Ciidankii Isra waa la helay| Gubashada Mareykan O meeshii ugu xumeed Mareysa| ilhan O u hiilisay ICC

  Рет қаралды 70,775

Dulmi Diid

Dulmi Diid

Күн бұрын

Пікірлер: 184
@DulmiDiid
@DulmiDiid 15 күн бұрын
Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar. Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta! dulmidiid.com/...​
@qaysfaysal9506
@qaysfaysal9506 14 күн бұрын
Aad baad umahdsanthy dulmidiid sidad noguso tabiso warbixinta ma 😎
@hamzemohamud4973
@hamzemohamud4973 14 күн бұрын
Website kaagu hawaduu ka baxsan yahay
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada 14 күн бұрын
Allaa wayn oo awood badan Allow Mahadsanid Say ugubeen Gaza ugub Guryahooda Yaa Rabi
@yunusmuxamed
@yunusmuxamed 15 күн бұрын
Ilahi ha babiiyo marekan iyo kuwa lamid eh❤❤❤
@ayanmohammed8374
@ayanmohammed8374 14 күн бұрын
Allah akhaber Allah akhaber maashaa Allah look Allah awoodeesa maashaa Allah
@Macaad-sd2fy
@Macaad-sd2fy 15 күн бұрын
Ilaahay ha u siyaadiyo dabka iyo dhimashada intii ku dhacday gasa in ka badan Alle hagaarsiiyo America
@sadiohassan4828
@sadiohassan4828 15 күн бұрын
Asalaamu Calaykum sheekh Shalay way ku farxayeen Gaasa Laakiin maanta hoostooday ka heleen kibirka waa lagu jabaa Allahu Akbar Ilaahay baa uhiiliyey Wallaalaheen falastiin cadaalad waa tii Alle.
@fartuunmohamed6081
@fartuunmohamed6081 15 күн бұрын
Dulmigii iyo xasuuqa ay u geesteen laakiin wey dhadheminayaan waana ku bilaabatey ee allah ha u siyaadiyo kuwii xasuuqey shacabka reer qasa aamiin marwalba xaqa ayaa guileysanaayo ee allah xaqa hanagu sugo aamiin
@Hoyadey
@Hoyadey 15 күн бұрын
Allah u bur buriyo sedey u burburiyeen gaza yaa Allahu naga aqbal OO intii muslimiin ah ka badbaadi
@shushuyousif2184
@shushuyousif2184 15 күн бұрын
Amiin yaarabi amiin
@shushuyousif2184
@shushuyousif2184 15 күн бұрын
Idinka alaah waa burburi dab iyo dabaska dhig Intii Muslim ah ee ku nool na alaah ha badbaadiyo iyo inta da xun insidaa loo halo gaza
@Fouziaabdi-bq1rz
@Fouziaabdi-bq1rz 15 күн бұрын
Allahu❤akbar❤allahu❤akbar❤allahu❤akbar
@seed3966
@seed3966 13 күн бұрын
Maxkamadau cadaalad bey ku taagan tahay balse kuwa diidan waa kuwo raba aduunku inuusan kala danbeyn runtii🌎
@ZaynabLiki
@ZaynabLiki 15 күн бұрын
