Challenge qosol badan bur

  Рет қаралды 136,941

Zacki & Amal

Zacki & Amal

4 жыл бұрын

Пікірлер: 1 100
@hodanapdilaahimaxamuud49
@hodanapdilaahimaxamuud49 4 жыл бұрын
ismuujiya inta rabta iney furato amran youtube
@faaidkeeyow4444
@faaidkeeyow4444 4 жыл бұрын
xabada cusub amaal kuu egtahay inta igu racsan like
@rahmaahmed4317
@rahmaahmed4317 4 жыл бұрын
Waa walashed
@ckhaliq123maxamed6
@ckhaliq123maxamed6 4 жыл бұрын
naa walaalo dhamanada seey leedahay gabadha shishe
@amiiramaxamud8806
@amiiramaxamud8806 4 жыл бұрын
Saaaid waliba afkuuun ku kala duwanyiiin
@aswaaanmohamoud2375
@aswaaanmohamoud2375 4 жыл бұрын
Waa runtaa abaayooy❤❤❤
@juweriyaabdillahi22
@juweriyaabdillahi22 4 жыл бұрын
Haa wlhi zaaid walipa ❤️😂
@nastehanational15
@nastehanational15 4 жыл бұрын
1 Yaaqshiid 2 kaaraan 3Kaxda 4 Hiliwaa 5 Hodon 6 Howlwadaag 7 Shibis 8 Shangaani 9 boon dheere 10 Xamar weyne 11 Xamar xajab 12 Cabdi casiiz 13 Waabari 14 Wadajir 15 Warta nabada 16 Dharkeynley 17 Deyniile Intaas waaye G.banaadir
@adnoabdullahi3090
@adnoabdullahi3090 4 жыл бұрын
Not gobolka banadir say xamar inta dagmo kakoban tahay ok
@Quluud1166
@Quluud1166 4 жыл бұрын
Gobalka banaadir waa marko ilaa jowhar ee xamar dagmadeeda waaye kuwa tirisay ee gobalka waa weyn yahay
@gorgor3715
@gorgor3715 4 жыл бұрын
Ninkaga ama naagta qabtid hade familkaga sas ugu dhaween sida zakaria o kale Ka tag
@hafsiiiiiina63
@hafsiiiiiina63 4 жыл бұрын
Sax wlhi waa dad is fahmay oo isku faraxsan illah ha isku dayee
@sofiamohamed8820
@sofiamohamed8820 4 жыл бұрын
waa runtaa ♥️😍
@faadmaabdirahmanibrahim3790
@faadmaabdirahmanibrahim3790 4 жыл бұрын
M. A da raaci walaal
@hafsiiiiiina63
@hafsiiiiiina63 4 жыл бұрын
Maasha allah 😘
@ruqiyoruun6178
@ruqiyoruun6178 4 жыл бұрын
Diintii iyo dhaqankii meeyey ha leys fahamsanado ma xumo lkn dhaqanki aawey soo ajinabi ma kala ahan dhabdho iyo dumashigod soo tii kla xishon jiren
@naymaabdirashid
@naymaabdirashid 4 жыл бұрын
Zacki markii ayaan amal ay dirbaxday waa xanaqay ayaa ila arkay Asxaabey 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@seynabmaxamed7480
@seynabmaxamed7480 3 жыл бұрын
Ana Kula arkay
@qalidahir5151
@qalidahir5151 4 жыл бұрын
Inta marko uso dhacay horay kaso orode like isar😍😍😍💯❤
@rumanmohamed6948
@rumanmohamed6948 4 жыл бұрын
Ala amaal mataan teeda inta ila arak tay like dha dhac
@cayshocadey4471
@cayshocadey4471 4 жыл бұрын
Mid yaroo amaal u egaa lakeenay hh inta igu raacsan inay u egthy like 😍😍😍
@Euphoria.77
@Euphoria.77 4 жыл бұрын
Inta iga raacsan inaY izku egyihin amal io walzhed Likteta Wllhi abayo adiga ku modeypa😂cute
