Ciidanka israil O Shujaaciya ku laabtay & Dagaal Qaraar O Socda Qasaaro Badan ayaa lasheegayaa

  Рет қаралды 56,448

Dulmi Diid

Dulmi Diid

Күн бұрын

Пікірлер: 74
@DulmiDiid
@DulmiDiid 3 ай бұрын
Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤
@ayan123aadan5
@ayan123aadan5 3 ай бұрын
Asc musiibooyinka muslimiinta Alaaha ka badbaadiyo falastiin guul insha Alaah iraan guul lubnaan guul insha Alaah
@ayan123aadan5
@ayan123aadan5 3 ай бұрын
Maraykan dab aysan shidin ma jiro inta ay hubsiiyan oo ciidan io lacag ayey joojiya oo afka ah dhahan Alaaha jabiyo yuhuuda
@alkheyr4
@alkheyr4 3 ай бұрын
اللهم صلي علي محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد، ،اللهم أنصر هم في غزه، ،اللهم أنصر هم نصرا عاجلا غير آجل يارب، ،اللهم إرحم موتاهم وتقبل شهداء هم، ،اللهم بدلهم خوفهم امنا، ،اللهم أيدهم بروح القدس، ،ياإله الاولين والآخرين
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada 3 ай бұрын
اللهم انصراخواننا المجاهدین في فلسطین وفي غزة يارب العالمین
@fadumaabdiduale1624
@fadumaabdiduale1624 3 ай бұрын
Waa ugu danbaystii eensha Allah ay ku dhamaan lahaayeen . Darfa qarbiya waxaa u shaqeeya oo u soo sheega wax walba munaafaqiinta cabas iyo daxlaan nin la yiraahdo .oo ah ninka ugu munaafiqsan caalamka xasbiyalaah wa necma wakiil kulu daalim yaa rabi 😮😮
@AlleyaaigufilanAlxmdullilaah
@AlleyaaigufilanAlxmdullilaah 3 ай бұрын
Shujaaciya waa meesha gumeystaha lagu edbiyo oo ku jabaan insha allaah gaza waa xuroobee
@AxmedmaxamedNuur-x8h
@AxmedmaxamedNuur-x8h 3 ай бұрын
اللهم عزالدين وانصر المسلمين اللهم حرر فلستين ءامين ءامين ءامين ءامين ءامين ءامين ءامين
@Desert_flower60
@Desert_flower60 3 ай бұрын
Jazzaka Allaha khayr Barakallah figradaada iyo dipintaadaba.
@hassanhassanismael8470
@hassanhassanismael8470 3 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw sheikh wacaleikum salam falastiin 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸 gull gobonimo xiisbuulaah yamane victoire ❤❤❤allahuma fii akhwana falastiin amiine
@DheemanDheeman-q5n
@DheemanDheeman-q5n 3 ай бұрын
Guusha iyo nasrga illaahay hasiiyo
@muscabcabdulahi79126
@muscabcabdulahi79126 3 ай бұрын
اللهم صل على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا. اللهم انصر اخواننا المسلمين المستضعفين في فلسطين وخاصة اهل غزة .
@nabaadm.hassen777
@nabaadm.hassen777 3 ай бұрын
Ilaahay haku xifdiyo wllkay aslan iyagaa xayawaaniin ah
@Cabdixakiimmuusecige17
@Cabdixakiimmuusecige17 3 ай бұрын
Walaalaha Soomaaliyeed Allah Dartii Cimaamada igusoo Tuura Kii Hore Ayaa Layga Xidhaye
@BURCAAWI-11
@BURCAAWI-11 3 ай бұрын
Horay Usoco Qabyaaladiid ❤
@KOOKOBULLE123
@KOOKOBULLE123 3 ай бұрын
Waan Kugu Tuurnay Cimaamada Horay Usoco Qabyaaladiid Cabdixakiim ❤❤❤❤
@mohamedtowbah1922
@mohamedtowbah1922 3 ай бұрын
ASC walaal Sheikh Mohammed dulmiiid. Wali video gan ma daawanin wax reaction inan kabixiyo qoral umasoo galin lkn waxan kudhihi Rabaa shukran jaziilan howlaha ad kawado dulmidiid channel
@MaxameddeeqCumarcabdi
@MaxameddeeqCumarcabdi 3 ай бұрын
Ilaahow ugargar walaalahena musliminta rer falastin
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 3 ай бұрын
Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam
@mabruukahussein2486
@mabruukahussein2486 3 ай бұрын
Yuhuudi inay dad ugu iliidato sifiican ayey u ogtahay waana sababtay xaasidka uthy
@aminaabdiadem9900
@aminaabdiadem9900 3 ай бұрын
اللهم انصر اخواننا في غزه يارب العالمين، اللهم ارنا باسك في صهاينة.
@fatimayusuf471
@fatimayusuf471 3 ай бұрын
Abu gaadhiyo anagu oromiya ma nihin anoo soomaali meel kula oroora ❤xabashi ma nihin Somalinimadaa iga badan
@cabdiqaadirarmed3200
@cabdiqaadirarmed3200 3 ай бұрын
Sh qorigu makuudiyaarbaa dagaakaynu galnaaye yuhuuda lagalanaa
@macthanaftae8305
@macthanaftae8305 3 ай бұрын
Wa Caleykum Asalaam
@habibajamac9941
@habibajamac9941 3 ай бұрын
Alxamduliaah
@adammohamed5339
@adammohamed5339 3 ай бұрын
اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي آله وصحبه اجمعين
@Desert_flower60
@Desert_flower60 3 ай бұрын
Diintaadaba,Wacdigaaga iyo run sheega.
@habibajamac9941
@habibajamac9941 3 ай бұрын
Xasbiya laahu wanicmal wakiil
@AsadAli-ws6ue
@AsadAli-ws6ue 3 ай бұрын
Wllh bananbaxii ugu weynaa baa kadacey Nairobi manta ilaa xaafa islii ila pangani 😮
@muhammadandhawo4651
@muhammadandhawo4651 3 ай бұрын
asc sheekh away taba barki ad so waday walal hadi adan so dhigin siide lagu heli kara
@jawaahir-h6o
@jawaahir-h6o 3 ай бұрын
Scw❤🎉
@sabahmyusuf6663
@sabahmyusuf6663 3 ай бұрын
Asc was wax lag a subhanllah aiioow tier falstiin aamiin
@Fast.money86
@Fast.money86 3 ай бұрын
Aan kusalino nabigeena muxamed scw🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@maxamedcabdicali735
@maxamedcabdicali735 3 ай бұрын
Scw
@idirisadan5456
@idirisadan5456 3 ай бұрын
Asc sheikh
@shukrilibax
@shukrilibax 3 ай бұрын
Asc walal maxamed insha allaha dalkenaa waa in loo kaca oo wilshii somaliyed in eey qabil isku leeynayan waa in aan iska qabano dadka dalken qabilka ku celiyay hoyo somaliyed baa meel walbo ku dhimanayo sida falastin buu dalkena ku socda mashruuca dagalke waad fahmikarna Shalay dadki geela ku soo qornayen 91 baa loo noqon badeni iyo dhiiga micnala aanta ku socda Ilaah dalkeen diintena iyo dadkena hano badbaadiyo amiin 🤲😢
@YasinBile
@YasinBile 3 ай бұрын
Waxaykugu laabteen waxay baraan inay siday waqooyiga u burburiyeen goortaykulaabten oo kale inay guryaha u burburiyan lakiin markan waa markay kujabilahayeen inta dhimasho kabadbaadana waalagu afdooban insha allah.
@AhmendyJully-tx5xe
@AhmendyJully-tx5xe 3 ай бұрын
Wll shujaaciya magacaba kagaro waa magaaladii geesiyada iyo raganimada
@MuhimaBile-ob4mj
@MuhimaBile-ob4mj 3 ай бұрын
Wcs wllo
@safiyadirsche3782
@safiyadirsche3782 3 ай бұрын
Faanka yahuud shayadiinta xisbullaah iyo muslinka oodhan xamaas muqawinda Alqasaan falastiin ☪️☪️☪️🇵🇸🇵🇸🇵🇸🤲🤲💪
@ardonoorwardhere8913
@ardonoorwardhere8913 3 ай бұрын
Waa caqli aad u liito
@AbdiAgood
@AbdiAgood 3 ай бұрын
Asc ❤❤❤❤😢😮😅❤❤❤ Yuhuud daalilmiin Hadalkoodu lognaan wax kabadali maayo.❤❤😢❤
@MoNk-ci6vk
@MoNk-ci6vk 3 ай бұрын
❤❤❤
@ardonoorwardhere8913
@ardonoorwardhere8913 3 ай бұрын
Cid walbo aduunka fasahaad ito dulmi ku samaysa I meel zun bay ku danbeysa waana lala sugaya abaal marinta rabi cisi waliged wada dhanaan mayso mana wada ladnaanayso ayadoo gardaran