Illaahay waa xaq soore askartiisii ayuu u adeegsadey maraykanka waxaan rajaynayaa indabkaa loo maaro waayo oo illaahay baabiiyo dhamaan sida qasa loo burburiyey iyo ka daranba aamiin dhaha 🤲🤲🤲
@shushuyousif2184
@shushuyousif2184 15 күн бұрын
Amiin yaarabi amiin
@shushuyousif2184
@shushuyousif2184 15 күн бұрын
Idinka alaah dad iyo dabas alaah ha ka dhigo inta u geysatey gaza in la burburiyo walina ku fakaraayey Alaah nasri deg deg ah alaah ha siiyo reergaza
@SafiyaMacalin-rz7mf
@SafiyaMacalin-rz7mf 15 күн бұрын
Allah akbar Allah akbar
@Axmed-f8n
@Axmed-f8n 15 күн бұрын
Allah ha ku caafiyo Ustaad
@qaalielmi4479
@qaalielmi4479 14 күн бұрын
Allaahu akbar Ilaaheey Waa alle awood badan Wa maa yaclamu junuuda rabbika illaa huu
@mustafecabdi-bv5bv
@mustafecabdi-bv5bv 14 күн бұрын
Masha Allah Masha Allah Masha Allah
@barlinjama8423
@barlinjama8423 14 күн бұрын
اعوذبالله من الشيطان الرجيم {(( ولا تحسبن الله غافلا عما يعمل الظالمون إنما ياخرهم ليوم تشخص فيه الأبصار ))} حسبنا الله ونعم الوكيل لا حول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم اللهم انا نجعلك في نحورهم ونعوذ بك من شرورهم اللهم آمين يارب العالمين واخر دعوانا أن الحمد لله رب العالمين والصلاة والسلام على نبينا محمد وآله وصحبه أجمعين. جزاكم الله خيرا كثيرا
@mrdhagane1268
@mrdhagane1268 15 күн бұрын
Alle swt ha u siyaadiyo sida gaza u baa,iyeen Alle ha u baa,iyo mana ka joojiya
@samiramuse2458
@samiramuse2458 15 күн бұрын
Asc dhamaan sheekha iyo walaalaha kaleba Allaahu akbar ilaahay caadilsanaa maraykan awooduu sheeganayo hayskaga celiyo Awooda ilaahay Rabi wuu ka jarayaa cid kastoo dulmi gaysata Awoodna U sheegata qof miakiinah Kibirka Wax haw taro maxay ugu yeedhan waayeen yuhuud haka caawiso dabkaase Alxamdulillaaah walaalaheen reer falastiina Nasriga ilaahay wuu u imaan Rabi ha xagifo umada islaamka meel kastooy joogaan
@KhadijaAbdi-wj1yg
@KhadijaAbdi-wj1yg 14 күн бұрын
Yaa is gaarey walee wadamo badan baa illahey uga argeynaya ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ibnuahmett-4-
@ibnuahmett-4- 14 күн бұрын
وَمَا رَبُّكَ بِغَافِلٍ عَمَّا تَعْمَلُونَ your Lord is not unaware of what you do."
@nabaadm.hassen777
@nabaadm.hassen777 15 күн бұрын
Ilaahay haku xifdiyo caafimaadna allaah haku siiyo
@AxmadCiire-h7r
@AxmadCiire-h7r 15 күн бұрын
اللهم انصر اخواننا في غزه واليمن وفي أي مكان ، Gazan burburinaa ana waa nabad gelaa waa mustaxiil ee ya usheega Maryknkan malcuunkaa.
