Ciidan Loo Maxkamadeeyey Dil ka dhashay Dhul Dowladeed

  Рет қаралды 41,270

Somali National Television

Somali National Television

Күн бұрын

Пікірлер: 37
@MohamettRastaofficial
@MohamettRastaofficial 2 ай бұрын
War ❤waxaan tv ma Ahan
@SomaliaYoutube
@SomaliaYoutube 2 ай бұрын
Tv qaranka iyp dawlada waxay iiga faaidaysan karaan aqoonta maskxdayda ka guuxayza Fadlan ila soo xiriira waxaan diyaar u ahay inaan aqoontayda ugu adeego dalkayga😂
@YAHOOW_YAASKA
@YAHOOW_YAASKA 2 ай бұрын
Ugu dambeyn waa helay videogii
@ibrosabdule5219
@ibrosabdule5219 2 ай бұрын
Maaladilo xasan laari wallahi noocaas oo kale madaxaa laga gooyaaa baastar xaaraan kudhashay Kuna koray waaye
@Aisha-A45
@Aisha-A45 2 ай бұрын
Horta waan yabay yaa ila yabay vedioga maxa ugu soo celisiin😅
@JacfarNur
@JacfarNur 2 ай бұрын
Wakula yabanahay 😂 weceelada mxeey iguso celceliyan
@Aisha-A45
@Aisha-A45 2 ай бұрын
Yaab😂​@@JacfarNur
@Mukhtaar2004
@Mukhtaar2004 2 ай бұрын
Adiga hadaa aragtay dad baan arkin ee dhibka jooji ama markamada ka dacway 😅
@Cadar49
@Cadar49 2 ай бұрын
Waa run aniga hadaa iigu horeeysa hhh ayaga hadeey arkeen maxeey u daarteen
@bulaalepro
@bulaalepro 2 ай бұрын
Waa qarxi la yahay 😅
@dalnuurshe9328
@dalnuurshe9328 2 ай бұрын
Tiirka hal geeyo
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey 2 ай бұрын
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw
@alxikmatravel1386
@alxikmatravel1386 Ай бұрын
MAXKAMED ISUSHEEG
@Saciido-vv9bs
@Saciido-vv9bs 2 ай бұрын
Xasan laari hala dilo ama halaga qaado magta wyo sababta asagaa kadnbey😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@AlfiaAmiin
@AlfiaAmiin 2 ай бұрын
Ayagaa isdilay dad shaqale ah oo guri dhisaayay oon hub wadan gurigana aan laheyn oon diririn suurtagal maaha dadkii soo weeraray in ay dileen ay u Badantahay Allahu Aclam .
@abdulahigabo3282
@abdulahigabo3282 2 ай бұрын
War meesha ciyaarta ka daaya. Waa idinku wareernay video gaan horaan u daawaday
@joyaiyc
@joyaiyc Ай бұрын
dambigaas dowladaaleh dilkakahor ineexliso soomaah
@imanyare5776
@imanyare5776 2 ай бұрын
Kawrn dulmiga loo gaysanayo umada muqdisho dhibka marka laga baxayao wa marka maataada nabad hesho inta daalimka awood leyhy dulmiga ma zulayo
@xasanaxmed770
@xasanaxmed770 2 ай бұрын
Okaalay Reer muwakiin ilmo madhalin miyaa Siduu nin wiilkisi ladilay uduudsinkaraa xaqiisa Wal ciyaadu bilaah
@salehyosef2854
@salehyosef2854 2 ай бұрын
Mxkamdaan gorsorheet wa sawar bdan yhy wlhi mdaan la yway mit jhil ah nn wax dilay ayuu u doodaa hawa udoodee gasacinuu6hy weyka muuqataa adilee xng ama qosl adeykuu taalaa
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht 2 ай бұрын
Shaqalaha dagmadu tagaa lacag sooshuba kaaba shaqalaha isago bona kasoqadin shaqeeyaa kuwa hadhow isaga iyo askarta lookala dhex baxaa bonadi keen aba joji shaqada hatagin marka hore hadatagto warqad dhismaha inaa kasoqadataa hada kasoqadi karin hadhisin