@mimi11663
@mimi11663 Жыл бұрын
Somali army bts waawareey
@updy4046
@updy4046 4 жыл бұрын
Captionka Team amran Inta amran ila taageerto Like 🖒❤🖒❤🖒❤🖒❤
@emrajama3118
@emrajama3118 4 жыл бұрын
Amran
@umuelias
@umuelias 4 жыл бұрын
Amran qurux
@zamzamadem8965
@zamzamadem8965 4 жыл бұрын
Amarn qurx ❤❤💋
@nimcohodan2350
@nimcohodan2350 4 жыл бұрын
Kaligay baa ismoodayay lkin Amran qabiilkeeda waa balaadhay masha Allah
@updy4046
@updy4046 4 жыл бұрын
@@nimcohodan2350 saaas hade tahay KZbin aa uFurunee markas ❤
@abdiazizaddow9932
@abdiazizaddow9932 4 жыл бұрын
Liketa dhac Igu siiyaa Gabdhaheena somaaaliyed Love idinku ahay 😍
@ifrahibrahim4776
@ifrahibrahim4776 3 жыл бұрын
Fxkf
@qalbiuroon1450
@qalbiuroon1450 4 жыл бұрын
Mashaa Allah dadkaygii Amaal iyo amran iskuma eeka lkn ayaan iyo amal ayaa isku eeg mashaa Allah
@dhamistiraN
@dhamistiraN 4 жыл бұрын
Waxaan umalenaa inay yihiin mintano masha alaah
@qalbiuroon1450
@qalbiuroon1450 4 жыл бұрын
@@dhamistiraN aad
@hassanfaysal7968
@hassanfaysal7968 4 жыл бұрын
Cawa Aniga Ugu horeeyo Team Zaki and amaal Qurux 👇👇 Like this
@akmortal4285
@akmortal4285 4 жыл бұрын
Dheeiso
@aswaaanmohamoud2375
@aswaaanmohamoud2375 4 жыл бұрын
Masha Allah
@niciimaahmed6413
@niciimaahmed6413 4 жыл бұрын
Sidee u dhirbaaxe kulaha you are fany wlhy😅😅 Lovely couples 😚♥️
@najmanajuum4290
@najmanajuum4290 4 жыл бұрын
Amran KZbin halofuro talent leedahay inta igu raacsan like saar
@shuceebnuur1431
@shuceebnuur1431 4 жыл бұрын
@nema2647
@nema2647 4 жыл бұрын
inta ila aragtay gabadha cusub inay khakhayirsyo sidi qof xanaqsan😂😂😂😂like ii sara wallhi gabdha waa ka cabsday 😂😂😂😂!!
@ayanna_mx4613
@ayanna_mx4613 4 жыл бұрын
😂😂😂😂
@nema2647
@nema2647 4 жыл бұрын
@@ayanna_mx4613 Ayaan maa ila aragtay 😂😂😂horta
@kaltuunmaxamed7137
@kaltuunmaxamed7137 4 жыл бұрын
Mayla aragtay dabiici maha ma amal walasheedba ayaduna
@nasteexolucky6862
@nasteexolucky6862 4 жыл бұрын
@@nema2647 ha 😂😂😂😂😂😂
@nema2647
@nema2647 4 жыл бұрын
@@kaltuunmaxamed7137 Haa wllo waa amaal walshed ka yar 😂lkn waba ka yabay sida ay iska dhigdhigayso😂😂😂😂lkn wanu ku qadnay wanu soo dhaweynay xita😂😊
@nasraahmed1169
@nasraahmed1169 4 жыл бұрын
Ayaan omg 17:19 maxay tiri wizland wallahi i can't stop laughing waaba funny socda plz videos badan la soo samee ayaan she is very funny wallah maashanallah
@hapzadahir9273
@hapzadahir9273 4 жыл бұрын
Masha Allan family qurux baan✨♥️👨‍👩‍👧‍👦
@Seey667
@Seey667 4 жыл бұрын
Masha Allah gebdhahiina waaa isku eg eg tihiin qasatan idhaha mantaano katihiin🥰
