Markaan arkay maariye oo 3 sadaex Ku guuleysatay ayaan ogaaday in aan. Nasiib badanahay😂😂 Team maariye
@halimamohamed7431 Жыл бұрын
Mashaa allaah waa barnaamij aad u xiiso badan hore u soco Habaryar ❤
@asadhagiofans6334 Жыл бұрын
waa barnamij aad uqurux badan tayo ahan iyo fikrad ahannba sona badi lkn labo talo qodob ban ku daraya ina kadeso kuwa danbe 1 markay gabadhu doranayso gacanta waa inaysa tabanin ooy kor ka tilmanto tay doratay 2 marka uhambalyenayso gabadh gulaysato adna ha u gacan qadin kor oga hambalye mahadsanid sxb
@dayaxshow8524 Жыл бұрын
Thank you 🙏 waa fakar fcn ❤
@asadhagiofans6334 Жыл бұрын
@@dayaxshow8524 ada mudan wll qaali
@hodanhaboon893 Жыл бұрын
Waa sax lkn gabdha shinbirta Iyadaa kacanta utaaktay 😮lkn dayax qof fud fudud MA Ahan
@hodanhaboon893 Жыл бұрын
Waa ku salamay wllky dayax 👋👋
@cadekacade8842 Жыл бұрын
Wwwww Masha allaah fantastic keep going pro dayax
@HussienHassan-om1ye Жыл бұрын
Waa barnamij diyarsan runtii keep going fankena
@kookoobklal6251 Жыл бұрын
40 Qof ducadooda wala ajiiba please asxpy murada leyhy inuu alle si dag dag iku siiyo iduce wlll ha idhaafin murugada alle inu ika dulqaado please adne alle waxa jaceshahy alle ha kugu awal mariyo mahad sanid ❤❤❤❤❤
@MohaaAlii-nh2rl Жыл бұрын
Alle haku sahlo walalo muraadkaga
@fartuunbirimo-cj6rg Жыл бұрын
Allaha ku siiyo muradkaga on macsi eheen
@fatuumohamuud6286 Жыл бұрын
Waxaad jeceshahay oo kheyrka allaha ku sahllo
@najaxabdi8578 Жыл бұрын
Masha allh waan kufarxaa markan arko ado bulshadada kudhex jiro sharaf korkaga ha ahaato ihope inaa arki dontit qoraalkyga kutaagera ina apti💞
@amiinabdi5094 Жыл бұрын
The legend so badi barnamijadan keep going my prother 💯🙏Wnku wadanaa Mar waliba ✌️
@hodanbashir7886 Жыл бұрын
Keepgoing bro dayax you alwayz the legend of moqdisho,keepshining
@munaabdirahmaan6214 Жыл бұрын
Dayaxa KZbin ayaa ubahan wale 👏🏼👏🏼👏🏼
@Xaqafaafi Жыл бұрын
Aakhiru zamaanku noocyo badanaa nin iyo naag gacanta isku salaamaayo Subxaana’Allaah walee illaahay naarta dheel dheel uma sameynin
@waayeelkajaqafsadaalquresh8217 Жыл бұрын
Maa shaa allaah caag dhexgali warqada halka aad gacantaada kuqabanayso horayna usoco libaax
@HodanBirati Жыл бұрын
M.a barnaamijka wan ka helay wllkey dayax hormar wacan apowe cadow kuma haleelo mar walpo guuleyso anaga garab kaga ah fanankena somaliyed ayaa tahy apowe lkn mid ka codsanaa marke wax la dora nayo gabdhaha kor ka dorta dheh gacanta yeysan tabanin waa danbi apowe midas kugu darsana wlkey🎉
@sabooomar7120 Жыл бұрын
Absolutely 💯 niyada ka dhahye.
@HodanBirati Жыл бұрын
@@sabooomar7120 mhd sanid wlshey❤️🥰
@hanimyousf Жыл бұрын
Dayax war qad ayaa fican inaad ku qorto baqtiyaal nasiibka❤
@AbdiYaasiin Жыл бұрын
ina ader wansodhaweyna yaa barnamijyadadee horey usoco
@shahad2629 Жыл бұрын
dayax 50 ton wey badanyahay lacagta hoos yarey insha alaah
@Zuheyla_official Жыл бұрын
M.a dayaxow waa soo dhaweyneenaa barnaamijka quruxda badan
@SahroMaxamednur-b5n Жыл бұрын
Masha allha Abti mcn ❤❤😅
@nasroosmannoor8830 Жыл бұрын
M.a wallaky an jeclahy is the legand wan jeclan laha anika xita ina kugu soo biro wana rajeyna ina asxprada iku tarey donto 🥰🥰🥰lagin kama mid 😭 😭
@apdulqaadirmaxamed8834 Жыл бұрын
What program dayaxshow bigfan🎉
@husseinahmedali2879 Жыл бұрын
Keep going my pro 👍
@riyaaqhappy124 Жыл бұрын
Qof qalbi wanagsan aya tahy dayax guul wcn 🙏
@haruun2023 Жыл бұрын
M,a horey usoco bro.
