Ciidamada oo degmo muhiim ah qabsaday, eeyo sugaya amniga Muqdisho, iyo qodobo kale | Qubanaha VOA

  Рет қаралды 96,956

VOA Somali

VOA Somali

Күн бұрын

Qubanaha VOA qodobada ku jira wxaaa ka mid ah; ciidamada dowladda federaalka iyo kuwa Jubaland oo qabsaday degmo muhiim ah, eeyo ka qeyb-qaadan doona sugidda amniga Muqdisho, Mareykanka oo isku dayaya inuu xabad-joojin ka hirgeliyo Gaza, xisbiyada midigta-fog ee Yurub oo guulo ka gaaray doorashooyinka, iyo qodobo kale.
00:00 Furitaanka
01:05 Mareykanka oo riixaya xabad-joojin ka dhacda Gaza
03:04 Xisbiyada midigta-fog ee Yurub oo guulo gaaray
09:55 Ciidamada Soomaaliya oo qabsaday deegaan muhiim ah
15:30 Wararkii ugu dambeeyey maxkamadda wiilka Biden
17:49 RSF oo lagu eedeeyey weerarka isbitaallo iyo xero
21:58 Ukraine oo ka cabsi qabta in la duqeeyo diyaaradaha F16
23:41 Wararkii ugu dambeeyey ee Sayniska iyo Teknoolojiyadda
Mar walba nagu xirnow
🟠 Rukumo VOA Somali / @voasomali
🟠 Muuqaallo dheeraad ah ka daawo: / voasomali
🟠 Wararkii ugu dambeeyey ka hel: www.voasomali.com/
🟠 Nagala soco Facebook: / voasomali
🟠 Ku xirnow barteena Instagram: / voasomali
🟠 Nagala soco Twitter: / voasomali
VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida iyo caalamka. Barnaamijyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada.
Waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij teleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka, Arrimaha Islaamka Dhakhtarka Weydii, Caweyska Washington, Wicitaanka Dhageystaha, Faaqidaadda Ciyaaraha, Madasha Haweenka iyo Barnaamijka Dhallinyarada.

