Ciidamada NISA ee ku sugan Gobolka Hiiraan oo qaaday Isbaarooyinki yiilay Duleedka Baladweyne

  Рет қаралды 18,676

Universal TV

Universal TV

Күн бұрын

Пікірлер: 47
@saidibrahim5931
@saidibrahim5931 9 сағат бұрын
Guul ciidanka Somalia 🇸🇴
@MaxameddeeqCumarcabdi
@MaxameddeeqCumarcabdi 13 сағат бұрын
Meel kasto oo ay dowladda xasan sh uu hogaamiyo ay joogto maxey isbaaroyin u yaalaan oo illaa hadda loga adkan la yahay
@GeeleJire-m7w
@GeeleJire-m7w 14 сағат бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤....guulaysta oo Roondo ku haaya insha Allaah..
@PlanetearthSevenheaven-y5o
@PlanetearthSevenheaven-y5o 8 сағат бұрын
Saasa idinka rabna ragg iskadhigga. Oo raggii wadanka laha iska dhiga. Hadiikale raggii kale aya shaqadooda qabsanaya. Waan idinkusobiirayna in sha ALLAAH. Mooryaanta isbaarada wadata madaxa katoogta waa banaan yahay dhiigooda hadaynan sharciga uhogaansamin.
@mussejama311
@mussejama311 8 сағат бұрын
Waraa hays dilin!! RIWAAYAD baa ka socoto!! Ciddii dawlo idiinku yeert Alla cafiyo!!
@Yedo25254
@Yedo25254 11 сағат бұрын
Ilahay amargii Hawiye iyo isbaaro Waa sida idoor iyo argagixiso
@mofarah5689
@mofarah5689 10 сағат бұрын
cuqdada kuheyso. hawiye waa dad qani ah. dhulka ugu quruxbadan somalia leh, shirkadaha ugu weyn somalia leh. qadka isticmaaleyso iminka leh. adiga qabilka daarod maxee kuso kordhiyeen. lambarkas wadato ka bilaw
@abdibashiraden9912
@abdibashiraden9912 6 сағат бұрын
Masha allah shaqo wanagsan ayaad qabateen
@abdibashiraden9912
@abdibashiraden9912 6 сағат бұрын
😊😊😊😊
@MaxamedJaamac-s5b
@MaxamedJaamac-s5b 8 сағат бұрын
Wa,aan ma mashruuc baa oo waa hoolly wood mise hawlgal ciidan.
@JimaleDeck
@JimaleDeck 2 сағат бұрын
😂kala kulahaa
@MAXAMEDHIIRAAN
@MAXAMEDHIIRAAN 3 сағат бұрын
Guuleysta Ciidanka Qaranka Soomaaliyeed
@MaxameddeeqCumarcabdi
@MaxameddeeqCumarcabdi 13 сағат бұрын
Qabiilada waxa isku diraya waa isbaroyinka inta igu racsan liike saar
@mubaarigsiciid747
@mubaarigsiciid747 9 сағат бұрын
Hawiya iyo. Isbaaro waa walaalo
@Mamocreators
@Mamocreators 4 сағат бұрын
Weey Isla Dhasheenba. Subhana’Allah
@beryalex1798
@beryalex1798 3 сағат бұрын
Yaa ka is baro badan ,, check point ula baxday ee waa islku mid
@Forex_drama.
@Forex_drama. 4 сағат бұрын
WAA TALIYE DHIIGLEH WALHI
@MohamedHasen-tv1ev
@MohamedHasen-tv1ev 13 сағат бұрын
Mn sha allah guulaysta zxbayaal
@cumarxasancumar1976
@cumarxasancumar1976 7 сағат бұрын
Warkaan u fiirsada waa ka daraayaan ragaan sabab waan soo sheegaaaa
@MaxameddeeqCumarcabdi
@MaxameddeeqCumarcabdi 13 сағат бұрын
Qoryaha yaa uso dhibay ay dadka ku dhacayan sow dowladda maha
@MaaneyMaxamed
@MaaneyMaxamed Сағат бұрын
Sharci inlooyeelo miyaarabtey
@abdikadirabdullahi1385
@abdikadirabdullahi1385 5 сағат бұрын
Waa dad waalan
@AbdirahmanYasin-z9j
@AbdirahmanYasin-z9j 3 сағат бұрын
Qadadweyntu iyo Arsenal flim hindiga ayay aad u daawadaan 😂
@Hanad_aadam
@Hanad_aadam 7 сағат бұрын
Kuwaan ayagab dhaqan celin ubahan sabbatoo ah xabad in cirka loo rido waliba ciidna qaran
@AdanOmar-s1h
@AdanOmar-s1h 10 сағат бұрын
Guulaysta,
@Somalinav
@Somalinav 6 минут бұрын
Rag❤
@mahadm459
@mahadm459 15 сағат бұрын
Guul
@maxamedclle2573
@maxamedclle2573 50 минут бұрын
Show mise ruwayad miya la dhiga
@zamazamahassan7348
@zamazamahassan7348 5 сағат бұрын
Police no soqor taliye
@Heimatar
@Heimatar 14 сағат бұрын
