Wallhi waxan kugu abaal Gudno ma garaneyno hadan nahey fans OGAANSHO & OMAR . Runti qof kula mido xaqiiqda jirta ka hadla oo kula mida ma arag wana ku mahadsantahey💯❤ sida nolosha nogu dhiiri galineysid inaan wax qabsano🥰 🙏
@kingmus7611 ай бұрын
Qofba iga xanuusane fadlan ii gu soo duceeya wlaalayal 😢😢❤
@CwaaxidRabiic11 ай бұрын
Alha cafiyo
@SOOMAALIY-196011 ай бұрын
Allah ha caafiyo🤲 dhamaan dadka xanuusanya
@XubiQurux-t6g11 ай бұрын
Alle hakuu cafiyo
@khalidpuntlander1111 ай бұрын
Rabbi ha caafiyo walaalka ama walsha xanuunsan allow caafimaad sariic sii adiga bixin kare amiin yaa rabbi🤲🤲
@cadkayaremaxamed413311 ай бұрын
Allh caafiyo wll allh inta xanunsanba ha caafiyo
@cabdikariingstylecabdikari911711 ай бұрын
2000 dhashay Sx weye wallee wagan yaraa 2008 iyo 2010 dad waweyn 30jiro ah shaqo mahayan ladhuu gurigena agtisa ku dheli jireen halka anigo 19jir ku gursaday 16jir kushaqo bilabay Alxmdulilah cala kuli xaal
@XasanMohamed-i2e11 ай бұрын
Allah ku mahad celi ha ku faanine
@abdinasirmohamed734211 ай бұрын
@user-xt2😂fu3my9z Sawta alxm tiri maaaha
@AshrafHaaji143-ih2lz11 ай бұрын
Team ogaansho one love👑💎
@carafaadduneed11 ай бұрын
❤
@xikmaawi232611 ай бұрын
7:52 😂😂 Omar inshar nin ustad marna naga qosliya aad ayaan u qoslay walahi Anigaa xitaa madaxwaynaha waxaan u haysanjiray Nin madaxwayn leh😅
@252yahe11 ай бұрын
Waraa sidee usameesay😂😊
@xikmaawi232611 ай бұрын
@@252yahe maxaa sameyay?
@MaxameddeeqXuseen-l5h11 ай бұрын
Masha Allah ustad omar wasax ano jiro 18 tahri bay hadana jira 20 mahadsanid
@ilhanadenilhan612211 ай бұрын
masha allah tabaraka allah Allah kaa jaa'iiziyo wll
@rooraayecali793911 ай бұрын
Ciyaal zii haddii aan nahay deg degga, dulqaad la'aanta iyo ruuxiyaadkeenna oo yar waa caqabadaha ugu weyn ee na haysta.
@MohamoudLoolow11 ай бұрын
Wllhi Been Maaha 17jir ahay Waxanna ka fikiraya sida wax uqabsan laha waalidiintaydana ugarab qaban laha.
@FaaizaAbshirMaxamed10 ай бұрын
Lkn hadda 18 sanaa jirtaa😅
@MohamoudLoolow10 ай бұрын
@@FaaizaAbshirMaxamed May abaayo lkn March 29 aa 18 noqona
@aiydenkader10 ай бұрын
Just don't worry about your future; focus on the present. You can't change the future, so it's best to be yourself and live in the moment. What's written is written for you.
@mahamudjeylaniyare406411 ай бұрын
Another one legend ❤keep going ❤my brother Omar inshaar ❤
@nuuriiya603811 ай бұрын
JazakAllah khaire wll wa mowduc muhima
@karaama911 ай бұрын
Wll Omar Aad ban ugu farxayna inaad 1 milyan gaarto Sbbto ah mowduucyada aad noo so gudbisay iyo In channelka kaliya ee wax Dhab ah. Kahadla aad tahay 1 milyan iska dhaafe 10M ilaa iyo kabadan waad gaari insha allah 😊
@MohaWaala-j3r10 ай бұрын
Waxaan beejkaan ku xiranahay Sanado 2017_2024 intaa waxaan lasocday muqaalo badan oo uu soo bost gareeyo cumar inshaar runtii waa qof wanaagsan waxaana kabartay waxyaabo badan oo iga qarsanaa alx alle kumahadsan kasokowna mudane cumar❤
@ibraahimhonestali511810 ай бұрын
Shukran sxp ogaansho iyo ustd omar inshaar qamista la so dhaafay ayaa afsomali ku raadiyay generations wana wayay dhawr jeer page kaaga so booqday lknse maanta nasiib u helay thanks you are my role model
Gaalow na da'a ama na soo raac. Oo shaydanka ha raacin. Wa salaamu calal MUSLIMIINA WAL MUSLIMAAT.
