CHALLENGE QOSOL BADAN SHAADIYO SHARAF FALASTIIN & LADAN TARTAN BEERKA LAYSKA TUMAY QOSOLKA ADUUNKA

  Рет қаралды 70,884

Shaadiya Sharaf Official

Shaadiya Sharaf Official

Күн бұрын

Пікірлер: 301
@shaadiyasharafofficial
@shaadiyasharafofficial 4 жыл бұрын
Subscribe Halagu Sharfo My Fans Chanelka Jamuuni Show una Sheega Inaad aniga iga Socotaan Yaan Laygu Ceebaynin Cml Waa Kan Linkiga dhac sii kzbin.info/www/bejne/l3anhIN9q6iCpJY
@nadiiradagan1751
@nadiiradagan1751 4 жыл бұрын
Dumashi waan uso sare
@sacdiaosmanfj986
@sacdiaosmanfj986 4 жыл бұрын
Uf
@hodanyusuf7348
@hodanyusuf7348 4 жыл бұрын
@@nadiiradagan1751 ghhhhjh
@layloalijama8093
@layloalijama8093 4 жыл бұрын
Shadiyo balbalarka u ekataya
@ayuubabdikarin8949
@ayuubabdikarin8949 4 жыл бұрын
How
@mkmk-dg6gh
@mkmk-dg6gh 4 жыл бұрын
Shaadiyo inta jecel farxadeeda love dhac
@cadekacade9315
@cadekacade9315 4 жыл бұрын
Hhhh😂😂😂😂 wlh qosol igumaharin marka qofkii shaadiyo jecel love shere like comonti hakahagradin nooy aniga nambarwan Akujiraa
@zakiyohaashhimm2873
@zakiyohaashhimm2873 4 жыл бұрын
Cade walaal allaah dartiis igusaar subscribe anigana waan kuusaaray subscribe
@cashomohamed3441
@cashomohamed3441 4 жыл бұрын
M.a shadiyo sharaf
@sabriinamohamed2386
@sabriinamohamed2386 4 жыл бұрын
Hooyada hda jeceshahy illah haku barakeyo like dhac igu sii
@shokanafilms6576
@shokanafilms6576 4 жыл бұрын
Abayo MCN subscribe isaar fadlan abayo MCN kzbin.info/door/p5xt12bfZ6XE2driPtkdEw
@futowase11
@futowase11 4 жыл бұрын
aniga dislike ayaan kuusaaray waayo hooyo kaliye ayaad sheegaty, inaad aabe iyo hooyo sheegto ayeey aheed hadaad aabe iyo hooyo sheegilaheed like waan kuusaari'lahaay
@imranshuqul9528
@imranshuqul9528 4 жыл бұрын
ana uso horeye hoyada inu illahi janada geyo like ha ila dhafn so wllsha ma ahi
@Quen_Filsan_Said
@Quen_Filsan_Said 4 жыл бұрын
Hadaa jiif ku daawaneyso Like ta ha iLa Dhaafin👍👈
@sowda2506
@sowda2506 4 жыл бұрын
Falastiin caqliley waaye halmar lee hoos ugu dhigty rasaasta🤣🤣🤣🤣
@salmancali9067
@salmancali9067 4 жыл бұрын
Falastin walahi aadbn uga helay qurux dabecad inksto ay iga wayntahy 😂😂😂😂
@umaimamohamedali820
@umaimamohamedali820 4 жыл бұрын
Falastiin taageero kuu ahay abyo chennel sameyso👌👌👌keep going abyo
@DeeqoLuulofficial
@DeeqoLuulofficial 4 жыл бұрын
Masha Allah shadiyo sharaf horey usoco WAN ku taagera ❤️❤️😍😍❤️❤️😍👍
@munacabdullahi3710
@munacabdullahi3710 4 жыл бұрын