Drone halagu duqeeyo iyukaa naftoora u baqayo
@Heimatar
@Heimatar 14 сағат бұрын
Isbaaro sharci ah maa jirto 😂😂😂 haa waa kontoroolka dowlada
@Waddani701
@Waddani701 13 сағат бұрын
Guul ciidanka xoogga
@imrashka5057
@imrashka5057 7 сағат бұрын
❤❤
@osmansharif9607
@osmansharif9607 13 сағат бұрын
GUUUUUUUUUUL HA JOOJININA HORE U SOCDA>
@Mamocreators
@Mamocreators 4 сағат бұрын
Hawiye Futamadoowbe Caqlixumaa Coowru Waa Iyagee. Dariiiq Saxare Ahoo Kulul Oo Aan Geed Laheeyn Beey Xarrigg Yar Kuxiranaayaan Oo Qori Lafadhiisanayaan. Bal Kawaran Haddeey Wax iskabartan Oo Shaqeeystaan? Allah Reerku Cawaansanaa, Oo Caqliyaraa, Oo Haddana Waxu Maamul Xumaa. Subhana’Allah!! Wallaahi Baanan Huutuugaan Soomaaliya Lala Yeellan Karin. 😡
@abdirizakali3506
@abdirizakali3506 4 сағат бұрын
Dowlada wa iney marsisa burcadas sid dinta kunxukuntay oo ah in ladilo mrydkodana wadada lawaro!! Lkn in laga haro markey cararan oo an laka taba tagin mel walbo eu galan tas xal mana qoneyso!! Maxa yelat cidan wadaso dhan jakbontiya dhikian karo dowlada uma joko.
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv 13 сағат бұрын
Nisa maxaa ka galey isbaro qadista mid da kale Nisa shaqadedii awey ma dhaqaalihii Nisa iyo magacodii baa Ciidan lagu dhistey miyaa war sawirka feeraha kama rermo aa Ciidanka siyaasiga wato ayaa leh aa kadaya magac dilka hay adda ha dowlad da fadaralka ah
@MohamedAli-cs1zy
@MohamedAli-cs1zy 14 сағат бұрын
So fake
@mohamedmuuse444
@mohamedmuuse444 8 сағат бұрын
Amar waad qabtaa. Madax ka toogo. Ilhay moor yaan ta dad ka ha qabto. Tuu gada caab tooy da ah. Shabaab wey ka ba qa yaan
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv 13 сағат бұрын
Sarkalkas wan bogadinaya gud job lkn barito askartada iyo adiga iyo madaxda hada kula shaqeyso barito hadhiganina Maxaan sidaas u leyahey askariga haduu wayo xaquqdiisa wan hubaa inu isbaro dhiganayo sababtuna waa madaxda dalka oo xaquqdiisa siiney nin darteed hada ragan aad ley neyso waa kuwii sheley isla meeshan argagixisada ka horeyey oo hadana deganka ka ilaliyo waxa ku khasbay na iney isbaro dhigtaan dowlad DII fadaralka iyo tii mamul goboleed ka ayaa siney nin xaquqdodii aa barina kuwa hada aad wadato ayaa dhiganayo maxaa xal ah ma dalka ayaan shaqaale aminga fara haysanin maya wey haysataa aa munafaqad iyo jahwareer bey kubixisaa dhaqaalihii logu talagaley amniga isla madaxdii dalka ayaa qadato aa qiyaliga iskadaa saxiib
@faaysalluq7413
@faaysalluq7413 14 сағат бұрын
😂😂😂😂 kala baxa wariya ha is deliin wale ninkan waa rageedi
@momojojo619
@momojojo619 14 сағат бұрын
Guulaysta hadda ayaad gaajo ka xorobaysan.
@cumarxasancumar1976
@cumarxasancumar1976 7 сағат бұрын
Koofida siduu yiraa day
كلام السرايا غير كلام القرايا
18:56
Counter-Strike 2 - Новый кс. Cтарый я
13:10
Marmok
Рет қаралды 2,8 МЛН
SLIDE #shortssprintbrasil
0:31
Natan por Aí
Рет қаралды 49 МЛН
Почему Катар богатый? #shorts
0:45
Послезавтра
Рет қаралды 2 МЛН
Magaaladii isku xirtay Afrika iyo Dunida - Saylac || Zeila Africa’s Trade Hub
45:37
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 178 М.
Guurka Nabi Maxamed Scw Iyo Caisha Rc Qofki Dhibsado Ama Qashinsado Wa Gaal Sh Xassaan Abu Salmaan
19:51
imam shafici media قناة الإمام الشافعي
Рет қаралды 13 М.
Counter-Strike 2 - Новый кс. Cтарый я
13:10
Marmok
Рет қаралды 2,8 МЛН