@ayanmohamud3401
@ayanmohamud3401 15 күн бұрын
Waa su aale mareykan isaga maba kujiro maxkamadaane halaagii ay lajeclaayeen qaza iyagii ayaa daqiiqad ku baaba ay allaah waa xaqsoore wax walbana awooda ❤
@zamzam5255
@zamzam5255 14 күн бұрын
ILLAAHAAYOW ILLAAHAAYOW ILLAAHEEYOW ILLAAHEEYOW ILLAAHAAYOW ILLAAHEEYOW CAAWII WALAHEEN PALESTIN YAA ALLAAH YAA RAABII YAA YARAXMAAN YAA RAXIIM ADAA AWOOD LEEH ILLAAHAAYOW CAAWII
@SahalAbdirahmanMohamed
@SahalAbdirahmanMohamed 15 күн бұрын
😮😊😅❤😂❤🎉😂😢🎉 taas macnaheedu waxa aguwediirabaa
@fathiwarsame7628
@fathiwarsame7628 14 күн бұрын
آلهم آنصر أخواننا في غزة الهم آنصر أخواننا المسلمين في كل مكان يارب العالمين
@HawaNageyeh
@HawaNageyeh 15 күн бұрын
الحمدلله رب العالمين
@miftaxulqeyr
@miftaxulqeyr 14 күн бұрын
Illahow hanaga argudan rabiyow dembigena aawgi allow na cafi o hano caron allahuma amin ya allah🤲 Ree gaza allow dhibta kadulqad anagana madaxda no hagaji🤲
@bdimalik4010
@bdimalik4010 10 күн бұрын
Allaha u siyaadiyo yaa rabi u siyaadi
@I_Trade_Money
@I_Trade_Money 15 күн бұрын
Allah ha uziyaadiyo dabka mareykanka
@AbdiazizHassan-uw9qd
@AbdiazizHassan-uw9qd 14 күн бұрын
Illahay ha ku cafiyo
@nasroxuseen3530
@nasroxuseen3530 15 күн бұрын
الله اكبر الله اكبر الله اكبر
@adammohamed5339
@adammohamed5339 14 күн бұрын
اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين
@ladanilmi8237
@ladanilmi8237 14 күн бұрын
mashallah tabarakALLAH mareykanka inbadan buu umada dhibey isagana wa markisii
@XuseinmaangeCusmaaniidle
@XuseinmaangeCusmaaniidle 15 күн бұрын
illaahow u siyaadiy kufaarta
@YakubyussufMaalim
@YakubyussufMaalim 14 күн бұрын
Allahu Akbar🎉🎉🎉 Allahu Akbar🎉🎉🎉Allahu Akbar🎉🎉🎉 Allahu Akbar🎉🎉🎉 Allahu Akbar....
@mustafecabdi-bv5bv
@mustafecabdi-bv5bv 14 күн бұрын
Alle Maraykan iyo Yuhuud ha gubo ha baa bi iyo
@Dhacdoo
@Dhacdoo 15 күн бұрын
Subxanallah waa quwaad Allah xolacaz waa daweyloo gas watto blse galdda maa ogaaaa Allahu Akbar
@Macaad-sd2fy
@Macaad-sd2fy 15 күн бұрын
Ilaahay ayaa xaqsoore ah
@sankaxaajiofficialchannel2106
@sankaxaajiofficialchannel2106 14 күн бұрын
Mnsha allaaah xaqibaa dilacay
@WacanMohamed-wq3yw
@WacanMohamed-wq3yw 15 күн бұрын
Allaha ku cafiyo Shq
@fatumaawil6609
@fatumaawil6609 14 күн бұрын
‏الله اكبر إن ربك لا شديد
@AshaAhmed-w9w
@AshaAhmed-w9w 14 күн бұрын
Illaahay junuuduhiisu wax walba bay ku dhacdaa sidii asxaabul fiil ,alle waxuu rabuu adeegsadaa .allaa weyn ninkii Aaminaa awood leh Taani waa reer🇪🇭alow u gargar🙏🤲✌️❤️🇪🇭
@IstaahilAli-uy1tv
@IstaahilAli-uy1tv 15 күн бұрын
❤❤❤❤alahu akbar alahu akbar alahu akbar alahu akbar alahu akbar ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@napewaPatrick-d8t
@napewaPatrick-d8t 13 күн бұрын
Allah is the greatest 😢😢
@FarduusDaahir-oo4sc
