhi.😂👏
@aminadaudabdi8383
@aminadaudabdi8383 Жыл бұрын
Hhhhh ha walhi 🤣🤣🤣
@kulmiyebarqadle9887
@kulmiyebarqadle9887 Жыл бұрын
@@usaame.1m384 kkkkkk
@aarantelecom4985
@aarantelecom4985 Жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@mushtaqbeyb1336
@mushtaqbeyb1336 Жыл бұрын
Kkkk
@issfahaan718
@issfahaan718 Жыл бұрын
😅😅😅😅😅 babjaye ❤ shacatiro illahaye ha ku Xafdo
@mmerji6857
@mmerji6857 Жыл бұрын
The best person ever knowledgeable, merciful, and honourable ALLAH created has MohameTt (NNKH) in the world
@mamaabdiwahid8224
@mamaabdiwahid8224 Жыл бұрын
The two great guys pls nosobathi baba❣️
@abdullahisse9127
@abdullahisse9127 Жыл бұрын
Another game I loved keep going
@abdirahmanahmad6640
@abdirahmanahmad6640 Жыл бұрын
15:01 ilaaheyow Nooo KULAHAA 😂😂😂
@JackCadnaan-d3t
@JackCadnaan-d3t Жыл бұрын
ISTAQFURRULAH 😂😂 WAR ADAA NIN CUNAA FARAHA LAGASHEE
@majidcade4733
@majidcade4733 Жыл бұрын
The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad scw scw 🙏🙏
@atootowjr9455
@atootowjr9455 Жыл бұрын
Dad waa weyn ayaa tihiin isku xishooda waxaa ka jiro dad abaar heysato wax la cunin heysanin marka xishoodka waa muhiim baaba jeeey captan baara🙏🙏
@samarahussein9772
@samarahussein9772 Жыл бұрын
Qof abarheso maba firsado KZbin
@nasramohamud1629
@nasramohamud1629 Жыл бұрын
Far kaliged fool madhaqdo maybe inuu wax baxsaday sidaas hau fikirin wll Kuwaasna allihii abuuray hau gargaaro I.a
@MADARA111
@MADARA111 Жыл бұрын
Nin wlaana tahey qofka marku cuntada qasaarinaayo ayaa la dhahaa waxan lkn dad cuntadi cunaayo ku raxesanayo alxm dhahayo maxa ka rabtaa intas ka bdn
@hibaali4666
@hibaali4666 Жыл бұрын
Runta waaya
@ahmettkeeyoow155
@ahmettkeeyoow155 Жыл бұрын
Cuntada aa challenge ku dhelesiin dad Ayaa Ka baahan wllhi 🥺🥰🤞
@deeqoilwad3099
@deeqoilwad3099 Жыл бұрын
hadabo malagu ciyarayaa wabo lacunayeee
@ikraambashiir5105
@ikraambashiir5105 Жыл бұрын
Kaptan baara came back waali ah sameysay baaba jeey sheekada haday chiken imaatay team baara wax lagama qaban karo👋🤣🤣🤣
@alifashionofficial113
@alifashionofficial113 Жыл бұрын
Allah idin Daaweyo wxkle idin dhahaayo malahn💯💯
@muniir3654
@muniir3654 Жыл бұрын
Baaba walaal sidaan maaha, iyadoo wadanka ay ka jirto abaar aad u daran, caruur badan ay nafaqo daro u dhinteen inaad cunto soo galiso weliba challenge dharag dhacsi ah, qoysas badan oo soomaaliyeed caawa guryahooda aan wax dab ah laga shidin.