@shucaybdeeq147411 ай бұрын
Mudane omer inshar Waxaan dhashay 2004 waaxana ahay ciyaal zz Hadana waxaan soo ciyaaraay giraan,baytariyo,qastiqasti,kabtu habilato,fataatiiro,saalosaalo,asxaab-asxaab,kuunkuun,googaa, Sidookale wadooyinka magalaada degahbour oo ah magaldaan ku dhashy Kuna kuray waxna ku bartay way yartahay wado anaan ku soo ciyaarin kubad waliba shiraad ah Mobile shaad leh markii iigo horaysay een arku waxaan ahaa garde 5 ama 6 Ana waxaan qaatay markaan ahaa garde 8 2015 dhamaadkiisii War Mudane waan ku salaamay
@Unknown_lo9xd11 ай бұрын
اللهم صل وسلم على نبينا محمد ❤
@AbdirahmanJimpa-mw5sb11 ай бұрын
Asc ustaad cumar aad Baan ku salaamaya arin ayaa polan iga xerneed qof polan joogo oo Somali ayaan raadinaaye ma ugu caawin kartaa wiilkaan Somaliga si ii iga caawoyo Aniga iyo qolo polan alaab ii heyso oo mår walibo igu dhahaaan qof Somali oo inta joogo so raadso 😢anigana waxo iga caawin lahaay in uu iga so qaado ka dibna. Uu DHL IGU SO DIRO❤❤
@Chuunde11 ай бұрын
5:48 Cumarow halkaas aan ra’yigeyga ka dhiibto anigoo ku hadlaya afka ciyaal Z aniga jiilka ciyaal zii ban ka mid ahay saas oo ay tahay nolosha shaashadaha kahor wan soo noolaa waana is bar bar dhigi karaa noloshii hore iyo tan maanta telephone la’aan iyo waliba internet la’aan wan soo noolaaday nolol adagna waan Soo marnay, dagaalo iyo daruufu kala duwan ee nolosha ahna wan soo arkay 😊
@zaxaneofficial177511 ай бұрын
Ku sali Nabi Maxamed scw ❤
@khayremahdi542710 ай бұрын
USTAAD OMAR ASC ❤😊
@apazade122011 ай бұрын
Runti 19 jir ban ahay waxa ugu badan oo aan ka fakarana waa mustaqbalka Side meel iskaga soo saarta inkasto aysan wanagsanyn waxa so socda Ina ka fakarto
Ciyaalnimo wacan waanu soo arkyyy intaad soo aragtyy waan soo arkay ciyaarta ciyaalnimo Ciyaarif wado/giraangir/taayir/qararfle..etc tiro ma leh mobile 2018 iigu horayysy aan qaato👏👊🏽
@KhalidJamac-j6j11 ай бұрын
Wallhi ustaad cumarow waa runtaa anu hadaan naftayda ka hadlo waxaan jiraa 21 sano buugaygii koobad ayaan so saari raba mudo kadib
@QANCIYE_FILMS11 ай бұрын
Golden voice❤😊
@Samalehbarkhad11 ай бұрын
Ciyaal Z xata Siigada iyaga ugu dhereya anu from Y
@MaxamedAtii-yv3mf11 ай бұрын
Best KZbinr OGAANSHO WE proud you
@yahyeburhan11 ай бұрын
niyahow aniga garangar waan soo baaciyay sidoo kale dhooqo waan ku ciyaaray waana isla dhacnay sidoo kale wadooyinka kubad waanu kudheelnay mana ihi generation y ee z baan ahay
@DiyaaroBuluugle-qw4eb11 ай бұрын
Aaankusalino nabiga scw
@mohamedamax615710 ай бұрын
Xaqiiq baad ka hadashey wlhi ❤
@abdullahiabdinasir694311 ай бұрын
Ciyaal "y" bn ahay, 1988 bn dhashay wxn soonoolayn xilli kalawareeggii technology-ga ugu badnaa uu dhacay,wxn soogaadhnay iyadoo 10 xaafadood ay hal TV iskugu soowareegaan wxn soogaadhnay maanta oo ilmaha yar uu waxkasta sifudud kuheli karo.