@farxiyobilew5934
@farxiyobilew5934 4 жыл бұрын
Gawadha shahshka usaran quruxley ❤️💕
@raxmamahamed3348
@raxmamahamed3348 4 жыл бұрын
Amal💞Amran💞Ayaan💞Amira💞masha Allah 🥰🥰
@Iqrujaadnaan
@Iqrujaadnaan 4 жыл бұрын
Zakariye hadaad feera weyn thy hana baab'in 😂😂😂😂amal she is so funny 💖😂
@mahadessahusein1739
@mahadessahusein1739 4 жыл бұрын
Team zaki dareen love😂🤣😂🤣✌
@zamiraahmed3247
@zamiraahmed3247 4 жыл бұрын
Masha allah wad isku wada eeg tihin family qurxoon 😘😘😍😍
@nastehoabdi5495
@nastehoabdi5495 4 жыл бұрын
Yes ican’t wait 100k wlhi ❤️❤️plz anaagarsiino asxbey
@ilwadibrahim4495
@ilwadibrahim4495 4 жыл бұрын
Dad jira ayaa tihin wllahay alle haydin karaameyo wlhi waa idan jecelahy❤💋
@Aminamohamed1
@Aminamohamed1 4 жыл бұрын
Waan sugaye iga wallee Challenge-gaan🤗 lkn bari inaa soo galinayso u maleeye❤
@manbilasweets9922
@manbilasweets9922 4 жыл бұрын
Ayaan is so funny wlhi Degmada lee iga dheh 17 dagmo waye keep going guys Love you all❤❤
@sawdomohamud7712
@sawdomohamud7712 4 жыл бұрын
Amaley aan wx kugu darsado ado iga xumn abyo gbdhaha walalaha io ninkaga ajanabi bay kala yihin mana bananan inu wajiga wx umariyo danbi wye abyo mcn
@ayuubnaaji3119
@ayuubnaaji3119 4 жыл бұрын
Keep going my sister one💖💖
@chepkhelifa2758
@chepkhelifa2758 4 жыл бұрын
team ayaaan 🤚🖐 wan ku wadana funny ayaad tahay huno xamar kajab😂😂😂😂
@nazreemsharif8059
@nazreemsharif8059 4 жыл бұрын
Zakariye dareen😂 wan idin salamay damantin
@najmoxersi1547
@najmoxersi1547 4 жыл бұрын
Famil faniya tihiin waan idin wataa tiim zaki❤❤❤💯💯💯❤❤
@Boqran5
@Boqran5 4 жыл бұрын
Mashallaah family aan jeclhy nollaada ❤🥀
@fardousahmed4850
@fardousahmed4850 4 жыл бұрын
Ayaan iyo Amal isku eeg yihiin masha Allah ❤
@zianasayn1208
@zianasayn1208 4 жыл бұрын
Abaayo amran KZbin le furo😍😍best Somali couple 😚😎
@AA-gu4jp
@AA-gu4jp 4 жыл бұрын
Masha allah hore u socda ❤️❤️
@ednamohamettaani6708
@ednamohamettaani6708 4 жыл бұрын
Manshllh ayaan matanta rasmiga weeye wlhi say kugu eegtahy amaley ❤
@tolmoon2233
@tolmoon2233 4 жыл бұрын
Mcha allh my family aan jeclay waaku farxaa vedio keep going 💖💖❤
@aliidrisshana439
@aliidrisshana439 4 жыл бұрын
Amal iyo amran waa sxb macha allah wlhi wllo sida isku fahansan alleh haydin dayo😘
@shukrihassan332
@shukrihassan332 4 жыл бұрын
kkkkkkkkk masha Allah da,da is jecel isku farxsanh wlhi. Waan jecelhay
@nawaalhassan2097
@nawaalhassan2097 4 жыл бұрын
Love u amaal and zacki I become addicted to u guys wlhi ❤🙋😍❤❤
@isterismaaiil517
@isterismaaiil517 4 жыл бұрын
Kkkkkk Ayaan 😁 Mazkiin waaye Runtii #Amran and #Amal❤
@katranasir5650
