ciidanka SSB oo Faysal Cali waraabe balan adag u qaaday hada iyo qori lugud

  Рет қаралды 2,776

Aayatiin Tv

Aayatiin Tv

Күн бұрын

Пікірлер: 10
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 Ай бұрын
hj buuhoodle weye ragan waan ku tageersanayay mudo u ololanayay faysal walahay markaa insha Allah reer somaliland ilahay ha garan siiyo faysal
@nimonimco3063
@nimonimco3063 Ай бұрын
Guul Faysal. Ilaahow Wadani iyo Kulmiye dhacaan. Xolihii umadaayay ayay cuneen Muse. C/raxman ciro. Xirsi . maxamuud xashish.
@KalldiMhmed
@KalldiMhmed Ай бұрын
Quuul somaliland
@nimonimco3063
@nimonimco3063 Ай бұрын
Dorashada Fasal baa leh. Waa Muwadi dhaba oo cadawga Dalkiisa neceb. Burna waligii ciidan ma saarin u wadankiis ku inqilavayo. Fasal Guul🙏
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 Ай бұрын
anigu waxan odhan laha dadku ha kala badabdo Somaliland odaygaa faysal doortaa inkastoo dadkiisi aanu la socon kuwii kalena labad xusbi kala galeen hadna odayga fasal ha la doorto hj ha isku raacdo odaygaas sanadkan laabadan qabiialste ha ina dhafaan muuse oo reerkiisi uun kursidi ku raray oo aad fartiisa eeden iyo ciro oo amuumiye ah waxna idin soo wadin ka tashada reer qurlugu waxan leeyahay wad ku mahadsan tahiin wayao labadan midna uma qlamo walahay inay hj tagero midna wakii wixi la ogaa idin laha kan kalena intu ciidmii soo dayacay oog kenay ayuu yidhi wa boqdinaya habada hj manta faysal dooarta please and pelese ciidale bay noqden dadki catamayay odhan yeel kadeed wa lagu baran doona faysal doorta waxan mid nolool idin ogol kuma jiro wa xasidin labaduba
@AbdiqaniArtan
@AbdiqaniArtan Ай бұрын
Faysal qalbi carruur.Alla ninku jilicsanaa
@nimonimco3063
@nimonimco3063 Ай бұрын
Ciida gale Habaar baa ku dhacay. Inankodiba sharaxan markaysay Nin kale Rageerayaan. Isaaq cidagala ugu damiir xun.
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 Ай бұрын
ka cun oo ka codee maxa kaa galay miyay ku dhaleen labadan oday midna parliament aayu fadhiyaay 15 midna xukunku hayaay ilaa iyo 2017 maaxay soo kordhiyeen wadanki bay furfuren qabyaalad bay noo qaybiyeen waa rag jilicsan oo mayda oo qabaiilaystayaal oo qofka ka taga xagta hadna waxay raban inay hj iska hor keenan i oo hashi iyo hirsi noo qaybiyaan faysal doonrta
@Dulqusley
@Dulqusley Ай бұрын
Habar foorar jeclo maxbus harti 😂
@hassansheikh-4395
@hassansheikh-4395 Ай бұрын
Feysal faaruq xagan yaa usoo diray oo soo ambabixiyey yaa kale dee waa kulmiye.
The FASTEST way to PASS SNACKS! #shorts #mingweirocks
00:36
mingweirocks
Рет қаралды 14 МЛН
Cute kitty gadgets 💛
00:24
TheSoul Music Family
Рет қаралды 21 МЛН
Just Give me my Money!
00:18
GL Show Russian
Рет қаралды 1,1 МЛН
WIIL SOMALIYED OO 3-QOF OO GAALO AH QABRI LAGULA AASAY LONDON
27:39
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 338 М.
The FASTEST way to PASS SNACKS! #shorts #mingweirocks
00:36
mingweirocks
Рет қаралды 14 МЛН