Masha allaaah wa Arin lobahanaaa Anu wali masiinin wan nabcahay cinjrka ilahay cilmigiii
@xubiqaali444310 ай бұрын
Gabadheyda waxay jirtaa 2 months iyo bar intaaz dhan waxay ku qadatay hospital ma dama ay kaso hormartay xiligii dhalmada oo dhalo ayay gashay marka hospital ka ba baray hada ay iironatayna wan uso gaday intay iga amusi wayday way la qabsatay see oga jaraa😢
@sacdiyacafifa28635 жыл бұрын
Mashallah walasheyda qaalida wan dhawahay manta aya iigu horeyso chanalka wax badan ayan kafahmay horay usoco illahay haku garab galo bi'idnillah qaali waxan kuweydina ado raali ah shaaha ilmaha wax miyuu utaraa kaligiisba amaba caano halogu dare
Gabadheyda ma nuugto beenbeenta waxee jirtaa 1 sano maalmahaan waxaa ku arkay inee suul afka gashato ama far aniga waanka bixiyaaa lkn maxee dhib ah oo ay keenikaraan suulka ama farta la nuugo
@naagiskaadag90415 жыл бұрын
Maantadan ayey sodohdey usoo gad lahayd ana ma jecleysan hadalkaa plz caruurta la daaya
@Difaacqaranmedia2 жыл бұрын
Ilmaha jifka naska lagu siyo mxaa dhib u keni karta mise wa adi jwb
@Faizasworldbeauty5 жыл бұрын
MashaAllah abayo shukran
@qalanjoqiimabadan92195 жыл бұрын
Sweden ayan joga waxan u naqaana anaga naab ayan dhahnaa kkk kadaabad ayanku qoslay magac ayey la heleen hhhh
@fawziyamohamed1605 жыл бұрын
Alla aniga qalad baan galay wiilkeyga waxaan ku bilaabay habeenkuu dhasha hada wuxuu jiraa 8 bilood Naaska 4 bilood buu oga go.ay hada waxaan ku arkay ciridka oo kor usoo baxaayo sidi qof suulka jaqo oo kale marka waxaan rabaa inaan ka jaro iigu soo duceya inuu aale iifududeeyo in shaa allaah 🙏🙏🙏
@aragsan1235 жыл бұрын
Kadaa mcnto ma fiicna maamtaba go,aan qaado oo ka jar
@maryamali12305 жыл бұрын
Abyo mahdsanid abyo wiilkeyga wuxoo jiraa 7 bil 2 maalin ayu egamata gaa maa usabab ah
@sakariyemediaproduction54605 жыл бұрын
Like 64 mnsha Allah WLL WN KU SOO BOOQDAY WALAL ADIGUNA ISOO BOOQO WN BUUXIYAY SHURUDIHII VIDEO GA OO DHAN WAAN KUU DAAWADAY WALAL HORE U SOCO WALAL
Abayo aniga wil 2 bil jiro aya isbuuk ayu ku saxarona marka iso jwb abayo plz
@umumohammed25585 жыл бұрын
Masha allah shukrn xbbti
@ashwaaqmohamed64865 жыл бұрын
Anita waligey ilmheygi ma siinin lama cunug aa ii joogto mana siinin maxayelay qasaaradeeda aa badan ilmha markoo ooyo naaska lee siiyaa ama caano hadow saaid usii ooyana wala ciyaarsiiyaa mashllh abyo mahasanind
@jibriilaadan77025 жыл бұрын
Wlloh qliyey waan ku slmy Alle ha kusharafo Wll waxa ii jogta inan aan dhalay magaceedu waa amiira kifaax waxay jirtaa 1sano iyo 5bilood Cuntada ma cuneyso hadii aan sharoobo la siin Vitamins Markaa wll maxaan sameeyaa Waxaan jogaa somalind waliba burco
@juweeriyoabdirahman15075 жыл бұрын
Abyo 5bilood cunto ma gaarin naaska sifiican u sii
@anharlula5 жыл бұрын
abyo mhdsnd waa noo faaideysaa mar waliba ajar alle hakaa siiyo, xppti wxaa noo soo galisaa ilmha suulka nuugo sidee looga jaraa.?