@malabey197
@malabey197 Жыл бұрын
Inna lillaahi wa inna ilaayhi raajicuun 💔 wlhi Qoraalkaaga waa i taabtay 😭😭
@mustafamuhidin495
@mustafamuhidin495 Жыл бұрын
Runta kahadashay bro
@somoshDelAhmed
@somoshDelAhmed Жыл бұрын
SubhanAllah walahi waaa cajiib xadhalkagaaaa........... Alloooow ugargar muslimintaaa
@cambe.jr.10
@cambe.jr.10 Жыл бұрын
Part 2aad fartuun balbalarka🤣🤣🤣🤣🤣
@suldaantaariikhofficial4608
@suldaantaariikhofficial4608 Жыл бұрын
Allah ha idin daaweyo! Kan kale waa laga Roon yahay waayo waxaa idin daawanaayo dad aan awoodin in ay gataan amaba aan heli Karin 😭😭
@jihaanmohamed782
@jihaanmohamed782 Жыл бұрын
Haoyin wll illah un tala saaro wax walbo wad heleysa🥰🥰
@abdisalaam6
@abdisalaam6 Жыл бұрын
Macquul ma ahan be waayo muuqaalka lcgta lugu daawanaayo aa ka bdn
@abdisalanhassan8376
@abdisalanhassan8376 Жыл бұрын
Hhhhh wllhi challenge qosol badan waye soo badi sxp😂😂😂
@cabdinaasir5982
@cabdinaasir5982 Жыл бұрын
Plz Next Balbalaarka 😂😂😂😂
@abdiqani3478
@abdiqani3478 Жыл бұрын
wlhi caawo qosolkii ika dhamaday nex balbalaarka 🤣🤣
@opk9121
@opk9121 Жыл бұрын
baabajeey waa iga qoslisay wallahi😂😂😅😆
@xabiibogeedi3894
@xabiibogeedi3894 Жыл бұрын
Waxa rabnaa shadiyo sharaf😂😂🤣
@dhereye3202
@dhereye3202 Жыл бұрын
Two legends always legends keeps goings challenges cabtan bara and babajey go forwards 💯💪💖
@LIFES.SHORT4000
@LIFES.SHORT4000 Жыл бұрын
🥵🥵🥵🥵
@jamiiloali918
@jamiiloali918 Жыл бұрын
Marsha Allah kabtn
@anisoisack1255
@anisoisack1255 Жыл бұрын
Challenge aan caadi eheen waaye
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 Жыл бұрын
Sallalaahu caleyhi wasalam
@mohamedalisheikh2775
@mohamedalisheikh2775 Жыл бұрын
Fartuun balbalaarka sooqabo
@mohamedmahad015
@mohamedmahad015 Жыл бұрын
Shadiyo Sharaf soo Qabo Baabaa anagu Qosol baan rabnaaye.😂
@qaasimabdimagad2709
@qaasimabdimagad2709 Жыл бұрын
Koming soon 500k
@liibaancabdi2174
@liibaancabdi2174 Жыл бұрын
Baaba dhuuni ma tihid 😂maxaa lafaha cadeenkooda u soo saari weydana 😂 dhareer baa naga keenteen 😂
@yuusuf_hashi22
@yuusuf_hashi22 Жыл бұрын
😂😂😂
@khadroroble7096
@khadroroble7096 Жыл бұрын
hhhh
@maankacadde2068
@maankacadde2068 Жыл бұрын
Keep going proh from mogadishu somalia 🇸🇴🇸🇴🙏🙏🙏🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Weligey qof caan ah ma arkin live lkn caawa 03/ 9/ 2022 wxa arky waa sheeko kleh xgaa iyo liido aktedah
@iftiimiye4745
@iftiimiye4745 Жыл бұрын
muuqaal Kaa yaabin Doona kzbin.info/www/bejne/l3SwoXx6i9R3lZo
@abdifataaxmohamed7307
@abdifataaxmohamed7307 Жыл бұрын
Cabtan paraa wan ku wataa legend horay u soco 🤙