Maaha allah qof aan aad iya aad ugu faano shaadiyo qalbi wanaag waan ku salaamay Abaayo mcn nolasha kuma xumeyso cabdifitaax yare aaway waan idin jeclahay wallahi shaadiyo qalbi iyo cabdifitaax yare nolasha niima xumeyso guul ayaan idin lee yahay marwaliba lawada gabar waan salaamay iyaka nah qof aan Eedo iyo hawaryar aan u ahay maxamed yare iyu salaama Abaayo iyo Abowe wallahi waan idin jeclahay wallahi shaadiyo qalbi iyo cabdifitaax yare ❤❤❤❤❤❤❤❤🙏🙏🙏🙌🙌🙌💋💋💋✌✌✌👉channelka waan boqday waana u sheegaa in aan ka socdo famil qarniga Abaayo mcn
@sharmaarkecalicabdi5613
@sharmaarkecalicabdi5613 4 жыл бұрын
Shaadiyo sharaf waxaa tahay qof qalbi furan masha allah abaayo sharaf ku nolow weligaa
@ISMOBeautyandCooking
@ISMOBeautyandCooking 4 жыл бұрын
Iga dambeeyow alleh haku sharfee igu sharaf👉 subscribe like share idinko mhdsan ifka lagu yhy wll please qofki ubaahan subscribe balan waan isaara🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@bashiirsaciid8221
@bashiirsaciid8221 4 жыл бұрын
ilaahay muraadkaga oo khayr leh ha kusiiyo ee subscribe iisaar wll
@Labadhako
@Labadhako 4 жыл бұрын
Waa ku saaray ee isaar addo mahadsan Subscriber
@simancabdullahi3438
@simancabdullahi3438 4 жыл бұрын
shaafici rajul officiall amiin🙏 wll qaali wan ku saray
@Jawahir3212
@Jawahir3212 4 жыл бұрын
Mashaallah family qurux badan baad tihiin allaha idin barakeeyo aad iyo aad baan idinkugu haystaa waxaad soo daysaan qosol inta badan laakiin waxaan idin dhihi lahaa waxaan noo soo daysaan challenge of quran waxaad tihiin KZbinr ka aan aad u xiisiiyo mashaallah maxamed yare mac ii siiya
@sabariinmohamud9300
@sabariinmohamud9300 4 жыл бұрын
Masha alh apyo alha idn xfido geep going 👌🇸🇴❤👌👌😘😘👌👌👌👌
@fatmafj4545
@fatmafj4545 4 жыл бұрын
Shaadiya sharaf fani baatahay asal abaayo hormar wacan horey usiisoco wllo qli
@abshirugaarsade1121
@abshirugaarsade1121 4 жыл бұрын
Ladan ruwaradaheda noo soo badiya
@naimamohamed5687
@naimamohamed5687 4 жыл бұрын
Masha allah wllhi run ahantii Adban ugu helay riwayadan shaadiya sharaf kib gowenga madame english kiisa aqon ulaheyn ha igu yawin 🤣🤣🤣🤣🤣
@amreenfarah9017
@amreenfarah9017 4 жыл бұрын
Sidaan uqoslay waligay sidan uguma qoslin aad buu qaraaxo lahaa wa 5⭐⭐⭐⭐⭐😂😂😂😂😂😂😂😂😂shaadia wey guurguuratay 😂😂😂😂😂😂😂 maya shadia wuxu ahaa so spicy 👍👍👍👍
@hindamaxamed3899
@hindamaxamed3899 4 жыл бұрын
Shaadiyo cadi ma tihid wlhi madax saiad ixanunye manta dhan alxm hada qosolka adunka galay😂😂 keep going shaadiyo
@amoorinhoproduction1627
@amoorinhoproduction1627 4 жыл бұрын
Magaranaayo qofka fariintan aqrinaayo Hoooyada janada alllaha haku deeqo #SUBSCRIBE ISAAR
@ismahancali6279
@ismahancali6279 4 жыл бұрын