@HassenAbdiOsan Жыл бұрын
Mansha allah wll dayax
@XariirBadal Жыл бұрын
G wacan sxb dayaxow
@SamiyaCabdulahi-q2g Жыл бұрын
Dayxow sxp online ma loga qeyb qadan kara barnmijka😂 lacgta an helee😅
@cabtoyisnacay7438 Жыл бұрын
Legend dayax wllhi waa barnaamij xamaasad badan ❤🎉
@hawomohamed8216 Жыл бұрын
DAYAX ina adeerkay iyo Dumaashidey xoog waa laga fiican yahay madaama ay dadka kalana idinla joogan that's my opinion thank you
@apdirazhiidkidhiizh Жыл бұрын
Keep going bro ❤
@abdifarah6336 Жыл бұрын
Shimbirta Gul wacan 👍👍👍👍👍
@abdiosman5033 Жыл бұрын
Ciyarta caga qajac laha biyo haku shubin wayo biyo hadad ku shubto wey guulesanayan qajac laha furka ayad ka fure kadib wad dul saare aso ena gidi furka yacin qabka uxermo ha u saarin kadib hal il kaxer farta dheer ku toogo ku dheh caagana yow san dhicin
@WAXGARAD Жыл бұрын
dayax round one gabadhii 3da keentay ayaa leh lacagta waayo qof 3 keenay mleh 3round one
@dayaxshow8524 Жыл бұрын
Waxaa qasab ah ineey hal qof ka guuleysato not all of them
@sumayocabdi Жыл бұрын
Waa brnamij fcn❤ lkn gabadha yar gacanteeda ma u bogtay 😂 wllo waa ceeb taa
@Kaafiinho76 Жыл бұрын
Dayax sxb waan ku jiraa barnaamijka kale sxb sre ila soo hadal sxb sre
Dayax and dayax show ...............is another level
@abdiosman5033 Жыл бұрын
Dayax sxb kepgoing ciyartan shey bul ayadoo laastiig la iska goonayo ayan dhili jiray ciyar tan ku soo xiji ayadan 100 hadad dulsato xita lama keeni karo
@FarxiyiDegan-ce7mr Жыл бұрын
Dayaxow dugsiga macalin boqol ma xasusata
@hanuuj1744 Жыл бұрын
Sumayo qurux qof gadaal joogo qalday😂
@dheereyechannel Жыл бұрын
Legend always dayax show another's levels new programs 💪💯♥️👍👍❤
@dayaxshow8524 Жыл бұрын
❤️
@ruweydacumar Жыл бұрын
bl7777v 😊
@sahrasharaf447 Жыл бұрын
Hambalyo shibbirta
@mariijee890 Жыл бұрын
Pro dayax wan ku taageeraa lkn waxan ka jeclaan lahaa inaan maalin un kula kulmo pro
@mariijee890 Жыл бұрын
Pro wan ku wataa sxb intee kaala soo xiriiraa codkaada inaan maqlo ayaan rabaa pro igu sharaf meesha aan kala soo xidhiidhaayo
@RawdacabdiraxmanRawdacab-te8vp Жыл бұрын
Dayaxow hargysa ken ina ader nasiibka waaisku fiicanaheee🤩
@xasanmaxamad7873 Жыл бұрын
Mesha lacakaa taal waa kafikaraa😂😂
@mushaax6369 Жыл бұрын
Dumashi dayax salanta kadaaa wah 😂
@safiyolajecley2070 Жыл бұрын
Anaa uhoreyo dayaxow❤😊
@amranyasin6840 Жыл бұрын
losey aaka yar walasha jooji 😂😂😂
@MoohaFaarax Жыл бұрын
Ku soco legend 😂😂😂😊
@hiboxassan4754 Жыл бұрын
😂jabir Taney idhafin kulaha😂
@zakinice59hakim Жыл бұрын
Mariya wa quruxley number keda isodira canada u kaxeynaa
Dayaxoow waa ku aaminsanahay saaxiib lkin maariya ayaa sedax ku qaaday lacagtaas
@mustafeahmettofficial8836 Жыл бұрын
Guuleysoh Fanaan ❤🎉
@fardowsaabdulqadirmohamed8128 Жыл бұрын
Dayaaaaaaaaaasx🎉
@micraajdaahir1991 Жыл бұрын
Sheybud miyaa cawo nokenteen
@Adamisxaaq Жыл бұрын
Shimbirta $10 isoo dir plz 🤣🤣🤣🤣