@iftiimiye4745
@iftiimiye4745 Жыл бұрын
Muuqaal Kaa yaabin Doona kzbin.info/www/bejne/l3SwoXx6i9R3lZo
@hiboahmed3528
@hiboahmed3528 Жыл бұрын
Baara dilaa waaye😂😂😂😂 feeraha ayaa ixanuunay sidaa uqoslaayy🤣🤣🤣🤣🤣
@mimi-bs8ku
@mimi-bs8ku Жыл бұрын
Fartuun balbalarka , happy yariisey
@fathiyafathiya8599
@fathiyafathiya8599 Жыл бұрын
Plz part 2 😅😅😂 Qosol 😅 from Belgium 🇧🇪
@fariiddumar2160
@fariiddumar2160 Жыл бұрын
Iwrn byo
@yaasirofficiall4904
@yaasirofficiall4904 Жыл бұрын
Abyo inan kulasoxiriro rawa
@keizermohmoud1351
@keizermohmoud1351 Жыл бұрын
Even me 😂😂😂
@Abdiqadir9
@Abdiqadir9 Жыл бұрын
🤙Me 2 😂
@fhaaj66
@fhaaj66 Жыл бұрын
Yo...I feel tNice tutorials on another level. My heart felt tNice tutorials
@kingabdull581
@kingabdull581 Жыл бұрын
Shadiyo sharaf io baba jeey keen prt 2 😂😂
@faaris736
@faaris736 Жыл бұрын
Saa u fiir sanaayay gaaja iqabatay ba🥰
@iftiimiye4745
@iftiimiye4745 Жыл бұрын
Muuqaal Kaa yaabin Doona kzbin.info/www/bejne/l3SwoXx6i9R3lZo
@suleqaibrahim8777
@suleqaibrahim8777 Жыл бұрын
best chalenge ever 😂😂
@abdinassirdaud466
@abdinassirdaud466 Жыл бұрын
Keep going my brothers 💖💖💖
@mawliid_shabeel7081
@mawliid_shabeel7081 Жыл бұрын
Waa farsamo cusub oo aad masaakiinta ku quudinyside sooowad kaaape😀😀😀
@Nasirproductio4k
@Nasirproductio4k Жыл бұрын
Waxa so qabataa catoosh yare iyo maslaxo 😂😂😂😂
@yazminabdlemoha9389
@yazminabdlemoha9389 Жыл бұрын
Aad io aad fikir fcn😂😂
@nasraabdiraxmaan2382
@nasraabdiraxmaan2382 Жыл бұрын
Kuwasi galin horay ku leefayane😅
@malimalady5875
@malimalady5875 Жыл бұрын
Fartun balbalarka uu balami ninyaho 🤣🤣
@muhabashe6746
@muhabashe6746 Жыл бұрын
Shadiyo sheekhad 😂😂
@yussufkhaliifali8251
@yussufkhaliifali8251 Жыл бұрын
Hàaa good luck forever in your life all the family and you my brother
@queenfarhiya276
@queenfarhiya276 Жыл бұрын
Shaadiyo sharaf u balami 🤣🤣
@najmaalihussein_koos
@najmaalihussein_koos Жыл бұрын
Ani Waa noogay 😂😂😂😂😂😂😂😂
@iftiimiye4745
@iftiimiye4745 Жыл бұрын
muuqaal Kaa yaabin doona.. kzbin.info/www/bejne/l3SwoXx6i9R3lZo
@fatkafatkamoha837
@fatkafatkamoha837 Жыл бұрын
Jekey malahela sxb🙏🤣
@najmaxasan3750
@najmaxasan3750 Жыл бұрын
Part 2 kabta baaro iyo balballaarka 😂😂😂😂😂😂😂😂please
@amraneyahmed6084
@amraneyahmed6084 Жыл бұрын
Shaadiyo
@fardowsaosman2558
@fardowsaosman2558 Жыл бұрын
Shaaadiyo_sharaf❤
@nasramohamud1629
@nasramohamud1629 Жыл бұрын
Balbalaarka keen 😂😂✌️
@iftiimiye4745
@iftiimiye4745 Жыл бұрын
muuqaal Kaa yaabin Doona kzbin.info/www/bejne/l3SwoXx6i9R3lZo
@ismaacilcali1725
@ismaacilcali1725 Жыл бұрын
War waa maxay Jakarta. Waa shirki subxanalaah.
