Waxa isdhiib la yidhaa wark kasaar Ilkacase hala dilo wixii noocaasa guul somaliland
@AbdiSbeezo5 сағат бұрын
Midnimada isaaq wataan ku jabinay siyaad bare cidwalbana aanu kaga adkayn maantana midnimo waa ceergaabo ku difaacnay ee aan huwan ku jabinay
@MukhtarMohamed-h6h5 сағат бұрын
hubka ka reerba waxay donayan dhabarjabiin raaga inta la qabto dib u ceeliyaa hubka mihiima iyagana lasanood ku noqda dheeh
@JaamacAdheere-xm6xu4 сағат бұрын
Sh isaxaaq, sh siciid Samaroon iyo ciise ba Gobolka Sanaag ayey ku aass
@osmanmohamed71915 сағат бұрын
Aniga oo ku dhashay degaanka xarshin ayaa leh ragan u bu aya ceerigaabo in hadii dhulko dhan nalaga qaado ay ceerigaabo tahay meesha ugu dambaysa we nalaga qaado halkay nagaga taalo ayaanay war ka hayn
@Nasra-q2i5 сағат бұрын
Warsangli.lahayne waa iskumid waa munafaqiune
@burco76265 сағат бұрын
WAR HOY FEEGIGNADA WAA RUWAAYADII DHULBAHANTE. GAADMO AYEY WADAAN!!!!!!!!!
@princesshawd68595 сағат бұрын
Hubka kala hadha hadhowna erya
4 сағат бұрын
Isaaqoow Ha aaminina Daarood iyo dhul bahante yaanay idin gaadin hooy ciidamada hala qaadhsiiyo inaanay is dhigan ninmankani gaadmo ayay yaqaanaan dhaar iyo kitaab midda ma yaqaanaan,Hooy ciidamada yaan la soo gaadin nabad lahayninee.
@Qodax-x7i5 сағат бұрын
Asc Reer Bariyow hadaad caqli haysaan waa in warsangali iyo Dhulbahne marka waa inay Ogolaadaan in Isaaq Laascaanood kunoqdaa .
Dhulbahte yaan so celiin lakiin warsngli hala so celiiya lakiin ha daar. Ha dhaariyo warsngaali lakiin no dhulbaahte cergaabo
@ibraahimcabdi64265 сағат бұрын
Ciisa ku aasan
@fuadasowe33005 сағат бұрын
Ilka casse onaga hubso waa khiyaamo soo goosasho maaha
@Degmociise1235 сағат бұрын
Dee waxay arkeen in ayna waxba hayn oo ay dhaxan iyo gaajo u dhimanaya an 😂😂😂
@userc6x3u4 сағат бұрын
Qiyaano wadaan isdhiibis majirtee
@Ahmedcismaan-y1i4 сағат бұрын
Waar yaan thanks la soo celinina dadkaa intay kuu jiraan baa dhibku kuu jiraa Isaaq to muxuba naagoodle nin diiday inaad ladagto ha ogolaan inuu Kula dago hooy to yaan god laguu qodin wallahi waa kaad Ku dhimamlahayd
@MaxamuudCali-k4y5 сағат бұрын
Acuudi billaahi minashshaydaanirrajiim bismillaahi tawakalnaa calallaahi wafaa billaahi wakiilaa Yaa Allah Yaa yacasiis Yaa Allah Yaa duntiqaam Yaa Allah Yaa shadiidul ciqaab yaa allaah yaa xayyu Yaa Allah Yaa Qayuum Yaa Allah Yaa Qahhaar allaahumma calayka biddaalimiin allaahumma aamiin Yaa Allah
@HassanSharif-k9d5 сағат бұрын
Yan la aminin 😅
@mohamedahmed99285 сағат бұрын
Haddii lala kulmo ciidan isa soo dhiiba hubka iyo gaadiidka ha laga qaado iyaga jasiirada sacaadadiin ha la geeyo. Huwan aamin .a leh
@IbraahimCawil-qe6bu4 сағат бұрын
Tvga waan ku salaamayaa dadka usheeg yaan la ,mining kuwa soo gala waxkale ayey xabaarsanyiin
Huwantu waxaay doonayan in aay sixiir ceerigaabo ku qabsadan ee ciidamada meel kasta oo aay joogan gaarsii si aay ugu fejignaadaan waa inaay quuran akhristaan
@userc6x3u4 сағат бұрын
Wa qiyaano wa qorshe dhabarjabin inaladamacsan yihin haday isaso dhiiban hala xidhxidho madheera halo gudbiyo warsangalina yanlo ogalan ine ceerigaabo kuso noqdan hadi kale dagaal coladed kabixi meyno
@MaxamuudBatuun-uq6gv5 сағат бұрын
Shakibaa ku jira hala celiyo nimankaa hadii kale lawyacado Halla geeyo
@ibraahimcabdi64265 сағат бұрын
Waar waa gaadmo doon hal diido
@princesshawd68595 сағат бұрын
Guul iyo gobanimo Somaliland ❤
@dhashisheekhisaxaq95144 сағат бұрын
Waa inad feejignatan wayo intay nabada raban wa intay meel aay iniga qaniinan raadinayane mida kale baabuur aay ku qoren G36 iyo ssb iya jira ee aad halo feejignado
@AbubakarAbdilahi-w3b5 сағат бұрын
😂😂😂😂Huwanta iyo daarood muu in sixraa horta maxaa inaga khaldan Ma makhaaxi beynu nhy meynaan Dal hayn waaban shikiyeye waar xukuumadu hadii ay ku fashilanty iney sugdo xududaheeda qaranimo keeda Deegaamed Ma iney sugi weydaan sugnaa Naafaq harti ama daarood ah hadii lasoo daayo wlhi baanu isaaqani kaan naqaaney ahyn wxn waxa sameyn kra odeyaasha koofiyad baclayaasha iyo saraakiisha ciidamada qaranka Anigu 💯 waan ku kalsoonahay G36 iyo SSB nimankaa naxariis ineyna kala dhex oolin oo maryo dhiigle bey kala furteeeen
@nimasahal85994 сағат бұрын
Maya maya waar waa basaasiin idin dhabar jabinaya hayaay diida diida diida oo halkooda ha joogaan
Maanta dhexdiin ayaa islaayey ceerigabo 2 nin waad iska dhishrrn
@jamadmahamud40874 сағат бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@hyusuf22074 сағат бұрын
Uma baahnin xataa haday hubka dhigaan no dhulbahante hanaga maqnaadaan.
@omarmahamed-ks1de2 сағат бұрын
Waxaa ma maqli karo ha u fududaanina soonoqodka daarood
@abdiosman13082 сағат бұрын
Yaanay ku gaadin.
@hawoahmed71453 сағат бұрын
waxaasi waa filin nabd gelyo daa
@JamaAbdullahiQalinle55 минут бұрын
Arab iyo daalo arab meeday sxb
@MOHAMEDAli-vv6kw3 сағат бұрын
War ilkacasow hahoosaasin ciidanka waakan daaroodoodhan isasoobahaystaye
@AmiinAhmed-z2e3 сағат бұрын
Cadhadooda khiyaamo ayay wadaan
@JamaAbdullahiQalinle50 минут бұрын
Ha kala xanaaqaana adigu hawgu ridin dhegaa sidaasi waa isku soo noqda waayo wuxu waa rag ficil ha gelinie isha ka eega uun inagu sir ma lihin wixii isku jabayaa hasku jabaane waa loo aamusaa dhegta uun baa loo dhigaa sxb