Shadiyo waanku jeclhy xabibti allaha kuxafido Markan murugsanhy Hadan fiirsado waxa so dhigtay waan iska qoslaa thinks qaliyay❣❣❣❣❣
@Labadhako
@Labadhako 4 жыл бұрын
Waa ku saaray ee isaar addo mahadsan Subscriber
@futowase11
@futowase11 4 жыл бұрын
Aabe kumadhalin wacal maatahay, waxaas waa dhaqanka gaalada 2 waalid ee kudhalay hakala reebin adiguba inaad aabe tahay lagayaabe ama noqondoontid
@najaxsheikh9232
@najaxsheikh9232 4 жыл бұрын
Waxaan ahay aktar.soomaaliyeed fadlan love ta ha.iladhaafin❤❤❤
@dullahiayoub2432
@dullahiayoub2432 4 жыл бұрын
Shaadiya walashay iyo Sxbdheedh Ramadan mubaarak garbasaar Orange waan kahelay Ii fiiri Haday tahay Garob xataaa waaa loo badhan yahay ladhaney
@khadarhapy2439
@khadarhapy2439 4 жыл бұрын
Ladan baag waali ahaa saaran😍 Falastiina codkeeda xaadaa ku istaagysa nooh ❤ Shaadiyana xaraabo udaa 😁
@CFCmight53
@CFCmight53 4 жыл бұрын
Baaga ladan ilahow mar igu seexi aa taaganahay 🤣🤣🤣
@naxwaabshir1086
@naxwaabshir1086 4 жыл бұрын
Ciyartan wa jclhe wlh bozka caaga ul aa lagaliya jaaa qofka la qabto hal xaba laga kacshe😂😂😂😂😂🙌🙌
@halimaahmed2009
@halimaahmed2009 4 жыл бұрын
Mashaallah keep going shaadiyo sharaf
@abshiroahmed2477
@abshiroahmed2477 4 жыл бұрын
M.a shaadiyo iyo saaxibaded alaah idin sharfo dad qalbi wanaagsan baad tihiin M.a
@nimcoabdalla6399
@nimcoabdalla6399 4 жыл бұрын
Jaalanji shactiro dhafay weeye shaadiyo saan iyo sikadaran noogu shactiree hori usoco aboyo
@sahrabarwaqomohamud5916
@sahrabarwaqomohamud5916 4 жыл бұрын
Waan kahelay ciyaartiina mansha allah 😂😂😂😂😍😍😍😍❤❤❤❤❤🙆‍♀️🙆‍♀️🙆‍♀️
@fatxafarxan2561
@fatxafarxan2561 4 жыл бұрын
Wlhi Naagtaa Falastiin waa Funny Kal mala keenooo
@MariaMaria-fg5vd
@MariaMaria-fg5vd 4 жыл бұрын
Hhhhh falastiin waa shactiro qosolkeda fashilay I love you girls ❤️❤️❤️
@caydiidjamacdirir3613
@caydiidjamacdirir3613 4 жыл бұрын
Wks gabdho Salaan ka dib ciyaartani aad bey u wacan tahay ee shadiiyoy part 2 ban ka sugayna 👍👍👍👍👍
@ifarahabdirahman2670
@ifarahabdirahman2670 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 mashaalaah mashaalaah keep it up 👍 walhi cdi maha qof ul ka dhargay u jeedaa
@jjabdulle7347
@jjabdulle7347 4 жыл бұрын
shaadiya sharaf switzerland ayaan ka soo salamay tageero buuxa ku ahay
@talisomohamed6418
@talisomohamed6418 4 жыл бұрын
Cidi Igama horeyso walee Ku taageersanahy shahaadiyo shraf qofta kalita iga qosliyo tahay mashllh horay usoco
@KINGMOHA5388
@KINGMOHA5388 4 жыл бұрын
Walaalaheeyga soomaaliyeed subscribe iigu caawiya adinkoo mahadsan, just 10 subscribe Ayaan ubaahanahay inaad iigu caawisaan si aan ugaaro kun susbcribe, qofkii ii saaro Allaha ka farxiyo.