@JackCadnaan-d3t
@JackCadnaan-d3t Жыл бұрын
HWEEN DAMBE KULAHAA BARA CAADI MA AHAN🤣😅😅😅
@sacdiyomaxamed3853
@sacdiyomaxamed3853 Жыл бұрын
Fartun noo keen😂😂
@iftiimiye4745
@iftiimiye4745 Жыл бұрын
muuqaal Kaa yaabin Doona kzbin.info/www/bejne/l3SwoXx6i9R3lZo
@naimaafgub4090
@naimaafgub4090 Жыл бұрын
Shadiya keen babajey 🤣🤣
@iftiimiye4745
@iftiimiye4745 Жыл бұрын
Muuqaal Kaa yaabin Doona kzbin.info/www/bejne/l3SwoXx6i9R3lZo
@moladane3552
@moladane3552 Жыл бұрын
Cadoosh yare iyo Maslaxo keen , inta igu raacsan farta taaga
@yuusufibraahim7560
@yuusufibraahim7560 Жыл бұрын
Baaquli boy iyo Abaabalaa sooqawo waanku bariyaa baaba jeyow
@wllnevesofficial898
@wllnevesofficial898 Жыл бұрын
Shadiyo sharaf 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@aishamohamed2507
@aishamohamed2507 Жыл бұрын
Part:2 balbalaarka soo balami😂😂
@fadumarage7391
@fadumarage7391 Жыл бұрын
Balbalaarka soo balami
@ahmettcosta4731
@ahmettcosta4731 Жыл бұрын
Fartuuun Bal Balaaarka 😂
@Armansmicer
@Armansmicer Жыл бұрын
500k coming soon ✅🔥
@asmacabdullahi4771
@asmacabdullahi4771 Жыл бұрын
Shadiyo u balami 😂😂
@iftiimiye4745
@iftiimiye4745 Жыл бұрын
muuqaal Kaa yaabin Doona kzbin.info/www/bejne/l3SwoXx6i9R3lZo
@calipheabdow6608
@calipheabdow6608 Жыл бұрын
Guys U forget bismi Allah.
@iftiimiye4745
@iftiimiye4745 Жыл бұрын
muuqaal Kaa yaabin Doona kzbin.info/www/bejne/l3SwoXx6i9R3lZo
@ibraahimibrayare
@ibraahimibrayare Жыл бұрын
Kabtan baana iyo idriskaiitaabo isku balami blz sxb mcn 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@MaxamedCali-oc1qp
@MaxamedCali-oc1qp Жыл бұрын
Pls part two
@caashojamaal8348
@caashojamaal8348 Жыл бұрын
Baba whalhi waa kujeclahay waana farax sanahay sawab too ah qof ka uhoreyay oo Arkay muqal kaga m.a Baba waa ku tager sanahay whalhi waxa yar Aa kula kaf tamo Ee weiso car fosa 🤣😅 kkkkkkk
@babatakur3514
@babatakur3514 Жыл бұрын
Aniga xata adigan kujeclahy😢😢
@caashojamaal8348
@caashojamaal8348 Жыл бұрын
M.a
@daahiryacquub7809
@daahiryacquub7809 Жыл бұрын
calooshaa ka dhareerayaaa
@caashojamaal8348
@caashojamaal8348 Жыл бұрын
Kkkkkkk oocada
@daahiryacquub7809
@daahiryacquub7809 Жыл бұрын
haa wllhi tii iidubi laheed gacanta laguma haayo allah ha sahlo soo duceeya i.a
@abdinasir____k9909
@abdinasir____k9909 Жыл бұрын
Kumanaan soomaali ah In Maanta U dhimanayaan Gaajo Darteed iyo oon dartii Ma Ogtihiin?!😭
@nasramohamud1629
@nasramohamud1629 Жыл бұрын
Far kaliged fool madhaqdo maybe inuu wax baxsaday sidaas hau fikirin wll Kuwaasna allihii abuuray hau gargaaro I.a