Пікірлер: 41
@MohamedIbrahin-lp1bl
@MohamedIbrahin-lp1bl Ай бұрын
Cadhada alle haku dhacdo maraykanka iyo shaqaalihiisa calooshood u shaqaystayaasha ah
@onlythetruth17
@onlythetruth17 Ай бұрын
XAMAAS WAA XORNIMO U DIRIR INSHA’ALLAH WAY GULEESAN DINTAA
@user-bx1bp9cv9y
@user-bx1bp9cv9y Ай бұрын
Somalia Somalia Somalia Somalia Somalia 🇸🇴 guuuuuul Somalia 🇸🇴 guuuuuul 🇸🇴 of Somalia Somalia 🇸🇴 guuuuuul Somalia 🇸🇴 guuuuuul 🇸🇴 of Somalia 🇹🇷 OF SOMALIA 🇹🇷 🇸🇴 Somalia Somalia 🇸🇴
@user-bx1bp9cv9y
@user-bx1bp9cv9y Ай бұрын
made Somalia 🇸🇴 guuuuuul Somalia 🇸🇴 guuuuuul 🇸🇴 of Somalia 🇹🇷 🇸🇴 Somalia Somalia 🇸🇴 guuuuuul 🇸🇴 Turkey 🇹🇷 🙌🏽 🇸🇴 of Somalia 🇹🇷 🇸🇴
@xasanaxmed5850
@xasanaxmed5850 Ай бұрын
👋 Weriye Max,d Bashiir C/Raxmaan.
@user-wk8lz2cy1c
@user-wk8lz2cy1c Ай бұрын
Masha Allah Guul Jubaland iyo cidanka gesiyasha ah gulaysta insha Allah
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 Ай бұрын
Mahadsant walaalkey bishir cadiraxn VOA ❤❤❤
@user-wk8lz2cy1c
@user-wk8lz2cy1c Ай бұрын
Masha Allah Dowlada Somaliya iyo Jubaland dhaman Somaliya illahay ha guleyo insha Allah
@user-wk8lz2cy1c
@user-wk8lz2cy1c Ай бұрын
Masha Allah Guul Dowlada somaliya way gulaysatay insha Allah
@xasanaxmed5850
@xasanaxmed5850 Ай бұрын
👋 Weriye Sahra Cabdi Ahmed.
@xasanaxmed5850
@xasanaxmed5850 Ай бұрын
👋 Weriye Shirwac.
@user-bx1bp9cv9y
@user-bx1bp9cv9y Ай бұрын
Qalastiin qalastiin qalastiin qalastiin qalastiin qalastiin qalastiin qalastiin qalastiin qalastiin qalastiin qalastiin GUUUUUL GUUUUUL GUUUUUL GUUUUUL GUUUUUL GUUUUUL GUUUUUL GUUUUUL GUUUUUL GUUUUUL GUUUUUL GUUUUUL GUUUUUL GUUUUUL GUUUUUL GUUUUUL GUUUUUL
@abdijama3375
@abdijama3375 Ай бұрын
Wariyasha v o a waxay ku hadlan afka yuhuuda arsaqad xalala radsada
@FaadumoArdo
@FaadumoArdo Ай бұрын
eeyo waa maxay?
@user-bx1bp9cv9y
@user-bx1bp9cv9y Ай бұрын
AMISOON WAA ARGA GI XISOO AMISOON WAA CALISHAAB WAA CALISHAAB AMISOON HABAXAAAN DABO DHILIF YAAAL QUSHAAASH QUSHAAASH QUSHAAASH
@qabyoninweyn88
@qabyoninweyn88 Ай бұрын
Waxa eega?oo buula xaaji maba heesan miya.waa xoolo dhaqato.😢
@user-bx1bp9cv9y
@user-bx1bp9cv9y Ай бұрын
GEESIYAAAL CIIDANKA XOOOGA OF SOMALIA 💪 GEESIYAAAL CIIDANKA 💪 XOOOGA GUUUUUL GEESIYAAAL CIIDANKA XOOOGA OF SOMALIA 💪 GEESIYAAAL CIIDANKA
@user-bx1bp9cv9y
@user-bx1bp9cv9y Ай бұрын
GEESIYAAAL CIIDANKA XOOOGA OF SOMALIA 💪 GEESIYAAAL CIIDANKA 💪 XOOOGA GUUUUUL GEESIYAAAL CIIDANKA XOOOGA OF SOMALIA 💪 🇸🇴 ARGA XISOO AMISOON WAA LA LAAAYAYA 😂😂
@dhurwaalechannel6137
@dhurwaalechannel6137 Ай бұрын
Cadowga islaamka oo madaxda carabta iyo Israël ugu horeeyaan ilaahey ha jabiyo iinshaa allaah
@HamzaRashadMussa
@HamzaRashadMussa Ай бұрын
Wuxu war xumaa Waa gaalo raac shaqo kale raadso intaa gaalo iska dhaadhicinayao jaahil yohow yuhuud iyo maraykan warkooda maba rabno
@CallmeR9
@CallmeR9 Ай бұрын
Hada Iikow Buulo Xaaji Meeqo Sano Kadib Si, Aad Aya Loogu Gaawiye Runtii