@FarduusDaahir-oo4sc 13 күн бұрын
ilahay aaya mahadleh waa awood allha ilahay ha kusi baadiyo dabka iyo guubashad xaqiiq faalasti
@HakimaAli-o9q
@HakimaAli-o9q 15 күн бұрын
Ilahay waa caadil ki kastoo reer gasa dhibaatadoo taageeray xitaa 1 kalmad ilaahow hoostooda kasii iney dhadhamiyaan yaa rabi
@ADFA-q4v
@ADFA-q4v 15 күн бұрын
Shiqow manta jimco waye iso ducey Murada leyahy inu alle iyasiro
@CabdulaahiXuseen-m8z
@CabdulaahiXuseen-m8z 14 күн бұрын
Sheekh maxamed ibraahim wll maanteyta xergeb ayaa koxaayo wll mcn
@HalimaxasanKaahiye
@HalimaxasanKaahiye 15 күн бұрын
Allow mareykan balaayada ku sii kordgi muslimiinta wsxaa sas ugalay waa asaga in diinta la daagaalo jecelyahay dalkasto muslim ah burburiyo dalkiisana nabad u ahaado
@CabdulaahiXuseen-m8z
@CabdulaahiXuseen-m8z 14 күн бұрын
All kocaafiyo🎉🎉🎉🎉❤❤❤
@maxamedcalicusmaan8141
@maxamedcalicusmaan8141 14 күн бұрын
قال الله تعالى: إستكبارا في ألارض ومكرالسيء ولا يحيق المكر السيء إلآ باهله فهل ينظرون إلا سنت الأولين فلن تجد لسنت الله تبديلا ولن تجد لسنت الله تحويلا * وقال الله تعالى: فقطع دابرالقوم الذين ظلمو والحمدلله رب العالمين * وقال الله تعالى: سيهزم الجمع ويولون الدبر *
@shaficimohamedomar-d6b
@shaficimohamedomar-d6b 15 күн бұрын
illaahay baa uga aaraya waxaay qasa ku sameeyeen
@maxamedcalicusmaan8141
@maxamedcalicusmaan8141 14 күн бұрын
قال الله تعالى: والله غالب علي أمره ولكن أكثر الناس لايعلمون * وقال الله تعالى: والله يقضي بالحق والذين يدعون من دونه لايقضون بشيء إن الله هو السميع البصير * وقال الله تعالى: أولم يرو ان الله الذي خلقهم هو اشد منهم
@yusufahmed6987
@yusufahmed6987 13 күн бұрын
Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤
@FaadumoMaxamad-z8m
@FaadumoMaxamad-z8m 15 күн бұрын
الحمد لله
@f.n.9630
@f.n.9630 15 күн бұрын
Allahu Akbar
@Adbiboy
@Adbiboy 15 күн бұрын
Allahayow hadaminin dabkan aamiin
@FaadumoMaxamad-z8m
@FaadumoMaxamad-z8m 15 күн бұрын
الله اكبر
@Fouziaabdi-bq1rz
@Fouziaabdi-bq1rz 15 күн бұрын
❤❤juumca❤❤mubarak❤❤
@WacanMohamed-wq3yw
@WacanMohamed-wq3yw 15 күн бұрын
Allaha Masibo ku rido
@hibaqahmed4405
@hibaqahmed4405 14 күн бұрын
Shiikh guryaha gubanaya kuwo badan oo waxaa ku jira maal qabeeno isreal taageersanaa ilaahay waxba kama qarsoona alxamdulilaah dad muslimiin ah bay guryadooda gubeen ilaahay baa kuwooda gubay
@fathiwarsame7628
@fathiwarsame7628 14 күн бұрын
Allah Yahuudu ha u keena dabkas
@SacdiaSheik12
@SacdiaSheik12 15 күн бұрын
Wcs walal
@aasiyaaxmed2331
@aasiyaaxmed2331 14 күн бұрын
Aslaamu calykum alxamdullilaah ilaahaybaa jooga aaday ilaahay junuudisa weeye ilaahay sidhu adigaa safiya quluubta mumuniinta lake xamdi rabannaaa
@Nourdaahir-j9k
@Nourdaahir-j9k 15 күн бұрын
Ilhaan waa geesiyad ❤
@sudiyusuf5269
@sudiyusuf5269 15 күн бұрын