@gurdan5841
@gurdan5841 3 ай бұрын
Wcs❤
@mohamaxamuud-km4rc
@mohamaxamuud-km4rc 3 ай бұрын
Koorsadi aaway
@abdirahmanas2583
@abdirahmanas2583 3 ай бұрын
Sheikh vedio'yadan bolivia toos bay ugu jiraan media'yaha caalamka, loona daawaday, gaza ma wada ahan vedio'yada, ee qariska miyay kaaga dhagtay sheikh ?
@UbaxCali-h6u
@UbaxCali-h6u 3 ай бұрын
Falastiin iyo xawaayanka isku mid maha dranka yahuudu waayo Rah ayuu dile o laxiiray Blse Umaad dhan ayaa laxasuuqa Nafa iyo mala aan ladhhafi Hal Askar loma xiran hal daqiiqo
@husseinm-qoje1289
@husseinm-qoje1289 3 ай бұрын
Hi
@mahmedbarkele1273
@mahmedbarkele1273 3 ай бұрын
SCW SCW SCW
@abdullahimohamed9751
@abdullahimohamed9751 3 ай бұрын
Shiikh qofka hadii xanuunkudhaco wuu isdaweeyaa laakiin haduumadaxa ugadhaco caawin ayuu ubaahanyahay soomaali xanuunku madaxa ayuu ugadhacay
@farahcarlos3669
@farahcarlos3669 3 ай бұрын
GUUL vs GOBANIMO 🇧🇴 BOLIVIA 👍 GREAT PRESIDENT 🇧🇴GREAT NATION
@GureeyHaabay-lf9og
@GureeyHaabay-lf9og 3 ай бұрын
Wad iga qoslisay wlh qiyaaliga dadka kala taga dheh
@SirajQolkadacwada
@SirajQolkadacwada 3 ай бұрын
Kkkkkkkkعجيب
@haa8793
@haa8793 3 ай бұрын
Somali ayado garab kaqadaneyso rushka mey lawaregan somalia
@Naciimo433
@Naciimo433 3 ай бұрын
Waxba kama soo faaiidayaan ayagaa ku jabaaya uun
@AliRobleh-n1r
@AliRobleh-n1r 3 ай бұрын
ASC Sh Mohamad Khair allaha ku siiyo Erdogan lama inqilaabin ee arin uu isagu ka damneeya ayay ahayd waxyaalaha dadka uu ku qaldo ayuu ka mid yahay inqilaabku
@haydar378
@haydar378 3 ай бұрын
Kenya 🇰🇪 maxaa uga gaabsatiin Somalia waxa ka dhaca waa buunbuunisaan
@MaxamedIbraahimcali-zp4pd
@MaxamedIbraahimcali-zp4pd 3 ай бұрын
Kenya ma jogta
@ashawooo
@ashawooo 3 ай бұрын
Yuhud ayiga lagu celinaya mesha aye ka yimada yurub nacalada ha ku dhacada isaril ciidamad
@abdullahmusaabdiali4222
@abdullahmusaabdiali4222 3 ай бұрын
Shkhoow adiga maa naga dhaaftid taabkaan dhagool cmlaa wax noogu sheegoosaa walhi yaab waaye
@sanbaloolshehussein9256
@sanbaloolshehussein9256 3 ай бұрын
WWW❤❤❤
@omerhassan3041
@omerhassan3041 3 ай бұрын
Puten waaba Ay waynaaday Allaha dunnida ka qabtee!
@Sakariyecabdi-rm1mo
@Sakariyecabdi-rm1mo 3 ай бұрын
❤scw❤❤❤❤❤❤❤scw
@aliyamohamed1450
@aliyamohamed1450 3 ай бұрын
They don't even believe Allah/God
@SSS78781
@SSS78781 3 ай бұрын
DHAAWAC, DHAAWAC, DHAAWAC, DHAAWAC, DHAAWAC??????DHIMASHO MAJIRTO MIYAA????YAHUDA BEEN AYEY SHEGAYAAN
@MaxamedIbraahimcali-zp4pd
@MaxamedIbraahimcali-zp4pd 3 ай бұрын
Saas le waye
@Duqabto
@Duqabto 3 ай бұрын
Hadaan firiyay İsrail shaqo laan baa haysa inay dagalamaan mahane quryahii iyo dhulkii baadidY inay ku nastaan ilayan waa dhul xarana Mahatma ha hardan ayaa ku fhacaday intaad ka dhimanaysaan tagnada oo dhiig caba
Wararkii ugu Danbeeyey Turkiga oo Kuhanjabay inuu Dagaalka Soo Gelayo & Xaalada
8:02
pumpkins #shorts
00:39
Mr DegrEE
Рет қаралды 122 МЛН
黑的奸计得逞 #古风
00:24
Black and white double fury
Рет қаралды 25 МЛН
My Daughter's Dumplings Are Filled With Coins #funny #cute #comedy
00:18
Funny daughter's daily life
Рет қаралды 34 МЛН
pumpkins #shorts
00:39
Mr DegrEE
Рет қаралды 122 МЛН