Ayy Maasha allah Caadi ma aha macantiisa inta Ka dareemooyaa😋😋 Waan soo samena insha allah Habo mcn 🥰🥰🥰❤❤❤
@umuomar17824 жыл бұрын
asc boqorada Muqdisho 👑naga soo tiiri hee
@Alihassan-ft4bw4 жыл бұрын
abaayo nasra
@ifkamedia83344 жыл бұрын
Nasro soo daqso challenge ka wankusugeyna inshallah. Love u siz
@hanisalaad47254 жыл бұрын
Nasra abtibon naka soo dhis alaabtaan
@qaaliluula27034 жыл бұрын
We are with nasro abtidoon come on
@amenabeauty4 жыл бұрын
Mash Allah Caadi Maaha Waan Soo Samena Abayo Shukri Xujada Waan Sofuraya Insha Allah Thank You So Much For Including Me. Love you Abaayo
@Ruwaupdi4 жыл бұрын
Amena ku salaamey abaayo
@nuuriyaahmed52904 жыл бұрын
abaayo asago kaluuna iyo hilib so same
@Leyaanachannel14 жыл бұрын
Masha Allah shukri lagama shekeen Karo gabdhah badankood waxay codsadeen hilib waad kaso dhistay 😍🥰
@amaalmohamed19104 жыл бұрын
Hooyo macan Chanlageyada soo badiya aanu ka faaiidneee ilahy haidin barakeeyeee
@aminomoalim1624 жыл бұрын
Masha Allah Hooyo macan fikirkad kentey maskaxda Allah hakubarakeyo
@umulkheyr73864 жыл бұрын
HOOYO MACAAN style🤣🤣🤣🤣 tiii cusbo ladhahaayay weeykaa dacwootay aduunweynaha ugacan gelisey amerika asia aroba afrika mel aanan lagu rafaadin majirin
@AdnaChannel4 жыл бұрын
Maasha allah caadi maaha wllhi 👌😋
@Ruwaupdi4 жыл бұрын
Adna ku taageeraa sister
@hanisalaad47254 жыл бұрын
Mashallah
@Qamar_Bint_Amiir4 жыл бұрын
Maasha allaah tabaarakallaah yummy caadi ma ahan 👌🤤😋💯
@sucdiadan41144 жыл бұрын
Mashallah abayo waxad noso galisa nafaqo laga sameyay baradho kaliged without egg
@yasminbeautiful14 жыл бұрын
Waaaaaw maasha Allah xabibti caadi mahan macaan iyo Qatar Waan soo samena insha Allah xabibti qaali 🥰❤❤❤❤😋😋😋😋😋😋💖💖❤❤❤👌👌👌👍
@Najmabdullahii4 жыл бұрын
abaayo yaasmin adna samiro omar kuso xjeso
@faatmachannel77174 жыл бұрын
Waaaw maash allah isku dhuuq cadi mahan 😋😋😋🤤 waka baxsatay 👌👌❤️
@wardasuldan74484 жыл бұрын
Please ii so duceyaa wn xanunsanyaa waa xanun aan Ramadanta Awoodin in aan soomo Anaa in aaan sooman raaba hada dawa ii socota in Alleh daawo igo daaro igo so duceyaa Please Please😭😭
@qaaliyeetacanneel83504 жыл бұрын
Allha kucaafiyo wll
@farxiyoabdi97054 жыл бұрын
Asc abayo
@farxiyoabdi97054 жыл бұрын
Abyo ilahey hakucafiyo
@wardasuldan74484 жыл бұрын
@@farxiyoabdi9705 Amiin Wlo Thankz❤
@wardasuldan74484 жыл бұрын
@@qaaliyeetacanneel8350 Amiin wlo Thnkz❤
@cookingwithluulchannel70234 жыл бұрын
Waan jecelnahay gabar kastoo somaaliyeed iney horumar isgaarsiiso guuleysta gacalayaal ganmbadhaheenn qiimaha badan one love♥️
@amiiirah87674 жыл бұрын
Masha Allah caadi ma aha kheyr illahey ha idin siiyo noso badiya challenge yada sidaan ah ane waan sameyna insha Allah waan idinka faideynaa noso badiya gabdhahena
@queenkeyf58474 жыл бұрын
😋😋😋😋😋😋 mcnkiisa halkasa laga dareemaa gacanta allaha kuu barakeeyo ♥️♥️♥️♥️🔥🔥🔥🔥🔥🔥😯😯😯😯😯
@hidayahassan23854 жыл бұрын
Queen keyf subscrib isar abayo
@queenkeyf58474 жыл бұрын
@@hidayahassan2385 ok abyo
@queenkeyf58474 жыл бұрын
@@hidayahassan2385 waku saaray sharaf
@sucaadsunduschannel93294 жыл бұрын
Masha allaah waat kasoobaxday aqalka sifcn ayaat udhistay 👌🏻👏🏻lkn tii cusbo aheed way idinka soo dacwootay meel kasto ay joogtay 🥰 Masha allaah Ayaan idin leeyahay walaalaheega