@cabdiwaduud8467
@cabdiwaduud8467 2 ай бұрын
Cid dilaysa Ma jirtee Maxaa la isku daalinayaa
@AbdikadirMegen
@AbdikadirMegen 2 ай бұрын
😭💔😭😭😭🤲🤲🤲
@AlfiaAmiin
@AlfiaAmiin 2 ай бұрын
Danbiga dilka iyo dagaalka xassan laari kurkisa waay e wofki qofka dishayna asaga waa in uu keena , nimanka nin ayaa yiri haddi la i tuso waa aqaan , ee halatuso nimanka diriraayay .
@AlfiaAmiin
@AlfiaAmiin 2 ай бұрын
Niimanka askarta looqoray lagama fiirsan , dadkii waa dhameyeen ayagana waa dhamadeen , hala Kala xulo oo halagu daro dad diin leh oo aqlaq iyo dhaqan wanagsan ay ka muqato oo waayo arag ah 30 aanka yareyn hala qoro ciyaalkan foda sheydanleh oo da'da yar oo jaadka iyo daraga iyo balwadda leh hala bedelo yaan ladeynin dhaqan cilis hala geeyo ciyaalweero yey noqonina .
@Jinkax-u9r
@Jinkax-u9r 2 ай бұрын
Waxaa la yaabanahay habar gadir illaah ma iloobeen waayo dhiigya cabkooda waa u sheeg sidaan somalinimo ma ahee yaa la isku dhamaan xal hala keeno
@HanadJele-j7j
@HanadJele-j7j Ай бұрын
😅😅
@Mukhtaar2004
@Mukhtaar2004 2 ай бұрын
Inta dadka laayaan ayey tusbax iska qaadanayaan
@JacfarNur
@JacfarNur 2 ай бұрын
Hoyadiin wasee views radiiska nagadayaa noh mxaa video akuso celceliyaneysan noh
@Mukhtaar2004
@Mukhtaar2004 2 ай бұрын
Noh da halkaas magashee 😂😂😂😂 noh kulahaa cayda maxa keenay mr noh
@SomaliaYoutube
@SomaliaYoutube 2 ай бұрын
​@@Mukhtaar2004 Waa adigoo agah 30k oo jeer ku soo celceliyay😂 Waxaan ma oromaa afsomaliga aan qori aqoon😂
@abdinajibali7104
@abdinajibali7104 2 ай бұрын
Foolxumo badana kuwan dhinka dilay ee hala toogto
@SamiiraXiiray
@SamiiraXiiray 2 ай бұрын
SUBXAANALAAH ILAAHOW DAALIMIINTA SHARKODA NAGA QABO YAAWADUUD AAMIIN YAARABI 🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭😭😭😭😭
@AdisMasfinee
@AdisMasfinee 2 ай бұрын
dont try war with ethiopia!
@cadceed-wt5
@cadceed-wt5 Ай бұрын
Nacala ku dhalay gudoomiye waaxed kulaha dhul dowladed see ku leeyahay nin an laheyn wa leyga dhisanoyaa odayaal waaweyn oo ben shegaya yaab
@CalinuurMaxamed-rd3gq
@CalinuurMaxamed-rd3gq 2 ай бұрын
Caadlad hasoo daahdo malin wa laga sugaa
这是自救的好办法 #路飞#海贼王
00:43
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 114 МЛН
Sigma baby, you've conquered soap! 😲😮‍💨 LeoNata family #shorts
00:37
Каха и лужа  #непосредственнокаха
00:15
WARKA HABEN SNTV 07 11 2024
30:03
Somali National Television
Рет қаралды 1,7 М.
Horjooge u Gudbay Gobolada Waqooyi oo Xukuno kala duwan lagu riday,
15:00
Somali National Television
Рет қаралды 85 М.
Surah Al Kahf (Be Heaven) سورة الكهف
40:15
Omar Hisham Al Arabi
Рет қаралды 18 МЛН
Garmaqalka Askar ku aadeysan u Basaasid Argagixiso
22:51
Somali National Television
Рет қаралды 21 М.
Dilaayeyaashii Dharka ku wareejin jiray xaafadaha Muqdisho & Gungaarka Maanta.
28:12
Somali National Television
Рет қаралды 190 М.
这是自救的好办法 #路飞#海贼王
00:43
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 114 МЛН