Ilaahy mreykan iyo israeelba masiibo iyo murug hakusalado aandhamaan intooda falasteen cadaabeyseey ookataliseeyba
@safiyaadammohamed8691
@safiyaadammohamed8691 15 күн бұрын
Dabku waa askartii ilaahay Ilaahay junuudiisa cid aan allaah ahay mataqaano
@AxmadCiire-h7r
@AxmadCiire-h7r 15 күн бұрын
Munaafaqada Mareykanka iyo 2ba wajiilanimada nuucaas ah waa in wadan walbaa lagasoo eryo ana kasomali ahaan in wadankeena lahasoo saaraa Malcuunka.Wbt
@CabdulaahiXuseen-m8z
@CabdulaahiXuseen-m8z 14 күн бұрын
Wll qaali
@haajihassan4114
@haajihassan4114 15 күн бұрын
وَمَا يَعۡلَمُ جُنُودَ رَبِّكَ إِلَّا هُوَۚ yaa allah ilahow adiga raxmana adiga raxiima ah ee dulmigi ey walalahen ka gale iyo awodi ey u shegten ilahow in la eg tusi xanunka ha daremane 😢
@UbaxCali-h6u
@UbaxCali-h6u 15 күн бұрын
Waa awooda Alle
@Burcaawi2010
@Burcaawi2010 14 күн бұрын
Sheekh anigaa degen Southern California, waxay dhimashudu marayysaa 10 qof. Dabayshu waxay ku socotaa xawaare dhan 100 miles
@sacdiyanur9243
@sacdiyanur9243 13 күн бұрын
İnsha alaah Amerika 🇺🇸 holac iyo dab alaa ku halaago
@jawaahircabdi3936
@jawaahircabdi3936 15 күн бұрын
Awood Allah aya leh awododii awey mareykan awooda Allah lama celin karo Caro Allah aya kudhacday wa meshii filimada lagu sameyn jiray aqalka cad allaha folkano ka qarxiyo
@bahjabilan5488
@bahjabilan5488 15 күн бұрын
M.a sheikh waanodadhaleysa arortii hata video aa soogalineysaa waa 7 engriska m.a ilahi akaa abalmariyo 🙌🙌
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn 15 күн бұрын
WCS SHEEKH 👋 SCW ❤ SCW ❤ SCW ❤ ALLAAHU AKBER ☝️❤🫀
@mahamedbarkhad2425
@mahamedbarkhad2425 13 күн бұрын
Shiikh ninkan James Wood wa Yuhudi asalkiisa..
@hawohassan4630
@hawohassan4630 14 күн бұрын
Waxaan u’aragnaa alle kasakow aduunkii alle abuuray O cid gaara utashatay wax kadaba hadli karana majiro intuu alle kaso qabanayo muyee
@AliALI-fi4rh
@AliALI-fi4rh 15 күн бұрын
Asc sxb yaal kusaliya NABIGEENA SUUBANAHA C S WASALAAM washukran
@midnimomedia198
@midnimomedia198 15 күн бұрын
Alxdulilah dad madak88na bay guryahiida gubayeen ilahay gueyahooda ha gubo gaalada
@SacdiaSheik12
@SacdiaSheik12 15 күн бұрын
Illahow 50 kun ee reer qasa ka dhimatey inka badan ka baabi'i gaalada xasuuqday muslimiinta reer falastiin Aamiin yaa rabbi
@ikranmahamud1159
@ikranmahamud1159 14 күн бұрын
Waa awooda allaah Subxaanallah reer caad iyo reer samuud wuu baabiyey kuwan allaah ayaa ku fillan
@hamdiisak4826
@hamdiisak4826 15 күн бұрын
Allahu akbar Allah swt waxuu dhahay iigatag Aniga iyo cidii benisay warka Kan ee qur anka ah waxaan cadaabka uugu so dhaweyneynaa inyaryar meel eeysan ogeen .. waan ukaadinayaa gaalada dhagarteyteydana waa mid adag allahu akbar Allah waxuu kalo no shegay katag nabiyow ha iska ciyaaran ilaa maalinkoda kala kulmayaan. Cadaabka aduunka waa sidaan midka aaqirana waa kadaranyhy ee aan ku cibro qaadana somaaliyey