Abaayo normal waye ilmaha ila sedex bilod wey majiiranayaan waxana sababa hawada caloosha ka kasha ilmaha marka ay yaryihiin marka dhaqtarka u sheg asaga kugu so qorayo daawo uroon calool majiirka waxa kalo sameysa marka uu ilmaha caano cabo ama naaska cabo u daaci waxbo warwar haka qabin insha allaah
@umusamira85145 жыл бұрын
Aniga 4 bil ayey jirtaa waana siiyaa waa inaan ka gooyaa
@filsancawad2084 жыл бұрын
Shukrn wllo aniga wxn kubilaaby markuu jiry 4 week ilaa hada uu jiro 9 bil wn siiya wllo dhibka aad ka sheegtyna wxn ka arky laba wax mid oo ah igfishinka dhagaha ku dhacay halmar iyo in markuu jiry 3 bil uu iga diiday naaskii. Jazakallaah khayr wllo wx badan ayaa ka faiday channel kaaga alle miisaanka xasanaadka hakuu saaro
@raabicaayatulah51865 жыл бұрын
Asxpy igu so duceya gabadheydi yar ba iga yara xanunsanese nushnushleydane wey ka adagtahy bey idhaheen wa qaliin hdi bishan wx iska badeli weyso plz siniyadleh igu so duceya wa curadeydi
@furqaanahmedsalim31375 жыл бұрын
Alllaah yash fihaaa bi idmilaah way ka bad badaysa mana la qali dono yaa allaaaah cafi ilmahaa yar ee sabiga ah
@umumuradhassan38685 жыл бұрын
Alle ha ku cafiiyo
@umufadumo37535 жыл бұрын
Ilaahey caafimaad deg deg ah hasiiyo
@koritaankacaruurtachannel73295 жыл бұрын
Abayo allha ku caafiyo cafimaad dag dag ah insha Allah
@samirahassan45365 жыл бұрын
Yaaa allaah abaayo rabi Raxmaan ha kuu caafiyo cafimat taam ah si fudud insha allaah waa saqiir rabow u caafi walashen
@hindahassan11855 жыл бұрын
Asc walal qaali waaku salaamay waana ku mahad san tahay barnaamijyadaada marka xegta su aal ayaa qawaa sanka oo cufan ama curma caruurta umushaa ama bil jirkaa jawaab dag daga mahad sanid
Haa abayo sida saxda u sii ee fadhiga dhagahaa dilaaca ilmaha wuu haftaa marmar markaa sida saxda ah usii alle hakugu kaalmeeyo ❤️
@SabaaxFuaad6 ай бұрын
Mahadsanid wllo ❤🎉
@asmadaud84015 жыл бұрын
Shugrn gacalo alle haku xifitiyo wllo
@sadiahassan43854 жыл бұрын
Masha allah
@fadumasaciidfatima8724 Жыл бұрын
Faaidoyinka cinjirka waxaa ka mida 1)ilmaha markaste farahiisa ayuu afka ku tijaabinaya wasakh ayaa afka ugali karto timo soobiday okle ama wax yar oo bacteria aadan dareemin
@umuasma58815 жыл бұрын
Thanks abayo ani wiil iyo gabadh ba i joga gabadha waligay uma galin wiilku wa ohin badna kadib abihi ba uso gaday carabka bu Kuso rixa alx wa ka dayey hada 8 bilod bu jira naaska iyo cuno umba siya .xbbty miyu cano ubahanyahay?
Maansha allah qurxeey horay usoco ana isoo booqo insha allah
@xalimonaasir69955 жыл бұрын
asc wadmahadsanthy walal
@hafsacumar34775 жыл бұрын
Shukran wll qaali
@ayaanmaxamud99185 жыл бұрын
masha Allah waa ariin lobahna ani waligay masiin iilmahaga
@sadiahassan43854 жыл бұрын
Abayo runti wax badan ayan kaa faiday alla ajar kaa siiyo
@dhemanmahamed96605 жыл бұрын
Anu waan xisaynay intanan dhalin inan siiyo oo wax fcn ayn modayay lkn wlhi hooyo nimadu waa qli markan sida u dhalay ayay kuwii dhakhtarku i kene hoo siibay i dhahen ana qashinakan ku riday wali afka uma galin 10bilod ayu jira alxd bagonan siin
@ed-kd8ht Жыл бұрын
Somali adun dadka sawirka uqusla in laga bartay ee markasta ilkahoda taniyan farurta hoose kaweyntahay tan kore wey ciyal jecelyihin bentas kuma dagdagan maba yaqanin xoga cafayada iyo basasada dadka qaladay xiliga ladagalana meshu kabilabanayo is aqon xili ukadiyo xili uusaxarodo hadalkagina kuweysay hadana dugsiga aadudoero isago barbarin dhelin
@khadiijosheeqdoon47025 жыл бұрын
Asc abyo wan murugsanhy wlhi will yar io 7 bil iigu dhashay had 3 bil ayuu jiraa calol majiir ayaa nafta iiga keeny sduu iiga ciic dhahyay closha hosteda ayaa so buurty dr ban geeyay waxe i dhaheen waa eerno waana la qalaya mizankisana 3kg marka hooyo aragty ma idinku jirta fikirkina igu caawiya plz
@sacdiyacafifa28635 жыл бұрын
Qali horta illahay bari inbdn inuu kuu caafiyo wax walbo wa qadar alle tan xigto ani ka sacdiyo ahaan waxankugula talin lahaay inad qur'anka rabbi ugu dadashid adigo aaminsan inu ku caafimaadayo
@sacdiyacafifa28635 жыл бұрын
Ani cunug aya ciicdas aanku arkay waba cunuga ilmaha igu yar marka dad badan aya idhahay mara eedo aya hayso lkn aabihi waiga diiday inu iiso dhiibo maro ay ledahay cunuga eedadis markana kala Mel ayan jognay asaga aya eedada udhawaay wuxu dhahay cunuga quraan iisaar lkn alx taladiisi ayan qaatay quraanki aya lasaaray alx illaheyna wuu igu caafiyay