@katranasir5650 4 жыл бұрын
Waaaaw my beutifull family la'aantina youtube ma nuuurayo il xun idinma aragto love from malaysia😚😚😚😚❤❤❤🤗🤗🤗🤗 zaki amal amraan and Ayaanita noso badiya video yashaan oo kale ayaan yana laga weyn amraana maba maqnaan karto LOVE YOU💛
@hayaatbea9009
@hayaatbea9009 4 жыл бұрын
MY FAMILY GUULEYSTA WALIGIINA🤩🤩❤💋💋
@axmedcamay5024
@axmedcamay5024 4 жыл бұрын
1: ugbad 2: Ugaaso 3: ubax 4:umayo 5:udgoon
@Ubahapdilahi
@Ubahapdilahi 4 жыл бұрын
Magacaygiiba sakariye garan waayey mants😭
@fardoosocabdishakuur9828
@fardoosocabdishakuur9828 4 жыл бұрын
Marka waakaasaa 😂🤣waadin salaamay ❤qaasatan🌹 zaki & amal io amran 😍😍😍😍❤
@saraxamda9654
@saraxamda9654 4 жыл бұрын
Mansha allah challenge yada noso badiya that was nice 👍 wlhi keep going wllshey amal amran ayan iyo zaki dhamantiin ❤️❤️😍 we love you guys
@lifeofkea5287
@lifeofkea5287 4 жыл бұрын
Älskar dig 😍 wllo Amaal 👸🏻❤️❤️
@munacawilcawil3009
@munacawilcawil3009 4 жыл бұрын
Wcs my sister and dumo 👑👸💖 masha allAh family
@kokahaji4699
@kokahaji4699 4 жыл бұрын
Wcs queens and king horo usoco gul I.a ❤❤❤❤❤💯
@najmaadan9529
@najmaadan9529 4 жыл бұрын
Hore usocda wlloday ♥️♥️♥️
@fahiimoqurux4436
@fahiimoqurux4436 4 жыл бұрын
Ayaan wan ku wataa ku so dar Amal ayaan best family say mansha allaah ❤❤❤❤
@susaanmoha1859
@susaanmoha1859 4 жыл бұрын
War cwa amaal manteeda noola keeny😂😂
@zamia_mohamett9942
@zamia_mohamett9942 4 жыл бұрын
Keep going wlalyaal dad aan taagero tihiin wlhi one love 💞
@nasteho_said9844
@nasteho_said9844 4 жыл бұрын
Ayaan wllhi funny waaye dagmada kow kulahaa 😂😂😂wllhi wayiga qosliday 😂Z&A Family aan yageero ❤🥰🥰🥰 ilma adeee yaal AYAAN noo sooo celiya please💯❤🥰
@abdukadirmohamed1694
@abdukadirmohamed1694 4 жыл бұрын
Ayaan she is so funny wlhi🤣🤣🤣I like her so much
@naimabilan5219
@naimabilan5219 4 жыл бұрын
Hore usoco quen and king♥️💋
@mariacabdi9059
@mariacabdi9059 4 жыл бұрын
Amal mnta Apyo ku eg kenty m.a♥️ Sakariye Dareen funny 😂
@nasriinakadiye9033
@nasriinakadiye9033 4 жыл бұрын
Ilaahey amarkiis hadaan xanaaqsanhy xitaa amal wey iga qoslisaa qosolkeda iyo xarakaatkeeda iska jeclahy,♥️♥️♥️♥️♥️♥️💯
@hassanshafto6287
@hassanshafto6287 4 жыл бұрын
Omg I laughed so hard wallahi please make more videos and we welcome ayan🙏🏽
@naciimocumar794
@naciimocumar794 4 жыл бұрын
Masha allah amaal matanteeda ahaaa ❤❤❤
@aishauioaishauio2480
@aishauioaishauio2480 4 жыл бұрын
Mashallah keep going sister ♥️♥️
@anastasiaa6306
@anastasiaa6306 4 жыл бұрын
Ayan Mash Allah so funny 😂Nice video ,❤️Keep going
@nastehoabdi5495