@simancabdullahi3438
@simancabdullahi3438 4 жыл бұрын
amiin wll qaali wan ku saray
@ayanhassan7712
@ayanhassan7712 4 жыл бұрын
😬😬😬😬😬😂😂😂😂😂walahy Waa furey part 2kaso sameya 😍🥰👈
@shermakeemoallem2464
@shermakeemoallem2464 4 жыл бұрын
Shiidiya sharaf gabadhan ladhahayo falastiin hadey madah banaan tahay igu sooqabo waan ku heeysta
@ifkaadhol6312
@ifkaadhol6312 4 жыл бұрын
My abayo hor usoco shahdiyo cadowkaga cagta hostedhaaa🤟🤟🤟😝😝
@farxaanwarsame2592
@farxaanwarsame2592 4 жыл бұрын
Masha alah wlhi qaraxa leeyahay caawa iga qoslisay basbasyaal
@queen-zt2lx
@queen-zt2lx 4 жыл бұрын
Shaadiyo markaan maqlo soo ordaa farxadda dunida shaadiyo sharaf umac xabibti
@HodanBadbaadoChannel
@HodanBadbaadoChannel 4 жыл бұрын
Axmed waa ku xiisey
@shaficiwarsame7243
@shaficiwarsame7243 4 жыл бұрын
Shaadiya sharafey funny aya tahay.waxay kaga shidneyd gorgorad wan ku tagera abyo aad iyo aad.mustaqbal aya ledahay san kusoco.lakin hal waano ayan ku siin laha hesaha iska dhaf.wad ka weynatey reer ayad yelatey alx dheh.Shaqadan waa xalal lacag xalalna wad cune.Hesaha Allaha ka madoweyo abyo
@zainnur95
@zainnur95 4 жыл бұрын
Ladan maasha Allah You Tube Furo Walshy
@queenhawa6741
@queenhawa6741 4 жыл бұрын
Qarexo waye wlhi noso badiya kuwan cml
@shugrishuushuuxasan1316
@shugrishuushuuxasan1316 4 жыл бұрын
Ciyal nimadi Aya iso xasusisen ♥️🙏
@fardowsaisaq9650
@fardowsaisaq9650 4 жыл бұрын
Falastiin qosol ka aduunka 😁😂😂😂Markey waxrdineyo
@maariizhqurux6589
@maariizhqurux6589 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣qosol igu marin wlhi shaadio inta Jecel ❤saarah
@jcsct.officer811
@jcsct.officer811 4 жыл бұрын
Abdifatah aaway✌🏼🤷‍♀️
@munomuniitaaweys9471
@munomuniitaaweys9471 4 жыл бұрын
Shadiyo fani allbi xifdullah🤣🤣🤣
@futowase11
@futowase11 4 жыл бұрын
War aniga waxaan kuhaystaa Ladaneey Shaadiya Ladaneey intee kahelaa? nooh quruxleey waaye iyo weliba jiroos ladaneey inoolaaw
@hibaaqabdifitah8396
@hibaaqabdifitah8396 4 жыл бұрын
Boqorada muqdisho shaadiyo xbbti allaha Ku dhowro
@amounaahmed5833
@amounaahmed5833 4 жыл бұрын
😁😁😁😁dada shafi rabaye hhhhh shadiya😍
@maryanhaji6252
@maryanhaji6252 4 жыл бұрын
Ladan wey cod macaantahay masha Allah kuwa flimaanta jilo halagu daro gabadheena😍😍
@bilicsanbintuibraahimqueen2692
@bilicsanbintuibraahimqueen2692 4 жыл бұрын
Shaaadiyo keep going ayan Ku odhan lahaajiro jooog huuuuno
@xamdixiis7412
@xamdixiis7412 4 жыл бұрын
waxa layaa banahay love latuksayo tuksiga iskadaya ee shaqesta hooyana haku tuuksanina yaahuuuuuuuuuuuuuuuuuuù
@xagsoabdikadir6728
@xagsoabdikadir6728 4 жыл бұрын
Barnamijkan kabtey bilataa ha bilato wanku heestaahe nooso badiya qaraabo Farxadan alaha nagu dhowro lahuma aamiin
@maymuunibrahim3010
@maymuunibrahim3010 4 жыл бұрын
Maansh Allah maansh Allah shadiya sharaf iyo asxaptedaba farxad ku wara cawo axmadey buud
@sadiyaisman
@sadiyaisman 4 жыл бұрын
Masha Allah markii layaraa aya isoxasuusisay wllhi hhhhhhh
@faadumonuur5318
@faadumonuur5318 4 жыл бұрын
Chaaaaa ani maaaa yabin shadiyo 😂😂😂😂❤️👑
@zamzamhassan999
@zamzamhassan999 4 жыл бұрын
Shadiya sharf noso bdi challenge ga wa codsi faraxd ku noolaada adi io cabdifitaax yare io maxmee yare
@zuuzuualii1670
@zuuzuualii1670 4 жыл бұрын