@nimcoxasan18234 жыл бұрын
Mashaa alaah waxatahy qof wax laga faaiideysankaro maxaa yeelay waxaan ogaa ayaan hore gabdho kutartamaayo prank adigana waad kacudur daaratay waan kufaraxsanahy taas lkn tan waa kaduwantahy taas oo waxaad fahamtay in aanwax kaafaaiideyno waadna kasoo jawaabtay thanks waa naagnimo alayaxfadka qaalidumar
@zuhuuraxmed72694 жыл бұрын
Sax bayo waxakaloy kutuseysa in qofwalbo waxu arko sotijabin karo si an hadhow lodhihin waa kobi anu iga kobiyeyay wan ku tageray jalanjigan wey fcnthy in xujo la isku xirto
Maasha allaah tabaaraka raxmaan habo waxaan ku weydiiyay markahore ma furinka baan ku soo karini mise intay cusbada ku qalaleeso bas ah buu ku jiri Dabka cucbada meeqo daqiiqo bay shidnaani Adoo mahadsan iiga jawaab habo
@qaalilakiofficial51074 жыл бұрын
Mashaallh shuri qurux Alle gacnta kama gooyo mcn Mashaallh haf isodhib ints wa kafatn indho badn wey dawdan cafimahad kucuna🤝👏👏✊🥰🙏🙏 😍😍😍😘😘😘
@hayathajihayat97884 жыл бұрын
Masha allah shukri sharaf waan kahelaa cuntooyinkaaga sidaa usameys wax badan ayan kaafaa'edey shukran qali
@nunabdi25144 жыл бұрын
Oo ma God I loved it! keen an gostee abayo shukri,MashAllah
@umumohamedamiinmohamed32114 жыл бұрын
Shukri masala ilaa 2016 ilaa hada ayaan KZbin kaaga ku xirinahay waali wax badan ayaan kaa faaiday Gacantaada Allah kuu barakeyo
@munaadan97444 жыл бұрын
Walaleey Masha allaah tabarakallaah waa wax qurux badan oo macaankiisa la dareemayo lkn dadka hunguri ayaad ku ridaysaan alle isha haydinka hayo gacmahaba haydiin barakeeyo
@queenkeyf58474 жыл бұрын
Waw wan ka helay shukri sharaf style kale aa noogu badashay barakoow abaayo qurux dumar
@liyaomars4 жыл бұрын
Aba aba baaaaay caadi ma ahan maashaallaa wlh waanugu dhiiro gelisay inaan sameyno jir oo joog shukriyeey foornada mekho saac lugu haaynaa maashaallaah
@hidayahassan23854 жыл бұрын
liya Omar s subscrib isar abayo
@warisroobo17594 жыл бұрын
Maashaa Allaah Shukri Masala waad ka baxsatay challenges ka well done!👍👍👍👍
@haboonmowliid93444 жыл бұрын
Maaaasha allaaha wada ka baxsatahy qurux waye abayo macnto ♥️♥️♥️♥️♥️🥰🥰🥰🥰🙏👌👌
@shamsacadeeymarkacadeeyshu85054 жыл бұрын
Habar shukri mashaAllaaaah wlhi illaaaaahey haku xafido hor mar wacan baan ku leee yahay gacmahaaga Allah kuu xafido illaaahey dartiiiis kuuu jeclahy
@fadumaawil88144 жыл бұрын
Masha allah abaayo alle haku barakeyo hulaca anba wanka baqay ilahow guriga ha nagu gubin 😂😂😂😂😂
@munaabubakar76534 жыл бұрын
Man Sha Allah shukri sharaf for now you are no. 1 for the challenge
@sucaadmacalincilmi57314 жыл бұрын
Shukri jeex ari qarash ey gashay si ey noqanciso mnsh alh shukri cadey waan kula socona casharadaada
Walaashay waad mahadsan tahay laakin waxan safe maaha guryaha islaameed ha gubina aduunka dayaxaa la marayaaaye wax aduun iyo aaqiro ina anfacaaya inoo keena waxaasoo cusbo ahna in la qasaariyo ma banaanka dad aan haysan baa buuxa wa shukran
@umuomar17824 жыл бұрын
mash Allah gabdha is ku xeren ilaahey ha idin xafido ilaahey na ha idin sharifo anagana waa noo faa iidesin aad iyo aad ayaa u jecelahay gabdha is ku xeran beautiful💖👍👌