@khaalidabdulahi9091 Жыл бұрын
Amaan afkaaga kaagama horeyso
@ducaaleyuusuf410 Жыл бұрын
Hambaliyo shimbirta
@nuurowabdi1471 Жыл бұрын
Al fanaan Dayax show
@abdiosman5033 Жыл бұрын
Eryada iyo laxanka ana is kaleh 😂❤️
@ibrahimfaarax2196 Жыл бұрын
Keep going pro
@itssabiriina9056 Жыл бұрын
Ayaan marwo miyaa😂😂😂
@housseinalimohamed5162 Жыл бұрын
Dayaxaw khadar keeyow goormaa noo keeenee
@fadimomuse2959 Жыл бұрын
Maasha Allaah ❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂🥰🥰🥰💘👍💕🇫🇮🇫🇮🇸🇴🇸🇴
@maxamedcadejaceelowcade9480 Жыл бұрын
Part 2
@deqaalihiraabe4565 Жыл бұрын
Dayaxo ani mad igu casuumtid🥺
@ibrahim-kq6cq Жыл бұрын
Legend ka dhalanyarda somaliyed
@aabb-kq8qn Жыл бұрын
Indhaha qabta dheh
@RaxmoMusa7 ай бұрын
Dayax ❤❤❤❤❤
@mulkihaji5679 Жыл бұрын
Dayax dadka indhaha xir dheh
@ayanabdul3371 Жыл бұрын
Keep going
@mohaleader16 Жыл бұрын
ᴛʜᴇ ʟᴇɢᴇɴᴅ ᴏғ sᴏᴄɪᴀʟ ᴍᴇᴅɪᴀ ☝️
@fardowsaabdulqadirmohamed8128 Жыл бұрын
Dayax show intii laga imanyo Ana sibashalayo
@farhiyakassay5999 Жыл бұрын
Mashallah 🔥🔥😊
@sucdisiman2925 Жыл бұрын
Masha allha ❤❤❤❤
@fardowsaabdulqadirmohamed8128 Жыл бұрын
Qof u horeye
@xalanexalane9725 Жыл бұрын
Niicda guulwacan
@xalanexalane9725 Жыл бұрын
Hhhhhhh
@darishore814 Жыл бұрын
Dayaxoow fudeedki aan kugu ogaa maanta baabajeey camal challange Maku keenay
@dayaxshow8524 Жыл бұрын
Challenge sharafteyda wax u dhimaayo ma aha meesha cuntana lama cunaayo lama ooynaayo prank-na ma yaalo leesmana ceynaayo marka si loo fiiriyo dhalinyarada ila ciyaareyso qof kamida ayaan mar walboo dhacaayo ku taageerayaa oon siinayaa 50$ oo lacag ah marka intaas lagasoo gudbana fanaan shacab oo dadkiisa jecel inuu dhex galo iyo dhalinyaradiisa ahay marka hdlkaaga kama arko wax aan aheyn dadka iskala weynoow marba hadaan meesha sharaf dhac oolin, !!!!!!
@Kiki_afcad-c9d Жыл бұрын
Hormarkiisa maad ka xuntahay
@darishore814 Жыл бұрын
@@dayaxshow8524 somali waxay dhahda meel walba ka muuqo waa lagu muuno beela,fanaan challenge ciyaal la ciyaarayo dadkiii ku xiiseen jiray ayay dhaawacaysa,waxa jira fananiin la yaqaano qurbaha sida meel walba ugu dhex jireen laga dhuunto oo qiimahoodi dhumiyay, sababtuna waa meel walba ka muuqashada, xita aroosyadaada iyio dadki ku wacan jiray ayay saameen ku yeelan doonta Ileen wa ayaga mar walba so hor fadhiya
@Faraxzan1234 Жыл бұрын
Waryaa dayax farxiyo ma joogto miyaa maxay tahay gabadha layska qabsanayo gacmaheeda xataa farxiyo ka sokow waakaa ajaanib .!!!
@-farhia Жыл бұрын
Horta yabey wlhi Wllo Dayaxi an naqaney maaha miyaa
@ilhaancumar-ee1vx Жыл бұрын
Duma aniga ne mad iga qeb galisid😢😂😂
@mabarikabdi1707 Жыл бұрын
Kabir iyo ayaan may isqabaan
@calicabdisiyid9721 Жыл бұрын
Masha allah❤🤩
@baadaayeawdaa5954 Жыл бұрын
Dayax 2022 wixika hooseyey asigoo naag salamayo weligey ma arkin maxaa is bedelay singal father miyuu noqday mise sixirkii ayaa bur buray