@nastehoabdi5495 4 жыл бұрын
Ani uhoreeyo❤️💖my family🥰🥰❤️ keep going saas inka raba markste every day video xpptih❤️❤️
@hanadrached4917
@hanadrached4917 4 жыл бұрын
Wlh wa qosolka iga dhaman la'😂
@nimcomohamed6866
@nimcomohamed6866 4 жыл бұрын
Mnsha allah dad aan jeclahy❤🙏
@ramlajama9101
@ramlajama9101 4 жыл бұрын
Masha allaah wlhi idiin jclhy mar walbo video yashina wn lasocda💗 dad wda qsol eh
@abdirahmanibrahim9230
@abdirahmanibrahim9230 4 жыл бұрын
sending love every day in hargeisa wa kaasa
@kaafiyoomar6443
@kaafiyoomar6443 4 жыл бұрын
Amal abyo introga io heesta naga Badal update sosamey dee🤣🤣🤣
@queenriya7047
@queenriya7047 4 жыл бұрын
Yesss ayaaan waa rabnaaa❤️❤️
@foosmohammed9519
@foosmohammed9519 4 жыл бұрын
Amaaley cwa qof kuu eg aa keentee masha.alla👌 Mgcyadiina way isleeyihiin Amal Amran Ayaan Amiira❤❤❤💯
@suleeqamohammed9793
@suleeqamohammed9793 4 жыл бұрын
Masha allah❤
@quenanushkaapea5793
@quenanushkaapea5793 4 жыл бұрын
Masha Allah waad isku ekihiin Adi iyo Ayaan laakiin Amran niiga kooni waayay😂🙈
@caaishahazzan7937
@caaishahazzan7937 4 жыл бұрын
Abayo Amal gabadha cusub adiga ayeey ku eg tahay😍😘 wan kujeclahay ❤
@asmaatoahmed7696
@asmaatoahmed7696 4 жыл бұрын
Maasha allh amal qurux badan iyo walaalhed luv u xabbti zaki dareen zakariye love wn ku salaanay seedi
@aishaali5995
@aishaali5995 4 жыл бұрын
Saan idiin sugaayay waa daalalay wlhi😥🤣🔥
@aliaahmed4713
@aliaahmed4713 4 жыл бұрын
Mamada ayay u egtahay ayaaan🤣
@ubaxmohamed5070
@ubaxmohamed5070 4 жыл бұрын
amal amran zacki and ayan keep going amaley ayaan adee kuugu egtahay ❤❤
@hudohani7321
@hudohani7321 4 жыл бұрын
Keep going😁😁💯
@user-ld6uu1on5u
@user-ld6uu1on5u 4 жыл бұрын
ar ayan so funny wlhi mar waliba bur lo mariyo burishkeda&miyarda wa diyr🤣🤣🤣wn ku wata ayan😘
@beerlulainaaabdi1731
@beerlulainaaabdi1731 4 жыл бұрын
älskling ♥️Zakariye dareen🤴Amran🥰Ayaan😍
@shukriibrahimadan1223
@shukriibrahimadan1223 4 жыл бұрын
caawa mataantaa noo sowadaty Amaleey😂😂❤
@aswaaanmohamoud2375
@aswaaanmohamoud2375 4 жыл бұрын
Masha Allah my beautiful team keep going guys💝💝💝💝
@abuudi1080
@abuudi1080 4 жыл бұрын
Team zaki in the dareeen🤣😂😂💪💪
@umuyusra1112
@umuyusra1112 4 жыл бұрын
Masha Allah Allah nii xafido 💋💋💞💞💞💞
@amalmahrez5105
@amalmahrez5105 4 жыл бұрын
Wlhi saan uqoslaay 😂waan daalay Ayaaney gabar funny ah waye Zacki kasii daran 😀 runtii barnamijyadada aad horay usoo qabatay waa kii iigu qosolka badnaa queen Part2 noga soo samey Ayaan haka sootagin ✌ Lamanaha zanadka One love ❤❤❤❤ Idiiin Wataaaaa✌❤
@istahilaragzan3342
@istahilaragzan3342 2 жыл бұрын