@AdanIdow-sy4hv
@AdanIdow-sy4hv Ай бұрын
Hamaas guul marabno xabad jojin ilaa israil an ugu takhlusino insha alah
@yasiinAbduiahi
@yasiinAbduiahi Ай бұрын
Haawaykabixidonta
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 Ай бұрын
Voa iyo bbc da waa in la joojiyo dhegaysigooda waayo waa idaacad ama warbaahin gumaysi oo aad u tayo xun war xun isku dir mooyee wax kale kama shaqeeyaan sidaa darteed fadlan ha dhegaysanina
@user-bx1bp9cv9y
@user-bx1bp9cv9y Ай бұрын
VIOE VIOE VIOE FAQASH TO QOXOOTI DABO DHILIF YAAAL ayaaa WAR INI GABAAAHAN VIOE VIOE VIOE FAQASH 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@onlythetruth17
@onlythetruth17 Ай бұрын
MAREEKANKA WAA BENALAYAA CADOW AH
@HamzaRashadMussa
@HamzaRashadMussa Ай бұрын
Intaa waa saarny bay leeyihiin hhhh intaa saaraysan maa laysaan si aysan mar dambe idiinku Soo noqon 😂😂
@Zaynab-oo1df
@Zaynab-oo1df Ай бұрын
³
@mancityfan660
@mancityfan660 Ай бұрын
Ey sheydiin in laga qabsaday dagmoyin wan ku faraxsanahay
@beerkaaicadaaday2057
@beerkaaicadaaday2057 Ай бұрын
Odayaashii Hawiye ma eey baa xiniinyaha ka leefaya?😂😂😂😂.
@RRAREEWING1
@RRAREEWING1 Ай бұрын
Beenta Xasan Guurguurte ka warrama masaajidka ku soo cafuufaya
@siradm
@siradm Ай бұрын
Ha cunaan hilibka carruurta reer Falastiin, intaas un baa u dhimane isbahaysiga wuxuushta ah. Xabbad jooji marabaan waa laba wajiile yaal
@faisayussuf6953
@faisayussuf6953 Ай бұрын
Somaliya guul guulayso insha allah amiin
@onlythetruth17
@onlythetruth17 Ай бұрын
WAAN NECBAHAY 😡 ISRAEL 🇮🇱
@abdulsheikh640
@abdulsheikh640 Ай бұрын
Barnamijka mani kusodarin eyo sugaya amanka muqdisho .. waan sugaaye.. benalooyin been badhan ... pressesd unsbscribed...
@shinobimcbuilds7337
@shinobimcbuilds7337 Ай бұрын
Been iyo huf 😂
@onlythetruth17
@onlythetruth17 Ай бұрын
ISRAEL 🇮🇱 🤢 🤮 WAA ARGAGIXISO KUWAASO ARGA GIXIYA CARUURTA 👶 IYO DANYARTA. SHALEYTO AYAA U DANBEYNEESO LKN INSHA’ALLAH
@onlythetruth17
@onlythetruth17 Ай бұрын
ISRAEL 🇮🇱 🤢 🤮 WAA ARGAGIXISO KUWAASO ARGA GIXIYA CARUURTA 👶 IYO DANYARTA. SHALEYTO AYAA U DANBEYNEESO LKN INSHA’ALLAH
ПРОВЕРИЛ АРБУЗЫ #shorts
00:34
Паша Осадчий
Рет қаралды 6 МЛН
Heartwarming Unity at School Event #shorts
00:19
Fabiosa Stories
Рет қаралды 18 МЛН
One moment can change your life ✨🔄
00:32
A4
Рет қаралды 33 МЛН
39kgのガリガリが踊る絵文字ダンス/39kg boney emoji dance#dance #ダンス #にんげんっていいな
00:16
💀Skeleton Ninja🥷【にんげんっていいなチャンネル】
Рет қаралды 8 МЛН
SOOMAALIDU ASAL AHAAN XAGEE KA YIMAADEEN AMA KA SOO JEEDAAN?
12:07
Farhan Jimale
Рет қаралды 88 М.
John Mbadi nominated Treasury CS | President Ruto addresses the nation
20:00
Спит с ОТКРЫТЫМИ ГЛАЗАМИ! 😱😴
0:25
Взрывная История
Рет қаралды 5 МЛН
Grandma Cat - the Hot Dog Eating Champion #gaming #food #challenge  #cartoon
0:15
Super Emotional Stories
Рет қаралды 17 МЛН
Никогда не убивай это существо! 😱
0:28