@abdihakimmohameddiriyesank1730
@abdihakimmohameddiriyesank1730 14 күн бұрын
☝️ Lacnadi ☝️ KORKOODA ☝️ Ha ☝️ AHAATO ☝️ natanyahu ☝️ IYO ☝️ WAXII ☝️ TAGEERSANBA ☝️ AMIN ☝️ AMIN ☝️ AMIN ☝️
@xalimomaxamed4734
@xalimomaxamed4734 14 күн бұрын
👏👏👏👏👏
@YasinBile
@YasinBile 14 күн бұрын
Look what Alle said this 47 Sura Muhammad, Aya 13 -
@oneride8228
@oneride8228 15 күн бұрын
Asc sheekh dulmadiid. Horay u soco bulshada wax badan ayaad u tartay. Allaha ku caafiyo
@AbdunasirKomi
@AbdunasirKomi 14 күн бұрын
❤allahu akkubar Free falastiin
@TubeAxmad-sj9uc
@TubeAxmad-sj9uc 14 күн бұрын
Shehkh dulmi didaw guba shada maraykanku ma ahan wax dhib badan waayo waxa dhisaya lacagta wadamada khaliijka u taal ama ay baqdin ta ugu deqayan
@shariifamahamedaadan2937
@shariifamahamedaadan2937 15 күн бұрын
RABI UN UU YAHAY RABIL XAQ ha arkaan REER Amerika WALAAHI WAAN KU FARXAY NINKAA AKTARKAA OO HOOYNAAYA waa ku farxay SHUKRAN YAA ALLAAH ❤❤❤ Ilhan Omar MAHAD sanid
@EgallSamsam
@EgallSamsam 14 күн бұрын
Stand with truth
@OGAALKA_CHANNEL
@OGAALKA_CHANNEL 14 күн бұрын
Allaah SWT ayaa wuxuu ai dhaqso ah iga jawaabay hadalkii trump ee ahaa reer gaza xamaas hadii aanay siidayn maxaabiista yuhuudda waxaad la kulmidoontaan cadaabkii ugu darnaa kolkaa dee allaah ayaa cadaabka iska leh dabcan wuu dhadhamiyey wax aad u yar👍
@HafsaGorod
@HafsaGorod 13 күн бұрын
😊😊😊
@maxamedjikaarta1839
@maxamedjikaarta1839 15 күн бұрын
Wanfaraxsanahayوالله
@lazerlightgaming5334
@lazerlightgaming5334 14 күн бұрын
باذن الله باري Cimada الله u dirin
@faaizahussein6395
@faaizahussein6395 14 күн бұрын
Aad baan ugu farxayaa ooy ama ha Ooyin cadaw ilaah oo xoog shegtay
@Umxasan
@Umxasan 15 күн бұрын
ninka marka. uunin xilheeynin hadal. macanaa cabdiraxmaan shakur badi Kenya lasiiyay mailoobey
@lajecelibrahim7378
@lajecelibrahim7378 15 күн бұрын
Laba waji laynta reer galbeedka
@MohammedSaciid-x8r
@MohammedSaciid-x8r 15 күн бұрын
Beer dhan ayaa miino loogu xeray meesha lagu laayey alhm ❣️🩸💯 guushu wey dhawdahay i.a
$1 vs $500,000 Plane Ticket!
12:20
MrBeast
Рет қаралды 122 МЛН
번쩍번쩍 거리는 입
0:32
승비니 Seungbini
Рет қаралды 182 МЛН
DEG DEG WIILKA MAXAMED SIYAAD BARE OO KU GUULEYSTAY DOORASHADA SHACABKA
26:45
TURKIGA OO HEEGAN BUUXA GALIYAY CIIDANKIISA - XAGGEE DUULAAN U YAHAY?
27:08
WARAYSI #TOOS AH | WIIL ATOORA AH | DABKA QABSADAY LOS ANGELS
23:15
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 130 М.
JAALLE HAWIYE
9:07
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 614
$1 vs $500,000 Plane Ticket!
12:20
MrBeast
Рет қаралды 122 МЛН