@sankacade11 ай бұрын
Video gaan waxaan dhihi Kara mid. Dhinac wlba ka tabanaayo nolasha dhalinyrta. Jirto. Samankaan. Thanks. In Bdn omar. Hormar wacan guys. All of them
@CabdulahiAwil-gp8jo11 ай бұрын
Nin dhalinyarada horrmarkoda jecel❤💪
@JIMCAALE__1010 ай бұрын
Waa xaqiiq midani mafaahiimta in badan oo ka midi ways is badaleen waana arin caad saarneyn dadka maanta lacagaha ugu bdn sameeya waa kuwo social media ku jira ama actor ha ahaado ama youtube ha ahaado'e ama aalada kale wayna fududahay maanta sida lacag looga semeyaa mobile iyo Internet hadaad haysato wax bdn baad qaban karaysaa oo waliba dhanka wanagsan ah insha allah inaan shaqaysto waa waxyaalaha iga dhex guuxa mar walba aniga oo nolol wngsan hadeerba ku nool alhamdulilaah hadane waxaan doonayaa ani inaan wax qabsado waana mid ay diinta islaamku inagu dhiirigalisay inuu qofku shqaysto alle moyee cid kale aanu u bahaan.
@IsmailSabriye11 ай бұрын
Hagaag Mahadsanid ustaad ❤ thank you so much 😊
@Nuurmaanka11 ай бұрын
qofwalbo Nolashiisa Mesha u isgeeyo Ayu noqonaya Mudane ❤Mahadsnd Dhirigalintada
Wlhi wa runta ano 16jir ah aya ka fikiri jirey ina shako helo lkn waan heleh alhmdoulilah imikana waxa raba ano 23jir ah inan noqdo maal qabeen inchallah waan noqonaya
@farxiyocabdiraxman646410 ай бұрын
Kuu rajenaa boowe❤😊
@HiboWais10 ай бұрын
@@farxiyocabdiraxman6464 waad mahadsan thy wll sido kale khaire aya ku rajeynaya
@mahedmareykan532911 ай бұрын
Allahow khaatimada kheyr noga dhig
@abdikarimabdullahi839210 ай бұрын
Ciyaal Z. Schoolka io xafadaba waxay igu yeran mr. Ai😂 Thanks ogaansho❤🎉
Ciyaal zee ma ihi ciyaal Y ahay alx lkn meelkasta la qabsan karaa ..naftaydana kafi karaa alx
@TafooEdits11 ай бұрын
Midaa waa kuu xaqiijin karaa anigoo generation Z Kuwa iga yar yar sida ay technology u yaqanaan ka yaabay Sidoo kale dag dag ayaa ku jira
@Likewealth11 ай бұрын
1m subscribe insha allah omar guul horey usooco walal❤🎉🎉❤❤
@islammohamud961911 ай бұрын
ألله ❤
@MiiraaleShow11 ай бұрын
Ciyaal Z, Ciyaal sadh. ❌️ Ciyaal C, Ciyaal Sii.✔️
@Saetsane1011 ай бұрын
1 like one comment ❤
@mohamedali-f6c11 ай бұрын
Aniga ahaan ciyaalka z waxaan aaminsanahay xaga qualitiga in kuwii hore ka roonaayeen ka xishood badnaayeen tusaale ahaan maanta social media ha waxa ay soo dhigaan wax waliba oo ku soo dhaca oo xumaan ah yacni wax mur'o ah ma lahan ciyaal z waana kuwa ugu liita dadka Jira hadda xaga diinta markaad fiiriso waa ka liitaan xaga akhlaaqda waa ka liitaan
@Amiirka3o11 ай бұрын
Hhhhhh midowgii suufida ee xerta eleen waad soo jabtay
@Haruuse-xigmaawi11 ай бұрын
Ustaad buugi waan kaa sugaynaa I.a
@Waalakasaa11 ай бұрын
War nio aniga waxaan dhashay 2000 waxaana kusoo koray inaan garaangar,batari iyo waliba abaabitey marka dhinacna ciyaal Y ayaan ahay dhinacna ciyaalZ tolow yaa ila ah saas