Kkkk shactaro ayu le yhy nooso badiya shadiya iyo teamkeyda
@maqdisaragsan7330
@maqdisaragsan7330 4 жыл бұрын
Keep going walashay shadiyo cadey
@mowofficialcw9534
@mowofficialcw9534 4 жыл бұрын
Shadiya sharaf wll hadaan waqtigaan okale kudawan mab ii aha lol hormar wacan wll qali adiga iyo c/fatax iyo moha yare cafiimad iyo sharaf kunolaada
@commentdiyaarsan3141
@commentdiyaarsan3141 4 жыл бұрын
😂😂😂😂 Wapa ma qoslin wa ooyay ani 😂😂😂😂
@kafiofarahmudei2157
@kafiofarahmudei2157 4 жыл бұрын
Shaadiyo mesh walaga maqan yahay yaqaaye xajiga ka maqan kii karawiish kaw kaw kaw waa waa iso xasusisay
@CFCmight53
@CFCmight53 4 жыл бұрын
Qoftaa maariinka ah e garabasaar orange da xiran instagram keda yaa ii siiya 😋😋😋
@lulmohamud3455
@lulmohamud3455 4 жыл бұрын
No view no comments☝️🤣❤hodan gbrta hapo yarta uahy shadiyo sis an tagero falstin apyo mcn KZbin furo💎🌸
@shokanafilms6576
@shokanafilms6576 4 жыл бұрын
Walal MCN subscribe isaar walal kzbin.info/door/p5xt12bfZ6XE2driPtkdEw
@lulmohamud3455
@lulmohamud3455 4 жыл бұрын
Wn kusaray walalo mcn
@nadiiradagan1751
@nadiiradagan1751 4 жыл бұрын
Masha allah yaranti iso xasusise thanks you dumashi jamuni waan uso sare
@zeynababuu186
@zeynababuu186 4 жыл бұрын
Hor usoco see shadiyo
@dhamaysdumar7147
@dhamaysdumar7147 4 жыл бұрын
Ani gabdhaa falistiin baan ku haystaa mnsha alh 👌👌❤️
@hanaanabdulqaadir8975
@hanaanabdulqaadir8975 4 жыл бұрын
Shadiyo adi noo tixgalinaysid codsigena wiilkada natus wll
@drsram8539
@drsram8539 4 жыл бұрын
mash allh shadiyo iyo Asxaabteda farxad kuwara
@neyruusomar4936
@neyruusomar4936 4 жыл бұрын
Shadiyo sharaf abyo horay usoco wad naga qoslisaa farxad ku nolow qali
@hibocabdullaahiofficial8935
@hibocabdullaahiofficial8935 4 жыл бұрын
Shadiyo falastin abayada kale cabdifatax maxamad Yare team shadiyo wan idin jeclahy yutupadina malmahan kuhesta shaxtaradina
@baariyeya6693
@baariyeya6693 4 жыл бұрын
ShadiYo sharaf horay usoco abaaYo💥
@keyfdaahir6815
@keyfdaahir6815 4 жыл бұрын
Shaadiyo hadaa arko waba iska qoslaa wey kuqiyaani rabtay ladan waaku qabaty keep going sxpy 🙏
@suusaancabduqadir4802
@suusaancabduqadir4802 4 жыл бұрын
Qosol igumaharina ❣❣💯💯💯
@kawsarmaxamed3888
@kawsarmaxamed3888 4 жыл бұрын
Maasha Allahqosol ikumaharin wallaah
@abdikarinwiire7801
@abdikarinwiire7801 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣 subscribed iisaara asxaabeey ♥️✋
@zakiyohaashhimm2873
@zakiyohaashhimm2873 4 жыл бұрын
Ful iyo xarago waan kuusaaray subscribe adna iisaar subscribe
@abdikarinwiire7801
@abdikarinwiire7801 4 жыл бұрын
@@zakiyohaashhimm2873 waaku saray wll qaali
@qalanjoluulofficial5785
@qalanjoluulofficial5785 4 жыл бұрын
Ilaahey shaadiyaaa kkkkkkkkkkk yaaa yaday kulaha kkkkkkkk dhulka jiifa kkkkkkkk
@amiishwarsame4355
@amiishwarsame4355 4 жыл бұрын
Rooob baaa da,ooyo shadiyo Mohamed hoosta ii gali🤣🤣🤣 i love you
@shokanafilms6576
@shokanafilms6576 4 жыл бұрын
Abayo MCN subscribe isaar abayo MCN fadlan kzbin.info/door/p5xt12bfZ6XE2driPtkdEw
@zakiyohaashhimm2873
@zakiyohaashhimm2873 4 жыл бұрын
Amiish abaayo subscribe isaar anigana waan kuusaaray subscribe isoona booqo
@mohamoudothman7253
@mohamoudothman7253 4 жыл бұрын
Shaadiyo sharaf Ladan Falastiin..........