Vaaar kulahaa daameer waa bklsha hlmaan hdal kuma jiro keep gong
@ziizhanaa
@ziizhanaa 4 жыл бұрын
Wiligeey 100 ima grsiin Team amal plz igrsiiya🙏
@Mohamuth_khalif
@Mohamuth_khalif 4 жыл бұрын
C caaro caaro amran fikir sxp❤❤😂😂😂
@simranmohamed7968
@simranmohamed7968 4 жыл бұрын
Hhhhhhh wlh qosol igu disheen wan idin jeclahay❤️
@mzzmariaapdallla9221
@mzzmariaapdallla9221 4 жыл бұрын
Fmly Farxadooda Wata Msha Alllaah Horey U Zocda Wn idin Taageeraa Amran Amaal Zaki iyo Gabadha Cuzub🙏🙏🙏
@arafoyared3316
@arafoyared3316 4 жыл бұрын
Macha allah i smill to much it is a good challenge i like it🤣🤣🤣🤣❤
@sagalabdullahi6235
@sagalabdullahi6235 4 жыл бұрын
Wah, that girl she almost took my breath away😂😂😂😂😂😂
@kawtharzhuzhu4927
@kawtharzhuzhu4927 4 жыл бұрын
Hppti maanta Twin saaid kugu keentaY Luv so much Always and forever 🥰😘
@sabkammm6951
@sabkammm6951 4 жыл бұрын
Ala gabadha cusub iyo adiga mataano aa Nila moodaa😮 love You guys keep going❤️
@marryme4690
@marryme4690 4 жыл бұрын
Zaki ❤Amal 🙏Amran✌
@musadamble4401
@musadamble4401 4 жыл бұрын
wlhy waxaa mooday in ay meesha fadhiyaan Labo Amaal😳
@anisoali4908
@anisoali4908 3 жыл бұрын
Anigaba sidookle sidaas u maleyey 🤣🤣💕🙄
@maandeeqmaxamuud1747
@maandeeqmaxamuud1747 4 жыл бұрын
Noso badiya magacyada 😂😂😂zaki video oona iga qoslin ma fiirsan afsomaligiisa iga gadan ale haidin dhowr queen amal iyo seygeeda🥰🥰❣
@mohamedmuuse24
@mohamedmuuse24 4 жыл бұрын
Masha allh abayo huru usoco mcnto
Halxiraale iyo zacki maxa kala hesto challenge
17:35
Zacki & Amal
Рет қаралды 108 М.
YAA DILAY XAASKIISA
30:21
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 284 М.
Was ist im Eis versteckt? 🧊 Coole Winter-Gadgets von Amazon
00:37
SMOL German
Рет қаралды 38 МЛН
50 YouTubers Fight For $1,000,000
41:27
MrBeast
Рет қаралды 75 МЛН
Wamarkele iyo kiriimki  dhaxanta
6:02
Nasra kiin
Рет қаралды 10 М.
Routine dagalkisa wato iyo qosol
9:53
Zacki & Amal
Рет қаралды 288 М.
Prank Zacki oo laga arsade
25:51
Zacki & Amal
Рет қаралды 193 М.
FARTUN HAPPY OO SURPRISE IGA DHIGTAY KOKO BULLE #my_rajo
9:58
Challenge dhagaha part 2
22:22
Zacki & Amal
Рет қаралды 114 М.
Marka igu horesay yazan madaxa loo jaro
11:01
Zacki & Amal
Рет қаралды 51 М.
Despicable Me Fart Blaster
0:51
_vector_
Рет қаралды 15 МЛН
Сын вернулся с войны и сделал сюрприз 🤯
0:17
Фильмы I Сериалы
Рет қаралды 5 МЛН
Can You Draw A PERFECTLY Dotted Circle?
0:55
Stokes Twins
Рет қаралды 26 МЛН
Can You Draw A PERFECTLY Dotted Circle?
0:55
Stokes Twins
Рет қаралды 26 МЛН
Отомстила слепой сестре 👍
0:55
NKino
Рет қаралды 2,8 МЛН