@CabdaleboyBoy11 ай бұрын
Axd 4 sano ayan kugu xidhnaa waxabadan wan kaa faaiday Oo an Abahay ka faaidin hore u soco
@hamsehassan-we5wy11 ай бұрын
Durba ma dafirtay aabahaa Adaygas ku dhalay habeenkaas inu iska siigaysto ayaba ku dhaantay
@SayidSiciid-q2k11 ай бұрын
@@hamsehassan-we5wygarac se wax yeshay😂
@maaslimmedia11 ай бұрын
Abaalka aad Noo Gashay Ma Ilaawi doono Adiguna Inkastoo Khibrad Badan Aad Ka Faaiday Dadaalka Badan Aad Samaysay Muddo Ku dhow 6 sanno Guulayso Omar Mohamed Inshar Hooyo Aamina Iyana Waxaan Alle Ka Baryaynaa Inay Janatul Firdowsa Idinku Kulmiyo Waddo Wanaagsan ayay Kaaga Tagtay Guulayso Waa Naxay Maalinkaad Nala Wadaagtay Markii Wiilka Abtiga Aad Uahayd Kuusoo sheegay Geerida Hooyo Alle Ha U naxariisto
@Siciid2211 ай бұрын
Xoriyad 23 jiirad waa ugu fiican lacga
@YaaSiiN-s6b11 ай бұрын
CUMAROOW MAWDUUCII AAWAY GO AAMADA AAD QAADANAYSID
@MohamedwaliAbdirashiid11 ай бұрын
Qalbiyadeena 😂maa dhaxgashay ustaad
@musemohmud503211 ай бұрын
Mazuul zare omar inshar ❤ aad baa u mahad santhy
@Dreamy-M11 ай бұрын
27/7/2002 ayaan dhashay anaga kuma jirto kuwa internet ku soo koray 15 jir iyo wixii kadambeeyay internet aragnay 😂 inta kale waxaan mooday in 7:53 madaxweynaha uu madax weyn leeyahay 😂😂
@hibamow11 ай бұрын
Waar wll anuu hdn maqlo gabadh baa uur leh waxan moodi jiray in awr ku dhex noolyahay
@Dreamy-M11 ай бұрын
@@hibamow adkaatay 😭🤣
@Saada0210 ай бұрын
7:54 😂😂😂😂😂😂
@aweyscalixaaji456711 ай бұрын
Allah caafiyo.wll
@axmednuurmukhtar837611 ай бұрын
inta nabiga jecel iso racaa
@daawoshow354110 ай бұрын
Waa somali toos ah ereygaas Ciyaal ziiye
@houstro724911 ай бұрын
Thanks wll allah khyr haku siyo❤
@ZalmanOmar11 ай бұрын
Waxan dhashay 2004 wan ku soo dheelay wadooyinka, garaangar wa ku ciyaare intaa aad sheegtay wa ku so ciyaara, hadana waxaylo badan oo hormarsan ayaan u ciyaara
@Waliyullahjafaal10 ай бұрын
Waa runtaa laba generation baa noolnahay.
@appazhassan850310 ай бұрын
Respect ustaad omar inshaar❤
@Saabirmohamed-kf9pq11 ай бұрын
My Brother Nolashayda wxaad ku leedahay saamayn zxp marna walaal Horay usoco Allaha kusiiyo caafimaad io cimri dheer marwalba Nugu dhiiri sidaan Hormar ugaadhi lahayn
@Mubarek911 ай бұрын
Thanks pro❤
@gicilo38611 ай бұрын
waa iga qoslisay wlhi
@SICIIDGAALERI11 ай бұрын
Only ciyaal zii subescriabe 😂❤🎉
@MULLER-b5l11 ай бұрын
Mustaqbalka ana la dhibaatesan anoo 18 jira 😞
@khayr.shorts11 ай бұрын
ciyaal zii lasoo dakhray soo jabay😂waakanaa
@abdinasir____________11 ай бұрын
same nio wan soo jabnay 😂
@runkahadasho849511 ай бұрын
Walaahi waan ka wal walaa nolosha 😂😂 haddana waan islayaabaa markaas ayaa isqabtaa oo waxaan dhahaa waxii alle kuu qorey waad halli