@jaabircariif5895
@jaabircariif5895 4 жыл бұрын
First comment
@sabarinali2204
@sabarinali2204 4 жыл бұрын
Boqortooyo hormar wcn nolosha idinma ciisho
@nageeyeali2503
@nageeyeali2503 4 жыл бұрын
Ma shaa Allah shadiyo qofka ugu horeeyaaa noqdey
@shokanafilms6576
@shokanafilms6576 4 жыл бұрын
Walal MCN subscribe isaar fadlan walal kzbin.info/door/p5xt12bfZ6XE2driPtkdEw
@sucdiadanadan7712
@sucdiadanadan7712 4 жыл бұрын
Shadiyo❤🇸🇴
@shokanafilms6576
@shokanafilms6576 4 жыл бұрын
Abayo MCN subscribe isaar abayo MCN kzbin.info/door/p5xt12bfZ6XE2driPtkdEw
@nurtabariise3124
@nurtabariise3124 4 жыл бұрын
hhhhh Wuxuu xiiso yeelan lahaa in labada gabdhood shaadiyo qolka ugu baxaan shaadiyo markee wareerto ay so galaan
@calixasan1557
@calixasan1557 4 жыл бұрын
Challengaan wllhi waaa mid qosol bdn 😁😁😁😂😂🤣🤣🤣🤣
@barwaqobashir3724
@barwaqobashir3724 4 жыл бұрын
Siiwata inigo duweynin✌👈👩‍👦‍👦💎😍
@faraxmohamedmursat6443
@faraxmohamedmursat6443 4 жыл бұрын
Shaadiyo inta jecel like sar🙏🙏
@amalabdi9344
@amalabdi9344 4 жыл бұрын
Hhh shaadiya is catey sxbe wa qarxi rabtaa
@abdiyoahmedmacow9037
@abdiyoahmedmacow9037 4 жыл бұрын
Hhhh qozal markaa arko shadiyo
@amreenfarah9017
@amreenfarah9017 4 жыл бұрын
Aniga xata wn kuso ceshtay mar labaad😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@farhiyaahmed462
@farhiyaahmed462 4 жыл бұрын
Masha allaah shahdiyo cdey fini atahay wllhi
@hiboabdiariif1434
@hiboabdiariif1434 4 жыл бұрын
Shaadiyo sharafey wakugu heystaa
@nastaalimoha3949
@nastaalimoha3949 4 жыл бұрын
www qofkii 4 noqday xappti hor mar wcn qali dumar💋💋💋💞💞❤❤❤👑
@kiinabdinoor9777
@kiinabdinoor9777 4 жыл бұрын
Carruurnimo ma lo laabtay xasuus bad igalisene shaadiyo
@rumanadan4723
@rumanadan4723 4 жыл бұрын
❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️shadiyo love you
SAFIYO TUSMO OO MURUGO  LA SOO DERISTAY WIILKEEDA HADLI KARAYN
9:56
Awdal Media Production
Рет қаралды 14 М.
REAL 3D brush can draw grass Life Hack #shorts #lifehacks
00:42
MrMaximus
Рет қаралды 12 МЛН
Миллионер | 2 - серия
16:04
Million Show
Рет қаралды 1,7 МЛН
Я сделала самое маленькое в мире мороженое!
00:43
CHALLENGE QOSOL BADAN
9:21
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 77 М.
Gabadhii Hindida Ee Ku Dhimatay Dukaanka Walmart Ee Canada
8:13
SHAADIYO SHARAF & BAABA JEY KAFTAN & KARBAASH QARAAXADA ADUUNKA
14:30
Shaadiya Sharaf Official
Рет қаралды 97 М.
#SHEEGA DEE AMAR ALLE LAAKIIN!!
51:02
Somalia 🇸🇴
Рет қаралды 76
(Drive Thru ) KOKO IYO CEYDA YAA KU GULEYSTAY..?
17:20
Faadil dumdum
Рет қаралды 91 М.
REAL 3D brush can draw grass Life Hack #shorts #lifehacks
00:42
MrMaximus
Рет қаралды 12 МЛН