@ahmd6467
@ahmd6467 Жыл бұрын
woow challenge gan waa ka helay soo badiya kkkkkkkkkkkkk
@AbdiMoh797
@AbdiMoh797 Жыл бұрын
Wll yacko keen ana lafaha la jeclade hhh
@nafisomire7071
@nafisomire7071 Жыл бұрын
Shadiya keen qosol baan rabnaaye
@salmanaamiin5849
@salmanaamiin5849 Жыл бұрын
Paapa qofka iska daa sidan haufiranin🤣🤣
@bilannasser8879
@bilannasser8879 Жыл бұрын
Jakarta dheh kuyeh🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@liban200
@liban200 Жыл бұрын
Dacaad uqoslay 🤣🤣🤣🤣🤣 @shaadiyo sharaf ar yaa keeno meshan
@zakimacalimuu7539
@zakimacalimuu7539 Жыл бұрын
Captan baara markuu dhargay banat Waa jira kulahaa hh
@saamirpubgmo
@saamirpubgmo Жыл бұрын
Part 2
@nafisomire7071
@nafisomire7071 Жыл бұрын
Shaadiya keena
@allanjohn9653
@allanjohn9653 Жыл бұрын
Wlhi baba jeey maxatahay gob gob dhalay inolow wll mcn insha allh
@cabdixakiinmaxamuud1126
@cabdixakiinmaxamuud1126 Жыл бұрын
Intiiku gaajotay 😬🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@abidmalikibrahimilaysosman5245
@abidmalikibrahimilaysosman5245 Жыл бұрын
Part 2 please
@SOMBLOGGERS12
@SOMBLOGGERS12 Жыл бұрын
Afkaaaga jaanis siii aaa😆😆next shaadiyo iyo kaptan baaara
@ibrahimofficeal3446
@ibrahimofficeal3446 Жыл бұрын
Kabtan bara iyo yackoo plz🥰
@dearpain2815
@dearpain2815 Жыл бұрын
😅 baba jey ani i balanso wa iga badine
@abdiqafar5826
@abdiqafar5826 Жыл бұрын
Shaadiyo sharaf😁🥰
@hodanahmed5160
@hodanahmed5160 Жыл бұрын
part 2 balbalarka plz 🙏 baba
@nasroaliahmed2816
@nasroaliahmed2816 Жыл бұрын
BaaBa jeey waa gu Baryaaa jiginka isii waan jeclhy wllkey
ABAABALA OO CAGTA MARIYAY KABTAN BAARA…?
20:03
Baaba Jeey
Рет қаралды 304 М.
MARKAY IGU HOREYSAY AAN CUNO CANJEERO ETHIOPIAN
11:05
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 315 М.
ВОДА В СОЛО
00:20
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 33 МЛН
Iron Chin ✅ Isaih made this look too easy
00:13
Power Slap
Рет қаралды 36 МЛН
Finger Heart - Fancy Refill (Inside Out Animation)
00:30
FASH
Рет қаралды 29 МЛН
CAAGA ISTAAJI OO CUN CUNTADAAN CHALLENGE QOSOLKA ADUUNKA 😂
11:25
TARTANKII CUNTADA EE UGU SHIDNAA OO KADHACAY XAMAR.
16:59
zeinab matan Beauty
Рет қаралды 21 М.
MA AAMINAYSID INTA DAQIIQO UU KU DHAMEEYAY BURGER
9:39
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 191 М.
TARTAN ADAAG OO DAXMARAY SAMIHA NATASHA IYO IQRA TALOW YARAYE
15:47
Samiha khaliil
Рет қаралды 389 М.
ВОДА В СОЛО
00:20
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 33 МЛН